Saturday, November 22nd, 2014

DAAWO SAWIRRADA:-Habeennada Muqdisho Iyo Isbedelka Nabadeed Ee Ka Jira(1)

Published on November 30, 2011 by   ·   118 Comments  ·   67,247 views

Nolosha magaalada Muqdisho wixii ka dambeeyey Lixdii bishii August ee Sanadkan oo ah markii Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab laga xoreeyey magaalada ayaa waxa ay aheyd mid soo hagaageysay ayadoo maalinba maalinta ka dambeeysa ay adeegyadii bulshada dib usoo laabanayeen.

Horey waxaan aqristayaasheena idin kugu soo gudbinay muuqaallo ka turjumaya isbedellada Caasimadda balse muuqaaladaasi waxay ku koobnaayeen xiliga maalintii sida jawigu yahay waxaanse hada idiin soo gudbineynaa qeyb kamid ah muuqaalka habeen ee magaalada Muqdisho ayadoo qaybo kalena aynu idiin ballan qaadeyno haduu alle idmo.

Halkaan Waa Isgoyska Dabka gaar ahaan wadada aada Suuqa Bakaaraha oo xili habeen ah ay gaadiid BLah isticmaalayaan Bilo ka hor iskadaa Habeen xitaa Maalin gaadiidka iyo dadkuba ma isticmaali jirin

 

Photo By:-Abdifitah Dahir Jeite

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga si lacag lacaan ah adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         17124327760




Readers Comments (118)

  1. maansha allah waa wax lagu farxo laakiin waxaan dawlada uu hogaamiyo mudane sharif ka codsaneynaa hadaan nahay shacbiga somaliyed in la ogaado nolosha ciidamada sababtoo ah dal aan ciidan laheyn dal ma noqonaayo askarta mishaarkooda meel hala saaro yuusan muran galin hadii kale jigjig meehaaga joog lee waaye arinta

    • Mahdi Wadani says:

      Maasha alaaha waa wax laku farxo somalia oo nabad ah qaasatan Mogdisho

    • xarare says:

      mashaa allaah hambalyo hambalyo wax badanbaa iga dambeeyay mardhow waa imana inshaa allaah aad iyo aadba umahadsan tihiin bahda radio muqdisho sida aad noogu raaxeyseen dalkeena hooyo bilicdiisa soo noqotay aniga markaa wax gartay dagaal lee kasocday xamar lkn manta chance weyn ayee ii tahay iyo intii ilamidka ah illahay kasukoow waxaa mahad weyn leh dowlada oo ugu horeyo mudane sh.shariif gaar ahaan ciidama xooga dalka oo kaxureyay cadawga su,aal bahda radiyaha qaranka maxaa looga wayay heesihii hore oo aad muhiim u ah inaa soo xasuusato bari samaad sida heestii wallahi waa digniin billaahi waa dardaaran dalkeyga kibir ninkii kudaaqo daqaradaan kujiido dibbuu uqoomameyn waaaaaaaaaaaw pls aad iyo aadba ujeclahay heesahaas meel aan ka dhageesto ayaa la,ahay hadii ee suura gal tahay waa iga codsi mahadsanidiin malin dhaweed waxa dhageysanayay odaygii dhaqankii hore ka hadlayay waxoo yiri waarikow wadada ku kari waridkaa allacadaab waye ..kkkkkkk.kk.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • abdi rizak says:

      maashaa’alaah aad ayaan uga helaa heesahaan oo kale kuwaas oo muujinaya wadani nimada

  2. wadani_boy says:

    mashaallaaah waaan soo laban doonaaa in shallaah mardhaw balse wili bambo ayaba jirdo waxan cosanaya cidanka eedhikar uqas ah in laka safo oo aan cidkale sameeysan karin doowlada mahine si loo ogado ninka ciidanka ah iyo kan khawajirda ah intas ayaa ka dhiman xamar cade wan ku xisay

    • Xali says:

      dadka dibada joogaahi wxay rabaan in ay wadanka oo aan xabadi ka dhacayn, bambo lahyn oo nabad iyo caano ah ay soo noqdaan.
      Waa Ok laakiin yaad rabtaan inay sidaa idinkaga dhigaan?
      Wadan walba dadkiisa ayaa wax ka dhiga ee ku soo noqda wadankiina waxa aad rabtaan inuu noqdana idinku ka dhiga. hadii kale kuwa joogana ma joogi doonaan kuwa maqana sooma noqon doonaan.

  3. Hassan says:

    marka hore waxan halkan ka salamayaa BAHDA RADIO MUQDISHO sida wanaagsan aad shacabka howshan baaxada leh ugu haysaan waad ku mahasan tihiin.tankale waxan lee yahay hanoolaato soomaliya ,muuqaalada habeenkii farxad ayay nagu reebeen waad mahas santihiin

  4. jamal007 says:

    maasha allah Ilaah hano siaadiyo
    muqdisho mugdigi wa ka baxady wa farxad aad u weyna wa mahadsantihiin radio muqdisho waxaad tihiin u adeegha bukshada

  5. Abukar.Jimale says:

    waa wax-lagu farxo illahey nabada ha noo adkeeyo.
    Mooryaan-diimeedka oo nabad-diidka ah allaha naga qabto.

  6. C/lahi says:

    Maasha allah xammar cade wan uxiisnay wlhi waan kusolaabanayna wali sida ugu dhaqsiyaha bdn insha allaah guul wcn somalia hanoolaato ha is raacdo somlia maqdishow lan tamuud xukuumada gaas xaaji c/wali waxan kacodsanayna inay iskudayaan bilicda magaalada inay dib usoceliyan wadooyinka waaweyn ay leerarka dwlada laguyaqiinay aya ka ifiso sida ugu macquulsan uguna dhaw ay dar dargaliyaan amaanka magaalada somalia ha is raacdo hanolaato somalia

  7. ismail says:

    waan ilameynaa maxa yelay halka aan hada arkaayo sidee eheed bila ka hor iyo hada see tahay iyo meesha aan caawa ku suganahay oo aah meel qoraxda aan ka soo baxeyn 24ka saac ah habeen lkn malintey noqotabo waan ku soo laaban doonaa moqdisho magala madaxdeyna insha alaah

  8. mohamed says:

    halkaan waxaan uga mahad celinayaa dhaman shaqaalaha radio muqdisho waxaan leeyahay radio muqdisho iyo ninka aan la iloobi karin ee tarsan

  9. Ali banjo says:

    masha llaaaaaaaaah ilaah mahad si kaleh illaah waxan kabaryaa in uu naga qabto ku layo shacabka musli minta ah

  10. istar says:

    mashalah wlh markan sawiradan arkay xada aya i kacday waa arin wnagsan oo lagu farxo shaqalha radio muqdisho aad ayad u mahdsantihin sida wanagsan o ad u qancineysan shacabka
    ilahow no sii siyadi nabdan noo iftinta oo mid ka wangsan na tus yaa rabi

  11. KULMIYE says:

    REER MUQDISHO WAA IN AAD KA FAAIDEYSATAAN DOWLDA TURKIGA HOWLAHA AY KAWADO MUQDISHO LANA SHAQEEYA TURKIGA SI UU U SOO CESHO BILICDII MAGALADA IYO KALADANBEYNTA IYO DHISAHA UUKA WADO YAR IYO WEYN LASHAQEYA REER MUDQISHOW,
    OGAADA BOOSASO IYO HARGAYSA WEY DHISAN YIHIIN EE KU DAYDA

  12. XDS waadkumahad santihiin nabadda aad curiseen oodhiiginu ku daadanayenan difaacida dadka iyo dalka. dowaladen waan idingarabtaaganahay hadaan nahays shacabka waanguleysaneyna soomaliya hasraacdo aamiin shababow warlidaa waqtigagale xagadgeli.

  13. waad sallamantihin shacabka somaliyed melwalba aad jogting sallan kadib wan kufaraxsannahay in alshabab laga sarray magallada gudahayda wa wax aad lugu farxo oo magaladu ay noqotay magallo qurux baddan waxan tas uga mahad celeyna cidamada dowlada
    inta kadib waxan leyahay shacabka somaliyed noqda kuwa iku xiran oo wax wada qabsado tagayra cidama boliska iyo militariga labadaba oo noqda kuwa iskutashada hakutashanina cawin islamayd ee aan iskutashano allshababna aan kaqadno tillabo sharci ah wann wadda soqabqabanaynna dhamantoyd
    shiiq cale dhere waxan ku xukumidona dil ah togasho
    abumansus sidokale madaxda sare oodhan wann wada toganayna ee soobaxa aan tillabo kaqadne

  14. wadani says:

    mogadishu in my heart

  15. garyare says:

    awalan w.u mahad celinayah mudane prs sh.sh axmed kadib waxaa mahad garah.leh ciidanka suurta galiyey nabada muqata mantey orunti rajo kalsoni leh kamuqato waxan leyahay hakadalina dadalka shacabka somaliyedna wb maciina insha… Guul 2012 dhamadka dhibka so… In

  16. asc dhaman umada somaliyeed mel kastoy jogto waxan ad ugu farax sanahay in dad a reyidka ah ee heer muqdisho cadawga loga saray guryohoda aad ban ugu xumahay dhibatada wadankena iyo dadkena sida xun u heyso fikirkeyga hadi ka hadlo waa in cidamada somaliya la siyaa mushaarku filan bilkasto la baraa loo shegaa wajibadka saran loo shegaa in uu cil weyn hayo biri a malin ku garayo garado iyo sharaf weyn aqoontodane la kordhiyo oo si fican loo taba baro dhan walbo sida eey bulshada ula dhaqman la baro bili adinimada la baro maxa yelay waxa laga yabaa qarkood in eyna waligeed wax baran oo aqoon lehen

  17. sahra says:

    SHacabka MUqdisho kunol
    oo somaliyed
    waxan idin oran lahay uobaxa bananka oo tillabo aan kaqadne alshabab
    warr waxa nahay dho milyan waxana nadhiba wax kayar 10,000
    wax ah sura gal mahan halki qof oo ah allshabab waxa ku aade wax kabadan 550 rux marka ya xog badan 550 rux iyo hal rux
    jawabto wa waxa xog badan 550
    marka sobaxa oo soqata dhagax ki heli karo ki midi helikaro ki qori heli karo ki bastolad heli karo ki dhaqalo kutageyri karo ki af kutageri karo ki gari kutagayri karo dhaman waxa nagala raba in aan tilabo kaqadno mahan wax lo adkeysan karo in shacabka mino iskulada lodhigo wax aan aqbali karno mahan ee shacabow sobaxa oo iska dhacsha allshabab.

  18. Ahmed tooyo says:

    masha allaah.waa wax aad loogu farxo l miss you my cty mugadishu. hamar cadeey xuduntaydaa kuduugan marna kuma illaabikarayno..we miss u and we love u…insha allaah waxaad kulaaban doonta ama helidoontaa nabadaadii waayo waayo dunida ina dhaaftayna waxaad kusooaban doonta maalmo billo iyo beryo insha allaah.radio mudisho thank you so mac
    h..

  19. Ilahay hano siyadiyo nabada kuwa nabada ka sy horjedana ala hanaga qabto

  20. Abdalla says:

    waan idin sallamay mansha,allah

  21. AALOOW XUNDOW says:

    waad naga farxiseen ee allaah idinka farxiyo,,cadawgana way ka nixi doonaan sawiradana oo waxay rabeen inay xamar mugdi ahaato waligeed.

  22. kaahin says:

    Ilaah ayaa mahad leh, sawiradan iyo kuwii hore ee
    Dadka dhaawaca ah lagu armor jirey wey kala duwan yihiin.
    Waan ilmeyn jirey kolkaan arko hooyo madfac la soo tuurey dhibi ka gaadhey.
    Mid kale, anigu waxaan aamin sanahay in

    nimankao
    Yiraahda al shabaab ayaan ka soo goosanay
    Inay ka dambeeyaan qaraxyadan hadda soo batay,
    Shaqo ay al shabaab wax ka og tahay.

  23. C/raxman says:

    Mudane jeyte saxib qali ah wad ku mahadsantahay sida quruxda badan ad nogu so bandhigtay sawirada

  24. qorba joog says:

    masha alaahw ax lugu farxo san hadey xamar cade wa ina wadanka lulabana in sha alaah alah naqabto kuwa nabada ka so horjeeydo

    • ali fartaag says:

      fartaag maasha alaah waxbaa laqabtay ayaan leeya hay ee hala sii wado howsha DAARDAARAN NOLOSHA CIDANKA HALA OGAADO KANDHAAWACA AH HALOO DADAALO KANDHINTANA WAXA KADAN BEEYA HALA XANAANEEYO oo YAAN LA MURAAL JEBEN

  25. sharif axmad says:

    asc mujtamcusomal bacda salaam dowlada haxojiso amniga dalkeena hoyo nabadey

  26. abdi says:

    maasha allah allow nabadda noo siyaadi adigaa awoodee walahi caaw aad ayaan ugu farxay laakiin waxaa ogahaya dad ay dhibee intaas .waxaan aad iyo aad ugu mahadcelinayaa bahada radio mugadisho waxaan leeyahay ajar allaha idinka siiyo khalbiga yaad noo nuuriseen .kanaxoow nafta waa.

    • maahir says:

      waad salaaman tihiin umada soomaaliyeed meel waliba oo aad jooktaan sln waa mahad ilaahay in muqdisho la arkay in lasocon karo 1:00 saq dhexe taasna waxay muujinaysaa ambniga dalka & horumarka soomaaliyeed

  27. nogob says:

    mansha allah caasimada soooomaaaaliweyn allaw nabada noogu wad

  28. Somali says:

    Qoraxi sacab ma qariyo ishii buktaay ku bidhaanso Muqdisho wey muuqataa in nabadii ku soo laabaneeyso laakiin suaasha taagan waxa ey tahay dadka ku nooli miyeey difaacan doonaan nabada ilaah u keenay oo kooxda gabalkeeda dhacay ee al shabaab dhibka yar ey la wareegi ma iska qaban doonaan oo iyagu ilaaliyaalka nabada xaafadahooda maka noqon doonaan oo cidii ku cusub xaafadaas ciidamada ma u soo sheegi doonaan si loola socdo waxa ey tahay?

  29. Amiin says:

    waxaan aaad uga xumahay inay wali sii socoto carqaladayntii khawaarijta iyada oo ay muuqanayso in aan hada aan ka soo kabsanayno dhibaatayntii ay ku hayeen cadow alshabaab dalkeena hadana waxan ciidanka xooga dalka soo maaliyeed iyo hogaankooda sharafta leh ka codsananaynaa in ay sii labalaabaan dadaalka ay ugu jiraan ka sifaynta dalka khawaarijta aan maanka iyo miyirka toona lahayn waxaana wax laga xumaado ah in ay wali ku harsanyihiin qaar ka mid xaafado ka mid ah gobolka badnaadir taasi oo ah cadaala daro ayna tahay in si deg deg ah looga saaro shayaadiinta si shacbigu u soo wadalaabto Ugu dambayntii wwaxaan leeyahy ciidanka xooga dalka soomaaliyeed ka sifeeya dalkeena khawarijta maan laawa yaasha ah

  30. sucaad says:

    MASHA ALAAH RUNTII WAA HOR MAR IFTIINKEED MUQDISHO OO HABEEN SIDAAN AH MASHA ALAAH ALLA WAXAAN UGU BARYAA SI WAA WAA AHAAN JIRTAY IYO SI KA FIICANBA IN ALLA INOOGA DHIGO MUQDISHO WALIBA WAXAN LEYAHAY HOGAANKA SARE EE DOWLADA IN CIIDAMADA LA OGAADO WAAYO INTAAN AYAGAA KEENAY WALINA MA HEYSTAN BIIL RASMI AH OO KU FILAN SO MARKA CIIDANKA HALA HOWLGALIYO HANA LA HABEEYO MUSHARAADKOODA

  31. samaara says:

    waaw mash alaaah waa iftiin soo ifbaxay muqdisho waxaan habalyo u dirayaa m/ shariif iyo golahiisa wasiirada iyo sarakisha ciidan ka dhamaan waxaan alla idin ka baryaa sanadk aidiin dhiman in uu alla idin ku guuleyo howsha aad u heysaan shacabka annaga oo og in maalin iyo haben nila ugaarsado waliba naftiina halis ugu jirto dalka awgiis iyo badbaadintin shacbakiina xafidu hulaah ilaah ha idin ilaalsho guuleystana dalkiina iyo dadkiina u dhinta tarikhda waa xustaa

  32. Wardhiigley waa xudun teeda says:

    Mansha allah adbaan u farxasanahay maxaayeelay nabada waa nolol iyo hormar war how somaliyay isku tashta yaaan ha dhow la idiin talin hada ayan jaanis heesana somaliya hanolato somaliya ha israacdo somaliyaa ha xorowdo byyyyyyy

  33. Maxamed maxamuud odawa says:

    Asc tallo dowlada waxan ka codsanaya siiba madaxda ugu sareeso inay inay meesha keento dadka xirfada u leh ama aqonta u leh amniga iyo kala dabenta xage ciidamada wana ku mahadsanti hormarka aad iftimiseen

  34. mr. Ali geseey says:

    masha allah runti waa wax lagu farxo gawaari kashaqeyneyso habeen nimo magaalada waa arin cajiiba dowladana waxaan ka codsaneyna ineey amiga sugto dowladana waa iney dhistaa melaha burbursan si ay usoo noqoto bilicda magaalada ?

  35. Ururka Sahasom says:

    Asc Bahda Idaacada Qaranka Salan Kadib Waxan kufarax sanahay Dhaman Bahda Sahasom Ee Kala Joogta Aduunka Oo Dhan In umadu Hormar Gaarto Waxaan Sidoo kale Jecelnahay In dhibka Laga baxo, Laakiin Midaas Maahan In Lalasoo Dag Dago Hormarada Isdaba Jooga Ah Ee umada Usoo hoyanaysa Si Fursad Aysan usiin Kuwa weeraxsan Ee Alshaqaaqo Sidaa Darteed Waxan Baaq Afka Labadiisa Ah Udiraynaa Aqliga Iyo Maskaxda Ciidanka Qalabkas Sida Inaykahortagaan Dhibwayn oo ay soo wadaan Alshaqaaqo Ama Alshabaab Taas Oo Maata Lays ah Sida Inay Qarax Kudilaan Madaxda Iyo Shaqalaha Turkiga Inay Miinooyin Galiyaan Xeebaha Liido Iyo Jaziira Si Wararka Hada Socda Ay Ujoojiyaan InAy laayaan Hawenka Wadooyinka Muqdisho Muujinaya Inay weeraraan National Tiyatar
    In Meelaha Qurxoon Ee Faras magalada ah Dhulka Dhigaan Si ay Ujabiyaan Qalbiyada Malaayiin Qofood Oo Soomaali Ah Warkeenu waxsheeg Kaliya Maahane waa Wax Hala Qabto Qarankoow

  36. c/qadir says:

    ASC MASHAALLAAH WAA WAX LUKU FARXO OO U SOO HOOYATAY UMADA SOOMAALIYEET ONA KASHAQEEYEY CIDAMADA XOOGA DALKA SOOMAALIYET WAXAANA LEEYAHAY CIIDANKA SOOMAALIYET NOOLAADA ILAAHEY BAA NILA JIRA CADAWGANA WAANA KA GUULEESAHEENAA INSHA ALLAAH SHACABKA SOOMAALIYET WAXAAN KA COTSANAA IN WIXII MUSUQMAASUQ AH IN EE LASOO SOCOTSIIYAA CIIDINKA XOOGA DALAKA WAANA MAHANTANTIHIIN SHAQAALAHA IYO TIIFIIGA QARANKA IYO RADIYAHA COTKA FARIIXA LE DHAMAAN TIINA SHAQADA AAT U HAASAAN SHACABKA SOMALIYA QEER ILAHEY HANIGA SIIYO YB

  37. Wadani says:

    ASC.

    Waan idiinka mahad celinayaa shaqaalaha Radio Muqdisho howsha aad noo heysiin. Waxaan rabaa inaan dadkaan MAASHA ALLAAH afka kuwada haayo ineey dib usoo nooleynta bilicda magaalada ka qeybb qaataan. Waxaan idin leeyahay ku dayda soomaalida Oslo, Norway iyo Sweden oo dib u habeen doonaa wadooyinka wadnaha oo reer Norway ah iyo sodonka oo Sweden ah.

  38. ahmed says:

    magaaladeena xamar cadde ha noolaato..aad iyo aad baan uga xiisay..waa mahadsan tihiin kun jeer raadiyo muqdisho…iyo dhamaan dadka soomaliyeed ee xamar jecel..

  39. xaajoo says:

    maashaa alaah waa wax lagu farxo laakiin dowlada waxaan ka cod sanaa ineey ad keeyso koontaroolada laga soo galaayo muqdisho waayo kuwaan waxa qarxinaayo waxeey kasoo galaan waa magaalada banankeeda hadii la ad keeyo loontaroolada laga soo galo maagaalaga waa fiic naaneeysaa magaalada

  40. abdi fitaah says:

    Asc masha aallah waxan kowda hore u mahad celina allaah alxmdulilah markaxiga dowlad somali iyo cidanka somali waxan halkan radiomuqdisho ugu mahad celina muqalkan ey no so diyariyen thanks all asc bye

  41. abdi fitaah says:

    asc all radiomuqdisho wad ku mahad san tahin sawirkadan thanks

  42. aliii says:

    magaceena dheeraya mudnaanta sharaftena muujiyaaa allow allee qiiro ayaa i haysa , viva dawlada somalia allahuma zidna walatanqusnaa insha allah

  43. somali-boy says:

    wwwwowowowowowowo mashallah allow inoo siyaadi nabada noo iftiintey allow neecaaw kheyr qabta iyo nabad galyo nagu irsaaq….kuwa dulmiga wadana naga qabo amin

  44. ASC after salaan waxaan u mahad celinayaa alle kasokow bahda radimogdishu mida kale waa mahad ilaahay mida sedexaad only waxaan dowlada sharafta leh ka codsanaayaa in ciidamada mushaarkooda la ilaalsho we know hadii intaas la ilaalsho intaan iyo in kasii fiican waa lagaaraa lkn hadii musuq maasuq lo cuno mushaarka ciidamada qalabka sido horay looma scon karo markale ciidanka xooga mushaarkoda mida xigta khawaarijtaan al-shabaab ga.can bir ah halagu qabto habeen iyo maalinba hala ugaarsado ,,,wabilaahi tawfiiiq wsc

  45. Makaran Indonesia says:

    nabadda iyo guusha la gaaaray waa wax lagu farxo laakin waxay in ay arrintu tahay faanoole fara kama qodna, waayo waxaan aragnaa in magaalada dhan ay mugdi tahay isla markaana aysan ka jirin wax koronto ah marka waxaan ka codsaneynaa in dowladda ay magaaalada dhan koronto galiso. koronto la’aan waa nolol la’aan ayaa la dhihi karaa

  46. hamza says:

    aad ayee umahadsanyihiin reer radiomuqdisho,waxaan caaw akay xafdeena mudo sanda ah ka dib,otel mubarag,iyo mak lamukaram,dalka ilaahy hanoo nabdeeyo,

  47. Dr. C/qaadir Axmed Ciid says:

    Runtii aad ayaa ugu faraxsanahay guulaha is daba jooga iyo waxqabadka dowladda, laakiin waxaan kula dardaarmaa dowladda iney adkeyso amaanka xuquuqda ciidankane yaanan qalqal la galinin. hadii aan nahay shacabka waxaan diyaar u nahay in aan ka qeeb qaadano taakuleenta ciidamadeena qaranka.

  48. shafi'i says:

    waaa xamar oo iftiintay alloow noo siyaadi

  49. axmed says:

    waa maasha allaah muqdisho waan ku farxay sawirrada caasimada soomaalia oo nabad ah ilaahow abad ooga dhig

  50. Cusman says:

    Masha allah masha allah walalayal nimcadan ilahay na siyey wan inan ku shukrina si ay markale inoo dhafin aana ILAAHEY ka barina inu no siyadiyo alshababna ilaahow meelaha ay jogan keli keli ILAAHOW ugu dil IlAAHOW nabadas yarta ay no diidan yihin ILAAHOW waqtigoda so gaabi? AMIIN AMIIN AMIIN

  51. asc wr wb dhamaan wallhayga somaliyeed ee aan jeclahay meelkasta o aaad joogtay salaan kali yo laab ah iga hooya salan kadaib waa ax lagu farxo dhaq dhaqaaqyada dhanka amaanka ee muqdishakasocda Allena inta dhiman hanoo dhameystiro

  52. Asc aad ban uga farxay nabada casimada dowlada waxan ka codsanayna in wadoyinka nalal ay galiso si shacabku ay farxad iyo nabad ay dareman

  53. cabdinaasir says:

    Masha alaah walaalaay waad aragtaan muqdisho waxey ku socotaa wada wanaagsan waxaan ka codsanayaa dhamaan umada somaaliyeed iney taageeraan nabadgaliyada somaaliya gaar ahaan dhalinta somaaliyeed oo ah dadka dhisi kara dalka hadey doonaan burburinkara wadan kasta waxa uu ku faana dhalinta u soo baxda sidaa daradeed muqdisho waa hooyadii somaaliya aad baana ugu farxay markaan arkay hormarka dhanka amaanka ah ee ka hanaqaaday goobaha qaar dowladana waxaan ka codsanayaa in la tayeeyo ciidamada qalabka sida oo ah xooga dalka

  54. abdulkadir barre ali says:

    waa talaabo fiican oo horay ay dowladda uqaaday shacabka ha taageeraan xukuumadooda mardanbana yay nagu soo noqon danbiilayaashii caadeeystay duminta dalkooda,nasan mayno ayayagoon maxkamad horteenna ay ku xukumin guuul xukuummadda rayidka ah ee dadkeeda u curatay….

  55. farhiya ali says:

    illaah baa mahad oo dhan iska leh marka xigta dowlada somaaliyeed oo wax muuqda kasameeysay dalka waana arin farxad galineeysa indhaha muwadan kasta oo somaliyed marka laga reeba kuwa ayaga indhihi xirtay si aysan waxba u arag dhagahina dabooshay si aysan waxba umaqal marka ciidanka sharafta mudan ee utaagan dharaar iyo habeen sida ay dalkooda uhoru marin lahaayen waxan dhihi laha haka daalin ee horay usocda wana idin duceeyneeyna in aad ka guuleeysataan cadawga teeda kale qaraxyadan umada lagu kala gaabinayo dowlada waa inee siwanaagsan uga hor tagta

  56. ahmedalbuntl----- says:

    ASC WW DHAMAAN SHAQAALAHA RAADYO MUQDISHO MIDDA KALE WAXAAN DAWLADDA KULATALIN LAHAA INTA AAYSAN SHABAAB SOOXOOGEESAN IN LATIRTIRO OO AAN LASIIN JAANIS AAY ISUSOO ABAABU LAAN IYO QARAXYONA AAY KU DHIBAATEEYAAN XOOGAAGA NABADDAA OO HADDA JIRTA WAXAAN JECLAAN LAHAA ANIGA ARAGTIDAYDA IN SHABAABUL SHEEDAAN AAN JAANIS LASIIN OO WADDANKA LAGA SAARO DHAMAAN SIIBA MARKA UGU HOREESA IN SIDA UUGU DHAKHSAHA BADAN LAGA SAARO CAASIMADDA SI DAWLADDU AAY UGU SHAQEESO XAMAR OO LOOYAREEYO QARAXYADA LAAKIN HADDII XAMAR GEES AAY KAJOOGAAN LAWAAYI MAAYO DAGAAL JOOGTAA IYO QARAXYO—- WABILLAAHI TOOWFIIQ

  57. ilaah ayaan ooga baryay dowladeena soomaliya ka jirta in uu noo saa,idiyo waa wax aad aan ooga farxo ilaahow garab istaag jamhuuriyada somaliya ilaahow noo siyaadi nabada aan heesano ilaahow naga qabo alshabaab iyo wixii ku fikir ah aaaaaamin

  58. abdisalaan says:

    as wr wb walaahi waa muuqaal lagu farxo waxaase ugu horeen mahadaa leh ALLAAH noo ku soo celiyey bilic san inkastoo dhibaatooyin jira waxaase ALLAAAH ka baryaa inoo bilic lahaan jirtey barisamaadkii iyo amnikii ba amiin amiiin walee waxaan moogey 17 inshalaaah waa iman waan u xiisey waxaan laga quusan baryada le waxaan mar kale ALLAAH ka tuugayaa inoo hagaajiyo dalkeena dhan umada ee isku tanaasula ee islaanimada qiimeeyaan ayadaa walaaltinimada rasmiga ku dhahay waxaase ugu dan mahad u calinayaa ALLLAAH kasakoow Raadiyo Mugadisho

  59. mahdi says:

    allaaah is that mugadisho? great and wonderful

  60. mashallah waa wax lagu farxo arinkan
    balse waxaan fariin u diraya nimanka madaxda ah ee naga tagay anago qurba joog islahayn walalayalow hadana u dacad baxeyn iskaaga soolaabta maxaa yelay safaradina diyaradaha way badan yihin cidankina mushaar maheystan wax nafarax galiyo mahan arinkas…

  61. ilaah hanoo siyaadiyo nabada alshabaab iyo wixii ku fikir ah alaha naga qabto aaaaaaaaaaamin qeer wuu danbeeyaa ee somaliyeey halal shaqeeyo dowlada ninkii sabraa sedkii helo culees dabadiisa waxaa xiga fudeed sabra ee dkmg ah la shaqeeya si aan u gaarno qaran dowladeed hambalyo dadkii u huray naftooda nabada in la helo ilaah ha amaansado kuwii ku dhintay ilaah ha u naxariisto janadii alaha ka waraabsho aaaaaaaaaaaaamin yaa rabi
    asc walaalayaal

  62. ahmed jeez says:

    kkkkkkkkk wa wanaag an la hilmami karin

  63. Qaali says:

    Waad salamaan tihiin somaliweyn marka hore waxan aaad ugu mahad celinaayaa bahda radio muqdisho gaar ahaan geesiga wadaniga ah wariye sare C/FITAAX DAAHIR JEYTE waxan kuleyahay jisaaka laahu kheyr sawiradaan runti waa kuwo aad logu farxo muqdisho hadii leyrar lasuray oo habenki baaburta socoto dadka ayagaa fahmi doono nabada waxay tahay ubaxyo na halagu beero dhinac yada lamiga ayan ku darsan laha quruxda waa qeyb kamida nolosha reer muqdisho saan idiinku xiisay nasibdaro maanta muqdisho meshaan kajiro fogaaa waaleysku soo noqon wixi nool aduunyada

  64. AWEYS HASSAN says:

    ASC DHAMAAN UNADA SOOMAALIYEED MOOL WALBO OO AAD JOOTAA WAAN IDIIN SALAAMAY SI QAAS WAXAAN U SII SALAAMAYAA BAHADA SAXAAFADA MAASHAA ALLAAAH WAA WAX LAGU FARXO MAGAALADA MOQDISHO OO MEELA BADAN LAGA DAREEMAAYO NABAD IYO FARXAD

  65. aweys hassan says:

    asc dhamaan umada soomaaliyeed meel walbo oo aad joogtaan maashaa allaaah waa wax lagu farxo magaalada muqdish oo meelo badan laga dareemaayo nabad iyo farxad

  66. foodeey says:

    asc dhamaan umada somaliyeed iyo cidamada qalabka sida dhamaan tood iyo madaxda dalka iyo bahda saxaafada qaranka walahi waa wax lagofarxo iftinka belaabanaya hada sewada hadaalina wan idin tagayr sanahay hanbalyo

  67. ahmed abdalla says:

    Aley lehe waxan huba in laga reystay kuwi rabay in ey umadda afdunkuna hayan meel madow o mugdi ah haben iyo malinba alahi naga waday ayan ku mahadineyna ugana mahad celineyna dowladana kor allaha ka dhigo kuwa nabadda didayna dhulka allaha la gooyo weöiba si deg deg ah asiga aya awodaas lehe hanaga wado dibna noguma so celiya abidkeen dambe umadda somaliyeedna alle ha ku shugriso hana isku dubanto o qabyalada haka fogato iyada aya logoso gambaday wana lagu babiyey waa hadey garato somaliya ha nolato weligeed Download: eType1.com/f.php?FDQftC

  68. ibrahim axmed cilmi says:

    Aad iyo aad ayaan ugu faxay markii aan arkay meelo mar hore iigu damaeysay waan xasuustay waanad ku mahadsantihiin sida mar walba aad dad weynaha dibadda jooga aad u xasuusisaan waddankooda iyo heesaha qiirada leh oo aad uisoo qaadataan shaqada aad heysaan waa mid taariikhdu xusi doonto halkiinna kasii wada mahadsanidiin.

  69. Elmi says:

    al xamdulilaah illhaey nabada hanoo kordhiyo waxaan ku talinayaa in amaanka la,adkeeyo wadooyinka laamiyada oo dhanna nalal loo yeelo wcs

  70. lacala86 says:

    masha llah wa farxad wayn marba sumcadi muqdisho hadu so laabtay waxan sugnaaba dhismaheedii qurxooona allow somaliya dhan no nabade amiiiiiiiiiiiiin

  71. Ilaaheybaa mahada iskaleh oo na abuurtey waxaan leeyahay war alshabaabow waxaani ma diin udagaalanbaa ama waxaa la idiin soodirey inaad somali tirtirtaan miyaa war waxaan idiinleyahay hooyo khashin xaagesa ooladiley iyo ardey school kujira oo lala gubey war jano laguma helo heedhe alahiina kabaqa oo umada faraha kaqaada

  72. abdi says:

    ASC marka hore radiomuqdisho.net shaqaalihiisa mahadi ha idinka gaarto shaqada aad nooheesaan haka daalina waan idin tuugeenaa waan ku farax xay markaan arkay muqdisho sida eey tahay laakiin madiino maxaad ku necebtihiin oo aadan usoo sawirina mahadsanidiin

    • Jayte says:

      Abdi Walaal hadaad qoraalka kore aqrisay waan idiin ballan qaadnay inta dhiman inaan idiin soo wada sawirreyno marka sidaas u ogoow waa qeyb kamid ah Habeennada Muqdisho Sawirradan. Meelna Ma Necbin Dalku Waa Dalkeenii Guud Ahaanba.

      Mahadsanid

  73. waa alla mahadii sidaan aay maanta tahay moqdisho sidan si kasii wacan ayaan alla kabar yeeynaaaaaaaaaaaaaaaaaaa asc all soomaliweyn

  74. nabad.jecel says:

    maasha alah farxad darteed ayan la oynayaa insha alah wan soo laawandonaa i love xamar

  75. maxamud falay says:

    asc dhamaan bahda radiomuqdisho waa kumahat san tihiin hosha aat dad ka somaliyeet uqabateen waana kufarax sanahay magaladeedii oo habeen ah oo saan noqotay waxaanaa mahat iskale ilaah kasukoow ciidamada xooga dalka oo guu shaan soo hooyaya mashalaah alaaahu ak bar

  76. Qaran Doon says:

    Asc maasha`allah waa wax lagu farxo ilahay hanoo siyadiyo nabada.
    Mahadsanidiin bahda Radio Muqdisho.net

  77. hooyo somaliyeed says:

    asc dhaman ummada somliyeed marka hore waxaa mahad iska leh illahay swc marka labaad radio muqdisho waad mahadsantihiin 100%
    runti sawidan muqdisho markiiuu xaajigayga itusay maanta xaada oo dhan ayaa i kacday aniga wadankayga hooyo waxaan ka soo maqanahay inka badan 11sano maanta mar aan ka rajo fiicanahay in aan u soo noqdona malaha ee illahay waxaan ka baryaa in uu idinku nabad yeelo wadankii intiina ku hartay anagana nagu soo celiyoanaga oo nabad qabno aamiin. dal adan laheen waa dareen ku joog somali nabad waarta illahay ha siiyo aamiin amiin

  78. ma sh allah magaaladii muqdishoo oo sidan ah , waa wax lagu farxo somalaay aanu u duceeyno dadkeena iyo dalkeena,,,,

  79. Mohamed Anjelo says:

    Mashallah,ma aqaani waxaan arrintaan ka dhaho maxaayeelay asxaabta iga horeeysay ayaa wax walbo aan dhihi lahaay wada dhahday,balse soomaaliyeey dhulkiina idinkaa lahee dhista.

  80. balya says:

    asc salaan kadib waxaa mahad oo idil u sugnaatay allh subxaanah oo noo suurto galiyay iney naga baxaan cadawgiisa ee alsheydaan tan kale waxaan u mahd celinayaa bahda radiomuqdisho tan xigta waxaan mahad iyo hambalyo u dirayaa cxds oo allah ku maneystay guushaan tan xigta waxaan u mahdcelinayaa reer norwey iyo sweeda oo inkasto yurub tageen aan iloobin dhulkooda hooyo waa amaan aad uga duwantihiin wadamada kale waxaan kaloo u mahadcelinayaa walaalaha dowlada turkiga oo kaalinteeda islaanimo noola taagan intaa kadib shacabkoo pllz waan ciileysanahy ee nakeena aan ku ciil baxnee khawaarijta intaa kadib inshii ka naxdow nafta waa , ciil qabow cadaabta gal

  81. abdi says:

    masha allah waa wax lagu farxo.allaha naga qabta kuwa nabad didka ah

  82. Waa wax aan ku farxo Muqdisho oo habeen shaqo laga haayo waxan rajeynaa in cimadada loo sameyo dhar gaar ah kuwa habenkii shaqeeyo. si looga garto dad kale .. mahadsanidin. Waxan u mahadcelina Madaxwayneaha Dalka Somali Sheekh Sharif Sheekh Ahmed

  83. na says:

    masha alaha sidaan iyo si ka fiican ayan rajeyneynaa socotay xamar waa inaad sii socotaan insha alaaha cadaoga kawarijta alaha naga qabto waa nabad diid

  84. qorba joog says:

    masha alaah wa wa wax lugu farxo masha alaah xamar cade alaahow mehsa somali isku keynto hada waye qof kasta dagan xamar masha alaah muqdishu we shidan tahay viva dowlad

  85. nasriin says:

    ASCWRWB dhamaantiinba,intaas kadibna waxaan ugu hanbalyeeynayaa horumarka lagaaray dowlada Somaliyeed.Waxaan kaloon jeclaan lahaa in dhamaan umada somaliyeed inta ay waqtiga u saamaxo in aan wada aadno muqdisho fasaxa hadii illahay yiraahdo,maxaa yeelay nabadgelyada waa inaan ka qeeybqaadanaa oo aan lagu fiirsanin dowlada keliya oo xilkuwaa nawada saaranyahay.Qurba joogta qeeybtoodii ayaa dhiman ee waa in wadanwalba wado soo dhisaa oo uu ubaxyo ku soo beero oo nalalna ku dhejiyo si muqdisho maalin looga dhigo.Xaaqimo loogado gabdhaha gacmaha qashinka ku xaaqaya ee xataa aan heli karin xaaqin.Qofwalaba waa arkaa sida uu u egyahay wadanka uu ku noolyahay,dadkiisa ayaa dhistay,adiga miyaa u dhisay waa maya,ha islaheeysiin wadan nin kulamida uu dhistay ee kacoo kaadii soo dhis,adiguu kusugayaaye,ayaad ka sugeeysaa in uu kuu dhiso ma MAHIIGE.
    Hoheey Somali hurudooy.CXDS ha noolaado,waxaan jeclaan lahaay in raashinka macaawinada xataa wax laga siiyo,maxaayeelay ayagaba abaarta waa heeysa oo hooyooyinka dhibaateeysan wiilashoodii waaye marka wiilka hooyadi iyo caruurtiisii bahan yahiin oo aan 4bilood mushaar lasiin sidee kushaqeeynkara,dowlada waxaan ka codsanayaa hadeey suurta galtahay in raashinka mucaawanada ah ciidamada wax laga siiyo si ay caruurtooda ay raashin u helaan,ileeyn waa ninka lagu hurdaayo oo dhiigiisa iyo naftiisiiba wadanka xureeyntiisa uhuraya har iyo habeenba.Waa in dishibiliinka ciidamada labaraa,lahanuuniyo,lana wacyigeliyo.Horta waxaan jecelahay in ciidamada maqaasiin hubka loogu uruuriyo in loo sameeyo oo askarigii xerada ama goobta dagaalka ka soo tegaayo qoriya iyo dareeska meel loodhigo si uu dadka caadiga ah ulamidnoqdo,laakiin hadii uu askariga qorigii iyo tuutihii wato oo uu ceelgaab dhexwareegayo,waalayaabaye ma minishiibiyaa ma canshuur ayuu dadka ka qaadaya mese waamooryaan isbaaro raba in uu dhigto.Isxaan hala sameeyo askarigii laqorto qorigiisa halaga nabadgalo oo meel haloodigo,hadiikale askartii ayaa iskukordileeysa shacabka dhexdiisa.Wabillahitowfiiq

  86. abdulqadir aj says:

    WAXAAN LEEYAHAY SHACABKEYGAN BILAN WAX U SHEEGIDOOD WAASHEY XAQA SHIDADII HORIYO SHAR WIXII AHA SHIFO DAAWADED DARAAD SHEELIDEED SHALAY YEELKADAD MAANTA SHOWRIDED SHAAL QURUX SANIYO SHARAF DOWLAD NIMO SHACABKEYGAN BILAN SHUSHKIYO ALOOW SHAKIGABA KASAAR DAYA SHEEDAHIYO DADKA SHOWREY DAYAXABA KUSHIRAY CILMIBEY SHUSHUBE GARASHEY SHIDEEN SHAAL QURUX SANAIYO SHARAF DOWLADNIMO–WAXAANA ILAAHAY UGU BARYAA INUU MAR UUN BARTII AAN KUDHASHIYO BANAADIR BOOQDO MAR UUN KANADHIGO HOOYGII TUSALAHA NABADA WAXAANA LEEYAHAY RADIO MUQDISHO WAAD KUMAHADSANTIIN HOOSHAA AAD UMADA U HEESAN ANAGA WIXII KARAAN KEENA AH WAANU WADI EE ILAAHOW SOMAALIYO NABAD WAXAANA LEEYAHAY SOOMALAY NABAD

  87. c.qani says:

    Maasha allaah muqdisho saan wlh waa guul aad iyo aad u weyn ilahaa mahadaas leh kasokane ciidamada qalabka sidoo ayaan umahad celinayaa waa guul indha ka qarsi laheyn maasha alaah ciilqabow cadaabta gal kkkkkk radiomuqdisho mahadsanidiin 100% madaxweynaheena iyo dhaman mas uu liyiinta kale waan umahad celinaya

  88. Ilaah nabada inoo soo bidhantay ha inoo balaariyo cadawgana hanaga qabto

  89. shariifo says:

    masha,laah aat aya lo samiayay quruxda magalada muqdisho jowhar na soo duuba insha,laah
    wa magala weyn sida an qayasino muqalkajowhar at ayan ugu bahanahay xafda yaqshiidna marnu soo duba insha alaah

  90. sihaam says:

    asc waaaaw masha allaaaaaah nabadu macaane muqdishaan ahayoo balmagala madaxdii illaahow usiyaadi nabada iyo barwaaqada

  91. masha allah run ahanti arintan waa arin aad lagu farxo madama ay dib uso labatay bilicdi qurxoned ee caasimada dalkena somaliya ee muqdisho waxan leyahay dadka dibada ku maqan waad dhibatoten sidad qurbo u jogtene imada waxad baraten lacagtina intabada dalka u bahan ee wax ugu qabto waxan u rajeyna ciidanka xooga dalka somaliya iney garan guulo intan ka weyn waxan leyahay nin lagu sexdow ha sexan waye warka

  92. Mansh allaah waa wax lagu farxo somaliya oo habeenkii nabd lagu soconayo laguna sexanayo.

  93. cumar_xavi says:

    runtii caasimad somalia o habeeni saan u shaqeyneyso wale wax ma tareyso wandan dadow joogistisa marka so labasho wcn your home is the best where ever you are

  94. madaale says:

    asc waan wax lagu farxo mugdishu oo sidaan u bidhaameeysa ala aduunku wa maalin ilaah ba sheegay cid kasta malin beey leedahay wa malinteena aan xoojisano yeeyanan cadawga naga faideeysan cadwogu nabada ma ogola iftiinka ma ogola mugdi iyo midi daab ku jirta ayuu rabaa rer mugdishu wa kaas cadoowgii baxyeey la shaqeeya ciidan booliska u sheega wixi qalqal wada ha baqnina naftu mar beey leedahayeey geeriduna wa xaq ee allow calankeenii aloow caasimadeenii allow xaji oo xaji

  95. saif mohammed says:

    اللهم اجعل هذا البلد آمنـا وارزق أهله من الثمرات ياذا الجلال والإكرام
    insha aalaah waxaan rajeynaayaa inuu ducadaas ilaah iiga aqbalo aamiin amiin waxaan ka rajaynaayaa dowlada somalia inay dalka amnigiisa kor usii qaado waayo waxaa ladhahay meel amni yaalaa marka ku dadaala dawladaay amniga insha alaah ilaah garabkiina wuu galaayaa

  96. abdiansir says:

    asc wr wb masha alalah waa wax lagufarxo oo lagufano hadii aan nahay umabada somaliyeed milkasko oo aan ogno lakin hadii aan nahay shacabka somaliyed waxa aan kacodsanayaa dowlada somaliyeed oo hugaminayo madaxwene shariif iyo sharif xasan raysuwasaraha kacodsanaynaa in cidamada dalka lagawarhayo cafimaadkoga dhaqalahoga iyo wax walba ay ubahanyahiin adabka dowlada oodhan waa inlodhamestiraa insha allah

  97. ibrahim says:

    masha alaah wa wa wax lugu farxo masha alaah xamar cade alaahow mehsa somali isku keynto hada waye qof kasta dagan xamar masha alaah muqdishu

  98. nasro jabibo says:

    masha allah run run miyaaaaaa mise waxaaaaaaaaaaaaaaaaaa riyo walaahi wan rumaysan la ahay

  99. nasro jabibo says:

    muqdisho waxaaaaaaaaaaaaaaaa igu danbaysay 2006dii masha allah wan kufaraxsanahay in mantay sidaan ta
    hay

  100. waxaan ku faraxsanahay in Muqdisho ay noqotay nabad waxaana leyahay ha ahaato mid ku waarta nabadaas,waxan jeclahay malin ta muqdisho imaado in aan madfac laygu soo dhoweyn oo ay nabad ahaato.

  101. Ali Mataan says:

    waa wax aan caadi aheyn runtii,,,,halkaa kawada,,,,

  102. cabdi says:

    asc dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kasta oo ay jogaan maasha allaah waan ku farxay markii aan arkay ifafaalaha nab adeed ee ka soo bidhaamayo magalada muqdisho yrub qaboow aa nagu dilay ilahoow dhulkeena nabad nooga dhig waana salaamayaa duqa magaalada muqdisho tarsan shaqada fiican uu ka qabtay xamar

  103. qaalid says:

    maasha allaah waa ilaahey ma hadii hadii muqdisho waqti habeen ah saas u nuureyso waana guul aya keeneen ciidamada qalabka sida ee dowlada k m g ah waxaan ilaah ka baryayaa in noo siyaadiyo babada

  104. mahad dollar says:

    maansha lah waan ilmeeyay dhamaan shacabka soomaliyeed waan idin salaamay gara ahaan reer muqdisho dawladaeena waxaya qabatay waan ku faraxsanahay waxaan dow ladeena kula talin lahaa anigoo ah muwadin soo maliyeed kuna nool qurbaha in ciidamada xooga dalka soomliyeed mushaarkooda iyo daawadooda laga fakiro si ay amaanka u adkeeyaan kulana dagaalaan gaaladada diinta ku qarabanayso oo dhiiga shacabka soomliyeed cabaya malin walba hadii kale wax soconayo majiraan mudane madaxweyne iyo mudane risulwasare wad mahad santihiin dhamaan madaxda dawlada soomaliyeed hambalyo

  105. Xaaji Abdiasis N. says:

    ACWW.WAXAAN SALAAMAA MARKA HORE SNTV.STAFFKA WAAD MAHADSANTIHIIN 100/100. SIDA AAD KU DHANTIHIIN RAG IYO DUMARBA.SALAAN KA DIB WAXAAN KA CODSANAA DOWLADDEYNA INEY POLICKA IYO MILITRIGA NUSHAARKOODA BIXIYAAN WAA INAAD KA QAADAAN GANACSATADDA OO DHAN EX. PORT IYO IN PORT IYO INTA GUDAHA KA SHAQEYSATO IYO CANSHUURTA LAGA QAADO WAA INAAD KU BIXISAAN POLICKA IYO MILITARIGA INTAAS AYAAN U SHEEGAA DOWLADEYNA. WAAYO WADAN NABAD AH AYAA LAGA HELAA LACAG SIDA WADAMAD DERISKEENA AH SIDA KENYA, JABUUTI, ETHIOPIA IYO CARABAHA AYAAN GELINAY LACATEENA MANA HUBNO INEY KA SOO BAXAYSO WAAYO MEEL KALE AAN GELINO AYAAN WEYNAY EE WADANKEENA NABADA SOO SUGA ANAGA AYAAN DHISEENO WABILAAHI TOWFIIQ. MADAXWEYNAHA WAXAAN KU LEYHAY HOL FIICAN AYAAD QABTEEN EE SII KORDHI ALLAH MACAKA.

  106. mahad says:

    asc websidateka sharafta leh waaan kaaga mahadnaqayaa waxaad soo galiseen lkn cusi ayaa wataa oo ah inaad magalada markaad sawiraysaan aad dabaq iyo waxla mid ah aad fuushaan sida magalda quruxdayda u soo baxdo xataa viedo ka soo qaaada soona galiya waad mahadsantihiin by taasna fikirkeega hadaad rabaa waad iska dhaafi kartaaan ……..soomaliyeey nabad nabad

  107. hashim says:

    maansha allah waa wax lagu farxo laakiin waxaan dawlada uu hogaamiyo mudane sharif ka codsaneynaa hadaan nahay shacbiga somaliyed in la ogaado nolosha ciidamada sababtoo ah dal aan ciidan laheyn dal ma noqonaayo askarta mishaarkooda meel hala saaro yuusan muran galin hadii kale jigjig meehaaga joog lee waaye arinta

  108. Daariq says:

    Mashalah walal aad ayad u mahadsan tihin sida aad dadka somaliyed aad niyada uku dhiseysan, balsa waxan gacodsanaya in dowlada ay mudnaan gar ah siiso cidankeena oo musharkoda meel losaro si ay usii sugan amniga waliba hala dhira galiyo hadi ay sura galtahey, mahadsanidin

  109. ismail hussein says:

    ASC. Salaan ka dib waxaan halka uga mahadnaqayaa dhamaan dadkii ku dabaalay muqdisho nabada aan hada sawiradeeda arkeyno halkana isgoyska dabkana waa meeshaan ku dhashey waxaana ka soo maqanahay ugu yaraan 24sano mana ku soo noqon ilaa iyo hada wadankeygii aan jeclaa waxa igu soo celin waayeyna koley qof walboo caqli leh wuu garanayaa, walaahi inaan ku soo noqdo wadankeygii iyo meeshii aan ku dhashey waan jeclahay qurbana dhibkeeda ninkii arkey ama tagey yaa og ilaahey waxaan ka baryeynaa in ilaahey umadeena isku soo dumo waayo waxaan wada nahay wiil iyo abtigiis koley meesha aan maanta joogno waxa na geeyey qof walbaa wuu ka dharagsan yahay ee ilaaheey ha la baryo inuu culeyska naga dul qaado qalbigeena ilaahey ha isku keen furo kuligeen cafisna aan isu fidino soomaaliyoo dhan danbe ayaa laga wada galey, hadaan leyska wada cafin danbiyadii aan kala galney hade sidaan baan waligeen ahaaneynaa wabilaahi towfiiq.AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  110. anigawadanka majoogo lkn swardan markaan arkay qashuuc ad uweyn aya igaalay wlh idinkana dadka soomaliyed iyo daalka aya u adedgtine waxan idinleyahay kartidiina waligiinku taagnada ilaheyna jasadiina haidin siiyo walalayal waxaan idiinleyahay soomaliyey tosokaca

  111. asc umadasoomaliyed melka eyjogan waxan idiin leyahay gacmaha isqabsada o kudadala nabadiina marka horana waxan mahad gara udiraya walahena waqtigoda kusodhumiyay iney noso uruuriyan wadankena hormarka o samenayo waxan idin lenahaay kartidiina kutagnada waligine waxana idinku dhafaya soomaliyey nabad




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-22.11.2014.mp3"][/audio]
DSC_2846

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay Munaasabad Lagu Furayey Dhismaha Cusub Ee Baarlamaanka Jabuuti “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay ...
210

Kooxda Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda xasuuq ka dhacay duleedka Mandheera

Maleeshiyaadka Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda xasuuq lagu laayay ...
10679_807721645952600_1793617226884276116_n

Muugaab “Nadaafadda iyo naleynta caasimadda waa mudnaanta Kooobaad”+Sawirro

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhawaan  dar dar galin ...
DSC_0149

Maalinta Macalinka Soomaaliya oo Kuwait laga xusay ”SAWIRO”

Xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed iyo 40 guuradeeda munaasabad ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-22.11.2014.mp3"][/audio]
Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Lars 147

Agab waxbarasho oo la gaarsiiyay Dugsiyo ku yaalla Gobolka Gedo “SAWIRRO”

Dr. Axmed Faarax Ducaale oo kamid ah aqoonyahanada ...
Howlgal-boolis-490x326

Maandooriye iyo rag ka ganacsanayay oo la soo qabtay. (DAAWO MUUQAAL)

Ciidamada Booliska degmada Dharkeenleey ayaa howlgallo ay ka ...
xuska macalinka

Xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho. (DAAWO MUUQAAL)

[caption id="attachment_217763" align="aligncenter" width="580"] xuska macalinka[/caption] Munaasabadan lagu xusayay ...
DSC00288

Howlgallo lagula dagaalamayo jidgooyooyinka oo laga sameeyay G/SH/Hoose “SAWIRRO+MUUQAAL”

Howgalladaan lagula dagaalamayo jidgooyooyinka sharci darrada ah ayaa ...
DSCF6075

Tartan isboorti oo ka furmay Degmada Shangaani “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Degmada Shangaani ee maamulka Gobolka Benaadir ayaa ...
Xasan-Sheekh-Maxamuud

Madaxweynaha “Horumarku wuu sii soconayaa, iyadoo mudnaantu tahay Hiigsiga 2016, tanoo ah danta Soomaaliya”

Mogadishu, November 22: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ...
mustaf

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay. (DAAWO MUUQAAL)

Mogadishu, 22 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
maxkamad2

Shirka Wasiirrada Garsoorka Carabta oo looga hadlay Garsoorka Soomaaliya

Shir sanadeedkii wasiirrada Caddaalada dalalka Carabta ay ku ...
South-Africa

Koonfur Afrika: Weerarrada burcaddu u geysanayaan Soomaalida oo badanaya

Weerarrada lagu beegsanayo ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koofur ...
Beledweyn

Beledweyne: Barakacayaasha oo ay Roobabku saameeyeen

Roobabkii labadii maalin ee la soo dhaafay ka ...
MUUNGAAB

MUUNGAAB: “Ciddii Xamar guri ama hanti looga heysto maamulka halla soo xiriirto”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed ...
DSC_2695

Guddoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay dhiggiisa Jabuuti

Guddoomiyaha Baarlamaanka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ...
DSC_2674

Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Jabuuti “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-HABEEN-21.11.2014.mp3"][/audio]
DSC01394

Kulan Looga hadlayay horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga oo Galkacyo lagu qabtay “Sawiro”

Kulankani lagu qabtay Hotelka Empasy ee magaalada Gaalkacyo ...
ilkacase

Majaajiliste Cabdi Maxamuud Ilkacase oo Muqdisho ku geeriyooday

Allaha u naxriistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-21.11.2014.mp3"][/audio]
Beledweyn

Garoonka diyaaradaha ee Beledweyn oo  howlihiisa istaageen

Kadib markii saacadihii la soo dhaafay si daba ...
DSC09077

Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ...
DSC00497

Maamulka Cadaado oo qalab Sports ugu deeqay kooxaha ka dhisan Cadaado”Sawiro”

Agabkan Sports oo ah kan ay ciyaartoydu ku ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay shirkii Copenhagen

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
dhuxuloow

Wasiirka warfaafinta oo saaka dalka dib ugu soo laabtay. (DAAWO MUUQAAL)

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha mudane Mustaf Sheekh ...
Jawaari

Gudoomiyaha Baarlamanka oo u ambabaxay dalka Jabuuti. (DAAWO MUUQAAL)

Gudoomiyaha baarlamanka ayaa saaka u ambabaxay dalka Jabuuti ...
Xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka dalka dib ugu soo laabtay.(DAAWO MUUQAAL)

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-21-11-2014.mp3"][/audio]
xasan sheekh

Madaxweynaha “Qurba joogta Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa ineey dalka dib ugu soo noqdaan”

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...

Tubta Toosan

Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Knowledge

SHEEKH MUUSE CAGAWEYNE: Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan-DHAGEYSO

Aqoon la’aani waa iftiin la’aan ayay tiraahdaa Soomaalida. ...
Walaalnimo

Xaqa uu muslimku ku leeyahay Muslimka kale       

  Dadka muslimiinta ahi waa walaalo, waxaana ka dhexeeyo ...