asc waxaan marka hore umahad naqayaa shaqaalaha radiomuqdisho mar labaad waxaan u hanbalyaynayaa ciidanka nabadsugida somaliya,ama sirdoonka somalia,,waxaan codsanayaa dalku luuqadbuu leeyahay dhismaha luuqada ku qoran halaga badalo hana laga dhigo somali maaha maraykan ama ingiriis dalku,,waa somalia,,hana la gadhsiiyo madaxda,fariimaha bulshada waad mahadsantihiin,,
Asc dhman dadka somaliyed, aad ban ugu farxay hormarka ay gariin cidankena nabadsugida wana ugu hambalyeynayaa sanadguradan wlh aad baan u qiiraysanahay mana qiyasi kartaan hada sida aan ahay, indhahaygana ilin baa so buxisay hala iga rali noqdo hadaan qoralka wax ka khalday
mashaa allah waa wax aad loogu farxo in uu madaxweynahena uu xariga ka jaro dhismahaan aadka u qurxda badan aad ayaana ugu hanbalyeenayaa ciidamada nabadsugida qaranka guuuuuleysta ayaan leeyahay
Dowlada waxan ka cudsaneyna in latayeyo cidamada sirdonka o ay noqdan kuwa taya leh sida amerika o kale sirdonkoda wa in ay tababar hilan is ku dhexyacana la ju jiya insha,laah kun ama laba kun taya leh aya ka fican kunton kun oo is ku dhexyac ah dhanka qorista iyo aqrintana wa in la bara insha,laah
si ay qufki ay qabtan ay u wareysan karan islamarkiba waraqn aka quri karan warbixin ah
asc run ahantii waa wax aad logu farxo in dib loo hagajiyo taliskii nabad sugida iyo sirdoonka waxaa jeclaan lahaan in aan ku dhiirigaliyo xukuumadda in ay hormiriso dhinahay sirdoonka oo ay sameeyso dharcad farabadan si xog dheeraad ah looga hello cadawga bulshda ku dhax jira guuul
that is great news waa wax aad loogu farxo waa laf dhabarkii amaanka dalka oo dhan waa hormar u soo hoyday wadanka oo dhan gaar ahaan waxaan dhihi lahaa ha la abaal mariyo ciidanka u dhintay qaranka somalia guul somalia
waxaan maqli jirey “kani gelbay ku kale mooyee” ilaah baa nasri nasiiyey oo naga korqaadey dulinamadii iyo mugdigii, ilaahow adaa mahadaa leh. mida kale waa ay iska cadeyd in soomaali Gob tahay ee waqtigaa iyo jaahilnimadaa na xumeeyey oo mudo dheer bay nagu qaadatey in kuleyku na gaaro, laakiin dhib nooma dhimana hada ee waxaa soo socdaa waa soomaalinimo, wadaninimo iyo is garabsi, waayo dantaa isku keen qasbeysa. dhamaantiin dibed waad soo aragteen, keena ugu liitaa kenya ama itobiya laga yaabaa inuu tegey, waadna aragteen waxaa hadal la’idiinka bilabaa WARYAA ama SOMALI. adaaba kala yaqaan qabiil. modowgaas kale hal uun bey noo haystaan ee inaga uunbaa iska saarsaara. cadaankuna kaba sii daran. marka war danteenu waa qaranimo, iyo dalkeena oo aan jeclaano, ee aan bal mar uun ku nasano. ilaahoow noo siyaadi….AMIIN AMIIN. wsc.
Waxaan Oran lahaa Hori Haloo Socda Shaqsiga Somaliga ah Hala ilaaliyo sharaftiisa i karamadiisa nabad galyadiisa iyo hantidiisa Si raaxo leh ha ugu Noolaado gayiga somaliya asiga oo anaan cabsi qabain gaarigiisa ha ugu safro inta ay koobantahay somaliya amniga hala geersiiyo somaliya oo idil
Maashaa alaah waa howl aad u wayn oo qurux badan dal aan sirdoon laheyn dal ma”aha waana ku faraxsanahay in lasoo nooleeyo sirdoon keena somaliya waxay ahayd Afrika ugu fiican waana sababta Somalia xubin ugu noqotay inter-pol booliska aduunka.
asc wr wb ,salaan ka dib hanbalyo ciiddanka nabad suggidda oo al qaacida nafta u galey.kana daba galey godkasta ,guriga kasta ooy ku dhuuntaan.hanbalyo waxa muddan halyeeygii dib u asaasey ciiddankan soomaaliddu ku faraxdey,madaxweynahii hore muddan shariif shiikh axmed oo la gaalshaddey hir gelinta ciiddankan walaalkiisa weeyn madaxweyne cismaaciil cumar oo qaayb weeyn ka qaatey dib u dhiska,qalabeeynta ciiddankan.allah cimriga nii dheeroyo aamiin.soomaaliya soomaali baa leh.
mash,allah wa wax lagu farxo lkn waxa ila fcn in ciidan la baro technology ugu danbeeye dhan walba ah hadi e noqoto xita hub sameen ma,ahan ak-47 laso saray 1945 manta la dhaho nabada aya lagu suga i hope in an gaari dona midaasna fadhiga halaga kaco dhalinyaro
waxeey dhibeeyso ma leh in lagu qoro luqadda qalaad ama ha ahaato luqadda carabiga , shiinaha, japan, waxeey dhibeeyso ma jirto ee raali ahaaw jaahilna ha noqonin.. wallaal.
howl wanagsan hadiba la yagleley qeyb ka mida cidamada qaranka welibana kuwa ugu muhiimsan oo nocwalba iskugu jira ..
waa su’ale
dhismahan waa halkee ?
sababtoo ah xarunta cidanka nssta waxay ahayd fiat area oo dhulkasna waba dekan dekan marka xaruntas cusub ee cidankan loo sameyey ma wasaradihi hore oo mid ka mid ah dib ugu habeyn lagu sameya welibana lumbad 4 area bey ila eg tahaye xamartii hore …
hambalyo nss ta cusub ee jfs
su’aal
taariikhda cidanka sirdoonku ma waxay ka kacankii oo dowladii 60kii ilaa 69kii ma lahayn miyaa mise taariikhdii dowlad la’anta lagu jirey baa laga sarey oo ahayd 1991-2012 hadii kale fadlan bal no fahfahiya 41 guuradan cidan nss ta lagu as asey waqtiga ahayd oo ay ka bilbatey & taarikhdoda koley sida igu maqal ah radio muqdishu wuu bed qabaa oo an ka ahayn qeybta luuqadaha oo waqtigii unisom uu mareykanka diyaradihisu duqeeyen ee bal tarikhdas naga haqabtira?
asc waxaan marka hore umahad naqayaa shaqaalaha radiomuqdisho mar labaad waxaan u hanbalyaynayaa ciidanka nabadsugida somaliya,ama sirdoonka somalia,,waxaan codsanayaa dalku luuqadbuu leeyahay dhismaha luuqada ku qoran halaga badalo hana laga dhigo somali maaha maraykan ama ingiriis dalku,,waa somalia,,hana la gadhsiiyo madaxda,fariimaha bulshada waad mahadsantihiin
guul somaliya waxaan ka xumahaay mesha luguqoori afka englishka ma af somali mala waayi waxa walabe laqorayio waa in uhorayaa afkena somaliya kadib luqada 2waad? for u.s.a porlad oregan.
aad baan ugu mahad naqayaa soomaaliya oo maanta gaartay horumar la taaban karo maasha allaah waana ku farax sanahay sanad kan kiisa kale nabad iyo bash bash uyi waliba barwaaqo
Waa wax lagu farxo inay soo noqdaan hayadaha qaranimo ee dalku laakiin waxaan habboon in hantida shacabka la soo celiyo ee weli hantidoodii la haysto muddo ka badan 21 sanno si aan u ogaano in waa cusub u beryey wadanka
hambalyo sirdoonka somaliyeed waxaa ka codsanaa inee ajaanibta shardarada ku joogto wadanka in laga saaro
markahore muslimeenta dhamaantoo asc qasatan walaalaheyga soomaaliya kadibna waxaa maanta farxad noo ah in an ujeedno soomaali isbadashay oo kamuuqato dowladnimo loo dhanyahay ilaahow na isku keenraaci waan dhibtoonee oo madaxweynahaan kadhig kii cadaalad fali lahaa
Mashallah ,Guuuul soomaaliya… Xooga qaranka soomaaliya guul….insha allah libaaxayadi Africa ee somaliya waa soo laabanayaan and soon.
MAASHA,ALLAAAH SOOMAALIYA WAATAGTAY OO TALAABSATAY ILLAAHEEYNA HANOOSIYAADIYO AAMII AAMIIN AAMIIN YAARABILCAALAMIIN THANKS RADIYO MOQDISHO
masha allaah illawo nosiyadi nabad iyo amniga dalakena hanbalyo wanaagsan doladinaa allaah ka dhigo midalka iyo tagoba ku dakaan
asc waxaan marka hore umahad naqayaa shaqaalaha radiomuqdisho mar labaad waxaan u hanbalyaynayaa ciidanka nabadsugida somaliya,ama sirdoonka somalia,,waxaan codsanayaa dalku luuqadbuu leeyahay dhismaha luuqada ku qoran halaga badalo hana laga dhigo somali maaha maraykan ama ingiriis dalku,,waa somalia,,hana la gadhsiiyo madaxda,fariimaha bulshada waad mahadsantihiin,,
yaa salaam mashaa alaah waalatagy guuuuuuuuuuuuuul
wwax walagu farxo oo lagu farxo waye ilahw noo siyaadi
Aloow nabadu macaanaa!
waxan aad iyo aad ugu hambalyeynayaa cidamada nabadsugida somaliyeed mel walbo oo ay dunida kajogaan waxan u mahad celinaynaa cidwalbo oo gacan ka geysata dhisida cidamada qalabka sida ee somaliyeed SOMALIYA HANOOLATO
halkaan ma muqdishaa mise waa ankara maanshaa alaaaaaaah alow sidaas noogu siiwada aaaaaaaamin
Asc dhman dadka somaliyed, aad ban ugu farxay hormarka ay gariin cidankena nabadsugida wana ugu hambalyeynayaa sanadguradan wlh aad baan u qiiraysanahay mana qiyasi kartaan hada sida aan ahay, indhahaygana ilin baa so buxisay hala iga rali noqdo hadaan qoralka wax ka khalday
A/C waan idiinku salaamayaa salaanta islaamka,Asalumucalaykum waraxmatullah wabarakaatuhu,salaan kadib wabset ka qaran waad kumahadsantihiin masawiradiina iyo qoraalkiina,balse waxaan cidkasta oo soomali ah aan usheegayaa waa inaad kahormarisan luuqadaiina hooyo mar walba oo boor ama tabeele lagu qoraayo aad meesha oogu saraysa aad kadhigtaan luqadaha qalaad waad kuxijinkartaan war miyaadan damiir lahayn dadkiinaan mesha yimid inaad ilowdaan afkiina hooyo oo aad English kuqortaa sartaan dadka soomaaliyeed udhaxaysa aad kuqnacdaan fartaan kuqoran qaas ahaan dadka wadankaan wax kubartay waa la idiinku qasaaray,aniga oo ay dadaydu yartahay wadan kan maraykanka ayay igubtay ,war luuqadiinu waa inay noqotaa first option
Maasha Allaah illaah hanoo siyaadiyo nabada iyo wax qabadka madaxdeena waa wax lagu farxo hambalyo ciidanka nabad sugida sanad guura wanaagsan ayaan leeyahay shiqaalaha radiomuqdisho ne waan umahad celinayaa bandhiga ad noosoo bandhigteen halkaa kasiiwada shiqada qaranka ad u haysaan mahadsanidiin
mashaa allah waa wax aad loogu farxo in uu madaxweynahena uu xariga ka jaro dhismahaan aadka u qurxda badan aad ayaana ugu hanbalyeenayaa ciidamada nabadsugida qaranka guuuuuleysta ayaan leeyahay
Dowlada waxan ka cudsaneyna in latayeyo cidamada sirdonka o ay noqdan kuwa taya leh sida amerika o kale sirdonkoda wa in ay tababar hilan is ku dhexyacana la ju jiya insha,laah kun ama laba kun taya leh aya ka fican kunton kun oo is ku dhexyac ah dhanka qorista iyo aqrintana wa in la bara insha,laah
si ay qufki ay qabtan ay u wareysan karan islamarkiba waraqn aka quri karan warbixin ah
mashaalaah waan guulaysanay hadanu nahay umada somaliyeed guuul marhadaynu nadgalyada iyo kala danbeeta oo nabadgalyo aan helno waa guuul somalia waxa ragaadiyey waa nabad galyo xumo iyo kala danben la aan haguulaystaanu ciimada nabad sugida iyo kuligoood daowladuna haguulaysato guusha dowladu waa guusha umada somalia waxaan kula dardaarmayaa doladiyo ciidamada iska ilaaliya kuwa sharta ciidamada nafti hura yaasha ah ee dalkooda iyo diintoo daafacaya kuwa halaynaya ee dhaawacaya magaca ciidan halaga dhaxsaaru hana laga saaro ciidmada dhaxdooda fadalan ciidamada waa loo caraara eee lagama cararo lakiin waxaa hada moodaa in meeshii loo carari lahaa laga yara cabsanayo mana ahin wax ciidamadeeno sameeyeen eee waxaa sameeya mooryaan cara halays ah fadalan iska dhasaara guuuuuuuul gulllllll
asc run ahantii waa wax aad logu farxo in dib loo hagajiyo taliskii nabad sugida iyo sirdoonka waxaa jeclaan lahaan in aan ku dhiirigaliyo xukuumadda in ay hormiriso dhinahay sirdoonka oo ay sameeyso dharcad farabadan si xog dheeraad ah looga hello cadawga bulshda ku dhax jira guuul
Maraykan ayaan kunoo lahay waxna kubartay Anoo yar oo15 sano jir ah ayaan imid aad ayay iigubtay markaan ku arki waayay dabaqaan wajigiisa hortiisa farta soomali
that is great news waa wax aad loogu farxo waa laf dhabarkii amaanka dalka oo dhan waa hormar u soo hoyday wadanka oo dhan gaar ahaan waxaan dhihi lahaa ha la abaal mariyo ciidanka u dhintay qaranka somalia guul somalia
maashalaah ilaahow noo siyaadi nabada
YAAAA SALAAAAM waxan ka sheego halkaan maba qaano beacuse of happy
waxaan ahay garwade Qaran waxaan gashadaa Tuutaha steyla gaariyo Gorgorkiyo Labada Waran Calantu ku gaaran tahay Xidigta garabkeyga suran Geysh baan ahay anigu Guuuleste le yiraa! yaaa salaaaaaam
Maashaa Allah Hambalyo sooma jeestayaasha xoga dalka ee Nabada iyo kala danbeenta suga Nin lagu seexdo ha seexan waxaan laga idinka sugayaa inaad shacabka badbaadisaan garataan sharafta ay leedahay dalacsiinta waaad inaad ku shaqeesan wadaniyad iyo akhlaaq wanaagsan.
Dowladu waa inay siisaa ula balanqaadaa mushaar ku filan oo joogto waan in si gaar ah loo daryeelaa ciidamada guud ahaan waan in laga dhiso anshaxa iyo aqlaaq wanaagsan oo qadiyad wadaniyad xambaarsan lagu tarbiyeya,sido kale waa inay roondo joogta ah ka sameeyaan magaalada habeen iyo maalinba lana xoojiyo saldhigyada waan inaad kordhisaan saldhigyada degmo kasto loo sameeyaa 4saldhig iyo xarunmo ciidanka ka kontorrilaan amniga degmo walbo
waxaan maqli jirey “kani gelbay ku kale mooyee” ilaah baa nasri nasiiyey oo naga korqaadey dulinamadii iyo mugdigii, ilaahow adaa mahadaa leh. mida kale waa ay iska cadeyd in soomaali Gob tahay ee waqtigaa iyo jaahilnimadaa na xumeeyey oo mudo dheer bay nagu qaadatey in kuleyku na gaaro, laakiin dhib nooma dhimana hada ee waxaa soo socdaa waa soomaalinimo, wadaninimo iyo is garabsi, waayo dantaa isku keen qasbeysa. dhamaantiin dibed waad soo aragteen, keena ugu liitaa kenya ama itobiya laga yaabaa inuu tegey, waadna aragteen waxaa hadal la’idiinka bilabaa WARYAA ama SOMALI. adaaba kala yaqaan qabiil. modowgaas kale hal uun bey noo haystaan ee inaga uunbaa iska saarsaara. cadaankuna kaba sii daran. marka war danteenu waa qaranimo, iyo dalkeena oo aan jeclaano, ee aan bal mar uun ku nasano. ilaahoow noo siyaadi….AMIIN AMIIN. wsc.
Waxaan Oran lahaa Hori Haloo Socda Shaqsiga Somaliga ah Hala ilaaliyo sharaftiisa i karamadiisa nabad galyadiisa iyo hantidiisa Si raaxo leh ha ugu Noolaado gayiga somaliya asiga oo anaan cabsi qabain gaarigiisa ha ugu safro inta ay koobantahay somaliya amniga hala geersiiyo somaliya oo idil
masha allah wa farxad manta iyo waliba guul u soo hoyatay umada somaaliyeed waxaan lee yahay hambalyo
maaaaaaaaaaaaaaaaaaasha allh walhi waan ku farxay
Maashaa alaah waa howl aad u wayn oo qurux badan dal aan sirdoon laheyn dal ma”aha waana ku faraxsanahay in lasoo nooleeyo sirdoon keena somaliya waxay ahayd Afrika ugu fiican waana sababta Somalia xubin ugu noqotay inter-pol booliska aduunka.
MashaaAllah
dadka waxay u maleyaa cidamadaan kuwa american ah lkn xaqiiqda mahan waa cidamo somaliyeed oo qalabesan masha alah waan ku faneenaa guulesta
masha allaah haaballyo Guurrada 41Aad Ee Nabad Sugidda Qaranka
asc wr wbr salaan kadib waxaan ahay muwaadin soonaalid kuna nool yurub waxaan jeclaan lahaa inaan dalkeyga u shaqeeyo fadlan iishega sideen uga mid noqo karaa ciiidanka nabadsugida qaranka
masha allah aad iyo aad ban ugu faraax sanahaay wadakeni hoor umarka u garaay alow no siyadi dhaman madaxda jamuriyada somalia salaan ban udirayaa alaha idinla garaab gaalo dadalkaa ad wadaan radiomuqdisho aad bad umahadsan tihin sad wax walbaa noga haqabtirtaan
maasha allah waan ku faxey dhismaha xarunta nabad sugida
waaa wax lagu faano ,mahadsanidin idacadeena
LONG LIVE SOMALIA <3
dadka waxay u maleyaa cidamadaan kuwa american ah lkn xaqiiqda mahan waa cidamo somaliyeed oo qalabesan masha alah waan ku faneenaa guulesta
LOOOOOOOOOOOOl, i am so funny, right?!
Maashaa Allaah waa muuqaal farax gelinaya qof kasta oo soomaali ah oo wanaagga iyo xornimada ummadda soomaaliyeed raba oo dhan
waa muuqaal naxdin iyo anfariir ku ridaya cadowga iyo wixii xumaha la raba ummadda soomaaliyeed oo dhan. waxaa idin leeyahay geesiyaal geeddiga wada. inshaa,allaah waa la gaari doonaa meesha ay ummadda soomaaliyeed ay tiigsanayso oo ah Midnimo, horumar,xornimo,sinnaan,caddaalad iyo barwaaqo, waxaan ilaahey ka baryayaa inuu madaxweyne xasan sheekh ka dhigo mideeye iyo madaxweyne loo aayo aamiin.
masha alah waa wax aad laqa faraxo ilahow nabada iyo kala danbeenta noo kordhi
allah ayaa mahad leh ilaah wadankeena nabad horumar iyo barwaaqaba ilaah hanooga dhigo inshalah ciinadkenana hambalyo ayaan leeyahey meel kasta oo ey joogaan
FADLAN MADAXDA KA MASUULKA AH HALA GAARSIIYO. MAGACA XARUNTA SOOMAALI HA LAGU QORO.
waad ahadsantihin radio muqdisho waad aragtaan shacabka somaliyeed sida eey nabad iyo dowladnimo u rabaan aad ayaana uGu faraxsanahay horomarka wadankeena waxaan ku darsan lahaa cid waliba oo hortaagan farxada umada somaliyeed ama dowlada haku jireen ama banaanka haka joogeen inaad tusisaan shacabka
forzo somaliya ha guulaysato soomaliya cadwoga somaliya cagta ka hoos
masha allah hayada nabad sugida qaranka kor ayaan lenahay
Masha Allah Somalia wey tagtay oo talaabsatay ilaah swt haka yeelo gayiga Somalia meesha dunida ugu ammaanka badan uguna horumarka badan insha Allah , magaca xarunta waxaan qabaa maxuma in 3da luqad lagu qoro loguna hor mariyo afkeena hooyo tan kale jamhuriyadda federalka Somalia madaxdooda waxaan ugu baqayaa in luqada ingiriiska lagu daro luqadaha dalka looga hadlo. Waayo maanta luqadaas dadku wee ku hadlaan waana muhiim waayo adduunka dhan ayada ayuu isku af gartaa
Wabilaahi towfiiq
MASHALLAH WEYAYN WAA RIN FARAXAD MUDAN OOON SUGEEYNAY OON KUDUCEYSANEYNAY MUDO… HORAA LOOO YIRI DALAKASTA DADKIISA AYAA SAMATABIXIYA… waxan leeyahay dowladeena Allaha garab galo oo raga iyo hawenka naftoooda uhuraa Allaha ka abaalmariyo aduun iyo akhiraba Mashallagh markale
MAHADNA WAXAAN UCELAA SHAQALAHA RADIO MUQDISHO …… WAXEY MUDANYIHIIIN KUDAYASHO.
A/s/s kkkkkkkkk aad baan ugu riyaaday qaranka dib ucurashadiisa , somalia ha jirto , ha guulaysato , cadawgeedana ha jabo , AAAAAAAAAAAAAAAmin
waxaan ahay garwade Qaran waxaan gashadaa Tuutaha steyla gaariyo Gorgorkiyo Labada Waran Calantu ku gaaran tahay Xidigta garabkeyga suran Geysh baan ahay anigu Guuuleste le yiraa! yaaa salaaaaaam
masha allah walahi waxa halkaan kadhareemi karnaa tilaabada wanagsan oo aan qaadnay waxan allle [sbxn] kabar yeena nabad iyo jaceyl daxdeena ah
hambalyo hambalyo hambalyo mashaa alllaah
Aloow nabadu macaanaa!
asc wr wb ,salaan ka dib hanbalyo ciiddanka nabad suggidda oo al qaacida nafta u galey.kana daba galey godkasta ,guriga kasta ooy ku dhuuntaan.hanbalyo waxa muddan halyeeygii dib u asaasey ciiddankan soomaaliddu ku faraxdey,madaxweynahii hore muddan shariif shiikh axmed oo la gaalshaddey hir gelinta ciiddankan walaalkiisa weeyn madaxweyne cismaaciil cumar oo qaayb weeyn ka qaatey dib u dhiska,qalabeeynta ciiddankan.allah cimriga nii dheeroyo aamiin.soomaaliya soomaali baa leh.
asc wr wb
maashaa allaah hambalyo ayaan leeyahay
mash,allah wa wax lagu farxo lkn waxa ila fcn in ciidan la baro technology ugu danbeeye dhan walba ah hadi e noqoto xita hub sameen ma,ahan ak-47 laso saray 1945 manta la dhaho nabada aya lagu suga i hope in an gaari dona midaasna fadhiga halaga kaco dhalinyaro
nooloow nisa nooloow nooloooow
hor iyo horaanba ilaahbaa mahad leh marka xiga mahadsanidiin shaqaalaha raadio muqdisho iyo tvga qaranka sntv dhammaantiin yar iyo weyn rag iyo dumar, intaas kadib horta fariimaha sawirda qoraalka iyo muuqaalada kale ka kooban oo aad noosoo gudbineysaan waa wax aad iyo aad loogu farxo waxaase ayaduna lagamamaaraan ah inaad kuweenana u gudbisaan haydaha ey quseeyaan waayo waxaan ka midnahay shacabka soomaaliyeed oo laga sugaayo inuu ka tala bixiyo habsami u socodka dhammaan wixii wanaagsan,sidaas daraadeed anoo soo gaabinayaa waxaan codsaneynaa in xaruunta nabad sugidda laga bedelo magaca wejiga hore uga qoran luqada qalaad ee loo bedelo luqadda soomaaliga mahadsanidiin dhmntn.
waxeey dhibeeyso ma leh in lagu qoro luqadda qalaad ama ha ahaato luqadda carabiga , shiinaha, japan, waxeey dhibeeyso ma jirto ee raali ahaaw jaahilna ha noqonin.. wallaal.
masha alaah aad ayaan ugu farxay hormarka wadankeyga hooyo ilaahay waxaan ka baryayaa in ilaahay noo saa idiyo ninka meesha ku qoray qoraalka hala badalo oo halagu qoro afsomali makula saxan tahay 22sano ayaan is heysanaa aduunka dhana waanka dib marnay hada maxaad rabtaa nabad yar oo aan helnay inaan murun ka taagtaa taas waan diidnay abti dadkaaga dhinac karaac abti somalia ha noolaato
qofkaasi qorey waa nabad diid, mana jecla horumarka waddanka, waana dhibloow, muranloow..waana jaahil, weli waxaa ku dambeeyso dabeecaddii isqabqabsiga ahaay. Marka illaaheey ha soo hanuuniyo… Aaamiin.
masha,alah waxn hambalyo ween halkaan uga dirayaa 41 guuradii kaso waregtay marki dhidibada lotagay cidamada Nabad Sugidda Qaranka mar labad waxn leyahay hambalyo walalayal kashaqeeya nabada iyo cadaalada qofka dadka dhibayo oo burcadka ah inad iska dhaftan qof maskin ah haku xadgudbina hadat rabtan inad guul gartan asc
howl wanagsan hadiba la yagleley qeyb ka mida cidamada qaranka welibana kuwa ugu muhiimsan oo nocwalba iskugu jira ..
waa su’ale
dhismahan waa halkee ?
sababtoo ah xarunta cidanka nssta waxay ahayd fiat area oo dhulkasna waba dekan dekan marka xaruntas cusub ee cidankan loo sameyey ma wasaradihi hore oo mid ka mid ah dib ugu habeyn lagu sameya welibana lumbad 4 area bey ila eg tahaye xamartii hore …
hambalyo nss ta cusub ee jfs
su’aal
taariikhda cidanka sirdoonku ma waxay ka kacankii oo dowladii 60kii ilaa 69kii ma lahayn miyaa mise taariikhdii dowlad la’anta lagu jirey baa laga sarey oo ahayd 1991-2012 hadii kale fadlan bal no fahfahiya 41 guuradan cidan nss ta lagu as asey waqtiga ahayd oo ay ka bilbatey & taarikhdoda koley sida igu maqal ah radio muqdishu wuu bed qabaa oo an ka ahayn qeybta luuqadaha oo waqtigii unisom uu mareykanka diyaradihisu duqeeyen ee bal tarikhdas naga haqabtira?
maasha alaah
masha,alah waxn hambalyo ween halkaan uga dirayaa 41 guuradii kaso waregtay marki dhidibada lotagay cidamada Nabad Sugidda Qaranka mar labad waxn leyahay hambalyo walalayal kashaqeeya nabada iyo cadaalada qofka dadka dhibayo oo burcadka ah inad iska dhaftan qof maskin ah haku xadgudbina hadat rabtan inad guul gartan asc
DHAMMAN WAAN SALAMAYA UMADA SOMALIYEED WEEL WALABA OO AY ADDDUNKA KA JOOGAN
WAXAAN KU FARAXSNAHAY HORUMARKA LAGU TILAABSADAY
masha allaah allaha nosiyadiyo waxana lenahay lkuwa weli qaska wada oo wadooyinka gela halaso qabto dadala ilahy hadinla jiree
asc waxaan marka hore umahad naqayaa shaqaalaha radiomuqdisho mar labaad waxaan u hanbalyaynayaa ciidanka nabadsugida somaliya,ama sirdoonka somalia,,waxaan codsanayaa dalku luuqadbuu leeyahay dhismaha luuqada ku qoran halaga badalo hana laga dhigo somali maaha maraykan ama ingiriis dalku,,waa somalia,,hana la gadhsiiyo madaxda,fariimaha bulshada waad mahadsantihiin
Asc marka hore waxa u hanbalyen madaxda hayda nabad sugida somaliyed oo heerkan soogaar siyaya Hanbalyo mida kale malmahan qawaarijta shaqo malaga qaban wani laga qabta shaqo culus labo dagmo oo hada ku soo bateen kooxaha qawaarijta agoo adeegsanyan xirfado cusub waxa kamid ah naago iyo ilmo yar yar oo ban booyinka qeebiyo waxa ka midah dagmad warta nabada gar ahaan xafada xariri yaale ilaa iyo furayaasha iyo dagmada hodan gar ahaan xafada udhawo warshad caanaha oo ka danbeeso maxkamadii hore warshad caanaha ilaa iyo soona keeye iyo kamaka tarbuunka aga garkaas waa ka buuxan malmahan waxa arimaha lala wado waa dumar iyo caruru waxaanah isku xirmaya kuwa ku dhumanayo warta nabada iyo hodan iyo kuwa ku dhumanaayo deeynile iyo suuqa xoolaha sitoosah ayii isgu xirmeen waxanaha suurta galiyaya naago badan oo joogo labada dagmo aa sheegay waani looga qabta shaqo culus insha alaaha
guul somaliya waxaan ka xumahaay mesha luguqoori afka englishka ma af somali mala waayi waxa walabe laqorayio waa in uhorayaa afkena somaliya kadib luqada 2waad? for u.s.a porlad oregan.
masha allah alahyow wadankeena noo hagaaji dal aan dalkaada aheen dal kuuma naqdo somaliya ha noolaato
aad baan ugu mahad naqayaa soomaaliya oo maanta gaartay horumar la taaban karo maasha allaah waana ku farax sanahay sanad kan kiisa kale nabad iyo bash bash uyi waliba barwaaqo
Maashaa allah waa guul noosoo hoyatay illaahna halagarabgalo madaxdeena waana illah mahadii waxaan ciidanka nabadsugida soomaaliya leeyahay hambalyo hambalyo guul ayaana idiin rajanayaa soomaaliya hanoolaato guuuuuuuuuuul.
Waa wax lagu farxo inay soo noqdaan hayadaha qaranimo ee dalku laakiin waxaan habboon in hantida shacabka la soo celiyo ee weli hantidoodii la haysto muddo ka badan 21 sanno si aan u ogaano in waa cusub u beryey wadanka
FADLAN DHISMAXA QORALKA KU QORAN HALAGA BEDELO, HADII KALE, DHISMA KALE, OO CALAMKA KA MID AH AYAA LOO MAlAYNAA YAA. WAYO INTAAS AYAAN KU KALA BEDElENAXAY. WADMAXADSANTIXIIN.
alhamdulillaah alee ayaa mahadaan iska leeh isha xadawga aloow naga qawoo
waa guul weyn c sanad guurada ciidamada sirdoonka iyo nabad sugidda qranka somaliyeed ,guuleystayaaloow qayaanada cadawga somaliyeed fashiliya oo qab qabta shabaab iyo alqaacida iyo wixi lamida magaceey donaan ha qaataan.
Markaan Mpls kasoodhamaado waxaan jeclahay inaan wiilashan habeen Iyo maalin soomalia usoojeeda difaaceeda inaankamidnoqdo (Pepsi>Sudan)