Sunday, May 19th, 2013

DAAWO SAWIRRADA:-Goobihii Saakay Laga Xoreeyey Maleeshiyada Shabaab Ee Degmada Dayniile

Published on October 20, 2011 by   ·   103 Comments  ·   30,114 views

Halkaan waxaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirro aan idiinkaga soo qaadnay goobihii saakay laga saaray Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab gaar ahaan xaafado ka tirsan degmada Dayniile halkaasi oo ah barta kaliya ee ay ku harsanaayeen maleeshiyada Shabaab waxaana howlgalka wadajir u fuliyey Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo Kuwa Midowga Afrika ee Amisom.

Ceelka Filibiin ee degmada Dayniile

Ciidammada Oo Caawinaya Shacabka

Xaafada Dibileey ee Degmada Dayniile

Muuqaal kale oo Xaafada Dibileey Ah

Haween Markii Shabaab Laga Xoreeyey Dayniile kadib Ciidammada U Hambalyeynaya

Askar Ka Tirsan Ciidammada Burundi oo Qeyb ka ahaa Howlgalka Saakay

Wadada Aada Tiida

Agaasimaha Radio Muqdisho oo Hogaaminaya Wariyeyaal ka socota Warbaahinta Qaranka oo soo tabinayey howlgalka saakay

Askari Ka Tirsan Ciidanka Xoogga gaar ahaan Kooxda Taangiyada

Cutubyo ka tirsan Ciidammada Dowladda iyo Kuwa Amisom Oo Wadajir u howlgalaya

Ciidammo Horleh oo gelaya Furumaha hore ee dagaalka(Gurmad)

Ciidammo Howdka ku baacsanaya Shabaab haraadigooda

Muuqaalka Kore ee Xaafada Tiida

Gudaha Xaafada Tiida

Wadada Weyn ee Dhexmarta Xaafada Tiida ee degmada Dayniile

Meydka Horjooge ka tirsan Shabaab oo howlgalkii manta lagu dilay kaasi oo Maleeshiyadii uu hogaaminayey ay ka carareen

Wajiga Horjoogaha ay Ciidammadu Dileen oo dhow

General Gacmadule oo Ka mid ah Saraakiisha Hogaamineysay Howgalka Maanta

Warsame Joodax Gudoomiye Kuxigeenka Dhinaca Ammaanka maamulka gobolka Banaadir

Wariyeyaal Goobaha la xoreeyey Warar ka tebinayey

Photo By:-Abdifitah Dahir Jeite

 

 

 

Readers Comments (103)

  1. dal jire says:

    allaahu akbar illaah umada haka qabto dadkaan dayniile way ka go,doomeen magaalada inteeda kale waa farxad maanta

  2. ismail says:

    masha allah aad iyo aad ayaan ugu farxay hambalyo ayaan leenahy ciidamada xooga dalka somaliyeed

  3. abdullahi hirsi says:

    alla manta ayaa la jibiyay qawarijti jabiya we jabeene oo gedke galan kadaba gala inta ee magacoda laga tir tirayo

  4. Soomaali says:

    Markaan jare ku ridey, Baqo jagac dhahoo, Jidkey mareen, Ka soo jiidnayoo,…Alleylehe jabbaa ku dhacay Shabaab…

  5. omar says:

    wariyaasha jiida hore ee dagaalka jooga waxaan idiin leeyahay saaxiibayaal aad ayaad u mahadsan tihiin. sawirada ah markaas waxii dhacaya inaad aragto waxeey ku sheegeeysa ama ka dhigan tahay inaad meesha waxa ka dhacaya inaan joogno. thanks.

  6. hanbalyo hanbalyo aad baan ugu hanbalyaynayaa ciidamada xooga dalka somaliya guusha ay ka soo hooyeen dagaalkii ay lagaleen kooxda jid iyo jihadiidka ah ee caadaysatay gumaadka iyo barakicinta shacabka soomaaliyeed ee masaakiin ta ah ee aan waxba galabsan marka waxaan leeyahay ciidamada xooga dalka soomaliyeed manaxe looma naxo ee dhavarka ka jabiya

  7. luul-idil says:

    alaahu akhbaaaaaaaaar alaahu akbaaar alalalalaalalallallall soomaalia ha noolaaaato ciidamadeena alaha noo daayo aamiin alahayoow nabad thanks radio muqdisho.

  8. dalmar says:

    walaahi shacabkii soamliyeed neef baa ka soo go,day. dhib baa la baday iyo dulmina wa lo gaystey aad u wayn. dowlada ma ahan dowladii shacabka somaliyeed ku riyoonayeen, lekiin waxba wax beey dhaamaan. kuwaan shabaab horta meeswha ha ka baxaan deedna waa lala xisaabtami dowlada iyo kuwa doowladaha noo soo dhoodhooba. dowlad wadani aha ayaan dhsanaynaa oo shacabku ku diirsado.

  9. kkkkk says:

    yaa salaam gulaysta guulaysta waa guulaysateene alaha idina garabgalo allahu akbar

  10. wadani says:

    waa guul usoo hoyatay umada muslimka ah ee somaliyeed waxan rajay nay naa in ciida aldaxaa aan isku meel kutukano anaga iyo dadka kusugan ceelasha biyaha inshalaah

  11. nasrudiin says:

    mashalaah waan ku farasnahay guusha maanta ee gaarday dowlda somali waxaan le yahah han balyo mshalaah guul somali oo dhan cadowka we jaben haka harina

  12. maxamed says:

    ka saara tuuga diimeedka dadka beenta u sheegaya ee wax kale damacsanaa hambalyo ciidanka qaranka waligeenba waa idiinka sugeenay inaad ka xureysaan burcad diimeedka diinta bililiqeysanaayo

  13. haaadi says:

    asc maansha alaah hambalyo hambalyo ciidamada qanka soomaali yeet oo maan ta waxaa sameeseen geeesinima dii laku yaqaanay ciidamadii xoooga dalka soomaaliya taasi waxee kutusinee somaliya wali in ee burburin cadow waliba kusoo duula ciidan kadhacsha leeda hay waxaasina waa wadanimo ciidankeena waxaa ilaahay uku baryaa inta dhimatay in uu una xariisto waxee kudhinteen muslimiinta shacabka somaliyeet iyagoo waxgalabsanin la iskadilaaye alow ugargaar ciidankeenaa iyo shacab keena ba waxaa ku ladar daar maa ciidamada in ee una xariietaan shacabkooda waayo waxaa usoobaxday in aakaxoreesid cadow unax unadanqo ilaahay hani kuuleeyo wariyaasha aad ayaa umahadsan tihiin waayo waxnaga qarsanaa ayaa noo soo tabiseen saan waana kujihaadeen ee sidiina shacabka u adeega had iyo koorba waana mahad san tihiin

  14. wadani says:

    guul cidamadena som alia wada howlgalka

  15. cumar ugaas Cabdulle says:

    waa guul usoo hoyatay dhamaan umada somaliyeed inta nabada jecel waxaa xusud mudan Cadiraxiin Ciise Cadow wuxuu ka mihid ahaa Geesiyadii Maxaakeemita halyeey somaliyeed hadana wuxuu ka mid yahay geesiyada xooga dalka somaliyeed waxaan hubaa inuu nasiib badan yahay maxaa yeelay ragii kale waa kuwaas khawaarijta noqday cadowga saxda ah na waa ayaga cadow kale ma jiro thaariikh duna been ma sheegto maantay cali dheere waa qaxooti sax ah mar haduu gurigiisii ka cararay waligiis duurka ayuu ku jiri doonaa ama waa ku bakhtin mee lahaas.
    guuuuuuuuul somaliya ha noolato

  16. aad ayan oo ugu faraxsanahay how galkaan waxaana leyahay dowlada kumel gaarka ah siiwada dadaalkiina oo ka xoreeya shabaab wadanka insha’allah wan kuso laban doona wadankena hadii ad xoreysaan shabaab mahadsanidiin dhaman shaqaalaha idacada iyo saraakiisha dowlada iyo ciidanka kaqaatay kalinta libaax howgalkan

  17. dalmar xaaji cali says:

    maasha maasha allaah guul guul usoo hoyotay shacbiga soomalia weligiin waxaa idiin rajeyhaa guul alsheydaan cagta hoosteeda ha maro

  18. farhiya ali says:

    alla jab baaku dhacay, saas lee ujabayaan waligood cxds,guuleesta waligeen udhinta ciida iyo calankiina iyo diindiina alsheydan weejabeen,weena jabayaan waligoood

  19. DALJIR says:

    GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL ONTA DOWLADNIMADA JECEL IYO SOOMAALIMADA

  20. daacad says:

    aadbaad umahadsantihiin

  21. cabduraxmaan says:

    aad ayaan ugu faraxsanahay guul ayan leyahay dhaman shacabka iyo dowlada somaliyeed gar ahaan cidanka xooga dalka somaliyeed

  22. gacalo says:

    Guul dowlda iyo ciidanka X:D:K sIlaahow Guulee Soo Majeestayaasha Birta calaalsha Guul Iyo gobanimo ciidankeena xooga dalka

  23. ismail says:

    marka hore ilaaah ayaa mahada leh marka labaad ciidamadeeyna qalabka sida oo naftoota u huray in eey cadawga ka saaraan dalka shacabkoodana ka xoreeyaan waxuushta damiir laawayasha ah oo diin iyo qalbi diir naxaba aan laheen guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  24. daud says:

    Allaha guuleeya dhamaan ciidamada xooga dalka somaliyeed shacabkeena ha u hiiliyaan ciidamada doowlada hana garab istaagan insha allah nabdada sidaa ayeey ku timaadaahe

  25. cali xasan says:

    alow jebi anana jebinay ala jabba kudhacayee ilaahey haydin guuleeyo intiaad kudiriraysaan xaqa waaguuleysanaysaan waxaan idinkala dardaarmaa inaadan gelina dulmi iyo gaboodfal oo aad ilaahay kacabsataan
    waad guulaysanaysaane inshaa alaah

  26. adde says:

    waad ku mahadsantihiin sida aad u so tabisaan howgalada ciidama hooga dalka
    mahad sanidiin

  27. abdullaahi says:

    Guuuuuuul ciiidankeenna qaranka soomaaliyaee

  28. Abu cali says:

    ALLOW NABAD DIIDKA UMADAADA KA QABO.ALLOW NAGA QABO KHAWAARIJTA.HAMBALYO XOOGA DALKA SOMALIYEED

  29. Shukri says:

    Masha Masha allaah Alle ayee mahad u sugnaatay yaa rabi yaa raxiim adiga weeyn oo waaxit ah ee naga qabo al sheeydaaan doolada somaliya iyo shacabka somaliya waxaa leeyahay nabad ku waara

  30. anisa says:

    mashalaah ilahoow ada a mahada a iska leh yaan laga harin cuqubadii umadaa kudhacday kuwaas dalka dhan ayeey na nacsiiyeen lkn manta niyad ayaan yelanay ilahoow ada a mahad lee ciidamadeedanan waainana biyaha kadaba qadna oo aan hurdada ka kacnaa

  31. eryaay eryaay eryaay cali xoolo kkkkkkkkkkkk yaa caruurta iyo naagaha qarxiyay ciidamada qarankana taangigooda ka cararyay khwaajira haljaban iyo hal jiisa alle haka dhigo ciidamadeena xooga cali dheerekkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  32. ibrahim says:

    Wariya ya yaasha qaranku waxay mu danyihiin (billad geesi) in shacabku gu doon siiyo!!! guuleysta –dawlad la aan waa ma siibo–ha guuleysato dawladda soomaaliyeed..ha guuleysteen ciidamada qalbka sida –ee soomaaliyeed.

  33. Somali Jecel says:

    Waa guul I laahna waxaan ka baryaynaa in inta hartayna laga sifeeyo wadanka. ciidanka iyo madaxdoodaba way mahadsan yihiin waajibka ay sida fiican u guteen.

    Raadiyo Muqdisho waad ku mahadsan tihiin masawirada iyo muuqaalada aad noo soo gudbisaan maadaama aan ku noolnahany qurbaha ee sawirada hala badiyo, oo halka sawir waxuu u dhigmaa kumanaan eray sawirkana waa xaqiiq oo Seeing is blieving. waad mahad san tihiin kuligiinba shaqaalaha iyo madaxda wasaarada Warfaafinta. iyo Wasaaradaha oo dhan, madaxweynaha, Ra’iisal wasaarahaa iyo Af hayeenka baarlamaanka.

  34. amiin says:

    masha alah ilahow guulee ciidanka xooga somaliyeed

  35. xanaan says:

    hanbalyo ciidamada qaranka guuleesat waligiin haka liiqana cadawga ee ceeyriya waxaa idin garabtaagan goor waliba shacabka aay gumaadeen alshabaab hanbalyo qarankeeygoow ka kac hurtada la tilaabso wadamada horuumary haraadiga dabargooya alshabaab

  36. wadani says:

    guuuuuuuuuuuul ciiidamada qalabka sida hambalyo waxaan lee yahay guusha lagaaray hala xajiyo khawarijta meel walbo somalia kajogaan halgu baacsado guuul ciidanka xooga dalka somaliyeeeed

  37. Somali says:

    20 oktoobar waa maalin tariikhi ah waana in lagu daraa maalmaha Somalidu xusto maxaa yeelay waa maalintii sharwadayaasha Muqdisho 21 sano ka dib laga saaray waxaana dowlada iyo Shacabka Muqdisho u dhashay lagaa rabaa in ey ku fara ageeygaan oo aanan mar dambe damiile G/Banaadir dagaal dambe ka aruurin dadka G/Banaadir 21 sano oo dagaal iyo jahawareer waa ku filan yahay iyagane waxaa laga rabaa in ey dowladooda taageeraan dhinac walbo si dowladau uga guuleeysato cadawgeeda nuucyada badan.Dowlada iyadane waxaa looga fadhiyaa ineey G/Banadir cadaaladii ku soo celiso oo qof wablo oo Somali ah waxuu isaga lahaa dib loogu celiyaa waana lama huraan in wixii hanti ah ee la heysto dowladu soo celisaa taas kaliya ayeyna dowladu ku noqon kartaa dowladii cadaaladii 1991 dhuntay soo celisay.

  38. nuur says:

    wow masha allah ciidanka waan uhanbalyeyneynaa

  39. awes114@hotmailit says:

    Mashaaa ALLAH . Ciidamadeyna xooga dalka waxey qabdeyn hoowl ad u wanaagsan .Cadawgii dalka soo weraray ayagoo dinn ku qarabanayo oo dalkii iyo dadkii ba ba’iyay Cidamada dowlada waxaan ka codsanayaa in ey haraaga melkasto ey kujiraan kaga dabadagaan . si aan ugu soonoqono dalkeynii MANTA WAA MALIN AAD UXUSINMUDAN …

  40. mohamed ali says:

    al shababey way idin dhamatay xageed galeysaan hee adunyo jogis aya niga rabraa ciidamada qalabka sida waakuwaan diyaarsan ee isga carara mesha ilove somalia

  41. mmhasan says:

    howlgalka maanta waa howlgal aan aad ugu faraxnay hadaan nahay bahda nabadda jecel waxaa mahad leh allah swt marka xiga waxaan u hambalyaynayaa dhamaan shacabka soomaaliyeed gaar ahaan ciidamada xooga dalka soomaaliyeed guusha qiimaha leh ay ka gaareen dagaaladii maanta ilaah ayaa jebiyay iyo ciidamadeena sharafta leh iyo amison guul marlabaad marwalbooka hortagtiin cadowga alaah iyo cadowga shacabka soomaaliyeed guul wayn gaara ilaah hana waafajiyo xaqa

  42. abdi ismail says:

    alla jabaa ku dhucayeeeeeeeeeeee jabaa ku dhacayeeeeeeeeeeeee waa jebeenee janbsha yaan laga harin ceelasha aa harte iyo suuqa xoolha fadlan yaan laga harin tuugda wacalada naarta allah ku fogeeeyo

  43. kadafi xx dogg says:

    waxaa mahad le Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya alla jaba ku dhacayee shiiyadiinta al-shabaab waa shiiyadin

  44. mahamed says:

    waa allah mahadiis kuwaan allah naguma soo celiyo kuwa dhaamana allah hanoogu badelo insha allah guul

  45. axmed abdalla afrah says:

    guul guul guul gesiyaal soma jeestalki ba talab horay u qaaday manta

  46. bosaso says:

    guuuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuul laaya khawaarijta

  47. cabdulahi inankii dhagaweyne says:

    guug guul baa oran lahaa haday kaamilaan hanaqaad ka ama hawssha aan dhaafin muqdiosho walaahi waan garqaadi lahaa ciidamada waana waraabin lahaa biyo macaa hadan joogo sorry waxaa joogaa johanesburg south africa

  48. maana says:

    asc hambalyo ayaan leeyahay ciidamadda XDS kuwaas yaa laga harin maba matali karaan soomaali midda kale iska ilaaliya qaraxyadda ilaah ha idin ilaaliyo.shaqaalaha raadiyo muqdisho aad ayaad u mahadsantihiin sida aad noogu soo gudbisaan wararka.

  49. yusuf says:

    masha allah wa guulo wadanka usoxey masha allah guuuuuuuuuuuuuul xds

  50. guul says:

    waa guul umada somaaliyeed usoo hooyatay hambalyo ciidamada dalka xooga somaliyed

  51. omar says:

    asc dhamaan muda somaaliya iyo ciida qalabka sida xooga dalka somaaliya waan salaamay ciidama xoga dalka somaaliya waxaan leehay waa kuma hasna tihiin guurasha aa usohosen umada Somalia meelka aay jogaan gol farad leh aa sohosen udagaalma wadankiina iyo diintiina unadhinta magca somaaliya eeshatfata qaalida ah leh hana kaherina qawaarijta aan dameer laheen somaaliya hanoolaato

  52. all xamdululilaah hadeyba kabaxeen shabab dayniile kama bixin ee xoog aya looga biixiyaya cxd ayaa kashaqeeyaya iyo midowga afrika allaha ayaana mahadleh adinka sidaad samayseen sii wada ceelsha aay dhiman

  53. dhame geelqaad says:

    guuuuuuuuuuuuuuuuuuul ciidamada qarank ee u istaaga xureenta umada soomaliyeed guuuuuuuuuuuuul wada haka harina nabad diidka ajnabiyiina iyo kuwa ku soo hogaaminaya cadawga dalka noolaada cadawgina ha jawo aamiin

  54. abdullahi says:

    wa guul mashalah lakiin shacabka an wax galab san hala xaq dhoro alloow somali nabad ah mar un na tusi guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  55. HAAJI says:

    GUUL CIIDANKA XOOGA DALKA ILAAHAY HA IDIN GUULEEYO.
    ALSHABAAB GARABKOODA ILAAHAY HA KA BAXO

  56. cali macalin says:

    a/c maaa shaa allaaah ciidanka xooga dalka somaaliyeed walaahi waxa eey wadaan hool qaran oo eey shacabka u hayaan xarakatu shabaab al faasidiin waaa in laga tir tiraaa guud ahaanba somaaliya oo idil sida eey hada wax u socdaan waaa wax lagu qanci karo hadii aan nahay jaaliyada UK ku nool samigeey cali dheerana waaa in meedkiisa wadooyinka shacabka eey ku jidaan wayoo qoos uusan naafeen muqdisho kuma noola ama qarax hakudilo ama caruur tooda is qarxiya ha dhahee waaaa in sida korneel qadaaafi sirta loogu jiiday isagana muqdisho loogu jidaaa xaraanka arxanka daranle waxa uu u nool yahay in jiilka soo koraayo uu dabka ku shubo walaahi isaga oo aan meedikiisa wadooyinka aan lagu jeedin caradeeda kama go eeyso waaa dhintay cidna lagama yelaayo cali dheere waaa in wadooyinka lagu jidaa xataaa anaga waanka soo qeeb galeenaa walaahi jiiditaanka meedkiisa xaraanka wabilaahi toow fiiq

  57. bashiir says:

    Guul waayee oo lagu farxo ee guusha Illaaheey ha badiyo.. Aaamiin yaa rabi

  58. taageere says:

    ciidamada xooga dalka wey mahadsanyihiin waxaana ku boogaadinayaa guusha ay marwalba gaarayaan, waxaan idin leenahay ku baacsada shabaab meel kasto oo ay joogaan si dadka iyo dalka nabadu uga dhalato

  59. Mohamed Osoble says:

    GUUUUUUUUUUUUUUUUL GUUUUUUUUUUUUUUUUL waa guul usoo hoyatay umadda soomliyeed,waxaana hambalyo halkaan uga dirayaa ciidanka xoogga dalka soomiyeed waxaana ha kadaalina oo baacsada hana uga harina meel walba ay galaan,shacabkuna garabkiina ayuu taagan yahay,waxaana ilaah ka bayayaa inuu noo dhameystiro neecaawdaan noo bidhaantay,Mahadsanidiin………

  60. Waxaan leeyahay hambalyo ciidanka xoga dalka
    manta waxaan qiyasaa muqdisho magacey lahaan jirtay si run ah manta ayan ugu yeeri karnaa madama 21 sano kadib hal gacan dowladeed dib ugu labatay.
    ciidanka xooga dalka waxan jeclan lahaa iyaga oo bad badinaya shacabka farah badan ee degan ceelasha biyaha ilaa afgooye ciidanka xooga dalka iney laba jiha kasoo galaan dhinaca kow balcad iney gacanta ku dhigan dhankan madiina ciidankajogana wadada xeebta intey qadaan iney degaan wadada isku xirtaa afgooye ilaa marka kadibna ceedanka balcad jogaa inuu dhanka afgooye usoo dhaqaaqo waxaan qiyaasaa iney tahay karta sahli kartaa yareen kartana qasaraha shacabka ee kunool dhulkaas

  61. Guuuuuuuuuuuuuuul wadayaaal

  62. xuseen axmad says:

    Asc dhamaam umada somaliyeed iyo umada kudhaqan gubalka banaadir waxaan rumeysanahay in shaabaab laga adkaaday maanta muqdisho waxa kaliya ee kajira waa dowlada mucaarad malahan amaanka xamar waa inla adkeeyaa cidkastana dukumiinti lasiiyaa ama testare lagu aqoonsado dadka cid aanan dukumiinti aanheysan yaan shaqa lasiinin shaqada loobaahan yahay wey badan tahay yemen ayaan deganahay markaan doonayo in aantago tecis magaalayiraado waxaa leyweydiinayaa dukumiinti hadaanan heysan tegimaayo halkaas waa insaas layiraahdaa daka somaliyeed ok by

  63. abdi says:

    asc waa howl wanaagsan laakiin ka daaya sawirada meydka fadlan maxaa yeelay taasi waa dhaqankii foosha xumaa ee shalay ay iyaga ku caan baxeen marka yaan la soo gelinin meydadka bogga

  64. maxamed yare says:

    alaahu akbar ala maanta waa maalin farxadeed waayoo waxaa lagalay meeshii aheyd lamagalaanka shabaab erya doofaarada ha ogaadaan qofkii shacabkiisa danbi kagale inuu eedaayo

  65. “RABI JABI ANAGANA JEBINEE WELI GOODBA WEY JABI YEE”
    waa guul umada soomaaliyeed u soo hootay waana illaah mahadii mar hadii muqdisho munaafiqiintii laga saaray way mudan tahay
    ileen waa magaala madax deeniiye
    sooma jeesta yaasha allow kor ka yeel weli geena na guuleeysa

  66. Omar BanadirBoy says:

    alla jab baa ku dhacay jawaabtiina waa sidaan ; wallee heeska waa loo helay ; khawaarij waa jabeene jabiya ..

  67. BAASHI11 says:

    alla jab.baaa jabaaa ku dhacey wow guul guul cxds cadaalaa $ nabad sugid la .isku halayn karo loo baahanyahay goobaha la xoreeyey uba baahnin dhibaaatadii 20 sano kale inaaan dib ugu laabano…. somaliyey

  68. waani says:

    GUUL GUUL GUUL joogto ah aan ciidamadeena u rajeynaa. ha ka harina ee wada intaad wadanka ka wada xoreysaan allaha garabkiina ha galee. AAAAAmiiiiin

  69. qalbi says:

    waxaan u mahad celinayaa ciidamada xooga soomaaliyeed waxaan lee yahay…….. libin ku geeraara goob taad iskugu tagtaa

  70. Wadani says:

    Ilahey ayey qalad kagalen iyo umada musliminta ah wax dhan a libaxyo la yiri hada wa maxay ishega maxay naqden bisad ma dhihi karne wa injir ilahey aya mahadleh

  71. Wadaniopp says:

    Agasimaha radiomogadhisho welldon ayaanleeyahay abdiraxiin geesi somaliyeed yes u can yes we can trust cxd somaliyeed

  72. cabdifatax says:

    long live somalia people and Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya. today is time of unity of our beauiful conutry.
    GUUL CIIDANKA XOOGA SOOMAALIYA

  73. sucdi says:

    jebiya weey jabeen waana sugeynay hadi aanu nahy shacabka somaliyed jabkan iyo jiilalka soo socda dhaman ciidanka xooga dalka waxan leeyhay hambalyo iyo isku duubnaan wadanimo khawarijta waa waqtigoda augu dambeyey xaqana soo daahiray waxan kalo kalo codsi u gudbin lhay in eey meydka xaq laga galin qofka wa dhintay in la dhowrowaxamarwalba u rajeynaya ciidan somaliyeda qeybahoda kala duwan hor mar guul aamin aamiin

  74. tookiyo says:

    ASC. DHAMAAN WAXAAN SALAAMAYA CXDS.MARKA XIGTA WAXAA SALAAMAYA MADAXDA IYO JENERALADA SARAAKIISHA WAXAAN LEYAHAY GUUL INTAA KADIB BAHDA SAXAAFADA WAXAAD TIHIIN KUWA DADKA TUSA XAQIIQDA IYO RUNTA JIRTA MARKA WALAALYAAL SHAQO FIICAN AYAAN IDIIN LEEYAHAY INTA DAGAALDA KU DHAAWACANTAY AMA KU DHIMATAY WAXAAN LEEYAHAY ALLAAH HA CAAFIYO INTA DHIMATAYNA ALLAAH JANATUL FIRDOWSA HASIIYO GUUL GUUL GUUL !

  75. osman says:

    alahu akbar alhu akbar
    ciidamada qalabka sida aad ayaan ugu faraxsanahay howl galada aywadaan soo ma jeestayaasha weligiin guul

  76. Cali gaas xariirshe beyr says:

    Allahayoow adduunyada adaa uuntay keligaaye, Allahayoow midii uur leh iyo tii irmaan dumarka, indhoolaha, ardada iyo aadanaha liita Allahayow mid qarax miino iyo gowrac ku ekeeyey, Allahayow ibliis sheekh u eg aanu garan weynay, misana afka soo duubtayoo indhaha keliya soo reebtay, hadana owliyaan ahay lihiyo diintaan u adeegi, tahluukoow dhaxlaa ruux kastoo kibir is towshaahe, naga qabo shabaab allow markaan kuu ergaan nahaye, Rabiyoow saacad ijaabo samada ay furan tihiyo ku saxiix baryadeyda, tiin abuurtaa ma gurayo ma gurayo timirya seytuune ilaa laga tiri tiro shabaab waa yahuud nagu tarmaanaayaane ameey taxdiga soo galaan taangiga ku afuufa, kariim waaxdkay aan baryiyo boqorka koonkaane, kud kudaha Allaha idinka dhigo kaaro soconaaye, cirku idin kuuryay dhulkuna heydin karaahsado’e, ciirsiyo magan waaya iyo cid idin caawisa, caloolyoow kama baxdiin iyo ciil aan gurin cas dabeylu qaadiyo Allow idinka yeel cow aboor cunaye

  77. salad erag says:

    waxaan mahadween iyo hanbalyo u dirayaa dowlada sharaftaleh ee shabka somaaliyeed kaqabatay cadowka losoo adeegsadey ee allshabab waliba waxaan dhilaha dhulka hagujido they is no somai they fankin peopl

  78. qorba joog says:

    masha alaah manata wala dilay homamiya liibya qaadfi wilkeysa oo nic badan inte somali nabad naqato manata somali waxa dhibka ku haayo wadama carabta eh carab iyo caadab wax jero mahan manata dowlda somali guul weyn aye gartay masha alaah waw viva somali dowlad

  79. Jiijo says:

    Guuuuuuul. waa Ilaaheey mahadiiis. Alxamdulilaah. inta dhiman shababaka ah iyo kuwo la jiraba alaha is daba dhigo aamiin. guuuul aa nleeyahay dowladeena iyo inta nabada ka shaqaynayso

  80. ali says:

    laaya duligeyga walee qofkasta oo somaliga waa ku farxayaa sida dadka libya ugu farxeen dilka qadaafi waa jid iyo jahalaawe yaal

  81. maalin qaraf says:

    ASC waxaa mahad mudan allaha na abuuray iyo CXDS IYO RAADIOMUQDISHO WAXAANA markastaa u rajaynayaa guul waarta waxaana ka helay heesta ah k k k k k jebi jebi hadana jabiyee waligoodba way jabiyee k k k k k maashaa allah kuwaan waa in loogu heesaa sida dagaalkii 77 camal dayniile waa in loobaaraa gur guri sababtoo ah aad ayaa looga taageeri jiray alshayaadiin marka waxaan leeyahay ,k k k k k k . be careful please .

  82. shariif cali ciid says:

    guulaystee la dhaca khawaarijta iyo al-qaacida dhiig cabyada ah shacab layska ah oo alle hadin guuleeyee shacabka aad ugu tura waxad ku guulaysanaysaan waa ducada shacabka
    hadaad la mid noqotaan maguulaysanaysaan

  83. Goobjoog says:

    Ciidanka iyo xoogaa Allaha Ciseeyo.
    Shabaab Waasheeydaan ee sheeydaanka hALAGUBO

  84. ahmed says:

    i want to come home…..guuuuuuul

  85. Qarandoone says:

    Dowladda federalka somaliyed waxay wakhti badan ugu nasteexaynaysay kooxaha burcad dhiigyacabka wada hadal iyagaa diiday maantase way muuqataa in la guulysaty loon soo jeestay.Dowladdu waa in ay hogalada balaadhisaa oo aan khaani abaabul la siin kooxahaas oo la tirtiraa waa in caasimada amineega la sugaa loona dhaqaaqaa gobolada shabeelooyinka io bay iyo bakool. ciidanka joogaa jubooyinka iyo gedo waan u hambalyaynayaa waana in la xoojiyaa ciidankaas. Ciidanka waa in ay ku shaqeyan qarannimo iskana ilaaliyaan qabiil waxaa soo muuqata qarannimadii iyo sharafti somaliyeed.

  86. Mohamed says:

    Masha allaaah waa GUUL usoo hoyotay shacabka somaliyeed oo ay maalinkasta ka laanayaan ciyaalka iyo ciroolaha , hadii ay jiraad katahay maxay u carareen maanta , waa ku fuleenimadaas dheh , wadna weenayaal , mujrimiin dheh , mahad gaar ah oo ku socota ciidamada somaliyeed iyo Radio muqdisho oo noo soo gudbiyay sawirada khawaajirta , Thanks dhamaan .

  87. asha says:

    waaa wax laga xumaaado in wiil soomali ah oo dhuntay, inta wajigiisa caro laga buuxo misina lasoo galiyo oo wali lagu farxo, waxuu doonaba ha ahaadeee. war aaaway somali nimadii iyo islaanimadiii.

    • jk says:

      Waa wax lagu farxo ee mahan wax laga xumaado, soomaali/islaamnimo kuwaan mar horey ka tageen ee wuu kuula muuqdaa. waa cadawga soomaali/islaam. waa kuwii laa’yey ardadii masaakiinta aheyd hadana kusii faanay. kuwaan aa cid u naxaysa maba aan is laheyn.

  88. Abdiweli says:

    Gool gool walaga xoreeyay muqdisho khawarijta shacabka kuso duushay oo dhiigoda banaystay inataka harta hala la cirbtiro

  89. mareeg says:

    waxan ilaahay kabaryayaa in ciidamada dowladda halganka ay ku guulaystaan dalka iyo dadkana barwaaqo iyo nabad insha alaaah

  90. Somalia Future says:

    Ciidamada ha foo jignaadaan kuwa ku dhumaalaysanaya goobaha gacanta lagu qabto guri gurina haloo baaro , si aysan u dhicin tii doraad , ka horna inta aan la gelin goobaha laga qabsado qawaariijta madaafiicda si arxan daro ah haloogu garaaco

  91. Somalia Future says:

    nabad latuugo nabad ma ahan qawaariijtu waa naf lacaari ee ha isdaba dhigo ,

  92. ina cali says:

    aad ayaan ugu faraxsanahay maanta inaa arko sawiradda degmada deyniile oo ka xorowday gacanta cadowga …waxaan leeyahay ha noolaada mdaxweynaheena sh.shariif…ciidanku guulo hor leh hasii gaaraan…shacabka haku raaxeeysto nabadadda…sharaftii somaliya haso noqoto insha allah

  93. fathiya says:

    maashaaallaah maasha allah mashaa allaah allow waligiinba idin guulee aad iyo aad ayaan ugu ham bal yeey nayaa ciidamadeena xooga dalka soomaaliyeedhowsha wanaagsan ay qabteen anaga mabsuud ayaan idinkanahay guuleesta idimallah howshiinana meesha kasii wada

  94. Daacad says:

    Jiniyaashii iyo jaha wareersanayaashii qaawaarijiinta al-shabaab jabkoodii waa heleen jahanamo haysku wareestten.

  95. muufow says:

    waa laga fiican yahay in mayadadaka la ilahanesato waayo waa wax aan ku wanagsaneen diinta. hajabaan qawarijata casariga ah

  96. xasan says:

    asc
    mar haddii ay xuroowday muqdisho wili waxaa murugo kujirta jowhar.
    shacabka banaadir waa xuroobeen lkn waxaa laheeystaa walaalhood oo ku kalanool GOBALO badan.

  97. lul says:

    ILaahow Soomaali nabad waarta sii, cadawgeeda gudaha iyo dibadaba kaqabo,
    qofkii soomaali lugooynayana naga qabo xitaa haduu soomaali yahay amiim amiin amiin “Godwalaal haqodin hadaa qoditna hadheereyn” Allahu Akbar Allahu Akbar Eebow nabad waxa iscuni waa somaali Amiin Amiin Amiin

  98. lee says:

    maasha alaaaaaah ayaad ayaan ugu faraxsanahay in maanta laga xureeyo shabaab dagmadi ugu danbeysay oo kajogee magaalada muqdisho hanbalyo ayaan leeyahay ciidamada qalabka sida ee qaranka somaliyeed iyo weriyaasha soo gudbiyay warbixinta iyo sawradaba thanks

  99. ma says:

    guul cidamada xooga dalga

  100. aad baan ugu faraxsanahay ka bixitanka shabaab oo maanta lagu dur duriyay dagalkii maanta




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

General Bashiir Goobe

Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Oo Beenisay In Ciidammo Ka Tirsan Ay Xildhibaanno Ka Hor Istaageen Shir

Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
madaxweyne xasan

Halkan ka daawo baaqii Madaxweynaha jamhuuriyada ee arimaha Jubooyinka iyo gobalada Waqooyi VIDEO

Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
DSC_2708

Mowqifka DFS Ee Ku Aadan Joojinta Duulimaadyada QM Ee Berbera & Hargeysa…WARSAXAAFADEED

  Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso  
booliiska

Booliiska Galmudug oo faahfaahin ka bixiyay howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen Gaalkacyo

Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
howlgal ciidamada xds

Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo soo bandhigay dhoolatus melateri

Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Sawir Kismaayo Ah

Dibadbax looga soo horjeedo natiijada shirkii Jubbooyinka oo maanta ka dhacay Kismaayo

Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
DSC09914

R/wasaare ku xu xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda oo maanta dalka dib ugu soo laabtay”Sawirro”

R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
DSC09899

Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta ee booqanayay Muqdisho oo dalka ka ambabaxay”Sawirro”

Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
caabudwaaq

Maamulka degmada Caabudwaaq oo soo bandhigay qiimeyn lagu sameeyay daadad kusoo rogmaday degmadaasi.

Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo awaamiir kasoo saaray qaabka loo qaadayo imtixaanadka dugsiyada.

Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso warka subax ee Radiomuqdisho

Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Magaalada Baledweyne oo ay ka socdaan howlo lagu dariseynayo xaafadaheeda.

Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
astaanta-maamulka-gobolka-banaadir

Maamulka gobolka Banaadir oo ugu baaqay dadka reer Muqdisho inay ka faa’iideystaan mashaariicda laga hirgelinayo caasimada

Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
DSC00193

Madaxweynaha jamhuuriyadda oo sheegay in la joogo xiligii uu dalku ka bixi lahaa dib u dhaca.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
tiiceey

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo nasiib daro ku tilmaamay is qabqabsiga dhinaca maamulka ah ee ka taagan magaalada Kismaayo.

Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
ciyaartoy

Ciyaartooyda ciidanka XDS iyo ciyaartooy ka socotay ciidanka Burundi oo kuwada ciyaaray Muqdisho iyadoo ay guusha raacday ciyaartoyda ciidanka XDS

Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 18 05 2013
DSC00193

“Dowladdu barnaamij bey ka diyaarisay dhaqan gelinta Federaalka” War-saxaafadeed”

(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
DSC00217

DAAWO SAWIRRADA:- Madaxweynaha oo xariga ka jaray Iskuul cusub oo ay hirgalisay dowladda Turkiga

Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Duhur

war duhur 18.05.2013
DSC00193

Madaxweynaha oo ka hadlay arrimaha Jubbooyinka, Soomaaliland iyo hirgelinta Federaalka”Sawirro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
DSC09816

Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo xafiiskiisa ku qaabilay guddiga Gaadiidka ee Baarlamanka”Sawirro”

Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
DSC09819

Daawo Sawirrada Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacada Carabta oo booqday Baarlamanka Soomaaliya

Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
K-KOLEYGA_DEGMO-3

Xarunta maamulka degmada Xamar Jajab oo dib u dayactir lagu sameeyay

Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Saacid 11

R/wasare Saacid oo kulan la qaatay wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamanka Carabta oo booqanaya Muqdisho

Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (11)

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo booqday deegaanada Jawiil iyo Beergadiid ee g/Hiiraan.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
IGAD

Wafdi kasocda Igad oo lafilayo inay gaaraan magaalada Kismaayo kulamana la qaataan odayaasha deeganka.

Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subaxnimo ee RadioMuqdisho

Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
caabudwaaq

Ganacsatada gobolka Galguduud oo dowlada Soomaliya ku amaanay ciidamada xooga ee ay ka howlgelisay gobolkaasi.

Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
ciidan xds

Kulan lagu soo dhaweynayay Ciidamo katirsan xooga dalka Soomaaliyeed oo ka dhacay degmada Caabudwaaq .

Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
astaanta_qaranka13

Xukuumadda Soomaaliya oo beenisay warar been abuur ah oo lagu qoray Twitterka.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
safaarada_004

“Daawo Sawirrada”Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika oo ku howlan sidii ay dib ugu soo celin laheyd caruur lagala wareegay waalidiin Soomaaliyeed

Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
DSC09964

Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*