Daawo Sawirrada Madaxweynaha J.F.Somalia oo Booqday qeybta tababarrada iyo cilad bixinta ee Ethiopian Airlines
Published on November 30, 2012 by Mowliid · 17 Comments · 12,921 views
Macaamiisheenna Sharafta leh waxaan halkan idiinkugu soo bandhigeeeyna Sawirrada Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Adis’ababa ee dalka Ethiopia oo maanta booqday Bole International Airport qaybta Ethiopia Airlines gaar ahaan xarunta Tababarrada iyo cilad-bixinta diyaaradaha.

























Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Dhamaan waxan u hanbel yeey nayaa shaqaalaha idaacada qaranka radio mudisho sida wacen ee aqbarta noogu sogudbiyaan waxaan idileeyahay hanbalyo shaqo wanaagsan
Dhamaan waxan u hanbel yeey nayaa shaqaalaha idaacada qaranka radio mudisho sida wacen ee aqbarta noogu sogudbiyaan waxaan idileeyahay hanbalyo shaqo wanaagsan Waa arin lagu farxo inaan 21 sano kadib daawano madaxda qaranka oo calamka boqanayo waa u baal sharafkii somali in dib u sonoqotay
Dhamaan waxan u hanbel yeey nayaa shaqaalaha idaacada qaranka radio mudisho sida wacen ee aqbarta noogu sogudbiyaan waxaan idileeyahay hanbalyo shaqo wanaagsan Waa arin lagu farxo inaan 21 sano kadib daawano madaxda qaranka oo calamka boqanayo waa u baal sharafkii somali in dib u sonoqotay guuleeyso mudane maxdax weyne
MASHA ALAH…………
madaxweynaha labiska wuu ku qurxan yahay ma ahan sidii sheikh shariif iyo abdulaahi yusuf u labisnaayeen ileyn waa nin aqoon leh ilaah haga dhigo nin umada u dirr naxa oo wado wanaagsan nagu hogaamiya aamiin
Waa muhiim in la ogaado ha ka ay hada u shaqeeyaan diyaaradaha sababtoo AH somali airlines ayaa wadada kusoo jirta. Qurba joogta somaliyed way u baahi qabaan, waana guul arinkaasi.
asc mashaa allah waa darismino wanaag lagu farxo taasna waxay katarjumaysaa inay soo idlaatay colaadii ethopia iyo somaliya madaxwaynaha wuxuu furay bog cusub oo nabadeed waana wax labada wadan u wanaagsan saaxibtinimaas wixii xumaan wadana layska kaashado wabilaahi towfiiq asc
waan aragnaa itoobiya wacdaraha uu kadhigay madaxwaynaha
su,aal gorma ayay xukuumada somalia sababorkeeda uu kasoconoonaa geeska afrika
Maasha’allah waxay muujinaysaa sida ay dowladaan u rabto inay wadanka u dhisto oo aysan amniga kaliya ku mashquulin balse ay soo celiso kaabayaashii qaranka, allaha idiin fududeeyo howl yar ma ahan.
Sidaas iyo si kafcn in’aad kadhigto aya laga raba Mudane Madaxweyn.
Alle hakugu garabgalo.
aamin aamin aamin aamin.
masha allah aad baad umahadsantihin shaqaalaha idaacada qaranka madaxweynaha duulıye ayowba ku fiicanyahay kkkkkkk safarada madaxweynaha allaha ka dhıgo wax tar uleh shacabka soomaaliyeed
masha allah aad baad umahadsantihin shaqaalaha idaacada qaranka madaxweynaha duulıye ayowba ku fiicanyahay kkkkkkk safarada madaxweynaha allaha ka dhıgo kuwo
wax tar uleh shacabka soomaaliyeed
hanolado madaxweynahena lkn madax weyne howl badan ayaa kusugeysa ee dadal
Ilahey hano hiliyo awey somali airline dowladu haku dadasho iney so celiso diyaradeheni
heestan kalasaaroo heynoo kala sokeeyaan xageen ka heli karaa, waa hees ubaahan in marwalba ummada soomaaliyeed lagu baraarujiyo, si aan ukala garano cadawgeena iyo saaxiibkeena, fadlan Radio Muqdisho adinkoo mahadsan noo soo gudbiya halka aan marwalba kadhegeysan karno. mahadsanidiin
ilahow garab sii hadii uu kheyr ugu jiro dalka,dadka iyo diintaba. aaaaaaamiiiiin.
Madaxweynaha waa salaamaa, Soomaali kii isu keena Allaha ka dhigo oo qabyaalada iyo sad bursiga la dagaalama.
Beesha reer Moqdisho madaxweynaha ha la shaqeyso waxayna ku la shaqeyhee in ay dulmiga joojiso oo ka baxdo xarumihii wasaaradaha iyo guryaha dadka kaga bililiqeystay.