hambalyo hambalyo cadogeena waa inaan u midow shabab shaydaana meel la saraa lkn ani sual yar ayaan qabaa ayaa iiga jawabaya .
madaxwaynaha muxuu tuutaha u xirtaa sidi asagoo militiri ah dowlada waa dowlad shacab tuutahaasna waxaa lugu bartay nimanka wadama militiriga ku xukumo sidi siyaad bare oo kale waad mahadsan tihiin somlia ha israacdo dowladana ani waxan u ahay tagarada kobaad ayaan si kale la ii fahmin waa aragtideyda
Somalia guul.manta somali hadanahay aan umidowno cadow yaka. Hora lodhahay farkaliya fol madhaqdo marka kacmaha aan isqabsano oo an iska ilowno reer qasac iyo reer booboc wabilahi towfiq .
caadimaaha waxaanba uga dhax jeeda goobtaaas calanka degmada dharkeenleey marka waxaa halkaas kamuuqata in aanan lookala harin banaanbaxa looga soo horjeeda cadawka dalkeena kusooduulay alqaacida allaha kujabsho guuldara allaha kala kulansiiyo duulaankee nagu sooduulaaan
aniga waxaa aan leeyahy alqacida somaaliya waad ka shalaay doontan maad nadhaaftan mida kale shacabka somaaliya waa in aay umidooban cirib dirka alqaacida qof kasta wiilka oow dhalay haka saara hadii kale ha sheega haqarin ciyaalka nabada waa nolosha bulshda aan ka shaqeeyna
Waa idinka illaabee codku waa:
Kooxda Booliska ee HEEGAN oo caan ku ah heesaha waddaniga ah..
Mu’aalifka: Ma hayo (Uma dheera Cabdi Bashiir ‘Indha Buur’ Allah ha u naxariistee).
Laxanka: Ma hayo
masha alaaaaaaaah runtii waan iska ilmeenayaa dhulkeena oo nabad noqday waxaan adin rajeenayaa guul dhamaan somali weyn waxaan hal kaan ugu dirayaa hambalyo madaxweyne sh shariif iyo tarsan cadowga hajabo guul; guul guul
Masha allah
waan ku faraxsanahay NABADAAN qiimaha badan ilaah ha u siyaadiyo cadawgane ALAHA kaqabto iyo al shayaadiin GUUL XUKUUMAD IYO SHACABA
noolow ninkii dhof ku yimid baa geerida dhibeysaa
maasha allah maasha allah, guul guul walee wadadii dawladnimo ayaa lagu taaganyahay, umada soomaaliyeedna maanta way fahantahay cadawgeeda, maasha allah guushana illaah gacantooda ayuu soo galindoonaa insha allah, waadna mahadsantihiin bahda radiomuqdisho dhamaantiin…..
asc walaahi mahadaan illah baa leh kadibna dadkii dhexda u xirtay oo ay ugu horeeyaan cxds soomajeestayaasha iyo waliba saraakiishooda daacada ah laakiin waxaa waxaas oo dhan kasii amaanan mudane tarsan dulqaadka uu u yeeshay inuu magaalada muqdisho uu mar uu sideedii kusoo celiyo mahadi haka gaarteertee illahna haxafidee taariikhda iyaana ku xusi doondo inshaa allah soomaaliya guul guul guul asc
maashaa allaah ilaahow nabada noo naadi iisha allaah israaca soomaali soomaali baa leh ilaah baanaleh
wa xay ilatahay aniga in lomidoobo
cadowga somaliyeed e ay ugu horeeyaan
al-shabab
Maasha Allaah
guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul kacdonka yaan lokala harin waa waqtigi ay udhaman lahayd al qacida
hambalyo hambalyo cadogeena waa inaan u midow shabab shaydaana meel la saraa lkn ani sual yar ayaan qabaa ayaa iiga jawabaya .
madaxwaynaha muxuu tuutaha u xirtaa sidi asagoo militiri ah dowlada waa dowlad shacab tuutahaasna waxaa lugu bartay nimanka wadama militiriga ku xukumo sidi siyaad bare oo kale waad mahadsan tihiin somlia ha israacdo dowladana ani waxan u ahay tagarada kobaad ayaan si kale la ii fahmin waa aragtideyda
asc wr wb dhamaantiin walaalaha soomaaliyeed salaan ka dib waxaan rabaa inaan u micneeyo moo suaalsha aad ka qabtid madaxweeynaha tuutaha uu xiirtay,waa suaal wanaagsan jawaabtu waxaay tahay walaal madaxweeyne kasta waa taliyaha guud ee ciiddanka dalkiisa,tuutaha shiikh shariif waxuu caddeeyn u yahay inuu yahay madaxweeyne dalkiisu dagaal ku jiro.waxaayna dhiiri galiin tahay cxds dagaalka ku jira,moo sanadkii 2010kii madaxweeyne shariif marar baddan ayuu qoriga qaatay uu jiidda hore ee dagaalka joogey waa gsinimo weeyn ,niyadda ciiddanka kor u qaadday.waxaan filayaa inaan kuu micneeyey waxuu tuutaha u xirtay madaxweeynhu.wa bilaahi toowfiiq,guuul guuul soomaaliweeyn
waa ugub maasha alaah
lkn inan joogo ayey ku qurux badneed
waa wax lagu farxo alaah waxaan ka baryeeynaa inuu nookordhiyo dadka soomaaliyeedna waxaa laga rabaa in eey wada jiraan hadiikale dhibka malaga baxaayo soomaaliya hanoolaato jir oojoog waa mahadsantihiin bahda raadiyaha guuleeysta waligiin
soomaliya 21sano waxaa kujirte ijij ankujide waxaa usobaxay halyee dayar oo somaliya mideye waa markiilabaat 2006 waan xasusanah xiligi maxkamadaha somaliya sida eenoqute shariif bahorsode kalka waxaa dhihilahaa somaliya haladoordo malkale walaahi aqoon garha umalihi ee waxaa kujelade hogaanka wanasan iyo cidamada cxds osoceliye
Somalia guul.manta somali hadanahay aan umidowno cadow yaka. Hora lodhahay farkaliya fol madhaqdo marka kacmaha aan isqabsano oo an iska ilowno reer qasac iyo reer booboc wabilahi towfiq .
caadimaaha waxaanba uga dhax jeeda goobtaaas calanka degmada dharkeenleey marka waxaa halkaas kamuuqata in aanan lookala harin banaanbaxa looga soo horjeeda cadawka dalkeena kusooduulay alqaacida allaha kujabsho guuldara allaha kala kulansiiyo duulaankee nagu sooduulaaan
caadi maaha waaa banaanbax cajiib ah oona lookala harin waxaa n dhamaan shacab ka kacodsanaya in ay waligood kala jabin ooy isku mab da,a ahaadaaan waana kufarax sanahay isdhax galka bul shada {وبالله توفيق في امان الله}
asc dhamaan umada soomaaliyeed waansalaamayaa 114 quranka salaan kadib.walaalayaal hada weey inoohagaagtaye waxaan amaan u jeedinayaa sh sharif iyo dhamaan ciidamada qaranka soomaalia midakale waxaan ka codsaneeynaa madaxaweeeynaha sh sharif inuu dhalinyarada sidhaqasaleh u shaaqaaleeyo si`aay fursadaha uga faa`iideeystaan midaa ayada ah ayaan kaga badbaadeeynaa nimankan xun/xun ee isqarxiskah. DHAMAAN ASCWW.
guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul kacdonka yaan lokala harin waa waqtigi ay udhaman lahayd al qacida
Nabaddaas dilaacday dad ayey dhibeysaa bal maxaan ku tilmaami karnaa kuwaas illhow naga qabo kuwaas
mashallaah allow nabad ii dhiig wadankeyga aaamiin
aniga waxaa aan leeyahy alqacida somaaliya waad ka shalaay doontan maad nadhaaftan mida kale shacabka somaaliya waa in aay umidooban cirib dirka alqaacida qof kasta wiilka oow dhalay haka saara hadii kale ha sheega haqarin ciyaalka nabada waa nolosha bulshda aan ka shaqeeyna
xaq iyo badhil meel mawadgalaan, xaqsoore waa allah guusha waalagaaray geedi wadda garabkiinaan taaganahay somali ha guuleysto cadawgeedan ha dhaco
Maashaa alaah guuul madaxaweyne shariif ilaahow nabad nasii maanta farxad ayaa la ilmeeyay ilaah aan ku dhaartee inaa joogo eyku maceed caku cxd guulesta wili giin rajadena xaga nabada gacantiina eyku jirta ilaahow alshabaab naarta ku fogey aamiin aamiin
maa shaa alaah wali mee shii larabay wax yar baa kaharay ee illaa how nabad hanagu gaar siiyo shiiq shariif iyo tarsan iyo dhamaan kabinadka oo dhan waad mahad santihiin
guul guul guul
asc walaahi mahadaan illah baa leh kadibna dadkii dhexda u xirtay oo ay ugu horeeyaan cxds soomajeestayaasha iyo waliba saraakiishooda daacada ah laakiin waxaa waxaas oo dhan kasii amaanan mudane tarsan dulqaadka uu u yeeshay inuu magaalada muqdisho uu mar uu sideedii kusoo celiyo mahadi haka gaarteertee illahna haxafidee taariikhda iyaana ku xusi doondo inshaa allah soomaaliya guul guul guul runtii heesta aad saarten waa iga ilmeysiisay waad ku mahad san tihiin bahda radiomuqdisho waan idiin kamahad celinayaa guuuuuuuul guuuuuuuuuuuuuul somaliyay
Waa oday Cigaal..
Waa idin salaamaa mugga horo, muggo lamaadna waxaan ku faraxsanay sida wax u socdaan ALLAH ayaa mahad leh.
—————Erayda Heesta————-
Umad tabar lahoo
Isku tiirsan oo
La tixgeliyo baan nahay
Aan kugu tuntiyo
Turuq iyo hoggaan
Tuurrimo ma yeelno
Geesiyaal tilmaaman baan
Taariikh u leennayay
Tabta cadowga la dilaan
Taariikh u leennayay
Gobannimo ku taam baan
Taariikh u leennayay
Gumaystaha tashayday ee
Noo soo tartamayow
Uma turree
Nacabka waan tumaatinnaa
War hooy
Armaad naga tagtaan
Armaad naga tagtaan
——————————————–
Toobiyaha xornimo
Dadku taagan oo
Taabba qaaday baan nahay
Tun-ka-rarasho iyo
Tabca isticmaar
Tukhuntukho ma yeello
Tayo lagu dagaallamaan
Taariikh u leennahay
Tagoogo aan la jebin baan
Taariikh u leennahay
Tuuryada addoonsigaan
Taariikh u leennahay
Gumaystaha tashayday ee
Noo soo tartamayow
Uma turree
Nacabka waan tumaatinnaa
War hooy
Armaad naga tagtaan
Armaad naga tagtaan
—————————————-
Waa idinka illaabee codku waa:
Kooxda Booliska ee HEEGAN oo caan ku ah heesaha waddaniga ah..
Mu’aalifka: Ma hayo (Uma dheera Cabdi Bashiir ‘Indha Buur’ Allah ha u naxariistee).
Laxanka: Ma hayo
Walaahi waa guul u soo Hoytay umada soomaliyeed meel walba oo ay joogto Ilaahey cadawga hanaga qabto
waa sidaae halagu socdo daacad nimada is ka jira hagar daamada
Asc dhaamaan umada soomaaliyeed waan idin salaamay salaanta islaamka.waxaad aad iyo aad ugu riyaaqay nabada noo soo iftiintay ilaha hanoo siyaadiyo waxaan kale oon ka codsanyaa dhaamaan qurba joogta in aan soo wada booqano wadanka oo aan dhaqaalo galino.
armaa naga tagtaani kkkkkkk alqaacida
KU FAAN CALANKAADA HOOYO MAGACADA DALKAADA IYO GEESINMADA LAGUGU YAQIIN SOO CESHO WAA FAAN AAD DADKAADA IYO DALKADABA U SOO HOOYDID UMAAC SOMALIYAAA