Wednesday, May 22nd, 2013

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ay Ciidamada Maanta Ka Fuliyeen Inta U Dhaxeysa Balcad Iyo Jowhar

Published on September 22, 2012 by   ·   60 Comments  ·   21,088 views

Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada howlgalkii saakay ay ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM  ka fuliyeen inta u dhaxeyso Balcad iyo Jowhar waxaana intii uu socday howlgalka ciidamada isku soo dhiibay maleeshiyaad iyo horjoogeyaal ka tirsan kooxdii awoodooda la wiiqay ee shabaab.

 

Readers Comments (60)

  1. ahmed says:

    waa u hanbalyaynayaa ciidamada xooga dalka ..guusha ay gaareen..heestaan markaan dhagaysto waxaan dareemaa wadaniyad iyo daljacayl,,,,,

  2. ibrahim haaji omar halaf says:

    asc wr wb maasha alaahu waa wax lagu farxo walhi in maanta eey CXD somaliyeed eey ku dhawaadaan degmada jowhar oo ah casimada gobolka shabelaha dhexe
    marka sidaa darteed waxaan kula dardaarmaayaa ciidamada xooga dalka somaliyeed & saraakiisha hogaanka u haaya ee la socdo in eey iska ilaaliyaan wax walbaa oo shacabka dhib u geysan kara ayagane is ilaaliyaan wax walboo dhib uga imaan kara waad mahad santihiin

  3. Sandhool says:

    Maasha allaaah ashahaada la dirirkii mooryaan gareey waa jabeen Jaba oo meel idin ceshata waaya

  4. ismail says:

    waa guul soo hooyatay ciimada xooga dalka somaliyeed

  5. C/raxmaan xuseen xasan says:

    Allaah ayaa kumahadsan marka 1waad tankale waxan uhambalyaynaya cidankan xooga dalka soomaliyeed waxan idin leyahay siwada jihaadka waxan kaloo idinka codsanayaa inaad melaha ay kuharen aad si dagdaga uga saartaan xds

  6. warsame says:

    ciidanka xoga dalka somaliyed guul guul ban leyahay insha lah guleysto ilah idiinkiii ha jabeeno cadowga somaliyed

  7. maxmoud says:

    ANIGA MAMA I CUNTAMESO DAD BAA IS DHIBAY WAR HALA MARSIYO CIKHAAB HA SHEEGAAN DADKA WAX KHARXIYA IYO HALKA AY JOOGAN SI LOO DABA GALO

  8. DuLmaNE says:

    Waa Wax Lagu Farxo Guusha Ay Gaareen CiidamaDeena Kuwa ISa Soo DhiiBeyNa Awood Baa loo ShEeGtay MooYee Isma Soo DhiBeen Marka Yaan Laga YeeLiN Oo aaNan La AaMiNin
    Waa DhaGar QaBe YaaL NaxaRiis Aanan AqooN MaanTA Iyaga HaDii Aad Ugacan Gali LaheyDeen
    Walee Idinma DhaaFeeN In KasToo AaN LaGu DayaNayn Lkn Ugu Yaraan Waa In Ay MaraaN CiQaab KuLul Iyo XabSi Il Gaar AhNa LaGu HaaYo Kuwa Magaalada QarXiYa Waa IyaGa Waa kuwa Leh Waan Is Soo DhiiBnay Marka Ila Gaar Ah HalaGu HaaYO

  9. asc ilaah baa mahad leh waa mahad hadii dadiii kii ka baxayaa xumaantii towbato waa furantahay ciidamado waa ku mahad sanyihiin howshase

  10. ugaas says:

    HALAGA FIIRSADO DADKA ISA SOO DHIBAAYO WAALA SOO TASHKIILIYAY INEE DILAADA DADKA UGU SAREEYO DOOLADA EE YAANAN LAGA AQBALIN WEE ISA SOO DHIIBEEN WAAYO MARKII LA AAMINO AYEY RABAAN INEE DADAK SITARTIIB AH UMADA ULAAYAAN BEY RABAAM WAA TAATIKO EE SOO KORDHIYEEN ALSHABAAB EE LAKA FOOL JIKNAADO

  11. in shaa allh gobalada dhimana si doo ka le ayaan u rajeeynayaa guuuul c, x,d,s

  12. SHARIIF says:

    CIYAALKAN BEENTA LOO SHEEGAY OO LA YIRI JANNO AYAAD GALEEYSAAN MEEL HA LAGU HAAYO ILAA AY KALA QABSANAYAAN NOLOSHA CAADIGA AH,
    MAXAA YEELAY WAXAY KASOO BAXEEN NOLOL GOONI AH OO AY DADKA DHAN U FAHAMSAN YIHIIN IN AY GAALO YIHIIN MARKA WANAAG HALA TUSO HANA LA XIRO ILAA MUDDO, BAARITAANNA HALAGU SAMEEYO,,,,

  13. ahmed bidaar says:

    waxaan aad uga xumahay somalida sida loogu khalday diinta, bal dadka wato hubka ee laga dhigay bal dib u fiiriya somaliyey, waa dadkii somali ugu nabad jeclaa ee aanan jecleyn in ay dhib geystaan , si kale ayaa wax loogu sheegay hubkana loogu dhiibay intii cimamad been ah madaxa loo saaray Sorry somali hug baad ku dhacdeen ilaahey ha na badbaadiyo.

  14. omar says:

    alx ilah ayaa mhdleh tankale ciidanka qaranka lkn waxaan kula dardaarmaa dhamaan wixii dowlada kamid ugu yaran askari ugu weyni madax weyne fadlan manta qof walboow daacad wadankaada u noqo ilaahna ka cabso wixii hore meel dheer aan geeyno ilaahna qalbiga umada somaliyed ha iskugu iftiimiyo aamin

  15. ,axamad says:

    hamhalyo cidamada xoogka dalka somali melkasta oo jogtaan hoshene sewata waaxaa ika codsanaya tadkey kadanbeyay qaraxey shalay lakulayay wareyasha iyo shacabka waa in aa talabo cad kasoo qadaan ane aa ijegtaan wado qaldan ayaa kusocdan kawajirka ayaa kamid ahaay lakiin hada waa kabaxay in ee mesha wax diin eh kajeren ayaa ukaday

  16. ,axamad says:

    waxaa ubaqayaa dhaliyarada katirsan alshabaab in ee kasoo baxaan ayaa kacudsanayaa

  17. ahned says:

    way ku mahadsanyihiin ciidamada dawlada somaliya dadaalka ay sameeyen waxan leeyahay dadaaalka aad wadiin siiwada

  18. ahmed mohamed says:

    guul jeyshul watanu

  19. somalian says:

    asc dhamaan umada somaaliyeed gaar ahaan cxds ilaahay hanaga qabto kuwa umada muslimka aan waxba ka galabsan laaya godane iyo ilmihiisa aloooooooooooooow umada ka badbaadi kuwaan hada isa soo dhiibay fiiro gaar ah haloo yeesho

  20. wadani weyn says:

    hanoo keenina kuwaan yey san na qarxin mar kalee fadlan hala xasuuqo hadii ay yihiin dambiilayaashii shabaab. hadii kale xamar nabad majirayso

  21. ahmed says:

    wada waad garesan waa khawarij shisheye calosha ubuxiyay cali dhere iyo shangole abuu mansuur iyo xasan daahir waa nobalan hada nahay dhalin yarada wax baratay in aan maxkamad aad cimriga jirtaan la ilodaan aadan galinina insha alaah cidankana waxan lenahay erya cadag oo ugeriyoda dalkiina iyo dadkiina waxa tihiin shuhato kiina dhinta ka noolna wuxuu ku nolanayaa sharaf iyo anago amal kisa aan ilobeen

  22. ahmed says:

    hasocto mash xarada aan ku eryeno maleshiyaadka alshabaab wasaqiinta qamarada kadhargay oo aan naxariista ugalen hoyo caruur iyo shiikh midna waxan leyahay habayo ciidankena sharaftale waan inku hurudna ee ogada daba jara ushaqenaya biladan iyo ree galbedka waa waa ahmed oo kamidah ardayda wax ku barata wadan kamasar ee irya caloshiis ushaqestaha good

  23. murad says:

    walaalaheen waan soo dhaweyneynaa maadaama ey garowsadeen iney xasuuqa somaliyeed iyo umada islaamka iskaga soo baxaan ayna allaah u toobad keenaan dadkoodana ka mid noqdaan ilaahbaa mahad islka leh kadibna ciidamadeena soomaaliyeed iyo dowladeena ilaahow noo hagaaji dadkeena somaliyed aamiin

  24. carabow says:

    dadkan wadaki beeralayda ahaa waxa ku kalifay inay galaana waxay ahayd ciil badan ay uqabeen qabiilada qaar marka hadiiba dowlad lahelay wey iska dhigeen hubkii beerahooda ayayna qodanayaan

  25. igabadan says:

    aniga waxaan qawaa in la dilo dhamaantood si aysan mar dambe foodo uga biloowin soomalia 2 qof kaliya in laga reebo oo ay sheegaan kuwa is qarxiya iyo waxyaabaha ay damac san yihiin iyo meesha ay ku dhuumanayaan….. hala dilo kuwii isasoo dhiiwo

  26. maandeeq says:

    asc aniga waxaan dhihi lahaa intaan isa soo dhiibtay dab hala qabadsiiyo oo halooga dhigo umadeena ay dileen qarxiyeen afeyeen abaal gud kilaabta wana been isdhiibkooda ee dowladeeena haka fiirsato kuwaa marhore ayay gateen naftooda tukale na uma naxaan ee yayna noo gaysan jabkale iyo calool xumo hada ayayba na goyeen dhabarka markay naga layeen wilasheena iyo wariyayasheena qaaliga nagu ahaa oo ilaa hada ka sabri la nahay umadeena iyo cidamadeena iyo dowladeena haka fiirsadaan musibadaan naloo soo diray

  27. ASAD SHUURIYE says:

    magaalada markii lagu siidaayo inay dadka laayaan ama ay isqarxiyaan ayaa laga yaabaa , I will never trust all of them , gacan ku dhiigle . always, gacan ku dhiigle

  28. Abdurahman Shekahmed says:

    Allahu Akbaar wa al cizaatu li Soomaal!! Quleysta cidamda Qarankoowe…………

  29. waayoarag says:

    kuwaan lilaahi kama ahee yaan la aaminiin waa in xabsiyo lagu hayaa inta shababka kale dalka laga dhamaaynayo intaasna ha lasiii dhaqan celsho. laakin intee lagu haayn doona waxaan tirada badan.

  30. cali geele says:

    yaaan la,aaaminin kuwaaan waa qaaimin dawlada waxan u sheegi la,haaaa inay 2 malmot gudahooda wada toogato kuwani waayo datkay horey u laaayen ayaa ka badan kuwan

  31. Daahiir jimcaale says:

    Dowlada soomaaliya Iyo ciidamada xogga dalka guuleyste! Soo qabta tuugada alshabab, Dowlada soomaaliya Waxaa ugu baaqa inay ciidaan weyn dhistaan, Iyo inay bilaabaan ” recruitment” oo ciidaan ah, guul Dowlada Iyo Amisom

  32. Wadani soomaliyeed says:

    Masha alah waa kheyr kol hadii xarakatul sheydaan is dhiibeen.madaxweynahana waxaan kula talinaa in uu sameeyo sir doonayaal farabadan si uu usugo amnika muqdisho.

  33. ali says:

    waxaan aaminsanahay in shaydaamadaan loosoo diray inay shacabka iyo ciidamada dhibaato ugaystaan ee meel halagu xareeyo cellphone halaga ilaasha inta dalku dagayo wali qalbigooda waxaa kujira waxay al shaydaan ku shubeen

  34. MAMO says:

    WAAN IDIN SALAMAY RADIO MOGADISHO. WAXAAN CIIDANKA XOOGA DALKA KULA DARDAARMAA IN AYSAN AAMININ NIMANKAAS HALA KARAANTIILO YAAN CIIDANKA LAGU DARIN HUBNA LOO OGOLAAN.NIMANKAN MUUQAY SOOMAALI KAYIHIIN

  35. Galmudug says:

    masha allah allo ka dhig ku wii qaranimada ku agalama hadeey ka soo baxey wixii musuq masuqa ahaye oo loo shegay
    shaley waxaa udagalamesen mala yacni hadana udagaalama qankiina oo ka sifeya kuwii argagaxisada ahaaye thaks radio mogadisho anda SNTV somal notinal tv thaks

  36. ABDIHAFID ALI says:

    asc bahda radio muqdhisho ,waxaan halkaan uga hambalyeynaya ciidama qalabka sidee somaliyeed ,waxaan arabaa in aan kula taliyo ,ha aminina qof alshabaab mar la soo shaqeeyaya ,hadii eey is soo dhiiban naftooda haloo badbadiyo lkn yaan loo ogolaan in ey la shaqeeyan dowlada ama eey ag joogan meelaha madaxda dowlada iyo shaqalaha qaaliga ah ee dowlada ka dhawyahiin ,waa mahadsantihiin ha daalina waligiin

  37. Maxamed Caaqil says:

    Hambalyo ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM laakinse waxaan talo ahaan ku darayaa in ay xarun lagu hayo dadkaasi ka sameeyaan meel ka baxsan magaalada xamar

  38. wadani says:

    waa arin wanagsan

  39. bashiir cabdi says:

    guul guul cxds kor allaha ka dhigo, waxaan leeyahay sii wada shaqada aad ummada u haysaan,
    tan kale ragaan isa soo dhiibay waxay u baahan yihiin dhaqan celin dhab ah lagumana aamini karo howl qaran illaa xad,
    sidaa darteed ayaan loo baahan yahay in loo samyeeyo prograam gaar ah oo lagu dhaqan celiyo, si ay ugu soo laabtaan nonloshii caadi ahayd looga sifeeyo cudurka looga shubay maskaxda.

  40. GUUUUUUUUUUL XOGADALKA SOOMAALIA WALAALAYAL HA AAMININA KUWA ISDHIIBAY IYO KUWALAQABTABA WA WADA DHAGARQABAYAAL EE DOWLADA IYO GANACSATADA HA UDHISEEN XABSI WEEYN OO LAGU DHAQAN CEELSHO INSHALLAH WA DHAMANDOONAN CARABA MEESHILAQAADO WEYKA DHAMAATAHE WAXANA LAGAARIDOONNAA XILLILAGA SHEEKEYO INSHALLAAH

  41. abdirisaq cabdule says:

    waa guul ey gaareen geesiyada xooga dalka somali ilaaheey ha idinku garabgalo alshabaab waa al shayaadiin ee ilaah ha ka qabto umada waxaan ka codsanayaa shacbiga in aan la iloobin xooga dalka in eey ayagoo baahan shacbiga difaacayaan guul guul

  42. Yasin says:

    Hala dhaqan celiyo ilmaha amiradana haladilo sidey dadka shacabka udili jiren

  43. mohamed says:

    allah ayaa mahad u sugnaatay waaa guul u soo huyatay shacabka soomaaliyeed in ay isi soo dhiibto intaan oo dagaal yahan hal mar marlabaad waxaa mahad leh ciidamada XDS oo xaqiijiyay guushaan waxaana leeyahay runtii ragga iso soo dhiibay si wanaagsan haloola dhaqmo ayadoo taasi gogol shig u noqon karto inay isi soo dhiibaan dagaal yahanno badan oo AL shabab ka tirsan . Dhanka kale arintaan dhabar jab weyn ayay ku tahay Al shabab. tan

  44. ibrahim says:

    S/C SHAQO WANAAGSAN CIIDAMADA XOOGA DALKA SIDAASNA KU WADA TAN KALE KUWAAN WAA ASHAAB EE SI FIICAN ISAGA ILAALIYA SABABTOO AH QAABKOODA SIDA SACADA GACANGTA MIDIGTA UGU XITAN SARAWIISAH OO GAAGAB QOLOOBTOODA ILAAH BAA OG LAKIN HALA FEEJIGNAADO SHIBIL KALIYA HALAGA DHIGO YAAN CIDAMADA LO OGALAANI

    GUUUUUUUUUUUUUL SOMALI HANOOLAAAAAAAATO

  45. ABUKAR HAJI says:

    s c waxaawaxlagu farxa ahciidankaxooga daölasoomaaliya sida dacadnimadaleh ee aynaftooda uguhureenineey eryaandabadhilika diidan nabada dadkaiyodalka cxd guuleyta marwalba iyogoob walba
    erya erya alhabaab

  46. daaliya says:

    asc dhaman ciidama dfs waxan idinka codsaneyna dadkan so goostay dacadnimadooda laiskuma halayn karo ee yan umada lugu dhexdeyn ee hala dhaqan celiyo oo culumo iyo cuqaal iyo daqatiir barta hadafkoda haloo diro subax walba in xero lo sameeyo .

  47. ahmed says:

    asc waxan dhihilahaaaa wax tarimayaan oo waa cawane aan beraha ku falano oo sida aay cali dhere iyo xasan dahir ugu shaqesteen oo kale waa dad maskaxda ka falan oo dameer camal ah uley wax ku fahmayaan ama ha lalayo cawanta ee yaa dadka lagu sii deyn waa dad khamreeysan kk

  48. kofurow says:

    hanbalyo hanbalyo lakin waxa isweydin raba 300 oo alshababa sababta iskuguracen hadaba dowladu waa in ay kadigtonata waa in nimankas anlagusideyn magalada wain lodira tababar dibada ug yaran een jaar hadikale tababar gudaha ioy wacdi jogta lasiyo waa niman halisa ee halaga digtonado

  49. Ahmed Ahmed says:

    waxan usoo diraye ciidamada dawlada iyo kuwa Amison hanbalyo iyo guulo aye wada garen xuulafda dawladan waxan usoo jeedina sii dexadir leh dadkani soo goosti in dadka lagu dhaxdeynin ninkestow teswer laga qaada iyo faraha sede lodiwan geliyo markale wan u hambalyen XDS IYO AMISON

  50. maxamad says:

    dhamaan waan salaamayaa ciidamada qalabka sida waana uducay nayaa waxa aheed inaan garab joogno dhamaan teen laakiin bahada qurbaha hadaa nahay waxaan lagaabtaaganahay niyad iyo moral saafi ah insha alaah rabigeen qawaarijtaan waanaga kor qaadayaa

  51. abakar shaxam laxam says:

    ALLAAH WAXAAN KA BARYAYAA IN DAGAALADAN MAR LEE NAGA SOO AFJARMAAN, WAAYO MAALIN WALBO WAXAAN AQRIYAA WARBAXIN NAXDIN LEH EE LAGA SOO SHEEGAYO DHULKEENA HOOYO.

  52. OOHIN_QARAN says:

    A/c awalan dhamana umada somaliyed inta wadaniyiinta ah ee ku faraxsan dowlada noo dhalatey waxaan ku darsanaayaa talooyinkaan iyo aragtiyada kala duwan kuwan isasoo dhiiween waa suurtagal in ay daalimiinta qirdad ay u soo dejiyeen la soo galeen oo ay macno xambaarsan yihiin dhib iyo dibindaabyo qarax iyo is niidaamin la damacsan yihiin madaxda iyo shacabka daalan ee masaakiinta ah ee fadlan ha laga fiirsado oo yaanan la aaminin hadii la awoodo dab bansiin lagu bilbilo oo laga gubo umada ay duulaanka ku yihiin

  53. waa u hanbalyaynayaa ciidamada xooga dalka ..guusha ay gaareen..heestaan markaan dhagaysto waxaan dareemaa wadaniyad iyo daljacayl,,,,,

  54. allah ayaa mahad u sugnaatay waaa guul u soo huyatay shacabka soomaaliyeed in ay isi soo dhiibto intaan oo dagaal yahan hal mar marlabaad waxaa mahad leh ciidamada XDS oo xaqiijiyay guushaan waxaana leeyahay runtii ragga iso soo dhiibay si wanaagsan haloola dhaqmo ayadoo taasi gogol shig u noqon karto inay isi soo dhiibaan dagaal yahanno badan oo AL shabab ka tirsan . Dhanka kale arintaan dhabar jab weyn ayay ku tahay Al shabab. tan

  55. Somali Rabiyow Midee says:

    meelna yaanan looga harin cawaanta yar yar qoorta halaga wada gooyo
    F.G kuwa ka tirsan ee jowhar iska soo dhiibay adeerayaalow yaan la dhayalsan ileen abeeso barbaarin iyo baxnaanaba ma gashee god ha lagu wada ogaado

  56. khadro says:

    Mashallah cidamada waxan idin rajena shaqo wanagsan ayan idin leeyhaya…….Somalia 4ever♥God ples somalia:D

  57. nin rag says:

    NOOLAADA KUWA U TAAGAN QARANKA SOMALIYED.

  58. dalmar says:

    waa u hanbalyaynayaa ciidamada xooga dalka ..guusha ay gaareen..heestaan markaan dhagaysto waxaan dareemaa wadaniyad iyo daljacayl

  59. Abdiwahaab says:

    ciidamada guul ayaan leyahay wadankana kaladanbeykusoroga qabiilna halaga fogado waa kii naba ba shay qabiil midakale waxan idiin sheegaa dowlada dhexe in eeyka fiirsato dadka dha haayo waan isdhivnay waanalaqalday dowmada ayaan usha qeyneyna arintaas halaga foojignado nimankaan qabkasto ayey usha qeeyaan madaxda ayey dilikaran ayagoolabisan dareeska cidanka sida kadhacdo marwalobo afganistan marka waxii isdhibo hubka halaga dhigo dhaqan celin haloosameyo yaana shaqo cidan lodirsan waa iga dar daran iinsha alah




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Qadar 10

Shirka Isku-imaatinka 13-aad ee Doha oo maanta la filayo in lagu soo gabagabeeyo magaalada Doxa ee dalka Qadar.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
r

Maamulka Galmudug oo ganaax lacageed dul dhigay Gawaari ay ku rarneyd Dhuxul laga jaray deegaanada maamulkaasi.

Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
DSC01526

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan kormeerkii uu ku tagey Deegaanada Ceelgaal iyo tuulooyin kale oo katirsan gobolkaasi.

Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
nn

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta bilaabaya dooda Mooshinka laga keenay xukuumadda.

Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
elman

Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray

Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-May-2013
DSCN6980

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika iyo Wasaarado ka tirsan Dowladda Koonfur Afrika oo ka shiray Arimo Muhiim ah “SAWIRRO”

Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013
1

Baarlamanka oo maanta ansixiyay miisanadiyadda Sadexdii Bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada  Sadexdii bilood ee ...
odayaasha-hawiye

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamanka oo ku baaqay in laga naqdo mowshinka laga keenay xukuumadda

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
IMG_0165 2

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo abaalmarinno guddoonsiiyay wariye iyo Cameromanno ka tirsan SNTV”Sawirro”

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
IMG_3133

DAAWO SAWIRRADA:- dib u dhis xoog leh oo laga dareemayo Gaalkacyo

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
TubtaToosan1

Shirkii London iyo diidmada Al-Shabaab-DHAGEYSO

Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2013
baladweyne1

Maamulka G/hiiraan oo amar ka soo saaray dadka wata hubka iyo dharka shacabka

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
images

ciidamada dowladda oo howlgal ka wado qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir

Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo ka soo horjeestay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo

Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
shabaab baad

Maleeshiyaadka kooxda shabaab oo sii kordhayo qilaafkooda

Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
guryaha

Barakacayaal duleedka Bosaaso looga dhisay guryo

qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
DSC00436

DAAWO SAWIRRADA:- Kulankii mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka ay Muqdisho ku yesheen

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 20.05.2013
DSC00489

Kulan looga soo horjeedo mushinkii laga keenay xukuumadda oo ay Muqdisho ku yesheen mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka

Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
hiraan

Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka “sawirro”

kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo ku baaqay in la taageero horumarka iyo guulaha ay gaartay dowlada Federaalka

Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 20.05.2013
dowlada hoose 1

Maamulka G/Banaadir oo hey’adaha kala hadlay mashaariicda ay ka wadaan Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
nn

Baarlamanka oo maanta ansixiyay talo soo jeedintii gudiga Maaliyadda ee Baarlamanka”Sawirro”

Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Istakiin

Kulan looga hadlay amaanka oo lagu qabtay degmada Boondheere

Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

Warka Subax 20-05-2013
kuku

DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga oo Kula kulmay Dhigiisa Dalka Sudan Magaalada Khartoum

  Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*