Sawirrada Shabaab ee isa soo dhiibay
Published on March 23, 2011 by admin · 2 Comments · 859 views
Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa shalay soo bandhigtay horjoogayaal ka tirsan kooxda Shabaab oo todobaadkii hore u soo galay dowladda KMg ee Soomaaliya.
lix horjooge oo ka tirsan Shabaab ayaa maanta warbaahinta ka soo hormuuqday kuwaas oo sheegay in ay ka soo goosteen Shabaab, kaddib markii ay sida ay sheegeen ka tanaasuleen dhibaato ay si joogto ah ugu haayeen umadda Soomaaliyeed xilligii ay ka tirsanaayeen kooxda Shabaab.
Nimankaan oo xilal kala duwan ka hayay Maleeshiyada Shabaab waxaa hoggaaminayay Maxamed faarax Cali oo Shabaab u qaabilsanaa fadhiisimaha dagaalka ee u dhaxeysa Isgoyska Aadan Cadde iyo waddada Talex ee degmada Hodon.
Maxamed wuxuu sheegay in uu go’aankaan qaaay kaddib markii uu fahmay ama garowsaday in wxa ay wadaan Shabaab ay yihiin wax ka fog diinta Islaamka dagaalkuna uu yahay mid ay ku dhamaanayaan dad muslimiin ah oo aan waxba galabsan.
HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
waxaan idinka codsanayaa
anigoo ah sar kaal sare ee al shabaab in aad i qaa bi shaan marka aan arkay wax aan dintu iyo binu aadmi nimadu ka bax san tahay aan kala kul may raga aan la sha qeeyna yay ayaan go aan ku gaa ray in aan xaga dow lada ku bii ro idin koo amni geeygu ad keynaya oo argoosi ka saaraya وبالله التوفيق السلام عليكم
Marka hore waxan salamaya nimanka dhalin yarada ah olakhalday kanasobaxsaday khawarijta الحمد لله mar haday kasobaxen kooxda dadka dhibatenaysay marka ayagana waxan kacodsanaya inay dadka cafis kadalbadan illahayna danbi dhaaf waydistaan dadka kale owalaladod ah olashaqaynayana inay sidasokale ogu baqaan inay kasobaxaan unashaqeyan dadkoda iyo diintoda iyo dalkooda si cadaalad ah