DAAWO SAWIRRADA: Furitaanka Shirka Ansaxinta Dastuurka
Published on July 25, 2012 by Canab · 51 Comments · 18,592 views
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkaga soo gudbineynaa sawirrada shirka ergada ansaxinta dastuurka ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho.


















































War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Waa la arki doonaa wixii soo baxa……….daalnay oo rafaad iyo qoxootinimo oo wadankasta ku nahay iyo wadankeenaba marka WAQTIGA AYAA NOO SHEEGI DOONO WAXAY KU DAMBEYSO SOMALIA!!!!!!
Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu
salaam kabacdi.ILAAHAY waxaan ka baryayaa inuu nooga soo saaro Shirkaan mid Diinta,Dalka iyo Dadkaba wax tar u ah oo aan ku nasano wadankeenuna noogu tago Umada Somaaliyeedna ay ku walaaloobaan,intaan soo marnay ayaa dhib noogu filan
Guul.
masha allah guul somali ha isracdo ha midowdo
Aad baan ugu faraxsanahay in maanta SOMALI gogol dhigatay ku kulanto MUQDISHO weliba si loo ansixiyo DASTUUR waxaan aad taageersanahay DASTUUR xoogaa mugdi ayaa iiga jiro midkaan laakiin waxaa muhiim ah nabad iyo dowladnimo kadib ayaan ka tashan
Asc All Waxaan Ilaahey Ka Tuugaayaa Bisha Ramadaan Fadligeeda In Ilaahey Ka Soo Saaro Dastuurkaan Maanta Loo Fdhiistey Ansixintiisa Mid Umada Somaliyeed Eey Ku Faraxdo Oo Qalbga U Dajiya Allaamuma Amiin
Waxaan Kaloo Ilaahey Ka Baryaayaa In Waxii Diinta Dhib Ku Ah Ilaahey Naga Qabto Amiin
Ilaahey Waxaan Ka Baryaayaa In Uu Umada Somaliyeed Israacsiiyo Allaahuma Amiin
RadioMuqdisho Aad Baad Ugu Mahad Snatiniin Sawirada Aad Inoo Soo Bndhigteen Jazaakalaah
asc jamiican wabacdu waxaan ilaah kabaryeynaa in uu nasamatto bixiyo waayo waqti badan ayaa lumey midkalena diyaar uma nihin ee ramadanka barakadiisa ilaah hana waafajiyo maalinta ciidana waxey noo noqon doontaa maalin ciidul cam ah ahna mid somaliya qaas u ah hogaankeenana uu nagu soolaabto bi idni laah
somalia waxay kudhamaan doontaa waa GUUL,MIDMNIMO IYO HORUMAR QARAN INSHAULAAHI waxaan leenahay NOOOLOOOW MADAXWAYNE SHARIIF NOOLOOOW NABEE NOOMA TALIN MASKAX NOOGA ROOON NOOOLOOOOOW SHARIIIIIF NOOOOOLOOOOOW
MADAXDA HADA HOGAAMISO WAAMUDANYIHIIN INEEY MARKALE WADANKA HOGAANKA UQABTAAN WAAYO WAXAY SOO CELSHEEN HAYKALKII DOOWLADNIMO QIBRADNA WAA ULEEYIHIIN NIN CUSUB MADOONEEYNO OO BOORSA LA ORDAAYO IYO PHD BAAN WATAA MADAXDA WADANKA HOGAAMISO WAXAAN URAJEHADAAN NAHAY UMADA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN QURBA JOOGTA INAY SAAXADA SIYAASADA MARKALE DIB UGU SOO LAABTAAN INSHAA ALAAH GUULEEYSTA
asc waxa kula talin laha in umada la bad baadso oo nabad iyo horumar la garsiiyo waana ku farax sanahay aniga iyo somalinimada jecel ilaahow ino so celi xornimo iyo kala danbeyn wsc
Guul
Guuuuuuuuuul, hala ansixiyo
Hadii aan nahay umada somaliyeed waan ku faraxnay shirka gaar ahaan reer Hiraan aad bey usoo dhaweynaa waxa aann codsanaa dadka aqriya arintaa in ey somali uduceeyaan illahow dhibka nagaqaad amiin aamiin ila dhaha
doorashadane waa guul somaliya guul
mar uun aan ka baxno kmg taas ayaa i dhibtaye inshlh guul ayay ku dhamaanee
ASC WAXAAN KARAJEYNEYNA QEER IYO GUUL INSHA ALLHA BISHA BARAKEYSAN FADLIDEY AYAN ILAHA KA BARYEEN AMIIIIIIIIIIN
Ascw waxan ubahanahay wajiyo Cusub iyo dad daacad ah ee cidii ladoorto
Guul iyo gobanimo , RAbadaan Mubarak
Waxa rajayna wax umada u wanagsan inee kasoo baxan
guul
asc wr wb illaahow wadankeena noo hagaabi rabiyow
waa guuuuuuuuuuuuuuul soomali uso hoyatay waa guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
ASC.MARKAHORE WAXAAN HALAN SALLAAN UGUDUDBINAYAA MADAXDA SHARAFTA LEH DHAMAAN MARKA XIGTA WAXAAN LEEYAHAY DADAALA ALAHA IDINKU GUULEEYO INAAD WADANKEENII KUSOOCELISAAN NADAAN KALADANBEENLEH OODKASAARTAAN HARAADIGA DADQALATADA AH EE KUHARAY EENAAFEEYAY SHACABKII CABURIYAY NADAAMKII DOOWLIGA LAYAA IYO MIDKA SHACABKA IYO KARAAMADA LAHAA,EED MARWALIBA AADAN KUFAKARIN.DACAAYADAHA RAQIISTA AH EE AH LACAG AYAALALUNSADAY .WAXEEY KAMIDTAHAY NIYAJABKA AMABARABAGAANDO MEESADI WEERO.SHACABKA AAD UDHAARATEEN SHARAFDOODA SOOCELIYA AYAAN IDINKUGU DARDAARMAYAA WABILAAHI TOOFIIQ
Masha alh Manta Wa malin. Tariikh umada somali. Haye in Ka bada.n 21 sano dhib qah iyo dagal wax micnalaheyn Manta waxa la än sixiye dastuurka Manta dowladey Igu horeyso Ugameyo madaxeyna somali Sharif iyo kudomeya ha barlamnka sharif xasan
Guuul somaliya hanolato
aloow dhowr madaxweyne shariif cadwgiisana qabo runtii waa madax weyne caalim diin nabad doon iyo dulmi diid codkaaga sii ninka xaqa u dirira
WAAD GELEEYSAAN INSHAA ALLAAHU HADAAD COLAADAAN22.JIRSATAY AAD SOOAFJARTAAN GEYIGA SOOMAALIYEED AAD KUYEELANDOONTAAN TAARIIQAHA WADANKA EE MIDII GUMEESTAHA LOOGAXUREEYAY MID KASII WANAAGSAN MAADAAMA UUGUMEESTIHII UUSAN DADKA QALANJIRIN UUWADANKA FURANJIRAY TAN AYAA NOQONDOONTA MIDA WADANKA TAALOOYIN LOOGA SAMEEYO.CIDIISHARAF KUYEELATALA TAARIIQDA AYAA XUSEESA XAN XUMAHA KUGALANA TAARIIQDA AYUU BAAL MUGDIAH KAGELAYAA.TAASI DADKA SHACABKA AH DAAHKAMA SAARNA MARWALBA GOORWALBA WAAN KUCEL CELINEEYNAA INUU.HILMAANSHO KUJIRIN TAARIIQDA ,SAMATABIXIN SHACAB INEEYTAHAY BAALDAHAB AH IYO TAALO TAARIIQIAH EE KADHACDA GEIYGA SOMAALIYEED EE GEESKA AFRIKA.LOOSOODAAWASHO TAGO DALXIISKEEDINU UUNOQON DOONO MID QAALIAH CIDII KASAMATABIXISA SHACAB DHIBAADO KURAAGTAY EEGUMEEYSI DHAAFAY EEDADD QALATAADII HADUU LAGA XUREEYO AWBILLAAHI TOO FIIQ
ilaahoow xaqa tusi waxii nadhibayana naga qabo waa dalanay wlh dal aan leheen aan ku rafaadsanahay ilaahow adaan kaa sugeenaa xaqeenaa insha alaah guul
allow gacanta ma ugalinay oo ma ku sinay xiradii gen, kahiye haddii uu san jiri laheyn kaahiye maanta halkaan laguma shiriin ee allow u naxriiso
waxan urajaynayaa dhaman dadka somaliyeed dowlad calaalad ah iyo somali oo israacday oo meel qura ah
allahayow somalia mid kadhig allahayow somalia isjeclaysii allahayow somalia walaalee allahayow somalia faqriga kasaar allahayow somalia isku keen meelkas oo ay kala joogaan aamiin aamin aamin
good bye and good lucky i love
radio muqdisho.net
Waanku rajo weynahay in ay wax waxku’ool ah ay kasoobaxaan shirkan. Balse hadii arinta noqoto mid lagaqariyay makhluuqa, waxaa jira alle khaaliqa oo aan waxba kaqarsooneyn.
We remain hopeful!
Guul guulo inshalah
GUUUUL guuul GUUl waan tageraa shirkan Allahna waxaaan kabaryaa in ow nooga dhigo shirkii aan rafadka iyo qaxotinimada iyo colada uga bixi laheyn Inshallah
SOMALIYA WAAHAGAGTAY OO WAA TAA ISRACDAY EEE QOFKASTOW TAAADA HA GABIN OOOO DINACAAGA WANAGA KARAAAC
masha allaha
mashaa allaah waxaan rajey nayaa guul inshaa allaah guuleesta anaga oodhan ayaa idiin sugeyna
nahay iyo wadankeenahay iyo wadankeenaba marka WAQTIGA AYAA NOO SHEEGI DOONO WAXAY KU DAMBEYSO SOMALIA!!!.allahayow somalia mid kadhig allahayow somalia isjeclaysii allahayow somalia walaalee allahayow somalia faqriga kasaar allahayow somalia isku keen meelkas oo ay kala joogaan aamiin aamin aamin
good bye and good lucky i love
radio muqdisho.net
asc waxaan halkan kasalaamayaa bahda iskuduuban ee reediyow muqdisho.dhamaan madaxdiisa iyo shaqaalahiisa waana dad qaran ,illaah adin amaansado cadawgiina cagta kahoos ayaan idinleeyahay .markaan ugudbo waxqabadkiina aad ayuu uyahay muraayadii qalbiga iyo qaranka somaaliyeed ,waxaan idinku mahad celinayaa sidasharafta lef ee dadka uga haqabtirtaan muuqaalada quruxda badan ee maxadda iyo qaranka soogudbintiisa waxaan idinka cod saneeynaa inaad qurba jooga soomaaliyeed kacaawisaan bilicda iyo sharafta kasocoto wadanka aad marwalba sawirada ugu sooxoojisaan sidii loohelo wadashaqeen buuxda iyo taabagelinta wadanka naguleh sharafta sijiilka sookoraayo eey udheehdaan bilicda magaalada iyo gobolada wadanka dhamaan .allaha idin xafido ayaan idinleenahay hadaanahay qurba jooga somaaliyeed ee uildaran muuqaalka wadan kooda eey anfaciisa cuneen unadhibaateesan marwalwa iyo goorkasta ineey ku naaloodaan.iyadoo sharfkiisiihore leh eeyna uduceeynayaan kuwa udhabar adeegay iyagana ineey kudhax noolaadaan colaad walba oojirta .dalkoonabad ah dad koonabad ah allaha isku kaso soomaali waa isku hooyo iyo isku aabo manajirto cid illaa sagaal ayeeyo ama sagaal awoowe kuabtirsankara hal qabiil.marka gunaanadkii eena xun iyo kena fariidka ahba aqliga saliimka ah eewallakiis kujira wax isweeydiinta habadato.wax xunisweedaarkuna hayaraado sidii.nabada loowada helo ayaan nagu wada waaninayaa. wabillaahi toofiiq
Asc dhamaan bulsho weynta somaliyeed. Hanbalyo hanbalyo iyo guul .waxaa runtii farxad noo ah in maanta wax lagu faani karo ay ka muuqato Mogadishu iyo guud ahaanba dalkda waxaana dadaal dheeraada muujiyay xukuumada hada shaqaynaysa oo ah aqoon yahaniin wadaniniina
aduunyadan waaharka labadisa galin waxaana iimuuqata maanta inaan kabaxnay lagana sifeeyay cadaowgii wadanka anagana la inaloga bahanyahay inaan allaah ku shukrino mana arg waligeey intaan dunidan kunolaa maamul dowlad somaliyeed ee alha nooga dhigo tii nogu horeysay ooaanarki laheyn aniga iyo inta ila midka ahba
Hambalyo waxaan umada somaliyeed urajaynayaa
Guul iyo
somali ha isracdo inta samaha jecel inta xun alaha qabto amiiiiiiiiiiiiiiin
maant maanta maanta waa maalin weyne maanta maanta maanta madexeen banaane maanta maashaa allah waxay ila mid tahay 25ta luuliyo 2012 1dii luuliyo 1960kii now we can fly may alaah make it easy and seccuss amiin amiin
soomaaliya wixii dhibaayo illaaheey haka qabto AAMIIM AMIIN
masha alaah ilahow umada somaliyeed mideey dhamanteed oo dowlad khereysan inoo dhali aad ayaan ugu faraxsanahay in aan dawada muqdisho intaas oo umad ah magangelisay inaay halkaas isuguyimadaan kuwi kaso shaqeyay oo uhuray naftooda waa in aan xusnaa kuwii kugeriyooday ayago difacaya wadankooda u istagayay inay naftooda kajecladaan inay wadankii uu mid qura noqda uu mid nabad ah noqda ilahow kuwii muwaadininti ee gesiyada ahaa ee u dhintay difaaca dalka ilaahow u naxarisa dhamantod hadanahay qurba joogta aad ayaan ugu faraxsanahay hormarka iyo isbadalka u wdanka kusocda ialahay hanooga dhabeya amiin wan kudalnay qurbaha jogistiisa wxaan uxisnay wdankeni waxan rabanaa in aan helno dowalad caadlad ah aniga shaqsi ahanteyda waligeey dowlad ma arakin waxaan rabaa in aan arko wdankeygi oo dowlada leh hormarna gaartay somaliyey qabilka iyo isnacebka iyo goboleysiga iska daaya aan isku imaana oo wdankena aan kudadaalna saan udhisanlahayn wabilaahi towfiiq guleysta somaliyey melkasta aad jogtaan
mashaa alaah waxaa muuqata rajo wanaagsana ilahay ha dhabayo ayaan leeyahay puntlander
asc walalaha RM waan ku faraxsanahay in uu furmay shirka dastuurka waana alaah mahaddiis waaxna allah kabaryaa bisha ramadan fadligeeda in wax wadankeena soomaaliya ku dego kasoo baxaan amiiiiiiiiiin asc
masha allah ilaahay garabkiina ha galo
ASC DHAMAAN , SOOMAALI WEYN, RAMADAAM KARIIM KU LI GIINBA. VIVA RAADIYA MUQDISHO . WAXAAN KALOON LEEYAHAY ILAAHAY SHIRKAAN HANOOGA DHIGO MID AAN KU GAARNO HORU MAR QOFKII AAN DAACAD U AHEEN WADANKEENA IYO JIRITAANKEENA SOOMAALI NIMANE ALAHA NAGA QABTO, DOWLADANE WAXAAN LEEYAHAY ALAHA IDINLA, JIRO KUWII DADKA QALANAAYEY AYAAD NAGA SAARTEEN WALINA WAA INAADAN KA HARINA ILAA AAD KA BAA,BI, ISAANO HADAYSAN KA SOO LAABAN DHAQANKA XUN.W.BILAAHI TOOWFIIQ.
Al Hamdu lilaah Waxaan marka hore u mahadcelinayaa dhamaan geesiyada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed ee hir giliyay in maanta Muqdisho sidaan u ekaato ama Soomaalidaba sidaan u ekaato waxba ma harin ee howsha ha la dhameestiro dhalinyaro. Ilaahayna ha idinla jiro. Waxaan sidoo kale u mahadcelinayaa bahda Radio Muqdisho ee sida quruxda badan ee wadani nimada ku dheehantahay inooga baahi tiray wararka dalkeena marwalbana inoo soo gudbiyo sawiro xaqiiqdii farxad nagu beera. Ilaahay ha idinla jiro anagana waan idin la jirnaa walaalayaal.
asc ilaahayoow wadan keena noo hagaaji aamiin aamiin
guul u soo hoyatay soomaaliya amin
alahayow aqbal ducadayda amim amia
Allow dowlad fiican oo diinta nagu xukumi na sii