Friday, July 25th, 2014

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Ka Dhacday Degmada Dayniile

Published on May 5, 2013 by   ·   10 Comments  ·   28,952 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qeybgalay Munaasabad ka dhacday degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayadoo munaasabadaasina ay goobjoog ka ahaayeen maamulka cusub ee degmada Dayniile,Kusimaha Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha.

DSC08691

 

DSC08784

DSC08780

DSC08694

DSC08695

DSC08699

 

DSC08727

 

DSC08743

dmb_1

dmb_2

dmb_3

dmb_4

dmb_5

dmb_8

dmb_9

dmb_10

dmb_11

dmb_12

dmb_13

dmb_15

dmb_17

dmb_18

dmb_19

dmb_20

dmb_21

dmb_23

dmb_24

dmb_26

dmb_28

dmb_29

dmb_30

dmb_31

dmb_35

Photo By:-Maxamed Ibraahim Raage (Honest) 

Readers Comments (10)

  1. waxaan halkaan kasalaamayaa dhamaan umadda soomaliyee waxaan si qas ah u salaamayaa madaxweynaha qaranka mudane xasan shiikh maxamuud sidoo kale waxaan dhamaan salamayaa dadweynaha reer dayniile sida wanaagsan oo aay usoo dhaweyeen madaxweynaha waad ku mahadsantihiin ayan leyahay mida kale waxan aad uga xumahay falki foosha xumaa ee shalay ka dhacay km 4 runti waa wax la donaayo in ammaanka lagu waxyeleeyo umada somaliyedna lagu halagayo markale ad ayan uga xunahay waxaana alle uga rajeyneynaa dadkii ku wax yeelobay inu alle u gargaaro mahadasanidiin

  2. yaxye says:

    waaw deyniile quruxda iyo degaaNdhirtaQURUXDABADAN allaa kumanestey

  3. Aden Roble says:

    guuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuul

  4. fahad tifoow says:

    i am so happy the way somalia is becoming better and one day i hope i come back to my homeland

  5. markahore dhamaan waan samaalaamaa umadaha islaamka dhan gaar ahaan reerd deyniile waxaan leeyahay waad ku mahadasantihiin dowlawanaaga iyo hidaha iyo fhaqanka reer deyniile aad u muujiseen madax weynaha qaranka insha allaaah waxwalbo kheur ayey kudhamaandoonaa ee alle bariga halabadiyo ayan idinleeyahay

  6. sahra Mahamed says:

    Waaw reer dayniile waa wadani dhab ah, we done reer dayniile

  7. mohamed says:

    WAD SALAMAN TIHIIN UMADA SOMALIYEED MELKASTA OO AAD JOGTAAN

  8. novel says:

    Woow rer Dayniile inaba caadimatihin

  9. Wad mahad san tihin dhamaan dad wey naha sharfta le




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Waaberi oo Caawa u soo gudbay Wareegga ugu dambeeya ee Tartanka “Final”

Tartamayaasha Degmooyinka Warta Nabadda Vs Waaberi oo ka ...
astaanta_qaranka11 ok

Warbixintii Labaad ee horusocodka Guddiga Maamulka Maaliyadeed “War-saxaafadeed”

Mogadishu, 24 July 2014: Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
IMG_5216

Wafdiga ka socda Xukuumadda ee ku sugan Gobolka Hiiraan oo la kulmay hay’adaha samafalka “SAWIRRO”

Wafdiga ka socda Xukuumadda Fedaraalka ah ee ku ...
astaanta_qaranka11 ok

Shaqaale ka tirsan Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo tababar loo soo gabo gabeeyay

Tabarkaan oo  ay  si wada jir ah  usoo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-24.07.2014.mp3"][/audio]
4-70B4D5A4-1552850-480

Ururka horumarinta ardayda Soomaaliyeed oo siminaar u qabtay arday “SAWIRRO”

Ururka horumarinta ardayda Soomaaliyeed oo marka magacooda la ...
baaq-nabadeed

Odoyaasha dhaqanka ee Gobolada Jubbooyinka oo baaq u diray dagaalada Caabudwaaq

Odayaasha dhaqanka Gobolada Jubbooyinka ayaa canbaareeyay dagaallo labo ...
unnamed

Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka “SAWIRRO”

Muqdisho, 24, Luuliyo, 2014....Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ...
IMG_8154

Qoysas ku dhaqan degmada Hodan oo raashin afurin ah loo qeybiyay “SAWIRRO”

Hay’adda bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa maalintii ...
ciidanka

Ciidamada dowlada Soomaaliya oo kala dhex-galay maleeshiyo beeleed ku dagaalamay degmada Caabudwaaq ee g/Galguduud

Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS Col. Sulub ...
DSC_0720

Madaxda Sare Ee Dalka Oo Ka Qeybgalay Aas Qaran Oo Muqdisho Loogu Sameeyey Xildhibaanad Saado Cali Warsame “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud,Gudoomiyaha Baarlamaanka, ...
astaanta_qaranka11 ok

Wasaaradda amniga Qaranka oo Go’aano dhanka amniga ah soo saartay

Wasaaradda amniga Qaranka ayaa maanta go’aanadan dhanka amniga ...
DSC04941

Howlaha laanta socdaalka iyo hababka loo qaato Baasaborka Soomaaliga oo la balaariyay”Sawirro”

Taliyaha hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya Generaal C/laahi ...
saado-cali-warsame

Warbixin ka hadleysa dilkii xildhibaan Qaran Saado Cali iyo gabar Soomaliyeed oo Al-Shabaab ay ku dileen Diinsoor

  Al-shabaab waxa ay dadka Soomaaliyeed ka dileen dad ...
toogasho

Maxkamadda C.Q.S oo maanta dil toogasho ah ku fulisay 4 kamid ah Argagaxisada Al-Shabaab”Sawirro”

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waaberigii ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartan aad u adag oo Caawa dhacay iyo Tartamayaasha Degmada Cadale oo u soo gudbay wareegga afarta

Tartamayaasha Degmooyinka Cadale Vs Galdogob oo ka kala ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo u soo gudbay Wareegga Afarta “Semi final” Dhageyso

Tartamayaasha Degmooyinka Jawiil Vs Kaaraan oo ka kala ...
IMG_5056

Xubno Wasiiro ah oo ku sugan gobolka Hiiraan oo la kulmay beel ka mid ah beelihii dagaalamay “SAWIRRO”

Wafdiga ka socda Xukuumadda Fedaraalka ah ee ku ...
muungab

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo shacabka uga tacsiyeeyay falkii lagu dilay Saado

Muqdisho, 23 July 2014 –Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna ...
AU

Midowga Afrika oo cambaareeyay falkii lagu dilay Xildhibaan Saado Cali Warsame

Sii hayaha xilka Wakiilka gaarka ah ee Midowga ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Guddoomiye Jawaari oo Xildhibaannada iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay dilka Xildhibaan Saado

Muqdisho, 23 July 2014 –Guddoomiyaha Baarlaamanka Federaalka ah ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-HABEEN-23.07.2014.mp3"][/audio]
saacid

Ra’iisul Wasaarihii hore Saacid “Dowladda waxaan ugu baaqayaa inay cadaaladda horkeento kooxihii dilay Xildhibaan Saado”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax ...
President

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Saado Cali

Muqdisho, 23 July 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
IMG_8095

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay raashin Afurin ah “SAWIRRO”

Hay’adda bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa maanta ...
KAY

Qaramada Midoobay oo cambaareysay dilka Xildhibaan Saado Cali

Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan ...
saado-cali-warsame

Dowladda Maraykanka oo Cambaareeysey Dilkii loo geeystey Xildhibaan Saado Cali Warsame

 July 23, 2014 Dowladda Maraykanka ayaa si kulul ...
cabdiweli1

R.W Cabdiweli: “Xildhibaan Saado waxay ahayd wadinyad ay dadka Soomaaliyeed tabi doonaan”

Mogadishu, July 23, 2014…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
MAGAALADA-KISMAAYO-OK1

Wafdiga Qaramada Midoobey ka socda oo la kulmay mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee Jubba

Wafdigan ka socda Qaramada Midoobey ee maanta gaaray ...
Muugaab2

Muungaab: “Muqdisho waxa ay u baahantahay Amni iyo Kala dambeyn” Akhriso

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan ...
IMG_3731

Wasiiro munaasabad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga “SAWIRRO”

Mogadishu, July 23, 2014-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-23.07.2014.mp3"][/audio]
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Warta Nabadda oo xalay soo gaaray Semi final iyo afar degmo oo caawa balansan (Dhageyso)

Tartamayaasha Degmooyinka Warta Nabadda Vs Boosaaso oo ka ...

Tubta Toosan

images (12)

Ramadaanka & Daadinta Dhiigga

Waxaan ku ku jirnaa tobankii dhexe ee bisha ...
TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...