Thursday, June 20th, 2013

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jabuuti Oo Qado Sharaf U Sameeyey Madaxweynaha Soomaaliya

Published on November 27, 2012 by   ·   16 Comments  ·   12,786 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Jabuuti oo qado sharaf u sameeyey Madaxweynaha Dalkeenna Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

 

Readers Comments (16)

  1. omar mohamud says:

    mashlah jabouti iyo somaliya waa dad walaalo ah alaha qabto cadow ummada somaliyeed

  2. mohamed says:

    waan idiin ka gudoonay reer jibuutaay adinkana ilaahey ha idiin siyaadiyo quruxda dalkiina kamuuqata, walaalayaal diinta ayaa wax dadka walaaleeya ugu wanaagsane aan iyada kudadaalno insha allah

  3. mohamed says:

    masha’alaah……….. walaheyna reer jabuti aad aye u mahadsan yihin somaliya iyo jabuti waa dad wada dhashay allaha jabsho cadawga somalia iyo walaheyna jabuuti allahuma aaaaaaaaaaamin.

  4. Bilqeyr says:

    jabuuti abaal weyn ayaan uheynaa waligeyna ma ilaabi doono waa walaalaheena 1aad.

  5. Soomaalinimo says:

    Illeen sinjigaa mayrmo

    Illeen sumaadaa ma guurto

    Afkaagu illeen ma suuro

    Sokeeye illeen ma daalo

    Jabuutaan ka sidnaa salaan

    Ka timid sambabkiyo wadnaha ee

    Soomaalay naga gudooma…

    Maasha Allaah… Waa hees dhaxal gal ah…

    walaalayaal waan idin ka guddoonney Salaantiinna qiimaha iyo qaayaha badan..

    Mid taas la mid ahna naga hooya.

    Waxaanna labada dowladood iyo shacabkooda wada dhashay u rajeyneynaa walaaltinimo waarta abid…

  6. ibrahim haaji omar halaf says:

    asc bacdal salaaan aad ayaan ugu faraxsanahay sida sharafta leh ee loo soo agaasimey oo loo soo dhaweeyey madaxweynaheyga proff xasan sheikh maxamuud walaalaheena reer jabuuti sida eey inoo soo dhaweeyeen waane uga mahad celineynaa madaxweynaha jabuuti iyo shacabka reer jabuuti kunjeer ayaan idin lee nahay waad mahad santihiin

  7. wadani114 says:

    maashaa allaah waanku farxay sida walaalaha reer jabuuti usoo dhaweeyeen madaxweeynaha, abaalkoodana lama gudi karo waayo jabuuti waxyaabo badan beey u qabteen soomaalia.. nabadda allaha usii xoojiyo anagana sidoo kale, waxaan nahay dad isfahmaayo isku luqad ah dadkana weey nooga sokeeyaan micnaha dolwdaha kale..walaalaha jabuuti noolaada weligiin ilaah balaayo idin matuso, abaal kiina taariikhda ayaa xusi doonto…

  8. ASC SALAAN KADIB WAAN KU FARXANAY SIDA WALAALHA JABUUTI U SOO DHAWEEYEN MADAXWEEYNAHA SOOMAALIYA XASAN SH/MAXAMUD INTAA KADIB WAXAA SHAR ISKA LEH TV/IYO RADIO MUQDISHO OO MARKASTA NOO SOO BANDHIGO SAWIRO AAD IYO AAD U QURUX BADAN WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WALAALAYAAL RAG IYO DUMARBA MADAXA IYO SHAQAALEBA

  9. maxamed husen says:

    Masha allah ayaan,lenahay. sodhaweynta khiimaha iyo khayaha badan ee loosameyay mudane professor xassan sheikh maxamuud,madaxweynaha.j.f.somaalia.sidoo kale madaxweynaha jabuuti waad mahdsantahay ayaan kulenahay somaalaay israaca, oo danihiina garta sigaar reer xamrka amba dadka degga xmr cadde,shalay ayaan waxaa lashekeystay 2 nin oo sxbo nahay lakin waxaa isweydinay war mawaan wadanki lugu labanayn markaa suuyiri war aniga meel kulabto igama danbeyso hdii xaladu xumaato meel aan isbaro dhigto igamadanbeyso ilahay dadka somaalieed wanaaga hatuso insha allah,

  10. mohamed ali says:

    maashaa alaah wlh waaan qiirooday run ahaantii, hadeeynu nahay muwaadiniintii soomaaliyeed jabuutaay abaalkiina ma ahan mid aan gudi karno lkn waa wax leeysku leeyahay aloow jabuuti iyo soomaaliya xaffid

  11. bariyoow says:

    masha allah madaxweynaha umada soomaliyeed aad baan kuusaamay hanbalyo kii dadkiisa daacad unoqda allaha inooga dhigo madaxweyne madaxaaga allaha raajiyo cadawgaaga allaha qabto

  12. cabdi jabuuti says:

    asc wr wb dhamaantiin soomaaliweeyn meel kasta oo joogtaan salaan ka dib waajib weeye in walaalku is caawiyo waayo waxan nahay dad isku dan ah,isku dal ah,isku diin,isku dhaqan ah,cadow keli ah leh oo ah al qaacida.soomaali dhamaanteed waa qaraabo abtirsiin waan is waddaa galnaa.radiyo muqdisho aqyaarta fikirkooga ka dhiibta waxaan u arkaa kuwo ka duwan websadyadda kale oo qaar kood qabyaaladda mediyaha laga faafiyo.waxaan ka codsanii lahaa dadka maamula websadyadda qabyaalada lagu faafiyo in ka tir tiraan qooralada qabyaalada ah haddii ayna awoodin ha joojiyaan qaybta fikir dhiibka waayo firkir cuddur qaba looma baahno.guul iyo gobonimo soomaaliweeyn

  13. Fanaan Ahmed Naji Sacad says:

    Guud ahaan gacalkayaga Jabuutaay salaan sharaf baan idiin gudbinayaaye walaalayaal iga guddooma.
    Haddaan taa ka gudbo
    gaar ahaan madaxweyne Ismail Omar Gelle nabadeynta gayigeena Soomali goor waliba goor kastaba u guntanaayow xaajadu markey gilgilataba noo gargaarayow gaashaandhigiisiyo xoogana maanta lagu gam’aayow Geelow ina Gelle batalow garka iyo wadnaha salaan aan gabobeen madaxweynow naga guddoon.Geellow Ismail soo dhoweynta gacalkaaga iyo maamuusidooda waa midaan hore kugu garaneynaye weligaaga gob baad ku aheyde adiga iyo wax garadkaaga guud ahaan shicibkaaga gacal walaaleynu nahayo salaan aan gaboobeen aan gureen abide naga gaar siyo walaalayaal naga guddooma walaalayaal.

  14. cabdi jabuuti says:

    ASC WR WB DHAMAANTIIN,WAXAAN AAD IYO AAD UGU FAARXAY QORAALKA RAADIYO MUQDISHO SOO TABIYEEN EE HALYEEYGA WEEYN,WADDANIGA DHAABTA AH,MACALINKA SUUGAANTA,AL USTAAD AXMED NAAJI. ANIGA OO ABWAAN CUTOW AXMADOW WAXAAN DIB U XASUUSTAA HEESTII AA QAADII JIRTEY EE ‘HA KA YEELIIN JABUUTAAY’ .IGA GUDDOON SALAANTAN.

    SAFIIRKII SUGGAANTOOW,SAAXIIBKI QARANKOOW,SOOMAALI DHAB AHOOW,90 IIYO 1 DII SANADKII DHIBAATADA INTA LAGA SOOGEEYAAD SIRAAD GEESINIMO IYO SIFO GAAR AH MUDDATOO INA NAJI SACADOO SAY LADDAHA ADDUUNYADDA SOO NOQOSHO SOOMAALI SUUGAAN KA TIRISOO SAREEYAA AMAAN LAHEE SAAKA WAANU JOOGNAA SUBAXAAN SUGGEEEYNEEY.

    SOKEEYOO WALAALOO SOOMAALI BAAN NAHAY SOODDIMO GUMEEYSTUHU SAMAAN HORE AY JEEXEEN NAMA KALA SAR SOORAAN,SINJIGA IYO LUUQ DIYO SAWIRKA IYO MAGACABA SAYID WAAN KA SIMANAHAY . SAAXIIBKI CALANKOOW,SAFIIRKII ASTAANTOOW,SAMOOW NAAJI SACADOOW SAATIR WAXAN BAR YAAYAA SOO NOQODKA SOOMAAL,SUMCADDIYO WANAAGII INUU NAGUU SIMAAYOO SAACADEENU AY GALIIN,SAMOOW NAAJI SACADOOW SARKAALKII XORIYADDOOW SALAAN IGA GUDDOON WACAN.

    ABWAAN CUTOW

  15. Yusuf Ibrahim says:

    Waxaa salaan mudan al abwaan Cutow iyo Cabdi jabuuti sida somalinamada iyo walaaltinida ay ku muujiyeen qoraalkan ku dhafan geeraarada iyo sugaantaa wanaagsan ee Al Ustaad Ahmed naji sacad ay u tebiyeen.Anigoo ah wiiluu abti u yahay magacayga iyo kiisaba waxaan idiin soo gudbinayaa salaan qaali ah oo qalbiga ka soo go’ay.Thanks

  16. mohamed cabdi aaden says:

    asc wrb mashalah walaheena jabuuti alaha idin dhowra amiin yaa alaha




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Boqashada_baarlmaanka_belgium

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Iyo Wafdigiisa Oo Booqday Xarunta Baarlamaanka Dalka Belgium “SAWIRRO”

Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
IMG_9525

Riwaayad lagu wacyigalinayey dadka Muqdisho oo la soo bandhigay “DAAWO VIDEO+SAWIRRO”

Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
sawirka wasiirka

Maamulka Puntland oo Cambaareeyey Weerarkii Argagixisadu ay ka Geysteen Xarunta Hay’adda UNDP

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
DSC04640

Madaxweyne Xasan: Al Shabaab Waxey Dhib ku Hayaan Shacabka Mana Naga Leexin Karaan Howlaha Nabadeynta–WARSAXAAFADEED

Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
ban-ki-moon

Ban ki Moon oo Cambaareeyay Weerarkii argagaxiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho

Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 19.06.2013
IMG_7735

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo Maanta Galay Maalintiisii Labaad

Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
DSC06099

DAAWO SAWIRRADA:-Weerarkii Argigixisonimo Ee Ay Maanta Fashiliyeen Bartilmaameedkiisa Ciidammada Qalabka Sida

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_0633

Ra’iisul Wasaare Saacid “Qaraxyada Fulaynimada Ah Nagama Hor Istaagayaan Dib U Soo Celinta Nabadda.”“SAWIRRO”

Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
kay

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso oo Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho:-WARSAAFADEED

Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Annadif

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho.

Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
DSC05683

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Q.M Uga Tacsiyadeeyey Weerarkii Argigixiso Ee Maanta…. WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 19.06.2013
saacid

Ra,iisulwasaare Saacid oo Cambaareeyay Weerarkii Argagaxisada ahaa ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo Faahfaahin ka Bixiyay Weerarkii Maleeshiyaadka Shabaab ku Qadeen Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
DSC01626

Mashaariic Ururka Iskaashiga Islaamka uu ku Dhisayo Iskuulo oo Maanta Muqdisho Laga Bilaabay“SAWIRRO”

Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

War Deg Deg ah:-Ciidamada Qalabka Sida oo Soo Gabagabeeyay Howlgalkii Xarunta UNka.

Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya  ayaa goor dhow ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Ciidamada Qalabka sida oo Gudaha u Galay Xarunta UNDP

Ciidamada qalabka sida  ayaa gudaha u galay xarunta ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Qarax Goor Dhow ka Dhacay Xarunta ay UNDP ku Leedahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Galgaduud

Bulshada Ku Nool G/Galgaduud Oo Soo Dhaweeysay Shirka Looga Hadlayo Aayaha G/Dhexe

Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
IMG_7595

DAAWO SAWIRRADA:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Maalinitii Labaad Ka Socda Muqdisho

Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Galmudug-Logo

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Caruur Habeen Ka Hor Aabihii Dhalay Uu Dilay Hooyadood

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 19.6.2013
astaanta_qaranka13

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qaban-qaabineysa Shir-weyne Qaran Oo Looga Hadlayo Ammaanka Dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Dhalxa5

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka F.S. Oo Qaahira Uga Qeybgalaya Shirka Baarlamaannada Carabta

Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
shir qaran

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Galay Maalintiisii Labaad

Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
DSCN6079

Arday Soomaaliyeed Oo Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Dalka South Africa”Sawirro”

Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
US-Taliban

Maraykanka iyo Taliban oo Wada Hadalo Nabadeed oo Fool ka Fool ah ku yeelanaya Dalka Qadar

Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
RadioMogadishu_logo

WARGELIN:-Dhageysiga Tooska Ah Radio Muqdisho Ee Internetka Oo Dib Loosoo Celiyey

Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01330

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Looga Hadlayo Waxbarashada Dalkeena oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi Baarlamaanka Midowga Yurub 1

Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalay 20 Sano Kadib Shirka ACP-EU Oo Brussels Ka Furmay “SAWIRRO”

Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

*