DAAWO SAWIRRADA:- Howlgallo Hub Lagu Soo Qabtay Oo Ay Ciidammada Dowladda Sameeyen
Published on August 31, 2011 by Jayte · 28 Comments · 5,470 views


















Photo By:- Abdirahim Adde
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
Masha allah well done
masha alaah marka hore sifiican u baara guryaha hubka oo dhan oo alshabaab waxaa uu ku jiraa xaafada ay ka baxeen dadka ka tirsanay shabaan dharka iyo wejiga ayay furten oo waxaay isku dareen shacabka ee si fiica u baara xafada iyo kontoroolada laga soo galo muqdisho
maasha allah ilaahow dowladena garab gal kuwaan sharciga hala marsiiyo dadkana tusaale ha u noqdaan
Asc aad iyo aad ayaan uso dhaweyneynaa howlgalkan barakeysan waxana gudiga amniga ka codsaneynaa iney 2jibaaraan dadaalka lagu xaqiijinaa amaanka
shacbiga haloo sheego isbuuc in ey qoryahooda kusoo wareejiyaan laamanka ama degmooyinka xafadahooda looga taliyo
kadibna cidamada kuwa ugu fiican in ey shaqadooda gutaan guri guri ha baaraan
qoray aragtidiisa ayaanba nacnay
ilaah hanaga qaado qoray iyo dhibkiisa
allah idankkis,,heeganka badiyo xooggii wadanka ayaad tihiineee,,,in shaa alah waana sida ay u billaabatay soo qabqabashada kuwa nidaam diidka jid iyo jiha diidka ah.
kan daawadiisa anigaa sheegaaya baryo ama nasteexen malaha waayo matoor ka ween ayaa saaran ee madaxa xabad haloogu dhuf intaas ayuu ku qancaa wixii cali dheere & muqtaar roobow ay ku soo shubeen saas lee looga saari karaa
si fiican haloo sugo amanka indhahana si fiican haloo furo dad ayaa idinku jiifo amniga dalka waa lama huraan noolaada cxds
Waa arin loo baahnaa in Dowladda mar hore ay qabato waana waajib saaran Dowlada waayoo Dowlad waa tii awood leh waana in la jokteeyo howlgalka.
duligaan xabsi halasgaga ilaawo si uu dad danbo udhibin ama ha liiska dilo duliga
Tvka qaranka iyo dowlada aad ha u sii baran magalada intas iyo in lamid ah ayaa ku jir karta magalada ha la sii baara magalada wad ku mahad santihin bartan ka magalada
asc degeenada dawlada ay maamusho hub sharci daro ah laguma haysan karo, waa sida kaliya ee nabada lagu ilalin karo….wsc wrm wbr
asc waa talaabo fiican guulaysta oo suga nabadgelyada magaalada muqdisho hana lasoo qabto kuwa caadaystay dhaca raashinka masiikiinta abaaraha loogu talo galay kuwaasi dowladda wax aan ceeb ahayn uma soo jiidaayaan uma haayaan wax dan ah umadda soomaaliyeed kuwaasi waa in gacan bir ah lagu qabtaa oo sharciga la horkeenaa mahadsanidiin dhamaantiin inta howsha qaranka u hayso haguuleesteen wabilaahi towfiiq
shabaab hadhacdo dalkana hanoo xuroobo dowlad caadil ah oo dhibka jira lagu iloowo allaha nasiiyo aamin
Waa cadawga umada iyo qaranimada Somalia. Waa dhalinyaro caqliga laga xaday. Waa saan oo kale looga hortagaa.
masha’allah howlgalada waxa aan jeclaan lahaa in ee sii wadaan ilaa laga cirib tiraayo ninka khawarijta ah
bismillah
faanoole farukamaqodna
War weli howsha ma dhammaan, waa in Guri ka guri la baaraa. Anigaa ku dhaayo howsha fari kama qodna, ee Illaa iyo Ex-Kontrool Balcad waa in Guri ka Guri loo baaraa hub fara badan ayaa magaalada ku jira. Guul Illaaheey ha`idiin siiyo
Masha Allah!!!!
Guuleystaa sidaa ayaan laydiinka rabaa , kii aad ku qabataan xira dabadeedna maxkamad saara waa dil waa saas ciddoo doono ha ahaado, Midda kaale oo aad nabadda ku soo celin kartaan waa in aad dadka wax isku maleeyay ee qabaa teknikada iyo hub waaweyn askarta aan dhaho cidamo oo aan dowladdaa aheyn kuwaas soo xir xira hubka ka qaadadil tagasho ahna waaye. Ciyaalkana oo ciidamo ama askartooda dhahayaan tababar u fura
aad baan ugu farax sanahay hoolgalada ey wadaan doowlada soomaaliyeed waxaan rajeynayaa in ey lamalaabaan waxaan halkaan kasalaamayaa dhamaan ciidamada qalabka sida iyo taliyaasha dhamaattood waxaan idin leeyahay guuleeysta waxaan idinlagarab joonaa hiil iyo hool
Masha’alah!!! inta nabada wado garabkooda Allaha galo aamiin.
hambalyo ciidamada xooga dalka somaliyed gaar ahaan kuwa qaabilsan sugida amniga qaranka waxaan lee yahay hoowsha halkeeda kawada
tuuga nabadiidka ah hadii lagu helo danbigan argagixisda ah. Waa in talaab adag laga qaadaa. Great work for Ciidamada Soomaliya
Waa qalad in uu hub yaala magaalada gudaheeda xitaa ciidama eysan kula dhex socon umada dhexdeeda waayo cadowga magaalada banaankeyda ayeey buuxan. Magaalada poliska unbaa lagu ogaa iney dhex socdaan bistoolad kaliya wataan. Hubka waa in laxareeyaa oo lagu hayaa meelo aad loo ilaaliyo. Markii iigu danbeysey soomaliya waligey kuma arag qor ciidan wato, marka laga soo tago kuwa waardiyaha ka ahaa xerooyinka ciidanka dalka.
Cidankayna ayaa tihin Nabada ka shaqeeya
good job
SCM
howlgalka ay sameeyeen ciidamada qaran waan soo dhaweyneynaa, balse waxaan ka digeenaa cadaalad darro waayo darraad waxaa la xukumay laba ruux mid ay dumar tahay,waadna xukunteen, waxaan dooneeynaa hadaan nahay qurba joogta soomaaliyeed sidaas oo kale in loo xukumo, lana ilaaliyo cadaaladda, lagana fogaado caadifadda qabyaaladda,
wan ku farx sanhy magalada muqdisho oo hubka laga sifenayo aad ayan ugu farxsanahay runhantii mrkii laga sifeyo shacabka somaliyeed waxey ku nolanayaa NABADA iyo farxad waarto insha allah ..
Anigoo ah dadka ku daalay qurbaha nacayne qurbaha waxaan doneynaa somalia oo nabad ah markaasne dib ayan ugu soo laban donaa insha llah waxaan leyahay doolada halkiina ka sii wadaa aan idiin tagersanahay MAR WALBO GUUUUUUUUUUUUUUL ayan idin rajeynaa insha llah
By: Dj Hamza