Monday, May 20th, 2013

DAAWO SAWIRRADA:-Kormeerkii Uu Wasiirka Gaashaandhigga Ku Tagey Magaalada Jowhar

Published on December 11, 2012 by   ·   56 Comments  ·   25,074 views

Akhriteyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada booqashadii ay wasiirka difaaca dalka iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay  ku tageen magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/dhexe.

 

 

 

Photo By Maxamed C/qaadir Daahir 

 

Readers Comments (56)

  1. waan ku faraxsanahay guusha ciidamada ay kagaareen alshabaab lkn ciidamada waxaan ugu baaqayaa iney dhowraan sumcadooda aysan ku kicin falaal amni daro ah sida dhaca dadka rayidka iyo waxyaabo ceynkaas oo kale ah ilaaliyaana shacabka iyo hantidooda mahad sanidiin guul dowlada

  2. Abdull says:

    Masha allah waaye in jowhar laga xoreeye Alshabaab balse waxaan qalad u arkaa in intaas oo masuul ah laf dhabarki ciidamada sarakiishi ay hal meel ku kulmaan iyada oo aan ogahay naf walba ay lee dahay xili hadane waa laga wanagsan yahay waa dhul hada cadawgi laga xoreeye haraagoodi uu wali ku harsan yahay

  3. wadani somaliyed says:

    masha alllllllh waa guuul u soo hoyatay umada somaliyed xds guul wacan ayaan idin leyahy idinka iyo waziirka difaacaba

  4. Mohamed Omar Raageh says:

    Maasha alaah waa u banbalyeynaa Ciidamada Xooga Dalka Somolia Sida Ey Ugu Dhabar Adeegeen Guushan Sida Ey Ku Gaari Lahaayen, Ciidamadana Waa Ka Codsan Lahaa Iney U Naxariistan Shacabkii In Badan Ku Hoosnoolaa Argagixisada Arxan Laawa Yaasha Ahaa,

  5. bismillaahi maashaa allaah waa jowhar oo xoroowaday kadib muddo ay nabadiidka ceega kuhaayee xoogga dalkoow xaqiijiya xornimada shacbka waxaanna idiinleenahay waqtikasta guuleysta ilaahaa garabkiina galee guba cadaawaha guba. guuuuuuuul wasiirka difaaca geesinmada allaa gaar siiyey godkasta u gal sidii looga guulesan laaha gaala aruuristaan.

  6. guuul cidanka qaranka dowlada somalia

  7. wiilPuntland says:

    Hambalyo Hambalyo cadowggii umadda halaagay ee nabadda iyo horumarka diiday heshiiskana ka dhigay wax xun maanta meesha ay marayaan waa filaynay cidkasta oo kibirtaa waxay ku dambeyn jab iyo guuldaro wuxuuna Ilahay ku salidaa koox ka tan badan.Alshabab kuwa ku harey ama taageera waxaan leeyahay Soomaali way istaqaan waxay soo wada mareen dagaal wajiyo badan maantana waxay go,aansadeen in ay dalkooda dowlad u dhisaan dibna u noqon mayo dalalka jaarkana iyo aduunkana ka dib dhacnee waanu hiigsanaynaa in aan si deg deg ah u gaarno ama u dhaafno heerka ay ka joogaan la dirirka gaajadda iyo horumarka difaaca.Ugu dambeyn dadkiina dhinac ka raaca

  8. SooL BoY says:

    GuuL SOMALIA

  9. jamac Xsan says:

    Eryaa eryaa eryaa waa na dhibeene erya,guuleesta

  10. yassir says:

    guuuuuuuuuuuuuull gaara gullesta

  11. xasan says:

    Waa Guul u soo hoyatay Dadka SOOMAALIA eE hA LA tAAGEERO ISBADALKA CUSUB

  12. wadaniga dhabta ah allow dhowr nin culus weeye ciidamada geesi yaasha ah howl weyn bey qabteen

  13. maasha alaah ilahoow noo bulaali
    waad salaman tihiin bahda raadiyo muqdisho
    sawirada aad soo galisaan wan ku farxeynaa
    cadawgana niyad jab ayey u tahay cadawga maha kan joga gudaha
    waa badan yahay dibada xataa waa dhoo ban yahay guul ayaan lee yahay ciidamada qalab kasida sarakiisha iyo wasiirkooda gashaan dhiga hadaa nahay qorba joogta waan ku qanac sanahay
    waxaan dhi hilahaa qorba joogta
    1 dolar wax idiinka dhibi maayo ee aan ku tageerno cxds somali oo dhan hadaa nahay cadawga marka laga reebo hanbalyo hanbalo ayaan lee yahay karaan kiina ha rebanina dadaala ilah ayaa idin la jiro mujrinka ala hadiinka guleeyo lafaha qodaayo lama arag lamana maqal nin lafaqoda ma guleesto
    culimadi somaliyeed lafahooda ayaa lagu tabaa hala qab qabto muslim iyo gaal wax lagu tilmaamo malahan waxaa la dhi kara ooba ladha haa qawaarijta islaamka duleeysay waad mahad san tihiin

  14. Wadani says:

    waa wax lagu faxo hayaay Fiqi Alaha kudaayo.

  15. musa says:

    Magaaladaydii aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay muqaalkayda inaan arko mudo 20 sano ah kadib.

  16. abdinoor mowlid says:

    shacabka amaan kiisa hala sugo hana la dhowro hantidooda iyo sharaftooda

  17. hassen says:

    ماشا الله نحن نشعر با لراحه و السرور ونقول الجيش الصومال كونوقا يدين في هدا الوطن نحن ان شا الله راجعين مهماطال الزمن الله معاككم ولا ننسي الشكر محمد عبد القادر طاهر المنتج الحقيقي صاحب هدا البرنامج وشكر الصومالين

  18. Calijowhar says:

    Guul guul hambalyo hambalyo ciidamada qalabka sida iyo dhamaan masuuliyiinta gobolka.
    reer jowharna waan salaamayaa

  19. Sicid gedi says:

    Waa guul uso hoyadtey umada somalia cidamada waxan leyahey gulaysta

  20. naasir says:

    Guul qarankasoomaaliyeed alha idinguuleeyo dadaalkana kusiiwada

  21. Abdirashiid says:

    waa ku mahadsanyahay raadio muqdisho sida uu dad weynaha iyo dowladda isugu xiray , xuraynta Jowharna waxay ka dhigantahay guul taariikhi ah .
    jowhar waxay ahayd mid ka mid ah labadii gubow ee ku hartay gacanta naxariis laaiyaasha shabaab . waxaa leeyahay Ciidanka X.D.S iyo kuwa African union sii wada xuraynta dadka Soomaaliyeed

  22. C/WAHAAB says:

    mashaa allah jowhar waa magaalo aad u qurubadan guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul soomaaliyeeeeee wadankii waa xur

  23. mashalaah aad ayaan ugu farax sanahay guusha ay soo hoyeen ciidanka qaran ka somalied alahu akbar alow noo siyaadi gulahaan min raaskambooni ilaa raas caseer? alow Aamin

  24. jalteey says:

    asc mashaa allah ishii bugtaay ku bikaac waataa barbaartii banaanka u baxdoo baabi,isay cadowgee ishii bugtaay kubikaacso asc

  25. jalteey says:

    asc waa dadkaagee dabaalyohow waa dalkaaagee duqunyohow waa digniinee waa digniinee waa digniinee is daryeeloow dadka sooraac waa digniinee asc

  26. galdogob says:

    guusha wada, sharaftii soomaaliya horey bay usoctaa, dhibna umal noqonayso. jowhar waa magaalo qurux badan. Soomaaliya inshallah africa iyadaa ugu hormari doonta wakhti dhow.

  27. bile omar says:

    asc waa guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul alow dalka inoo daji

  28. Wadani says:

    Masha Allah aad ugu farax sanahay inay dowlada la waregta jowhar cidamada xoga somalia waxan Ku boorina inay kasbadan shacanka somaliyed aad Ayana ugu mahad celina cidamada xoga iyo amisom iyo madaxdena madaxweynaha
    Raisul barlamanka iyo raisul wasaraha
    Allah ha inoga dhigo wadankena nabad warbahintana aad ugu mahad celina ay ugu horeyan naftod hurayadha madalayasha ah Ee ah warbahinta qaranka radio Muqdisho iyo tv ga calamiga SNTV ilove somalia

  29. warsame says:

    Guul ilaahay ha guuleeyyo geesiga difaaca gayigooda u uhuray naftooda qaaliga ah. ilaahay dalkeena nabadiisa xórnimadiisa iyo jiritaankiisa ha noo ilaaliyo.
    Somaliyeey Hormarka iyo qaranimada kuma imaato sheeko iyo jiif Kaca oo dalkiina difaacda isku duubni baa horumar lagu gaara

  30. yasmin says:

    maa shaa alaah ha guuleystaan ciidamadeena ilaahow adaa mahada leh hadaad naga dulqaaadey bahaladii qawaarijta ahaa ilaahow hanagu soocelin kuwaas dalkeena iyo dadkeena iyo diinteena qaribey ilaahow dalkeena nabadnooga dhig iyo barwaaqo aan kabaxnee duliga qurbaha nagu heysta iyo dalka gudihiisaba umadeena ilaahow qalbigooda kabixi balaayada iyo qabiilka umadeenana kadhig umad dhulkooda aamina oo jeclaada oo aan cadow kusoohogaamin

  31. NIMCO says:

    MAAN SHAA ALAAH ALA QURUX BADANAA JOWHAR WAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAW WAA DHUL NATURAL AH WAAAAAAAAAAAAAAAAAAW ILAAHOOW NABAD WADANKEENA NOOGU SOO CELI .

  32. cade cade says:

    ad ayaan ugu faraxsanahy wana mahadsantihiin shaqalaha iyo madaxda idacada qaranka dhamantiin shaqada wanagsan oo aad umadiina u heysaan viva radiomuqdisho viva cidamada xoga dalka soamaliyedd

  33. mohammed says:

    masha allah guuleysta ciidamada qalabka sida iyo nabad sugida erya waxashiinta dhibka badan

  34. ahmed says:

    ascw
    masha,allah radio muqdisho mahadsanid wasirka aad ayaan ugumadcelinayaa iyo sarakisha cidamadena iyo dhaman ciidanka qaranka somaloyeed waxaa hubaal ah in somaliya marxad cusub gashay waa marqati madonto markan arkay sawiradan ilmo ayaa isoo dhaftay guul ayaan u rajeeyay cidamada qalabka sida iyo dhan umada somaliyed

  35. jamal007 says:

    maasha Allah Ilaah ku mahadsan in jowhar xurowdo cadogiina cagta wax ka dayaan guuul xooga dalka guusha weyn ay so hoyeen ayaan leeyahay………..

  36. mohamed says:

    guuuuuuuuuuuuul ayaan leeyhay yaaaaaaaaaaaah

  37. waa mahad ilahay hadii cadagii lag adkaday waa guul noosoo hoyatay habalyo ciidka xoog dalka ayaa idil leenahay waa in xaquuda beel lasaraa ciidanka xooga poliska iyo nabad sugida hadii an taas xaquuda beel lasaaro waan ka adkanayna cadaga wadankiina kusoo duulay

  38. Bashkey says:

    Nabadsugidda ay howl u taala .. rag badan ayaa meesha jooga oo hadda iska dhigaaya inay dowladnimo raacsan yahiin hala buufiyo sxbayaal

  39. mumin farax says:

    wa jabene jabiye cirib tira tugada ilaha garab koda ka baxe xaqiiqdi nin xaqdaro wado xila na hayo xasid iney ahey wa laga wada marqati kace hurda udida dayaxa uga taba taga hadey kalan nabad iyo barwqao iyo cadalada ino imaniye amiiin amiin suxufiyinta somaliyed wa salamaya howsha adag ilah ha idin fududeyo amin amain

  40. xiireey says:

    dhaman shaqalaha radiomuqdisho iyo wariyayaasha sharafta leh waad salamantihiin salaan kadib waad ku mahadantihiin sida aad u soo sawirteen magaalada laakin mid ayaa idinku dhaliilaa midaasna ma soo sawirin taraakhyada magalada jowhar wana ku faraxsanahay in laga saaro cadawgiii heestay magalada dowladana waxa ka codsaneenaa in ee ilaaliso sharciga eesana kula dhaqmin dadka dagaanka dhibaato mahadsanidiiin

  41. MASHAA ALLAAH ALLOW NOO XOOJI DOWLADEENA WAAN KU FARAXSANAHEY SIDA AY WAX KU WADEE WAANA KU FARAXSANAHEY WASIIRKA MASHAA ALLAAH ALLOW QUWEE DOWLADANA

  42. badri says:

    maansha allaah runtii waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay guuuuuusha wanagsan ey gareen ciidanka xooga dalka somaliueed waligey jowhar maan tegin waxan kudhashtay xamar mantana waxaan kunolahay meel baraf kadhacaa waxaan aad iyo aad ugu mahad celina markale ciidanka xooga dalka iyo dhaman sarakiishoda guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  43. Bilqeyr says:

    maasha’allaaaaaaaaaaaaah

    dhul waan leenahay ilaahow nabad nasii

  44. Zuweyda says:

    Msha alaaaaaaaaaaaah Guuuuuuuuuuuuuuul Alaxmadulaah…..

  45. amina cadeey says:

    wasiirka gashaan dhiga iyo cxds waxaan kula talihaa meeshey shabaab kabaxaan in ey qabsadan dibne eeyna uga soo naqan maxa yelay alqaeda wa cadaw markaley ina kuso naqdan eey shacabka sixun ugalayaan ayagoo dhahaayo galadaa sodhaweyseen

  46. jura says:

    Good. Job. Cxd. And. Thanks. All

  47. sabriye says:

    wxn ujeedilahaa cidanka xoga dalka waa inay dhowraan hantida shacabka aan lamaqlin inta ayaa waxaa lugu dhacay mobile waxa dhacay dad kulabisan dareeska cidanka dhowra sharafta cidanka&labiskaba

  48. axmed says:

    waku faraxsanahay ciidamada xooga dalka somalia qabasha jowhar aay qabdeen guul xooga dalka somalia

  49. amania says:

    MASHA ALAHA ASKARTA SOMALIYEED BALSE XOQOODA MISHARKADO HAL SIIYO WIILSHA WAX HALA BARO GULGOBNIMO

  50. zakariya says:

    good work all and wasiirka mr fiqi iyo taliyahay sare c/qaadir cali diini

  51. masha alaah waa guulin le bixiye alshabab wasaq ilaah madahleh ka dib ciidmad somalied saas iyo is ka fican guulsha ee soo hooyen ilaah ha dhaaf ciidmad somalied

  52. MAXAMED says:

    ciidamada waxkasta halaga horumariyo baahidooda si loodaboolilahaa marka hore ciidamada halagudadaalllo sidii loo dhis lahaa.
    Mahadsidin radiomuqdisho.net iyo wasiirka Gaashaandhiga.

  53. geesi says:

    maashaa allah guul cxds iyo wasiirkooda mr fiqi halyay.waxaa kale oo sharaf mudan general diini oo ah geesiga mudan in taalo loodhiso waayo intii uu qabtay ciidanka xooga guusha waa is daba joog xeeladu waa ka’duwan tahay tii hore qaabka hada dagaalka loogalo waa mid taxadar leh hada magaalo lagu dagaalamo ma’jirto shacabkana aad ayay unasteen so waxaan leeyahay maanta maskaxdaas ha’laga faaiideysto asagana illahay ha’ufufudeeyo maashaa allah illahay ha’dhowro

  54. qaliifo abdi says:

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw masha alah aaaaadiyo aaaaad ban u salamaya wasirka iyo iman dulaha cidamada xoga dalka somaliyeed jeneran abdi kariin yusuf dhega badan sawir qadayashana waaan salamaya iyo dhaman wariyasha radio muqdisho

  55. waa guul lagu raaxeysto oona lagu neeleyo

  56. khadijah says:

    maasha allaah waa wax lagu farxo in dalka dib u hagaago maasha allaah allaah hanoo adkeeyo aamiin waxaan kaloo ku darsan lahaa in laga bixiy dadka dhistay schooladka waayo waa muhiim taas waxaana ka mid ah mishinka beerihii liinta oo ay iska tabcanayan dadka billaa caleek war allaah ka baqa oo isnidaamiya reer jowhar kana baqa allaah oo aan xagiisa u noqonayno oo dhiiba meelaha aad haysataan idinkoo ka baqaya inqaabta allaah wabillahi towfiiq




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

DSC00489

Kulan looga soo horjeedo mushinkii laga keenay xukuumadda oo ay Muqdisho ku yesheen mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka

Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
hiraan

Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka “sawirro”

kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo ku baaqay in la taageero horumarka iyo guulaha ay gaartay dowlada Federaalka

Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 20.05.2013
dowlada hoose 1

Maamulka G/Banaadir oo hey’adaha kala hadlay mashaariicda ay ka wadaan Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
nn

Baarlamanka oo maanta ansixiyay talo soo jeedintii gudiga Maaliyadda ee Baarlamanka”Sawirro”

Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Istakiin

Kulan looga hadlay amaanka oo lagu qabtay degmada Boondheere

Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

Warka Subax 20-05-2013
kuku

DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga oo Kula kulmay Dhigiisa Dalka Sudan Magaalada Khartoum

  Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha deegaanka Beladul-amiin ee Sh/hoose oo ka cabanaya boob iyo cadaadis ay ku hayaan Al-Shabaab

Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in isbedel amaanka ah laga dareemayo Magaalada Baledweyne

Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Fowsiyo Yuusuf

Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya oo sheegtay in lasoo xareyn doono safiirada dalkeena u fadhiya caalamka.

Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
mm

Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Koofur afrika oo dowlada ku amaanay isbedelka ay ka dhalisay dalka.

Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC00480

Wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgalaya Isku-imaatinka 13-aad ee Doha “SAWIRRO”

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
DSC03720

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga oo Caawa Gaaray Magaalada Khartoum ee Dalka Sudan. Daawo Sawiro

Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
dadka-la-xukumey1-450x342

Maxkamada Gobolka Bari oo Xukunno ku riday dad iskugu jira Soomaali iyo ajaanib

Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 19.05.2013
k.gacanta doorasho (11)

Gudoonka cusub ee xiriirka kubadda gacanta oo lagu doortey Muqdisho “SAWIRRO”

Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
daaru shifa

Isbitalka Daarul-shifa oo laga bilaabay qaliimo lacag la’aan ah “sawirro”

Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
General Bashiir Goobe

Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Oo Beenisay In Ciidammo Ka Tirsan Ay Xildhibaanno Ka Hor Istaageen Shir

Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
madaxweyne xasan

Halkan ka daawo baaqii Madaxweynaha jamhuuriyada ee arimaha Jubooyinka iyo gobalada Waqooyi VIDEO

Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
DSC_2708

Mowqifka DFS Ee Ku Aadan Joojinta Duulimaadyada QM Ee Berbera & Hargeysa…WARSAXAAFADEED

  Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso  
booliiska

Booliiska Galmudug oo faahfaahin ka bixiyay howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen Gaalkacyo

Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
howlgal ciidamada xds

Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo soo bandhigay dhoolatus melateri

Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Sawir Kismaayo Ah

Dibadbax looga soo horjeedo natiijada shirkii Jubbooyinka oo maanta ka dhacay Kismaayo

Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
DSC09914

R/wasaare ku xu xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda oo maanta dalka dib ugu soo laabtay”Sawirro”

R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
DSC09899

Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta ee booqanayay Muqdisho oo dalka ka ambabaxay”Sawirro”

Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
caabudwaaq

Maamulka degmada Caabudwaaq oo soo bandhigay qiimeyn lagu sameeyay daadad kusoo rogmaday degmadaasi.

Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo awaamiir kasoo saaray qaabka loo qaadayo imtixaanadka dugsiyada.

Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso warka subax ee Radiomuqdisho

Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Magaalada Baledweyne oo ay ka socdaan howlo lagu dariseynayo xaafadaheeda.

Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
astaanta-maamulka-gobolka-banaadir

Maamulka gobolka Banaadir oo ugu baaqay dadka reer Muqdisho inay ka faa’iideystaan mashaariicda laga hirgelinayo caasimada

Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
DSC00193

Madaxweynaha jamhuuriyadda oo sheegay in la joogo xiligii uu dalku ka bixi lahaa dib u dhaca.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*