Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalkeenna waxaa mudooyinkii ugu dambeeyey si xowli ah uga socnayey dib u dhis xoogan kaasi oo lagu sameynayo dhismayaashii ku bur buray dagaallada sanadihii aynu kasoo gudubnay Caasimadda ka dhacayey.
Inkastoo dib u dhiska sida xoogan uga soconaya magaalada Muqdisho uusoo bilowday wixii ka dambeeyey 06da bishii August ee sanadkii 2011ka kolkaasi oo magaalada inteeda badan ay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay ka xoreeyeen magaalada Maleeshiyada kooxda argigixisada ah ee Al-Shabaab hadana xiligaasi wixii ka dambeeyey dib u dhisku wuusii xoogeysanayey.
Magaalada waxaa laga hirgeliyey dhismooyin aad u tirabadan waxaana dhismooyinkaasi ay isugu jiran guryo ay dadkii lahaa dib u dhis ku sameysteen waloow ay dadkaasi u badan yihiin dad sanadihii aynu kasoo gudubnay ku noolaa Qurbaha hadase markii ay u muuqatay isbedelka nabadeed ee Caasimadda ku dhiiraday iney guryahoodii ka bur buray dib u dhistaan talaabadaasina waxey qeyb weyn ka qaadatay in durbaba magaalada Muqdisho laga dareemo isbedel dhanka bilicda ah.
Dib u dhiska magaalada ka jir kuma koobna oo qura guryaha oo dib u dhis lagu sameeyo waxaa sidoo kale iyana dib loo dhisayaa wadooyinkii bur buray ayadoo dib u dhiska laamiyadana ay fulinayaan dowladdo Soomaaliya saaxiibo dhow la ah oo ay ugu horeeyaan Walaalaha Turkiga.
Muqdisho waxaa hada laga hirgeliyey dhismaayinka Hoteello kuwaasi oo ay hirgeliyeen ganacsato Soomaaliyeed oo iyagu doorbiday iney dalkooda maalgashi ku sameystaan waloow sidoo kalena dhismooyinka casriga ah ee magaalada laga hirgeliyey hada ay dhisteen Hay’addo kuwa Q.M ha ugu horeeyaanee.
Maalin walba waxaa Muqdisho yimaada gaar ahaanna kasoo dega garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho in kabadan Toban diyaaradood kuwaasi oo iyagu keena dad sanadihii aynu kasoo gudubnay ku noolaa qurbaha hadase dalkooda kusoo laabanaya waxaana ay saraakiisha garoonka diyaaradaha ka howlgasha ay inoo sheegeen in dadka garoonka kasoo dega iyo kuwo ka dhoofa ay tiro ahaan u badan yihiin dadka soo degaya.
Marka aad magaalada dhexmarto waxaa indhahaaga aad usoo jeedinaya muuqaallo ka duwan muuqaalladii aan Muqdisho uga baratay waayo indhahaagu waxey qabanayaan muqaallada dhismooyin cusub oo farabadan, shaqooyinka ugu badan ee magaalada laga qabtana waa hirgelinta dhismaha.
Waxaa xusid mudan in dhismooyinkaasi magaalada kusoo kordhay ay wehliyaan sidoo kale isticmaalka gaadiidka oo iyana magaalada si aad ah ugusoo batay waxaadna mararka qaar la kulmeysaa wadooyin u xirma gaadiidka tarada badan aawgood.
Si kastaba isbedelkan hormarka iyo dib u dhiska ah ee ka muuqanaya magaalada Muqdisho waxa uu ku yimid mudo sanad ah oo ay magaaladu heshay waxaanna shaki ku jirin in hadii magaaladu hesho nabad sanaddo intaan ka badan ah in hormarka iyo dib u dhiska Muqdisho uu intaan kasii ballaarnaan lahaa.
asc wr wb shaqaalaha raadiyo muqdisho waad mahadsan tahiin siddaad u la socodsii saan dhageeystayaashiina hawlaha dalka ka socda.allah mahad iska leh haddii uu na gaadhsiiyey in aan aragno xamar xushmo baddan oo bilicdeedii soo noqotay,muqdisho the pearle of indian ocean.walaahi farxad baan la ooyey xamar sawirkeega oo dhiig iyo dhimasho ka jiriin oo dib u dhis ka socdo allahayoow nabad nagu taageer dhamaan dhulweeynaha soomaaliyeed
ilahey baa mahad iska leh wadankeni no nabadeey ilaheyna waxan ka baryaya ain aan noqono kuwa garta dantoda na fahmanabadu waxay tahay cadawgenana iloow jibi
MAAAAASHAALAH MUQDISHO WAY DHISANTAY ALLE AYAA MAHADLEH NABADNA WAY IMAANAYSAA MAR DHOW GUUUUUUUUUL SOMALI SOOMAALI BAA LEH BAHDA RADIOMUQDISHO WAAD MAHADSANTIHIIIIN ADEEGA WANAGSANAAD NOO QABATAAN
maash alaah wax yar baa dhiman iyo tarsan oo l badalo iyo dib udhis rasmi ah in lagu bilaabo wadooyinka
Masha Allah, Allow noogu wad sidaan iyo si kasii fiican. Radio Muqdhidhu, faldan sawirada noocaan oo kale ah noo soo galiya isbuuc kasta. Maanta sifiican ayaan niyada uga jumcaysanayaa. Waxaan kunoolahay qurbaha mudo kabadan 15 sano. Sawirkani wuxuu igu soo kiciyay boholyow aan uqabo wadankeena. Soomaaaliya Hanoolaato!
maasha,allah aad ayaad umahadsantihiin bahda radiomuqdisho horumarka dalka si fudud ayuu kusolaabanayaa hadii amaan lahelo ilahow hainooga dhigo dalkeyna nabad iyo barwaaqo amiin.
maasha Allah muqdisho aad ayeey uso dhismatay Ilaah hano siyaadiyo
Sawirri soo jiidasho leh, yididiilo yaa Muqdisho kamuuqato. Xukuumadda Raiisal Wasaare Shirdoon, iyo Madaxwayne Xassan waxaan ugu fadhinaan in aynan udul qaadanin Isbaaro la dhigo Xamar iyo meelkale toona. Dhisidda ciidanka iyo soo celinta nabadgalyada iyo dib uheshiisiinta udub dhexaad ha idiin ahaato.
maansh alaah
maashaa alaah waxaan runrun miyaa mise waariyo jawaabteeda waxaa lagarabaa wadaniga soomaaluiyeed
ASC:
maasha’Allaah aad ayaan ugu faraxsanahay in caasimada dalkeena ay sidaa isu bedesho waxay burbur iyo kala carar ku dhacdaba.
insha’allah sidan si kasiiifiican bey noqon doontaa.
waxan soo xusuustay balanqaadyo uu nosoo gudbin jiray sntv sanadkii 2011, ayagoo kusoo qorayo shaashada, soomaaliya goordhaw nabad bey noqondoontaa, iyo ayagoo hees qiiro leh nosoo saarayo.
runtii aad ayey noo dhiiragaliyeen sidiina wey noqotay Alxamdulilaah.
masha waa farxad in aan arko bilicdii muqdisho illahoow noo kordhi amiiiiiiin
Maasha alaah waa cajaaib dhismaha ilaahay nabada ha noo siyaadiyo ilaahay ku shukriya
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw mashaaaaaallah
waxan ayaa isbedel lagaa dhahaa aad aad ayaad umahadsantihiin dhamaan wari yaasha radiomuqdisho illah hanoo siyaadsho
Masha alah masha alah muqdisho ma san noqotay wa in an katagnah leta kibandha o an dib ugu noqonah masha alah
waaaaaaaw msha allah ad iyo adban ugu faraxsanahay muqdisho oo sidi wagi hore sonaqoneso wali man arag lakin dhegaha kamaqlay ine sidan ka quruxmadna jirte allow no nuri dalkena amin amin
war meesha muqdisho miyaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
waa mahad alle hadii ay maanta muqdisho saan noqodaye ilaah baa mahaleh ,soomaaliyeey dalka aan dib u dhisano dagaalka iyo qabyaalada aan is a dhaafno
asc mashaaa allah waa wax aad iyo aad loogu farxo laakiin markaan maqlo heestaan waxaan soo xusuustaa wasiirkii hore warfaafinta c/raxmaan jinaqow waxayna isoo galisaa xusuus dhab ah sida daacadnimada leh ee uu mediayaha uga dibayd garayn jiray illahow dadka daacada ahaa sida sheekh jinaqow iyo ibraahin cadow illahow naxariis aduunyo iyo mid aakhiro sii iyo waliba inta wanaaga jecel oo dhan gudo iyo dib mid nool iyo mid dhintayba aamiin aamiin asc
Aad ayaad u mahadsann tihiin dadkii soo qaaday sawiradan iyo kuwii noo soo gudbiyayba, saamayn aad u wayn ayay ku reebaysaa quluubta dadka soomaaliyeed ee dibadaha ku nool, waxaan ogaanaynaa inaan dhul leenahay waliba aad u bilicsan
MANSHA LLAH ALLOW NOODAY IFTINKA AHADA NOO BAXAA OO NOOSIYAADI SAAN UGU NECOWSANO
waxaan ku dari lahaa SAWIRADII JIMCAHA ee xeebta liido aad ayaan ugu il doogsan jirnay, qiimo wayn ayuu inoogu fadhiyay
maansha,laah ilaahow wadanka sidii uu horey u ahaa iyo sikafiican nooga dhaig.
quraxda iyo bilicda magaalada muqdisho hadaa ladhiso aduunka meel kaquruxbadan lahelimayo
MASHA’ALLAH.. WA WAX AAD LOGU FARXOO. WAXAAN ILLAHA WAYNE QADIRKA AH KA BARYAYA INU CASIMADENA NABAAD NOOGUSO DABAALOO.
mashmaah xamar caadi mahan
ilaa ha ku dhigo nabad warta magaladaan moqdsiho iyo dhamaan somaliya inteeda kale
Masha’allah muqdisho nuurkeda ayabaxaa ilaah ha usiyadiyo inbadan ayey mugdi ku jirtay..hadase isbadal iyo raja fiican ayaa muuqata, ilaah aya mahada iskaleh!
masha allah, ilaahow nabada noo siyaadi, ilahow intee wax ma garatada ahna wanaaga tus, ilaahow adaa deeq bixiyee nabada noogu deeq
masha allaah muqdisho nabada alle ha usiyaadiyo
muqdisho caadi ma aha weey dhisantahay masha alah allow nii sii siyaadi baraf ayaaba nadilaya dalkeena oo nabad
Masha Allah , xamar is back ..marka wadooyin cusub oo laami ah la mariyo quruxda xamar waa lala dhacayaa..viva Somalia.
Masha alah Xamar cadeey xebteyda uxiisay Walahi magalada Wax bådan.iska badalay Walahi sas.ku secuda viva radio muqdishu wax badan now so ban.dhigay
indhuhu mar walba kama daalayaan in ay arkaan sawiro noocaan oo kale aad ayaan u qiirooday insha allah mar dhaw waan u laaban doona dalka
ماشاالله ماشاالله
Allow noo ziyaadi aamiin.
Waxaan usoo jeedin lahaa talo dhamaan injineerada dhismaha ee soomaaliyeed ee kunool dunida dacaladeeda inay kaqabqaataan dib udhiska dalka isla markaana wixii afkaar wax ku ool ah ay layimaadaan. Aqaanyahanki lagudaalayoow daynta sooceliya(Abshir Bacadle) allaha unaxariisto aamiin.
YAA SALAAM MAASHAA ALAAH halakani ma muqdisho baa ALAAHU AKBAR ugu horayn waxaan salaamaya MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALIYA MNE XASSAN iyo dhamaan dawladiisa sidoo kale bahda hawlkar ka ah ee la loodi waayey SOMALI N TV waxaan leeyahay hambakyo guulaysta INSHA AALAAH tan labaad anigu waxaan ku noolahay dalka CANADA runtii muqdisho waxa aiigu dambaysan 6 years ago markaas dalka waxaa ka socday dagaal ba,an waxaana ka mid ahaa muqaawimadii sida ba,an ula dagaalaysay ciidamdii ETHOPIA markaan ka soo dhoofayey ADAN ADE AIRPORT waxaan ILAHAY ka balan qaadey dalkoo nabad ah oo xor ah hadaan kusoo laabto somaliya gaarahan mugashisho in aan laba ragco aa sunna ku tukado AIRPORKA insha alaah marka sidaas baan balanqaadey waana ka dhamabaynayaa inshaa alaah
Kkkkkkkkkk maasha.allaah ishcalaa wadan ahaa bahda radio muqdisho waan idin salaamayaa walaalahey xaqiiqdii aad iyo aad ayey ii farxad galisay bilicda macaan ee wadankeena allaaha zaaidiyo ayaan leeyahay xaqiiqdii damac lixaad leh ayaa I galay oo ah inaan wadanka kusoo laaban karo anigoo ah yuusuf cumar salaxey kuna magacdheer salaxey
Waaaw waxasa dhisma ka ah muqdisho our capital city
Mida waxaan dawlada ka codsanayaa iney passporka somaliga ah ka hirgaliso south africa misna safaarada la dhiso oo guri ahaan si ay noogu fududaato imaashaha wadankeena
waxaan dawlada ka codsanayaa iney passporka somaliga ah ka hirgaliso south africa misna safaarada la dhiso oo guri ahaan si ay noogu fududaato imaashaha wadankeena
masha allaaaaaah baarakallaaah xamar weey duushay walee ilaahayoow barakeey oo siyaaaadi alxamdulilah ilaahayoow nabad nabad nabad asc
Maashaa alaah ilahay hanoo ziyadiyo marna marumeysankaro ilaa anka imaado. Maxaa yelay markan dhashay iyo markaan soqan garay marna ma arkin muqdisho osaan ah somali hanoo laato by
maashaa alaah walle inaan muqdisho mar uun imaado baan rabaa waxaan ku dhashay magaalada laasqoray oo qadiimi waxaan ku soo barbaaray boosaaso laakiin inaan xamar soo arko baan rabaa inshaa alaah
mansh allah bilicda weysohagageysa ilaah haino siyadiya inti kashaqeysana ilaah haka ajirsiya muqdishow cadimahan magalamadaxda dalkena hoya viv
Asc walalaha musliminta waxan idin leyahay gacmaha isqabsada inshlh wanu kadawa tagi dona casimadaha adunka inshl mshlh sidi hora wa dhanaa i
ILAAHEY HA NOO KORDHIYO..SOOMALI HA NOOLAATO.
Masha allaha seeing this pictures makes me happy.Gives us more it is giving us hope.Thank you radio muqdisho well done.
alahayoow inoo siyaadi
maashaa allaah waa aragti farxad galinaysa muwaaddankin waddaniga ah, Radio Muqdisho halkaa kawada dhismaha iyo wacyi gelinta bulshada
mashalah bahda radiyo muqdisho aad ayad u mahadsantihiin sida qiimaha leh ee aad noogu muujisaan bilicda wadankeena ama wixii ku cusuba qof kasta ee dhiig muwaadinimo ku jirto waa wax looga baahan yahey in uu wadankiisa wax u qabto mida kale waxaan idiinka codsanayaa in aad ku soo dartaan horumarka gobolada iyo qeyraadka wadankeena wixii ku soo kordhey inshalah all bahda r. moqdisho thanks
I CANNOT BELIEVE IT, MANSHA ALLH.
masha llah wlh waa wax lagu faro sida hormarka u socdo magalada muqdisho ee casimada dalka somalia ilaahow hormarka inoo sii wad si kasii fiican
maansha allah illaahow noo ziyaadi hangana naaqusin, thanks radiomuqdisho, waxa jira dad aan tvga daawan karin , ama busy ama shaqa inta badan ku jira lkn pc meel walba wa iska yaalaa waxaan idinka codsanaynaa inaad video aad ka soo duubteen noo so dhigtaan youtube ama faceboogiina ama halkan kadib youtube aan ka galno, waad mahadsantihiin
man sha alah dalakayga muqdisho ilahow noo siyadi ana mar uun i dhex gay
masha allah waa hormar bilaaday
asc dhaman musliminta gaar ahan somalida waxan ad u salamaya bahda radio mugdisho masha alah runti aad ban ugu farxay casimada o horaymar kusi tilabsaneyso shaqo wanagsan ayad qabaten walalayal balse hadad comentigeyga arkeysan waxan kalo idinka codsan laha sawirada ad so galineysan in ad qoralo so racsisan sida wadadan wa wado hebel meshan wa taaladi sayid cml wayo dadki makala garanayan badanko waxa ay yihin kuwo anan arkin waliged iyo kuwo hilmamay mark si ay u faideystan dadku o ay u kala bartan waxa ila qumanantay in ad ku dartan arinkas wad mahadsantihn well done asc
maashaa alaa ilaahow nooguwad hadaanunahay bulshada reer awdal waanu imahaynaa hadii alayidhaahdo
Uma maleeyo maanta wadan inooga fiican inuu jiro wadan ka fiican maasha allaah
mahad naq idin ku filin oo aat naga helesan malahan shaqalaha radio lkn wa idin xasusanena ever thnks dhamantiin ><
MASHALLAH SOMALIYA WAAA TAAS OOOO RAG IYO HAWEN WANAGSAN AYAA UHALGAMAY OOOO NAFTOODA UHURAY MASHALLAH ALLAH AYAA IDINKA ABAAL MARINAAA WALAYAAAL DALKASTA DADKIISA AYAA WAXEYRABAAN KA DHIGI KARO MASHALLAH
MAHAD GAARA: DOWLADA IYO RADIO MUQDISHO WALALYAAAL SAAAN NAGUSIIIWADA WAXAAA HUBAALA HADAN ANAKOO DHAN SAAAN SAMEEEYNO IN DALKEENO SIDA OW YAHAY OOO KASIIFICNANAAYO.
SOMALIYA HANOO LAATO
MASHAA ALAAH BAHDA RER MOGADISHO SIDA HAGAR LA AANTA AAD UGU HAQABTIRTAAN MARWALBA HURUMARKA WADANKEENA MASHA ALAAH HOREY USII WADA DADAALKIINA WAXANA IDINKA CODSANEYNA IN AAD NOO SOO GUDBISAAN MAGALADO O DHAN SAWIR GUUD AH IDINKA OO MAHADSAN WAANA IIDNKA QANACSANAHAY SHAQADA AAD U HEYSAAN UMADA SOMALIYEED MAHADSANIID
A. WR WB DHAMAAN UMADA SOOMALIYEED MEELKASTA AY JOOGAAN SALAAN . KADIB WALHI MAANTA SIDAA U FARAX SANAHAY HADAA ARKI LAHEEDEEN ALLOW SOMALI DHAN ISKU KEEN NABAD AYAY KU QURXOONTAHAY DADKEEGOW NABADA JECLAADA QURBO WAXBA MATARAAYO ANAGA AYUU DHIBKA DAGAALADA KADARAN NAGU HAYAA WALIGAY MANAN ARAG DALKAYGA OO NABAD AH ALLOW ITUUS ASIGOO KALA DANBAYN LEH
ascw maansha alaahi maansha alaahi maansha alaahi laaquwata ilaa bilaahi caliyul caddiim ilaah baa mahadi u sugnaatay mida kaloon idiin sheegi waxay tahay marka aad wax sooqoraysiin ka hormarsha magga ilaah iyo marka aad tilmaameysiinba waxa qurxoon dhaha maanshaa alaahu ilaah markaas waa idin garabgeli oo wixii shar ah wow idinka reebi xitaa kii qalbiga kabuko oo aan fiyoobeen wow caafin markasto badsha magaca ilaah iyo sifooyinka wanaagsan waadna ku mahad santihiin oo waxa aad tihiin umadda mulimnimo sheegato ee siddii dhabta aheeyd ilaah ha /iddinku hanuuniyo aamiin aamiin aamiin ascw
Runtii aniga ma aaaminsani waxaa waaa muqdisho
masha alh muqdisho wa neyso labatay bilacdeedi walahi malintan tagay iyo mata muqalkeda ismalaha ilhay hanu siyaadiyo xamasad ayabe noqbatay
masha alah xamar cade nuur aya ka baxa illah hano siyadiyo amin
indha baa ku doogsada bilicda dalkeena dhamaan gaar ahaan magaala madaxda dalkeena somalia marka hadaad tihiin shaqaalalaha radiomuqdisho waan idiinka mahad celineeynaa madama ilaah ka sokoow aad adinka suura galiyeen soo bandhigida waxyaaba muhiimka u ah bulshada wabilaahi towfiiq
MAAHA ALAAH GUUUUUUUL GUUUUL THX PHOTO MAN
asc dhaman asxaabta ku xiran radio muqdisho iyo sntv wlh waan ooyay markan arkay wadankaygi hooyo oo saan naqday ma aqan wax an sameyo oo an ka ahayn inan imado wadankayga hoyo jariiraco ayaa idhamaysay markan dhagaystay heestan cajiibka badan ilahow radio muqdisho xifdi cadawgiina allaha jabiyo isku cadow aya nahay al shabab ilahow dhame dukum daakum waana dhibeen oo nabad iyo nolal way noo diideen
asc bahda radiomuqdisho iyo dhamaan dadka coomentiga qoray waa idin salaamay asxaabeey muqdisho waa ka weyntahay labo wado ama laba dagmo oo dowlada xafiisyadeeda ku yaaaliin ee waxbaa bilaaban lkn yaan la is dhihin muqdisho waa dhisantahay ,waxaa jira xaafada muqdisho ka mid ah oo gurihii dadka daganaaa xooluhu u daaq diintaa cidla aawadeed.
Asc aad ayaan uku mahad naqeynaa allihi nsiiyay cafimadkaan mirka labaad waxaan mahad gara raido moqdisho inkastow radiyaheenu yahay wajibsarane ow gudanaa hadane mahad ayan uka heynaa
WaaaaaaaaW Mansha alaah Viva Moqdisho ,Alow nabad nasii Alow Amni iyo Kala Danben Nasii Alow Dawlada is raacsan nasii ,, Alow kuwii Nabad diidka ah naga qabo, aaaamin Muqdisho Viva ,, Bahda saxafada Radio Muqdisho aad ayaan idin kaga mahad cali nenaa Wax yabaha Xaqiiqada ee noso sawir tiin THNX ALL
woooooooooooooow
maaaaashaaa allaaaah
qurbaha wakuragay jogis imalaha qudarti an aqanay wawaye iyo hilib gelki kulu laaa farij ayaa idilay jakad iga culeysbadana sa ugu rarnana facey wakharay odayashi iskulodka eheen wajobana ilahow ano nabada igee cida somaliyeed
mashalah bahda radiyo muqdisho aad ayad u mahadsantihiin sida qiimaha leh ee aad noogu muujisaan bilicda wadankeena lkn sawirka kuma arkin wax muqaal dowladmino mujiniyaa only hormar shacabka ayaa ii muuqda kii dowladaa meeee?????
masha allah waa wax lagu farxo, hormarka la gaaray Aloow wadankeena noo nabadeey yaa Allah
runtıı radıo muqdısho wexey qabatay shaqa adag waxaan kacodsanaynaa ıney marwalba nala s
socodsııyaan hormarka dalka gaaraayo anıga markaan sawıradaan oo kale arko aad ayaan ugu farxa
maasha allah wadankeena allow dhowr hambalyo radio moqdisho waan idinku amaanayaa shaqada aad bulshada somaliyed aad u haaysaan .
MANAHA ALLAH. WAXAA MAHAD ISKA LEH ALLAH KASOO DADKA QALBIGOODA KU SUGAY INAY NABADA QATAN HORMAKANE KA SHAQEYNAA
CODSI
WAXAN KA CODSNAYAA REDIO MUQDISHO INAY NOO SOO SAWIRAAN JIDADKA TRAFICAKAD SIDA AY U SHAQEYAN
ILAAH BAA MAHADA LEH. ILAAH NABAR HAYNOOGA DHIGO MEEL AAN JANADA AHAYN OO AAN KU DOORSANAYO MALAHANE.
masha allllllh xamar cade waan kuu xiisay allow noo siyadi nabada amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
maashaa allaah
masha allah hadii nabada aanu ka shaqeyno sidaan iyo si ka wanaagsan ayaynu gaareynaa
masha alaah aloo ka ilaali cadawga islaamka iyo cadawga somaali ilaahoo sibarakee insha alah
maasha allah waahor marlagu faani karo aloow noo barakeey nabad macaan
Alaa mahad leh kaasoo dib inoogu sooceleyey bilicdii Muqdisho laguyaqaanay.secondly
let me not forget 2 sei radio muqdisho we realy appreciate what you are duin 4 da society.thnk u very much indeed.
Maasha alah waa arin lagu farxo in aan maanta arko magaalada muqdisho oo bilicdan leh mahad dhamaanted ilahbey u sugnaatay ilahow umadeenu dhibaatada ka saar .aaamiin
Masha allaaha allaha no siyaadsho sidaan udaawanaye indhaheegaayba ilimo kusoo istaagtay markaas sawirtay dagaaladii dhibaatadii badneed ee dadkeenu iyo dalkeenu soo maray allahayoow dib hanoogu celin wixii lasoo maray yaarabii inta leh meshaan ma muqdishaa ee qosolka soo qoreysaa say mashaa allaah inta aad qosol soo qori laheed ialaheey qofkuu wnaag ladoontana cidkale ugalama tashado masha alaah mahadsanidiin bahda radio muqdisho
guuul mogdisho maansha alaaah
ASC REER MUQDISHO IYO REER RADIO MUQDISHO DHABTII AFKA JUUQDA GABAY MARKAAN ARKAY SAWIRADAAN IYO QIRADA KAMUUQATA DHISMAHA IYO HAWADII WANAGSANEYD ,
dhabtii allah ayaa mahad leh thuma umada reer muqdisho oo fahmay nabada waxay tahay aniga oo kudhiira gelinayo waxaan leyahay sidaa sanadka ay muqdisho udhisantay si kawanagsan ayay u dhismee hadii fursad nabad geliyo lasii ee gacmaha isqabsada dhisa indhaha dalka oo muqdishaa
radio muqdisho waad kumahad santihiin dhabtiin soo tebinta iyo sawirada lasoo geliyay ee qirada badan inaan diyarada hada soo raaco ay iga heysaa kkkkkkkkkkk
wooooooooooow
Masha allaah , waa war aad loogu farxo , illaahow nabadii iyo horumarkii waaro nooga dhig , Nabad iyo horumar ayaan u rajeena muqdisho iyo dhamaan dadlka . Thnks radio muqdisho .
walahi caadi ma ahan masha allah muqdisho oo nabad eh maaka maqanahay alow i aruuri Somalia ha is raaacdo <3
MAASHA ALALH WAAD MAHADSANTIHIIN RADIO MOGADISHO SHAAQAALAHAEEDA WAXAA AAD N SIISINEN HADAAN NAHAY QURBA JOOG FURSAD AAN WADANKEENIKU ARAGNO GUULAYSTA XUKUUMADA IYO MASUULIYIINTEED HEER WALABA
WAXAA HUBAAL AH IN DADKA SOOMALIYEED AY YIHIIN DAD FIRFIRCOON HADII NABADA NOO DHALAYTAY AY SHAN JIRSATO WAA HUBAAL IN MUQDISHO AY EXPRESS KU DHAAFI DOONTO CAASIMADO BADAN OO AFKRICA IYADOO 22SNO OO BUR BUR AH KU JIRTAY
MARAKALE SHACABKA MUQDISHO KU FAR ADEYGA NABADA AAD HESHEEN ANAGANA WAAN IDIN IMAAN IHALAH OON MAALAGASAHAN MURAAYADII DALKA MUQADISHOO MAGAALO MADEXMEDEENA
raba mahad iska leh rabow wadanka oo dhan nabad kusoo celi
Aniga Xamar waxaan tegay June 2012 anigoo ka maqnaa mudo 24 sano, Runtii waxaan soo arkay nicmo janada uun laga heli karo oo burbursan, laakiin soo kabsanaeysa dhismooyin farabadana ay ka socdeen. Hadda 6 bilood ka bacdi magaaladi waa soo dhisantay. Please soo sawira meelaha kalena ee aanan ahayn jidka Mako iyo Makurama sida ee ayguna horumarka ka socdo. Waxaan kaloo idinka codsan lahaay in aad dadka Qurbaha kasoo laabtay aad fikradoohad uririsaan ee soo daabacadaan
Well done Radiomuqdisho, the best radion in Somalia
maasha alaah walaahi xasuus qiiro leh ayuu igaliyay daawshada sawiradaa masha alaa ilaah ha inoo hagaa jiyo dalkeen …….. tan kale waxaan ku dar daarmaa hala taageero dowlada hana lagu wada dadaalo soo nooleenta bilicda dalkeena hooyo maha sanidiin dhamaan bahda radio muqdisho
ashalaa illahow noo siyaadi nabada nabad meelay taalo aa qurxoon nabad wax kamacaan oo kaqboow majirto muqdio waxay ubaahnad nabad iyo wadani aqoonleh maantana waxaa noo muuqdo naacw qaboow iyo niyad sami olashada waqdikii iikufiic naa ama iikuquruxdabadanaa waa meeshii aan kuqaday intii aan qurbo wareekaayay meel uqalada manan arak dulkeena wanaaksan wuxuu ubaahanyahay dad wanaaksan oo xanaanasta ee dhisa oontumin ilahoow burburkale hanoocelin umadeenan qalibikooda burcad iskmari oo kuwo wax wadada qabsada kayeel aamiin
Asslm.
Sallaan ka bacdi, mahadi waxey u sugnaatay ALLE sw. mar-ka xiga bahda Radiomuqdidho, sida aad umadda Soomaaliyeed wanaaga ka jira dalkeena aad ugu muujsaan 24……
Maasha’ALLAAH
ASC dhamaanbahda reer raadio muqdisho salan baxad weyn kadib adbaad ugu mahad san tihin saad noogusoo ban dhigteen bilicda dalkeenii somalia mar 2waad iyo mar 3xaad waxaa mahad gaar leh allaah nasiiyay awoodii an uga adkaanay cadawgi dalka diinta iyo dadka oyo adinkoo qeyb libaaxle kaqaatay xureyntii an iska xureeynay alqaacidada somalia waxan allaah mar walba kabaryey naa inuu allaah naga guleeyo inta yar o noodhiman amin amin amin
asc alaha inoosiyaadiyo nabad iyo barwaaqo dowladenana alaha u fududeeyo hawsha ay inoowaddo inshallah amiiiiiiiiiiiiiiiiiin
ASC. Radio Muqdisho. waa ku mahadsantihiin xasuusinta iyo rajo gelinta dhulkii hooyo!
asc,radio muqdishu wad ku mahadsan tihin soo gudbintiina walow anan wax an ka garto muqdishu anan arag oo an ka ahayn iskuulkii farsamada gacanta ee lumbar 4 walow an arkayey wadada maka almukarama oo lamigii wax ka sii muqdan in aad xoga no tilmantan ba ficnan lahayd lakin magacyadii hore wax sas ah kama nola igu m maqal ah hana ilayabina xamar oo nal kashidan yahay baa iigu dambeysey berisamadkii….
Mansha allah waxan ad ugufaraxsanahy horumarka balaran
Heestan Taariikhiga Ah waxay maskaxdiisii ka soo Maaxatay Abwaankii weynaa ee Aqoon yahanka ahaa Naxariistii Janno Allaha Siiyee Yuusuf Aadan, Naaxiyadii, Miyuusigii iyo Codkii Saaxiibkeyga Qaaliga ah Faarax Siidow Faarax (Faarax Weyne) oo aan Daris kua hayn Xaafadda Baar Raaxo ee Degmada Hodan Xafadahullahu
wowwwwwwwwwwwww muqdisho oo dhisan yaa arkay
ala qurux badana america bey ka qurux badan tahay horta jabuuti aad bey umahad san tahay alow sidaa si kaqurux badan ka dhig aminnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnn dadow aamin ila dhaha
waxaaan aad ogu faraxay quruxda xamar iyo heesta aadsaarteen maasha alalh
mashallah aad aaan ugu faraxsanahay in aan arko muqdisho city kor and wariyaasha radio muqdisho
WLHI WAA WAX LAGU FARAXO OO IDHAHA FARAXGELIYAAN OO KALSOONIBADAN IGU REEBTAY WELIBA XASUUSDHEERAAT OO BA AN DALKEYGOW MALIN UN BAAN KUU IMAN DOONA MADAMA AN QUURBAHA DARUUFO IGA HAYSTA LKN WAA LAMAHURAAN DALKEYGOW BALSE MAFAKIRA AYAA SAN KUU GALAY INSHA AHLLAH CAGAHAAGA BAT KU ISTAAGTAY WANA KARIDOONTAA MESHAT HORE ADUUNKA AAT KAJOOGI JIRTAY ANAH WAN KUU IMAN DOONA MARDHOW DALKEYGOW WANA KUU BAHANAHAY WAXAAN AHAY MUWAADIN SOMALI OO KUUBAHAN IN SHA ALLAH WAN KUU IMAN DOONA DALKEYGOW
masha laah waxaan dhihi lahaa wadasaas ilaa hanosii wado aamiin in sha alaah waan usoo qalab qadaney naa dhis maha wadan hadii ilaan nafta no daayo aamiin hormar iyo nabadgalyo ayaa noo balan ah
Masha alah ilahay hana tuso wadan jaceylka qurbaha waayo aragnima badan ayaa lagala soo laaban ee nabada alaha noo siyadiyo
asc mashaa allah aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay hormarka magala madaxda somaliya waxaana leyahay allaha usisi yaadiyo wanagasiyo quruxdas waxaana leyahy allaha mideeyo somaliya allow nabad nolol kuwi iskujec laado nagadhig aaaaaaaaaaamiiiiiiiiiin ilahow naga aqbal
i wish best in all somalia
thank you raia moqdish forevar
Asc wrx wbr bacda salaan aad ayaad umahadsantihiin shaqaalaha radiyow muqdisho iyo weliba tvga qaranka gaar ahaan kuwa indha indheya bilicda magalda muqdisho iyo hormarka dalka wxan aad ugu faraxsanahay 21sano kadib in magalada muqdisho ey soo iftiinto eyna ka baxdo mugdigii dheraa eey mudo ku dhax dawalaneysay masha allah i love somalia espcial muqdhisho city
shaydaankii shabaab waa jabeen
manshalah somalia waa dhisantey ilah waxan ugu baryaya iney sas kasii wanagsanato inshalah tacala ilah idinkisa amiin wadanki hooyo waxan kamaqna 23 sano ayan arkin somalia ilah waxan kabaryaya iney nawad nooqoto inshal oo an noqoqno dib uunoqono inshalah qeys oo joga sweden sxb barasho wanagsan
MANSHALAAH ALLOOW NOO SIYAADI OO CADOGEENA CAGTAKAHOOSGALI AAMIIN
Masha,alah waxaa noo muqato nabad iyo farxad hareysay magaladii mogadisho ilah hanoo sa idiyo dhamanten somaliya oo dhan qurbo jogta waxan leyahay sanado badan ayan ku jirnaa qabow iyo gudcur aan dhamad lahayn,aan nabada gacan ka gaysano si ay inoogu surto gasho in aan kalaqayb qadano farxda iyo damashadka xebta lido haraysay ilah ha u saaidiyo ayan lenahay bahda radio Mogadishu aad ayad u mahadsantihiin ::;;;;;;,
mansha alaaaah ma qiyaasi karo qiirada iyo farxada ay ii siyssdisay aragtida qaayaha badan ee aad noosoo gudbiseen waanad ku mahadsantihiin sida aad qiiro nooga oohoseen marki iigu danbeysay iyo hada wax laysa siisan karo maaha tack inti soo diyaarisa
asc wr walalayaal aad ayaad u mahd santahiiin shaaqaalaha radio mudisho
Masha allaah nawadu waa laf dhabarka umidi kuwada nolankarto nawad hadaysan jirin nololna majirto alloow dalkeyna no hagaaji aamin aamin aamin by dr: xalaawi
masha,allah wadanka waan qurux san karnaa lkn kii is afgarad ahaa baa mel cidlo ah nooga tagay lkn hadaa radkiisi lahelay oo walagu daba tagan yahay kkk ilahay wadanka nabad hanooga dhigo ameen yaa rabi.
mansha allah,new mogdisho illahow waa mahadaa maanta hadaan la arkayn wiilal gafuur duuban oo intay dadka isu soo ururiyaan ku leh ku soo dhowaada goobtan oo daawada sidaanu wiilashan yaryar lug iyo gacan is dhaaf ah u jarayno,waxaanse ku talin lahaa dalka dhismahiisa waxaa ka muhiimsan bulshada dhismaheeda intaydaan daaro dhaadheer isi saarsaarin ku dedaala oo juhdiga ugu badan geliya sidaad da, yarta 22sano xabada ku soo jirtay aad caqliga uga maydhi lahaydeen ka dib dhisku easy ayuu isaga imanayaa
waayo waayo wax kale garanmaayee nabad baa soo uraysaa saxansaxadii nabada baa ina qaaday waataas muqdisho soo dhalaali rabta.
Insha ALLAH mar waa la arki iyadoo gacmaha la ishaysto nabad iyo barwaaqo.
walahi waa wax lagu farxo hormarka ka socdo caasimadeena muqdisho cadeey . waxaase ka sii faacnaan lahayd oo bilicdii caasimada soo calinayso in gobolka banaadir ama dawlada inay baalaha korontada laga qaado wadooyinka waa weyn si bilicdii u soo noqoto . maxaa yeelay hadaad hada fiiriso quruxdii caasimada way nusqaamaysaaa. waana rajaynayaa inay maamulka gobalka banaadir uu wax ka qabto . wabilaahi tawfiiq,