Thursday, June 20th, 2013

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Kormeeray Deegaanka Mareereey Lana Kulmay Beeraleyda Shabeelada Hoose

Published on June 13, 2012 by   ·   52 Comments  ·   25,166 views

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta kormeeray deegaanka Mareereey ee gobolka Shabeelada Hoose oo ay ku suganyihiin Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM iyo kulan uu Madaxweynuhu Afgooye maanta kula qaatay Beeraleyda gobolkaasi.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Readers Comments (52)

  1. qaranimo says:

    ASC SOOMALI WEYN,I AM HAPPY TO SAY OUR PRESIDENT SHEIKH SHARIF WE SEE YOUR ACCOMPILOSHMENT,WHAT WE ARE WAITING IS TO BE OUR PERMENET PRESIDENT,BE LOYAL AND HONEST,THANKS FOR RADIO QARANKA,GUUL

  2. wadani88 says:

    nooloow mudane madaxweyne

  3. farhia says:

    maasha madexwayne sh shariif in u daacad u yahay dadkisa waxaa ku cadaynayso sow ula gulmaayo fikradahooda u dhagaysto si dagnan ku jrto somaliyay waa in la xaqarin shaqada wanaagsan uu qabtay ee aan doorana waqtigaan qof oga haboon madextanimada ma jiro

  4. wadani yare says:

    mansha alah alaha noo siyaadiyo nabad alqacidane alaha naga qabto

  5. omar mohamud says:

    allow nabad iyo nolol dalka iyo dadkaba na sii ya rabi ciidamada qaranka shadada meeshiina ka wada shariif long life

  6. buska xaaji says:

    maashaa Allaah

  7. c/bashiir says:

    mashalaha runta ah waxan u arkaa in uu yahay madaxweyne daacad ah oo wadaninimo ku jirto dhexdhexaadna u ah shacabka soomaaliyeed waxan u arkaa in uu yahay nin geesi ah waxan u arkaa in uu yahay nin firfircoon oo jecel bulshada waxan u arkaa in uu yahay nin jecel horumarka dalka waxa isweydiin mudan malaga yabaa in uu soo baxo madaxweyne asaga metela oo kaalinta uu sheekh shariif kasoo baxay kasoo bixi karo jawaabtu waa maya.sidaas awgeed waa in mar kale ladoortaa sheekh shariif waa wadani ilaahey caqli iyo karti siiye maasha’Allaah.

  8. cali says:

    mashallaah dowladnimadu ha waartoo ha waarto guuuuuuuuuuuuuuuullllllll

  9. Nawaaal says:

    waaaaw soomaaliyey waa ino hagaagtee rabiyow inagu adkeeey amiin guuul dowladda somalia noolow mudane madaxweyne shariiiiiiif magaca ha jiro

  10. qaranjecel says:

    asc wr wb awan waxaa mahadda iska leh allah swt marka xiga howlwadeenada radio muqdisho waxaan ad ugu farxay oo nafteeyda qiiro galiyeey oo an la ilmeeyey calankeyga buluga ee hawada ku babanaya waana mahad eebehey waxaana mahad balaaran halkaan uga soo gudbinayaa
    dhamaan ciidamada qaranka qeybahooda kala duwan waxaana leeyahay allaha idin xafido
    wabilaahi towfiiq

  11. axmed sheekh says:

    maasha allah

  12. farax yuusuf says:

    mashaa allaa waa wax aad loogu farxo in an aragno wax yaabahan quruxda badan waana salaamayaa madaxda qaranka iyo radio muqdisho

  13. wadani soomlaiyeed says:

    walaahi caawa aad iyo aad ayaan farxay markaan daawaday sawiradaan.waad mahad santihiin radiomuqidisho.caawa waa markii ugu horaysay aan radiomuqdisho coment kabixiyo aad baana idinka mahadcelinayaa.
    teeda kale waad aragtaan asxaabay dowladnimada sharafta ayleedahay.aniga caawa waxaan go aan saday 2 bilood fasaxa kujiro inaan aado soomaliya maadama aan waligay soomaali arki hadase waxaan arkaa in somaliya ay yeelatay dowlad aan caadi ahayn.dhamaan dhalin yarta da’dayda oo kale waxaan leeyahay wadankiinii waad aragtaan horumarka hada kasocdee ee aan wax ubarano si aan caalamka oo dhan aan latartano waayo bari dadkii dalka ugoosamilahaa waa anaga ee wakhtiga aan kafaaiidaysano.waa iga dardaaran sxbyaal

    • zak says:

      wadani sxb waa runtaa wlh waxan aha anigaba wiil dhalinyaro ah oo aad ugu dadalayo waxbarasha si aan dadkeega iyo dalkeega aan wax ugu qabto waad aragtaa wadanki sida oo u hormarayo marka waan in aan dadaalnaa si aan wadankeena aduunka ula soconsiino wlh aad ayan ugu farxay sawiradan wadaxweene shariif waa geesi oo dacad u ah dalkiisa iyo dadkiisa ee aan doorono augosto inshalaah

  14. maashaa alaah viiiva qaranka

  15. abdiwahaab says:

    asc mashaa allaaah waa meel aad u qorxoon

  16. galkacyo says:

    war meeshu quruxbadanaa, maashalaah dalkeenu wanaagsanaa oo fiicanaa, illahaw inoo deji oo inaga qabo qoladan afka duubtay.

  17. Maaaashaaalah quruxbadanaa dooga wadankayna allow nabad boo dhali

  18. ahmed says:

    ilaahay baa mahad leh madaxweynahay shacabka somalia sheekh shreeif sheekh axmed .somaiyeey waa last opportunity waa in nabada laga shaqeeya nabad soo celinta soomaliaya. nabad baa horumar lagu gaara

  19. Ali Mataan says:

    Qarannimo wanaag mooyee xumaan malaha,,Soomaaliyeey Qaranimo iyo Nabad keey qallooc latahayna waa inoo Qori Afkiis,,,
    Mahad gooni ah bahda Radio Muqdiso,,,

  20. somali says:

    ilaahay ayaa mahada leh oo noo xureeyay wadan keena qiimaha leh how sha hala wado wax yar baa dhimanee

  21. Manapolyo says:

    MAANSHA’ALLAH MAANSHA’ALLAH MAANSHA’ALLAH
    ILAAHEY GARBKIINA ALLAH GALO MEESHAAD TAGTAAN ALLAHA IDUNKU GUUUULEEEYO AAAMIIN

  22. wadani somaliyed says:

    masha allah qaranka kor somaliweyn ha is racdo
    ciidamada qalabka sida ha dhigana qoriga ila ad cida somaliyeel sharafti ka lunty u soo celilesan insha allaaaaaah

  23. wadani yare says:

    mashallaah dowladnimadu ha waartoo waaxan u raajiina guul ciidamada khaaranka somaliyed

  24. ali baashi says:

    maashaa allaah daleenu qurux badanaa ilaahow nabad nooga dhig, wadankana aan ku wada laabano, waayo innaga ayuu wadanku ina sugayaa dadka ku nool waa dadkii kusoo daalay dagaalada annaguna aan meesha biilka ugu diri jirnay laakiin hadda wey dhamaatay taasi ee waxaa loo baahan yahay in aan wadankeenna kula laabano aqoon wax barasho wax qabad iyo qabiil la’aan..

  25. zak says:

    guuuuuuleesta

  26. rashka says:

    waw dalkeyna wax kama qan qeer raad camal marka dadka somali haku dadaal nabada iyo kala dambeynta

  27. muxubo barre says:

    mashaa allaah

  28. mashaa alaah ilaah mahadiis aniga aad ugu faraxsanhy guushaan lagaaray ii shariif waa in aan ku doo ranaa markale sharafta adaa gaar siiyay wadanka iyo ciidanka raisel wasaraha oo ah qof aqoon leh oo kuwii hore dhaamo sabab to ah ku wii hore muran iyo is qab qab si lee wadeen lkin gaas waa nin daacad ah oo rabo in uu wadan ka hormar gaaro waa ya aragiin aa tihiin madaxwenaha iyo reesal wasaaraha marka wada guu sha iyo shaqada umada u heesan ita wax fahanta waa ni taager san tahy inta qabiil iyo wax daran wadana alaha ha hanuuniyo ilaay garab kiin hagalo guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul waarta viva radio muqdisho guul

  29. shukri hassan says:

    Masha,alah ala nabadu macanaa yaa rabi adiga awood ku sugnatay inta dhiman inoo dhamestir, madaxweyne shariif waa dacad,geesi, wadani,wa dalka qofka u bahna hadi an leska indho tirenin madaxweyne shariif guul

  30. ato says:

    waa aniga oo ah ato hasan waxaan halkan ka slamaayayaa dhamaan cidamada qaalabka sida siiba ku wa jooga jiida hore walaala ayaal waxaan inaleeyahay wadanka waa wadan kiinii saytahay oogu jahaada kana dgiciya dadkan xun xunkaa waa guulaysanay hadaanahay somali waaa kale oo aan salaan u dirayaa madaxa waynaha jamhuriyada somaliya mudane sheikh shareef shehk axmed waxaan kuleeyahay gulayso by ato dj!!!!!!!!!!!!!!!!!

  31. Muhanad says:

    AAD AYAAN U FARAXSANAHAY IN AAN ARAGNO GUUSHA AY GAAREEN CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED IYO GEESINIMADA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA UU MAR WALBA MUUJINAAYO OO UU KU BOOQANAAYO MEELAHA CADOWGA SOOMALIYEED EE AL QAIDADA AL SHABAB LAGA XUREEYO. TEEDA KALE WAXAAN KULA TALIN LAHAA MADAXWEYNAHA JAMHURIYADA IN UU MEEL KASTA SAAN LOO XUREEYO IN UU KU DABAQO MAAMULKA LOO SAMEYNAAYO QAABKA FEDELISM OO LOO DHIIBO MAAMULKA DADKA DEEGANKA DEGAN OO LAGA FOGAADO WAX KEENI KARO XILAAF KALE. REER AFGOOYE MAAMULKOODA AYAGA ISKA LEH SIDA SOOMAALIDA KALE,MANA AHAN IN DAD AAN DEEGANKA WAXBA KU LAHEEN KOR LOOGA KEENO, TAASNA WAA DULMI……. MAHADSANIDIIN

  32. abdulmajid ali says:

    maashalaah aad baan ugu faraxsahay madaxweenaheena alaha noo daayo cimri dheer iao cibaada suuban alahasiiyo

  33. Abwaan Seeraar says:

    Madaxwaynaha iyo CXDSoomaaliyeedba waxaan ugu ducaynayaa in sharaftooda allaah kor u qaado

  34. nadiya says:

    masha alaha i lahayow wadanakana nabad kadhig amiin a miin

  35. Khadar says:

    Waa sheekadii uu cumar al Bashir sudan kutoosiyay sheekadan 1991 shacabka in la daryeelo waxna lagasiiyo daqliga dowlada gaar ahaan kuwa tabarta yar Waa muhiim….ragaan qaarkood jaamacada Africa ee Sudan aan banooni kuwada ciyaari jirnay Waana kufaraxsanahay howshan kkkkk Somalia hanoolaato radio mugdisho thanks I have to bring flours when I come to xamar caday asc

  36. mr kumaanar says:

    masha allah mareerey awxasan wa mesha anku dhashay wana dhul somaliyed cidina khas uma laha waxan kufaraxsanahay magaca dowladnimo anyelay iyo shaqoyinka ay u istagtay xukumadena allow nosiyadi qaranimadena o naga qabo qolada carurta naga laqmiyey qunbulad kurid qoomka afka dubtaye somaliyey tooso kaca wad qalibantenegul wcn all somalia citizens those believe with me the unity

  37. Axmed ||Sheikh says:

    Jamacada ahlusunnah waljamaca dalka kanada xaruntoda Toronto ad iyo ad ayay u so dhawynayaan horumarkan lagaray wana tagersanahay Madaxweyne Shariif iyo inuu marlabad hogamiyo umadda |Somaliyed

  38. saliha says:

    sc dowladeena allaha dhowro shariifkana guul ayaan u rajaynayaa waan ku garab taagan nahay mar walba shukran radio muqdisho

  39. saliha says:

    waan idin salaamay heeeeesta waaaaaaaaaaaaaaaaaw caaaaaaadi ma ahan aad aad ii qiiro gelisay mahadsanidiiiiiiiiiiiiin

  40. DUQA XAFADDA says:

    DAWLADNIMO WAA DAL WAARA OO HOR MARA WAXAAN LEEYAYHAY DADKA DHAN U ISTAAGA DOWLADNIMO

  41. deeq says:

    Maaasha,alaah masha,alaah nabadu macaanaa ilaahoow noosiyaadi aan ka faa iideeysano somaliyeey jaansigaan thannks radio muqdisho

  42. idiriis says:

    alxamdulilah ilah ba mahad dhaman teda u sugnaty

  43. umu xafsa says:

    asc walaalaha masha allah madaxweynaha waa dadaalaa saas hadii loo wada dadaalo horu marraan gaareynaa shacabka meesha degane waa iney ciidamada lashaqeeyaan , tankale waan in lakordhiyaa wax soosaarka wadanka inan qaajoona maahan annaga oo dhulkas heysana , xaga deegaankane wacyigelin halaaga sameeyo aqoonyahanada xaga bii,adane waa iney gacan kageytaan arintaas si nabad guurk owna noogu dhicin mahadsanidiin

  44. nasra says:

    asc mashaa allaaah daleenu qurux badanaa ilaahow nabad nooga dhig, wadankana aan ku wada laabano wana tagersanahay Madaxweyne Shariif iyo inuu marlabad hogamiyo umadda Somaliyed waxaa Mahad gooni ah bahda Radio Muqdiso

  45. nasra says:

    dal aan dalkaa aheen waa dareen ku joog daleenu qurux badanaa ilaahow nabad nooga dhig thank radio mogadishu

  46. ali says:

    masha allaah

  47. cabdiraxmaan says:

    maashaa allaah aad ayan ugu faraxsanahay muuqaalkan ah booqashada madaxweynaha qaranka ee shabeelaha hoose.

    waxan maqli jiray nin adduunyo joogow maxaa aragti kuu laaban horay ayan la ii sheekeyey in shabeelaha hoose dibada ama lo`da guud ahaan loo raro sida dameeraha oo kale hayeeshe sawirka debi u raran sida damer o kele wan arkay maashaa allaah kkkkkkkkkkkkkkk

  48. asac waa ooyaya walahi hhhhhhhh waxan aha wadani somaiyeed ookunol wadan ka south africa marka waankudooraneana hakawal walin waliga somaliy hasraacdo alxamduli lah qawarjitiiiii hadii raacadeyaya

  49. a sc
    dhaman somalida ka qeeb qadatahay xureenta alfidno ee wadan ka gumewstaha kuceliyey walla yal somalida walah was ka oyey waayo wadan ka waa xoroway alanabadu macana waxan joga soth africa gar aha gobolka nothweste

  50. asc marka hore really hadi runta laga hadlo waxa an isku dileyno 22 sano waxa yeye intaa yar oo madax weynaha odayasha laqato wadadahadalka taa macanaheda waxa weye in la wada hadlo waa waxa qura oo leysku fahmi karayo maxa yelay wadahadalka wa la isku fahmi karaya in qofka waxa uu taanaayo uu qofka kale ka dhahdhiciyo wawax loo bahan yahay marka waalayaal inta wax tabaneysa waaa in ey so bandhigta si looga wadahadlo waxa ey taaneyso midedada kale qoff waliba oo somali ah waa muwadin shaqsi waliba oo somalia ah waa dowlad adga dowlad ba tahay anaiga dowlad ban ahay mooye asgariga ama wasirka ama kolada musharka qadata maha ee dowlada wa anaga dhan oo nabadayada ila shaneyno maxa yelay wad aragatan muhiimada ey dowladi ledahay

  51. ısmaııl mohamed (cıttızen) says:

    waaaaaaaaaaaah waaaaaaaaaaaaaah waxaas wa madaxweynaheena ıyo dagmada afgoye ıyo odayaasha dagmada ıyo cııdamada qalabka sıda masha allaaaaaaaaaaaah somalıa ha nolaaaaaaato




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Boqashada_baarlmaanka_belgium

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Iyo Wafdigiisa Oo Booqday Xarunta Baarlamaanka Dalka Belgium “SAWIRRO”

Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
IMG_9525

Riwaayad lagu wacyigalinayey dadka Muqdisho oo la soo bandhigay “DAAWO VIDEO+SAWIRRO”

Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
sawirka wasiirka

Maamulka Puntland oo Cambaareeyey Weerarkii Argagixisadu ay ka Geysteen Xarunta Hay’adda UNDP

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
DSC04640

Madaxweyne Xasan: Al Shabaab Waxey Dhib ku Hayaan Shacabka Mana Naga Leexin Karaan Howlaha Nabadeynta–WARSAXAAFADEED

Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
ban-ki-moon

Ban ki Moon oo Cambaareeyay Weerarkii argagaxiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho

Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 19.06.2013
IMG_7735

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo Maanta Galay Maalintiisii Labaad

Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
DSC06099

DAAWO SAWIRRADA:-Weerarkii Argigixisonimo Ee Ay Maanta Fashiliyeen Bartilmaameedkiisa Ciidammada Qalabka Sida

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_0633

Ra’iisul Wasaare Saacid “Qaraxyada Fulaynimada Ah Nagama Hor Istaagayaan Dib U Soo Celinta Nabadda.”“SAWIRRO”

Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
kay

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso oo Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho:-WARSAAFADEED

Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Annadif

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho.

Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
DSC05683

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Q.M Uga Tacsiyadeeyey Weerarkii Argigixiso Ee Maanta…. WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 19.06.2013
saacid

Ra,iisulwasaare Saacid oo Cambaareeyay Weerarkii Argagaxisada ahaa ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo Faahfaahin ka Bixiyay Weerarkii Maleeshiyaadka Shabaab ku Qadeen Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
DSC01626

Mashaariic Ururka Iskaashiga Islaamka uu ku Dhisayo Iskuulo oo Maanta Muqdisho Laga Bilaabay“SAWIRRO”

Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

War Deg Deg ah:-Ciidamada Qalabka Sida oo Soo Gabagabeeyay Howlgalkii Xarunta UNka.

Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya  ayaa goor dhow ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Ciidamada Qalabka sida oo Gudaha u Galay Xarunta UNDP

Ciidamada qalabka sida  ayaa gudaha u galay xarunta ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Qarax Goor Dhow ka Dhacay Xarunta ay UNDP ku Leedahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Galgaduud

Bulshada Ku Nool G/Galgaduud Oo Soo Dhaweeysay Shirka Looga Hadlayo Aayaha G/Dhexe

Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
IMG_7595

DAAWO SAWIRRADA:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Maalinitii Labaad Ka Socda Muqdisho

Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Galmudug-Logo

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Caruur Habeen Ka Hor Aabihii Dhalay Uu Dilay Hooyadood

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 19.6.2013
astaanta_qaranka13

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qaban-qaabineysa Shir-weyne Qaran Oo Looga Hadlayo Ammaanka Dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Dhalxa5

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka F.S. Oo Qaahira Uga Qeybgalaya Shirka Baarlamaannada Carabta

Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
shir qaran

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Galay Maalintiisii Labaad

Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
DSCN6079

Arday Soomaaliyeed Oo Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Dalka South Africa”Sawirro”

Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
US-Taliban

Maraykanka iyo Taliban oo Wada Hadalo Nabadeed oo Fool ka Fool ah ku yeelanaya Dalka Qadar

Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
RadioMogadishu_logo

WARGELIN:-Dhageysiga Tooska Ah Radio Muqdisho Ee Internetka Oo Dib Loosoo Celiyey

Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01330

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Looga Hadlayo Waxbarashada Dalkeena oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi Baarlamaanka Midowga Yurub 1

Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalay 20 Sano Kadib Shirka ACP-EU Oo Brussels Ka Furmay “SAWIRRO”

Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

*