Wednesday, June 19th, 2013

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Ka Qeybgalay Sanad Guurrada 40Aad Ee Qorista Farta Soomaaliga

Published on December 18, 2012 by   ·   39 Comments  ·   19,530 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Munaasabad lagu maamuusayo sanad guuradii 40aad ee kasoo wareegatay qorista farta Soomaaliga ah oo maanta laga furay magaalada Jabuuti ayadoo furitaankii Munaasabaddana uu ka qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.


Readers Comments (39)

  1. Abdul says:

    mashallaaaaaaaaaaaah Somaliya Somalibaa ley

    Walalayaaal aan ogaano sida luqadu noooga dhaxeyso ayuuuu dhiiga iyo dukuna nooga dhexeya
    Somaliya hanooolaaato for live

  2. masha allah waa guul bilowgeedii wax badan ayaan sugayay in aan hal mar arko shantii gobal oo hal meeel isku yimaada

  3. wadani says:

    Waaw I am teling your guys that omar geeli. is wadani who love somaliwey I am realy crying when I se my people working together love for somaliwen.and .radiomogadhisho .your guys the best of allsomali …..weyn………yes we can……

  4. wadani says:

    Waxaan sugayay mudo badan ayuu keenay Madaxweyne ismail omar geele.trust I can’t believe he did all that for somaliweyn..yes he my faver ..Wadani…allsomaliweyn in one room waaaw look that …..oneday I will visit jabuuti…..they are my WaLaalo……..yes we can……..

  5. shariif {midnimo} says:

    mash alh waxaasa dowlad laga dhaha

  6. JAJA says:

    Adeeeey taladii ku seektoo sidaad moodeysay maahee, Samaanteediyo xumaantii Soomaaliya Soomalia baa leh. Allaaaaaaaaa illaaaahoow noo siyaaaadi. Aaaaaamiin

  7. musharaf abdi ahmed says:

    masha alah waa wax fiican

  8. aweis farah says:

    waa saas alaha dhowro inta afka somliga kuhadasha sxb yaal waxaan idinleeyahay noqda kuwii midoba insha alaah waana lamidobi doona insha laaah

  9. Shaafici says:

    Masha allah waxan leyahay somali hamidowdo

  10. Maryan axmed kampala says:

    Waaaaaaw waa madaxweyne daacad ah oo waxqabad fiican oo hal abuure aqooneed ah alle ah ku dhaafo noolow madaxweyne noolow

  11. somali says:

    Silaanyo wuxuu ka mid yahay dadka yar ee lagu tiriyo iney somalinimada ku weyn tahay ee maanta aduunko ku nool sidaas darteed dowlada somaaliya waxaa looga fadhiyaa iney ogolato sharuudaha midnimada ee ka inmaan doona siilaanyo iyo dowladiisa iyo weliba shacbiga ku dhaqan waqooyiga somaliya si midnimo dhab ah loo gaaro.Mida kale Madaxweynaba nasiibkiis maanta madaxweyne xasan shiikh ayey talada dadka somaliyeed gacantiisa ku jurtaa gees walbo oo ey uga nooshahay geeska arfika iyo aduunka intiise kale sidaas darteed madaxweynaha waa in gacan lagu siiyaa tilaabooyinka uu waado.

  12. cabudwaq says:

    waxaa la yaabaa dadka yiraa soomaalidu waa isku af isku dhaqan iyo wax la mid ah.soomaalida af iyo dhaqan kaliya ka ma dhaxeeyo ee waa dad family blood isku xidho. waa isku adeer abti walaal awoowe,aarcasayr ilaa raasganbooni meel aana ehel ku lahayn ma jirto Somaali ka sokoow qofkas tana in uu ila mid yahay baan filayaa.jabuuti jigjiga iyo gaarisana ku dar,

  13. cali says:

    AAD BAAN U SOO DHOWEYNAYAA QORISTA AFKA SOMALIGA

  14. mohamed qays says:

    waaaw masha allah ilahay hakeeno nabad somali iska raacdo madaxweyne osmail cumar gelle waa nin somalida jecele

  15. gandaawi says:

    Soomaaliya soomaali baa leh. Kii kalasaar lohoow kii kala woof lohoow adeey taladii kuseegtay…. Dowladeena garabkeeda allaah halo… Aamiin aamiin

  16. Hargeisa says:

    shirkan aad ayuu muhiim ugu ahaa dadka ku hadla afsomaliga waayo waxaa lagu hormarinayay luuqada somaliga waxaana la daahfuray qamuus afsomali ah kaaso ku jiraan ilaa 70,00 eray waa arin muhiim ah .

    Balse maxaa ku dhacay madaxda lagu casumay kamasoo wada qaybgelin madaxweynhaya kilika 5aad ee thiopia iyo NFD iyo puntland midna ma iman waxan rajeynaya iyagana in kasoo qaybgalan oo sida manta ay ugooyeen aysan ugoyn waayo luuqado siyaasad maaha waa dan naga wada dhaxeysa hadan somali nahay meel kasta oo aan joogno somalia hanoolto afkooduna ha waaro luuqad magac iyo maamus ku leh dunida ilaah hanooga dhigo

  17. maxamed husen says:

    Masha allah radiomuqdisho waadmahadsantihiin dhamaantiin,waa lobahanyahay in laxuso maalintaa,laqoray afkeennan hodankaa!dowladnimoda somalia ciddkaste oo somali ah ayay utalaa innuu kaqeybqaato insha allah,

  18. maxamed waqooyi says:

    mudo 21 sanadood ayaan meel ku xidh naa maanta ducadii aan waday mudadaas oo dhan kaga go’ay tulkay oo aan karaacay soomali weyn ilaahay mahadiis weeye maanta hadii aan caasimadii ii soo noqotay , ilaahayow soomali ilaali god bless somali

  19. Dowlad Wacan says:

    Wanad guurada 50aad waxaan tajeynayaa in ay ka dhacdo Xamar oo aad u horumaray iyo dowladda soomaaliya oo awood leh

  20. hamse says:

    heestan magaceeda yaa iisheegi kara mahadsanidin

  21. maxamed deeq cabdi dhr xsan says:

    soomali soomali baa leh soomaliya waa hal

  22. samater says:

    waa wax aad iyo aad loogu farxo maxa yeelay far somaaligu waa darajo ay somaali ku aftirsato wax badana u badbaadiayay. we are really so proud to have somali written language and we must keep it up

  23. abdi says:

    masha allaah madaxweyne jiro waaye alloow noo daay . mr silaanyo inuu somalia raaco diyaar ayuu u yahay waxaad kadareemeesaa sida uu u dabasocdo madaxweyna umada soomaliyeed . ish calaa dooladninmo

  24. Wadaniga dhabta says:

    Af-qalaad Aqoontu Miyaa? : Maxaa keenay in dadka Soomaaliyeed ay afkoodii hooyo kadoor bidaan afaf qalaad?

  25. google says:

    insha allah insha allah waxaan rajeynaa ineey soomaaliya eey kusoo lawato midnima deeda iyo awoodi eey hori ulaheey mid kasii wanaagsan hees taan saaran wlh shacabka somaliyed wexeey dareen uyelesaa ineey somali 1hal eey tahay luqadeeda diin teeda iyo dhaqankeedaba insha allah somali waxaan leyahay kusoo noqo midnimadii aad laheed iyo kala dambeenti soomaaliya waa hal intaas ayaan uugu tagay allahu akbar

  26. midnimo says:

    madax weenah dalka jabuti waa nin u roon wadan ka somaliya oo na wax u qabto waxan leeyahy mudane madaxwen waliga kor ahoow

  27. somalilander says:

    masha allah allow afkeena iyo dhankeena ino dhoor maxa yeelay waa af aad u wanagsan mida kale alle waxan ka baryeynaa 5ti somali ii mid ah ina tus afkeena iyo dadkeenuba kor ha ahaadaan somalia ha noolaato all meel waliba ee joogaan

  28. hassan says:

    somaomalia somali baa leh

  29. abdikariim says:

    hurmarkaan malin ayana niyada ku hayay ineey dhicidoonta xalfad saan ookalo loo agasimo hadaan nahay dhinta qurbaha ku kortay hada waxaan u mahadcilina allaha isku afka nagadhigay hadana isku diinta naga dhigay iyo madaxda dalko oo waqtigooda iyo naftooda u horay hormarka manta laga gaaray afka somaliga iyo aroorinteesa mahdasanid madaxda wadanka qasatan kuwa hada hoganka wadanka qabtay

  30. masha,alah hambalyo ayaan lee yahay dhaman umada somali yeed wa hormar lagu farxo hadaba heesano masul yiih ka fakiro af keena hooyo ee somali yeed wxan kula dar darmayaa dhaman umada somali yeed oo ku hadasho afka somali ga iyo dhalinta hada jirto iney sharfan ee kor uqadan misna ee marwalba ka heresiyaan afafka qald ee kale afkoda hooyo ee somali yeed teda kale wxan umada somali yeed u rajenaa munaasabadan mideeda kale iney ka dhacdo magala madaxda muqdisho insha,alah iyo somaliya oo nabad ah amin amin ilahayow nabad nooga dhig dalkeena ilahayow dalkena kadhig dalki nabadesama dintena kor ka dhig amin dhaman wlalaha somali yeed wxan u rajenaa nabad iyo hormar amin asc

  31. amina cadeey says:

    masha alaah hor umarka umada somaleyeed wa wax an muda badan rajey heene

  32. will wall says:

    masha allah somaliyaa welcome to our brothers djibouti it is our seconded country all somali were one team

  33. Hassan uudey says:

    maasha allah waxan allah ka rajeyna sanadkan sanadkiis somali weyne oo xur ah inaan si wadar ah loo xuso

  34. masha alah waa wax lagu farxo afkeena hoyo markii laqoray ooo manta laxusayo waxana leeyahay hambalyo ummada mareexaaneed kadib soomaliyeeeeeeeed

  35. wow masha allah waa waxa lagu farxo lakin waxa walbo wexey nooga dhaxeyaan sida af somaaliga nooga dhaxeyaa insha allah ilaah ayaan kabaryenaa in 5ta somali halmeel isku imaadaan insha allah walaalyaal waxan idinka codsanayaa ducada hala badiyo yaalaga caajisin oo rabi hala tala saarto weynu hagaagenaa insha allha , asc

  36. qaliifo abdi says:

    kkkkkkkkkkkk yasalaaaaaaaaaaaaaaaaaaam madaxweynayashena sharafta badan kor alaha kadhigo cadawgoda alaha qabto aad iyo aaaaaaad ayan u salama masuliyiinta qaranka iyo inte jecelba

  37. AAD AYAAN UFARXAA MARKAAN ARKO 5TII SOMALAIA OO MEEL WADA JOOGTA

  38. aba calii says:

    soomaaliya soomaali baa leeeeeeeeeh aad ayaan ugu farax sanahay waadna salaamantihiin bahda radiyaha iyo webka




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

DSC04640

Madaxweyne Xasan: Al Shabaab Waxey Dhib ku Hayaan Shacabka Mana Naga Leexin Karaan Howlaha Nabadeynta–WARSAXAAFADEED

Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
ban-ki-moon

Ban ki Moon oo Cambaareeyay Weerarkii argagaxiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho

Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 19.06.2013
IMG_7735

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo Maanta Galay Maalintiisii Labaad

Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
DSC06099

DAAWO SAWIRRADA:-Weerarkii Argigixisonimo Ee Ay Maanta Fashiliyeen Bartilmaameedkiisa Ciidammada Qalabka Sida

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_0633

Ra’iisul Wasaare Saacid “Qaraxyada Fulaynimada Ah Nagama Hor Istaagayaan Dib U Soo Celinta Nabadda.”“SAWIRRO”

Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
kay

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso oo Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho:-WARSAAFADEED

Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Annadif

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho.

Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
DSC05683

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Q.M Uga Tacsiyadeeyey Weerarkii Argigixiso Ee Maanta…. WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 19.06.2013
saacid

Ra,iisulwasaare Saacid oo Cambaareeyay Weerarkii Argagaxisada ahaa ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo Faahfaahin ka Bixiyay Weerarkii Maleeshiyaadka Shabaab ku Qadeen Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
DSC01626

Mashaariic Ururka Iskaashiga Islaamka uu ku Dhisayo Iskuulo oo Maanta Muqdisho Laga Bilaabay“SAWIRRO”

Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

War Deg Deg ah:-Ciidamada Qalabka Sida oo Soo Gabagabeeyay Howlgalkii Xarunta UNka.

Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya  ayaa goor dhow ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Ciidamada Qalabka sida oo Gudaha u Galay Xarunta UNDP

Ciidamada qalabka sida  ayaa gudaha u galay xarunta ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Qarax Goor Dhow ka Dhacay Xarunta ay UNDP ku Leedahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Galgaduud

Bulshada Ku Nool G/Galgaduud Oo Soo Dhaweeysay Shirka Looga Hadlayo Aayaha G/Dhexe

Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
IMG_7595

DAAWO SAWIRRADA:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Maalinitii Labaad Ka Socda Muqdisho

Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Galmudug-Logo

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Caruur Habeen Ka Hor Aabihii Dhalay Uu Dilay Hooyadood

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 19.6.2013
astaanta_qaranka13

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qaban-qaabineysa Shir-weyne Qaran Oo Looga Hadlayo Ammaanka Dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Dhalxa5

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka F.S. Oo Qaahira Uga Qeybgalaya Shirka Baarlamaannada Carabta

Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
shir qaran

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Galay Maalintiisii Labaad

Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
DSCN6079

Arday Soomaaliyeed Oo Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Dalka South Africa”Sawirro”

Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
US-Taliban

Maraykanka iyo Taliban oo Wada Hadalo Nabadeed oo Fool ka Fool ah ku yeelanaya Dalka Qadar

Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
RadioMogadishu_logo

WARGELIN:-Dhageysiga Tooska Ah Radio Muqdisho Ee Internetka Oo Dib Loosoo Celiyey

Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01330

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Looga Hadlayo Waxbarashada Dalkeena oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi Baarlamaanka Midowga Yurub 1

Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalay 20 Sano Kadib Shirka ACP-EU Oo Brussels Ka Furmay “SAWIRRO”

Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Maanta Muqdisho Kulan kula Qaatay Odoyaasha Dhaqanka“SAWIRRO”

Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
DSC06024

Xaflad Loogu Dabaal Degayey Aas Aasyada Dhalinta Ubaxa Qaranka Oo Lagu Qabtay Degmada Wadajir “DAAWO SAWIRRADA”

Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Sequence 01.Still008

Hay’adda CCD oo Maanta Kulan Lagu Wacyi Galinayo Dhalinyaradda Ku Qabtaya Degmada Kaaraan“SAWIRRO”

Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Sequence 05.Still001

Kulan Looga Hadlayay Arrimaha Jubboyinka oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay“SAWIRRO”

Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

*