Thursday, May 23rd, 2013

DAAWO SAWIRRADA:- kulankii ay yesheen madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga

Published on December 5, 2012 by   ·   21 Comments  ·   6,281 views

Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idnkugu soo gudbineyaa sawirrada kulankii  dhaxmaray madaxweyneyaasha Turkiga iyo Soomaaliya iyo saxiixi heshiiskii wasiirrada difaaca dalalka Soomaaliya iyo Turkiga.



Readers Comments (21)

  1. nur says:

    Waa calaamad fican weey hagaagtay insha allah

  2. MAHAD GABIID says:

    MASHA ALLAH WAN SOO DHAWEYNEYNAAA MADAXDA SOMALIA SIDA LOOGU SOO DHAWEEYAY DALKA AAN WALAALAHA NAHNEY ABAALKIINA IN SHA ALLAH MARBAAN GUDI DONAAA TURKIA WACE UP

  3. Abdirhman says:

    ASC dhamaan umada soomaliyed waxan leeyahay waxaa muuqda isbadal dhab ah waxan nalaga rabaa in aan taageerno isbadalkaas bahda radiomuqdisho waxan leeyahay waxad haysaa shaqo wanagsan meeshiiina ka wada garabkeena alle ha galo

  4. say no to Qabiil says:

    Bal eega Sharafta ee leedahay dowladnimo masha Allah waxaan uu mahadcelina walaalaha qaaliga ah ee Turkiga

  5. Aweis dini says:

    Masha allah weynu gaarnay qaran nimadeenii maqnayd in mudo ah falilaahil xamdu eebaa ku mahadsan ilahow noo hor mari dowladaan curdunka

  6. Bilqeyr says:

    Allaahu Akbar soomaaliya waxii lagu kor socdaba heerkan miyey gaareen ilaahow adaa awood leh turkiga wax badan bey na qadariyeen wadan lamid ahna ma jiro abaalkey noogaleen ilaah uunbaa gudi karo.

  7. dsdsg says:

    ilaahayow sharaftii somaliya soceli amiin

  8. khalid says:

    turki taariqadii hore ee osmaniyiinta somalida abaal ayuu usameye mantane abaal ayuu usameynayaa lakin waa inaa ka faideysana janiska turki noohayo runti sida aann isleyahay hadan laga faideysan nama so mareyso midan ookale marka ilahey nagaransiiyo dantena waxetahay qabil hadan ka gudubno somalinimo wax waan ku heleyna lakin qabil wax halgu helebo dowlada marke dhalatay calnkea adunka ayuu ka bidbidaya 4sanokohor calnka somali meel uu kasurna malehen manta lakin dowlad taam ah ayan heysana ilahey hano si dhameystiro cadalada ami amin wcs

  9. yuusuf awale says:

    wawawawawawawawawaw masha allah turki waad mahadsantihiin madaxweynahaynana waxan leenanay allaha ku guuleeyo amin ya rabi

  10. Ahmed Ahmed says:

    MASHA ALAH WAXASA DAWLAD HA WAXAY LABTEEYNA KABABIISAY LABATANKI SANADU DHIBTI KAXARKI BILIQADI IYO KUFSIKI AYAN ILOONI ALOW WA MAHADA TI LAGU QERO ALOW KA DHEG AMIIN

  11. Ali Cade says:

    Vivo xiriirka soomaaliya iyo walaalaha Turkiga ha jiro waligiis.

  12. maxamed says:

    asc turkiya wax wetn ayey noqabten marka waa mahadsantihin

  13. maxamed says:

    madaxweynehena waxan u rajena in ow meeshas qibrad ka soqato oo cidamada somaliyed dib lo dhiso san nabada lo suga casimaa love muqdisho

  14. alle aamin says:

    turkish is our friends and real brother turkiya waa walaala heen xiliig dhibta ha noolaadaan

  15. Ali Noor says:

    Waa wax lagu farxo aragtida ka muqata Turkiya iyo soo dhoweynta heerka sare ah ee wafdiga Somaaliyeed ee uu hogaminayo Madaxweyne
    Prof. Xassan Sheikh Mohamuud lakin waxaa naloo ka baahanyahay in aan garano aan wax ku noqon karno Somalinimo MIDNIMO iyo calanka bulugah .Wixi ka hoseya nama dhafineyso inaan isku ersano xafadaha aan burburiney ee Xamar.SOMALIA ,SOMALIYEY YANAAN KA ABAAL DHICIN TURKIYA oon beri dabacararin Carab tarikh beenah wato ama galka na dulleyey.

  16. farxiyo says:

    maansha alaah waa farxad aana la sookoobikarin runtiithanks turkiga ayaan leenahay

  17. axmad ibraahin dhagayare says:

    Asc dhaman hoolwadeenada radio muqdisho walahey waxan leyahay qabiilka haka tagina waad ogtihin wanaagiisa dhac iyo kufsi iyo dil qax aan dhamaneyn mushash oo ladaganado xarumaha cafimadka oo buxdhafo is baro dumarka lagu baarto ehel kala luma cunto dhacday daawo kasidar guryihii ojajabsan uxdi naftaa ku jeclatay iyo sideed jir somaliyed oo nin ajnibi ah ka xeesto waxaa soo dhan oo wanaag ah wan weydo naa ha dii aan qabil ka katagno

  18. abdinoor mowlid says:

    friend indeed is a friend in need

    together turkish and somalis for all

  19. iman omar says:

    manshalh ilaahow noo saaidi umada walaalaha ahna ajar ka siin sida ay u gacan qabteen walaalahooda soomaaliyeeeeeeeed

  20. bashka says:

    asc all walaalaha soomaliyed mel walbaad jogtaan
    walaalayaal abalka ey nogaleen walaha turkiga waa midan tariiqda nogashay marka waxaan leyhay waad kumahadsantihinngurmadka garabka iyo walalnimada aad nalagarabtagantihiin

  21. wadani114 says:

    maashaa allaah ilaabi meeyno walaalaha turkiga




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
muqdisho_1

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaano ka tirsan baarlamanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 23.5.2013
Al-Shabaab Awood Daciifid 4

Maleeshiyaad ka tirsan shabaab oo qasaare loogu geystay xadka u dhaxeeya Somaliya iyo Ethiopia

Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
south africa

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka S/africa iyo S/zerland oo soo dhaweeyay go’aankii xildhibaanada ay uga noqdeen mushinka

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee  ku nool dalalka South Africa ...
DSC03854

Dowladaha Sudan iyo Soomaaliya oo Hishiis Dhanka Ciidanka Xooga ah kala saxiixday :- Daawo Sawiro

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 22.05.2013
DSC03786

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga oo Galabta booqday Meelo dalxiis iyo Xarumaha Sports-ka ee Raacsaan Wasaaradda Gaashaandhiga ee Dalka Sudan.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  Mudane C/xakiin ...
DSC00908

DAAWO SAWIRRADA;-Sida Ay Shacabku Ugu Damaashaadaan Xeebta Liido Maalmaha Aan Jimcaha Aheyn

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
PM AU (4)

R/wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
20130518_141000

DAAWO SAWIRRADA:- Bandhig dhaqamed ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay dalka Turkiga

Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
shabaabaaa-620x330

Haraadiga maleeshiyaadka Shabaab oo boob ku haya xoola dhaqatada G/Hiiraan

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 22.05.2013
naafada

Naafada danyarta ah ee ku nool degmada Dhuusamareeb oo gargaar loo geybiyay

Deeq Raashin gargaar ah  ayaa maanta loo qeybiyay ...
k 1

Bukaanada jiifa cisbitalka Keysaney oo loo qeybiyay deeq lacag ah”Sawirro”

Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
kulanka baarlamanka

Baarlamanka oo maanta kulmay iyo mudanayaasha oo dib uga laabtay mowshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Fiqi

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo la kulmay madaxweynaha dalka Sudan.

Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subax ee Radiomuqdisho

War Subax Arbaco 22-05-2013
Qadar 10

Shirka Isku-imaatinka 13-aad ee Doha oo maanta la filayo in lagu soo gabagabeeyo magaalada Doxa ee dalka Qadar.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
r

Maamulka Galmudug oo ganaax lacageed dul dhigay Gawaari ay ku rarneyd Dhuxul laga jaray deegaanada maamulkaasi.

Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
DSC01526

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan kormeerkii uu ku tagey Deegaanada Ceelgaal iyo tuulooyin kale oo katirsan gobolkaasi.

Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
nn

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta bilaabaya dooda Mooshinka laga keenay xukuumadda.

Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
elman

Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray

Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-May-2013
DSCN6980

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika iyo Wasaarado ka tirsan Dowladda Koonfur Afrika oo ka shiray Arimo Muhiim ah “SAWIRRO”

Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013
1

Baarlamanka oo maanta ansixiyay miisanadiyadda Sadexdii Bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada  Sadexdii bilood ee ...
odayaasha-hawiye

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamanka oo ku baaqay in laga naqdo mowshinka laga keenay xukuumadda

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
IMG_0165 2

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo abaalmarinno guddoonsiiyay wariye iyo Cameromanno ka tirsan SNTV”Sawirro”

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*