DAAWO SAWIRRADA:-Dib U Dhis Ka Soconaya Suuqa Bakaaraha Iyo Ganacsigii Oo Dib Usoo Laabtay
Published on October 29, 2011 by Jayte · 77 Comments · 44,139 views
Ayadoo guud ahaan nolosha magaalada Muqdisho ay si tartiib tiib usoo laabaneyso wixii ka dambeeyey markii magaalada laga xoreeyey Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa waxaa hada dib u dhis uu ka soconayaa Suuqa Bakaaraha iyo goobaha ku dhow ayadoo ganacsigii suuqana uu dib usoo laabanayo.
Waa Muuqaal Fog Oo Wadada Koobaad Ee Suuqa Bakaaraha oo Mashquul uu ka muuqdo







Isgoyska Baar Ubax Oo Mashquul uu ka muuqdo


















Muus Qeyriin ah oo lagu dejinayo Suuqa Qudaarta Bakaaraha








































Dhisma kasoo horjeeda Masjidka Macalin Biyamaaloow oo dib u dhis lagu sameynayo kadib bur bur dagaalada kasoo gaaray
Inta U Dhaxeysa Isgoysyada Howlwadaag iyo Bakaaraha oo Gaadiidka uu Caadi u isticmaalayo

Masjidka Macalin Biyamaaloow oo Dib U Dhis lagu sameeynayo
Dad ka qeyb qaadanaya Dib u dhiska goobihii bur buray ee suuqa Bakaaraha iyo nawaaxigiisa
Isgoyska Howlwadaag oo Mashquul uu ka muuqdo mudo kadib markii Khawaarijta laga xoreeyey





Muuqaal kale oo isgoyska Howlwadaag ah
Wadada Koobaad Ee Suuqa Bakaaraha
Goobo Ganacsi oo dib loo dayactirayo


Carwo Istaag Oo Aan Filayo in dad badan ay maskaxdooda dib u milicsan doonaan






Photo By:-Mowliid Mohamed Sabriye & Abdifitah Dahir Jeite
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
WAR HABEEN 25 05 2013
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
oh radio muqdisho thank you very much waxaad mar walba sameysan sawiro runtii dadka qiira galiyo markale waad mahadsan tihiin wadaninimada aas sameysaan
asc waxan hambalyo hawada sare u soo marinayaa maamulka iyo shaqaalaha radio muqdisho sida hagar la,aanta ah ay inoogu soo gudbiyaan dhamaan dalka wixii war iyo wax qabad ah ee ku soo siyaaday lkn waxaan aniga aan jeclaan lahaa ineey inoo soo gudbiyaan shaqaalaha idaacadda radio muqdisho magala madaxda muqdisho oo intaan ka sawir qurxoon iinsha allaaah…. iyo dhamaan dalka soomaaliya oo mid ah nabad ah dib udhis iyo bilic balaaran ay ka muuqato marlabaad waxaan idiin leeyahay hambalyo hambalyo hambalyo radiyaha ha guuleysto iinsha allaaah,,,,,,,,
muqdishooooo magaalada madaxdeena maasha allaaah waan ku xiisay muqdisho cadeey
i have to say, this will be another way of rebuilding our nation, it Is part of the fight against alshabab. long live my brothers.
Asc walahi waxad iso xasusisen waayo wayo
allah akbar ‘ allah aya mahad usugnaatay . bada radio muqdisho aad iyo aad ayaa ugu mahadsantihin sida quruxda badan aad nogu soo gudbisaan xaalada magalaada muqdisho ” (CARWO ISTAAG) oo aheed marwalba ciriiri in lagu arko 3 miis kaliya insha allah muqdisho sidi hore iyo si kafiican aa rajaynaya ina noqon doonto mar dhaw insha allah ..wsc
mashalah muqdisho magala madaxdena, wano dhismosa ad a u mahadsan tahin radio muqdisho howsha a qaran u wadan adinko ku mahadsan meshina kasi wada ilah ha idinka abal mariye
MASHA ALAAH MUQDISHO MAGAALO MADXEENA AAD AYAAN UJECLAHY WAANA KU FARAXSAHY NABADA KA DHALATY ALAHA NOO SIYADIYO
asc dhamaan bahweynta tvga qaran soomaaliyed wad salamantihiin waxan aad iyo aad ugufarxay markii aan arkay carwo istaag. iyo isgooysga baar ubax iyo howlwadag. thanks
Masha-Allaah. Waa wax lagu farxo. Ilaahow nabad waarto nasii. Amiin
aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin si aad noo soo bandhigteen qaabka magaalada muqdisho iyo waliba horumarka kasocda wxaa lee yahay ilaahow kaqabo kuwa dhibka kawada amiin
Yaaaaasalaaaaaaaaaaaam alla xasuusta qaarkeed qurux badanaaa goormaa iigu danbeysay melahaan waleee waa aduun carwo istaag lee iga dheh siloo buuxi jiraaaa haisoo xasuusinin muqdisho cadeey saan ugu xisaylee …………………. JEYTE iyo MOWLIID wariyayaal sare geesiyaasha qalbigaa idin idinsalaamaayo iigu noolaada nolol raaxo leh adinka iyo wariye yasha kale ee somaliyed waa leysku soo noqon wixii nool aduunyada insha alaah INTA MUQDISHO JOOGTO HADA OO AY UGU HUREEYAN JEYTE IYO MUWLIID Please MAC iiiiisiiiiya MUQDISHO CADEEEY MAC MAC MAC codsi waaye
CARWO ISTAAG aniga waa iga dambeeysay aleeylehe. Aniga CARWO IDKO waqtigeedii aan soo barbaaray, marka Muqdisho wax badan aa iga dambeeyey waa inaan mar kale Magaalada bartaa.
Nabadu iskama imaanayso hadaan gacan laka geeysan shacabka somaliyeed waxaan kacodsanayaa in nabada laga shaqeeyo lana xoojiyo ayadow si hufan loolashaqeeyno qeeybaha kala duwan amniga gaar ahaan ciidankeena booliska nabadsukida iyo ciidanka xooga hana la iskaqabto cidwalba oo nabada kasow horjeedo si guud
mashaa allaah waa xasuus aan nafarxad galineyn marka loo fiirsho sidii ay ahan jirtay waxaan somaliyeey idin ka codsanaya in an ka shaqeeno nabada iyo hormarka iska daayo qabiil iak daayo xumaanta asc thnaks radiomuqdisho
waaaaaaaaaaaaaaaaaaw masha alh wa xusuus lkn waxaan ad uga xumahay madaafiicda burburisay dhismaha bilicda leh ee bakaaraha …………….insh alh dalkeeygoow heeybadada way soo noqon doontaaaaa
MAASHA ALLAH waxii bur buary dib ayaa lo dhisayaa hadii marba shabaab laga xureeyay bakaarha wa meeshaan kusoo koray waxaana moogahay muda 11 sano ah insha Allah maalin in aan ku noqda ayaa rajeynyaa waayo qurbaha waa iga horyimid ilaaho dalka oo dhan nabad nooga dhig aamin
waxa aad ugu farax sanahay muuqalka muqdisho waxan manta halkan ka dawaday xafada an ku dhashay an adka u jeclahay howlwadag wad ku mahdan tihiid radio muqdisho sida aad noogu soo sawirten xamar
asc waxaan leeyahay waa guul waaguul u soohoyatay shacabka somaleyed oo dhan marka waxaan leeyahay saas ku wada oo iska celiyo maska dadka ku dhex jiro oo tuugga iyo qabiilka hugan oo u baxa nabada somaleyed kkkk kkkkkk kkkkkk
asc dhamaan waxaan mahaan ka salama bahda radio muqdisho wlhi aaad iyo aad baa uku farxay inaa maanta arko meel iku leh xasuus mashalaah carwo staag .com maxaa meshaan rag badan u xiisay mashalaah qaali anaa ku gudoomay mac marka waxaan lee yahay wariyaasha ka si wada halgankoin m hasaa waxaani lee yahay noola farxad leh iyo mustaqbal wangsan main
Asc wr wp bacda taxiya bahda radio muqdisho ad ayan u mahadsantihin madama ad nosogudbise sawirada sharafta leh e casimada somali waxam siqas ah ugu mahd celinaya camera manada radio muqdisho jeyte and eng sabriye pease call me when u see me jeyte or eng. Sabriye and all bahda radio muqdisho dis,my numbar +27710019282 thanks
Maashaa alaah run ahaantii waa wax lagu farxo suuqi weeynaa ee bakaaro oo dhaqdhaqaaqii ganacsi dib looga bilaabay waxaana rajeeynayaa sidii hore inuu dib ugu soo noqdo waxaan aad ugu xiisay Carwo istaag kkk walaahi xasuus xasuus ayaaba galay alloow dalkeena noohagaaji aamiin
Asc bahda raadiyaha qaranka waadku mahadsantihin sawirada xasuusta leh oo ad noso gudbiseen mowlid and. Mr.jeyte adinkana sigaar ah ayad umahadsantihin wlhi wan idin jeclahay bahda radiyaha qaranka ilaahey ha.idinla jiro.i love baar ubax
kkkkkkkk viva carwo istaag walahi waan u xiisay inaan soo siyaartaa waaye aqyaareey yaa diyaaraa oo iraacaaya????
ilaah ha su cilsho amniga muqdisho runti wa magalo ilaah qani nimo ku maneestay lakin dad ka ku nuul dhib badan ay la kulmeen gar ahaan xiligii itobiya lakin waxaba ka darna qawarijta alshabab labaxay balayada ilaah ha ciribtirii insha,laah wa la ugaday burcad dimeedka wadanka burburiayay qarna bililiqeestay
aad iyo aad ayaan uga xumahay in aysaan u ekaato caasimadii soomaliya ee aheed casimada ugu qurxan afirica hadane waxaad umaleysaa guryo ladhisay 1000 sano kahor oo waa wada burbureen sorry soomaliyeey saan iska bedela oo ruuxwalba ha ogaado xumaatiisa yuusan arkin midka kale ee kasoo horjeeda
mashaa allah aad ayaan oowu faraxsanahay, radio muqdisho waad mahadsantihiim
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk siwanaagsan baa loo wada garanayaa baan filayaa buu yiri wiriyaha lakiin aniga baa kasiidan baan filaya oo siyaan caadi ahan ugaranaayo carwa istaag hajirto wiligeed baan leeyahay lakiin waxaan mahad gaara sinayaa suxufiga kufikiray in oo reer muqdisho dib utusiyaa xaafadohooda iyo caasimada wayo aniga habiin kastaba waxaan kala baraa caasimada aqyar badan oo reer waqooyi ah iyo reer bari intaba lakiin waxaan mahad gar ah sinaya aaqyarta habiin iyo maalin utaagan wadanka oo nabad ah marka jeeta sifiican baan isku naqanaa hadane waxaan leeyahay jeetow haka caajisin hoosha aad uhaysid shacabkaga abti nolaw wiligaa abti waad gaari waxad rabtid insha allah abti
maasha allah aad ayaan ugu farxay waana rajeynaa inaan tago maalin maal
Maha kamid waxana leeyahay somalia hanoolaato magaceena hajiro waan idiin mahad celinaayaa wariya yaasha inoo soo duubay sawirada iyo warbixinada aad ayeey umahad sanyihiin faahfaahin dheraada iga soo xiriira tel 9526881874 minneapolis minneasota
ilaahow umadeena nabad ukeeni gumeysiga damacsan inuu nagumestana naga celi intii umadaaas dhibaato ula rabtana eebow madaxooda ugushub dhibkoda nagana kaafi
xaasuus ayaagalay waana kufaraxsanahay inaan arko sawerada mudisho
this picture shows the development of the country and rebuilding of the city Mogadishu.
thank you mr. jeite and mr mouled mhd sbrye kkkk xasuus badan horta waad igiliseen carwo istaag ha dhihin bar-ubax ha dhihin isgooyska howlwadaag masjidkii macalin biyamaloow war soomaaliyeey muqdisho waa nabad ee aan noqono insha allah mar un waan tagaa suuqa bakaaraha kkkk carwo istaag aan uxiisay waxaana ku booorinayaa bahda raadiyaha qaranka ineey intaan ka sii badiyaan sawirada eena inooga dhigaan maalinle ama todobaadle muqdisho meelihii lagu xoreeyay qawaarijta sida ay inoogu soo gudbiyaan xeebta liido maalinta jimcaha oo aan jimco ka daalacdo marka waan codsaneeynaa maalinle ama todobaadle in sawirada nalooga dhigo mr. jeite and mr. sbrye inooo tix geliya codsiga maadama aan wadankii joogin thank regard our reguest? byyyyyyyyyyyyy
radio muqdisho thanks usa ayaan joogaa muqdisho ayaa sacado gudaheeda igu gesen xasuun aan caadi ahen ayaa igaliseen sxbyaal nabada muqdisho alle hadhooro
Waxaan aad ugu mahad naqayaa allah marka hore marka xigta,Waxaan u mahadcelinayaa hawl wadeenada Radio muqdisho oo aan anigu ku tilmaamo Rajo Soo celin Radio,Balse wadnaha ayaan farta ku hayaa oo waxaan ka baqayaa in hawshaan la curyaamiyo ama aad ka caajistaan oo daqiiqad kastaa waan eegaa in uu shaqeynayo website-ka,waxaa igu dhaliyay in aan Comment qoro aniga oo aan waligeey qorin waxaad isoo jiitay sawiradan oo isoo xusiisiyay meelihi aan lugta ku mari jiray ama aan ka shaqayn jiray,waad mahadsantihiin.
maasha alaah sidaana ha ku sii socoto hormar ayaan gaari doonaa insha alaah ilaahoow nala garab gal adaa caadil ahe ya rabi
Aad bay magaaladu u burburtay it will take decades to be back to normal.
www masha alah in badan baa iigu dambeysay suqa bakaaraha iyo hareerihiisa runtii waana xafadeyda masha alaah radiomuqdisho ilah waxaan ugu baryaa wagii sidee ahaan jirtay si kawanagsan in uu alla ku soo celiyo amanka iyo bilicdaba aniga runtii qurba joog baan ahay hada alla ayaana ka baryaa inuu dalka dalkeeni hore noqda insha alah
acs marka hore mahad waxa iska leh allaah subxaanah marka xiga waxaan aad iyo aad ugu faraxsnahay sawiro aadka u fiican ee ay Radio moqdishu la daba taagan tahay markaste umada somaliyeed meel kastooy ka jogaan caalamka dhamaantood.
Allaaaaa Mahad leh. Bal fiiriya khudaarta ilaahey nugu manneystey ee Fresshka ah… Alla waxaan u sii xiisay MOOSKEENNA carafta badan Illahow yaa gacan MOOS AH ii soo xawila. Ma ogeyn in Mooska Soomaaliya uu yahay kan adduunka ugu macaan…
asc wr wb waad mahadsan tihiin bahda radio muqdisho iyo TV qaranka salaan ka dib maasha allaaaaaaaah waa wax aad loogu farxo in magaaladii muqdisho lagu soo laabto oo dib u dhis ka socoto muqdisho mar horaa iigu danbeysey CARWO IDKO baa caan aheyd muqdisho loool balse waxa iga danbeeyey CARWO ISTAAG maasha allaah magacaba funny ah mahadsanidiin kamere manada radiyo muqdisho noo soo gudbiya horumarka wadanka guuleysta .
CARWO ISTAAG..!!!!!!!!!! WALLEE WAXAAN KASAAYI CARWO IDKO EE XAMAROW BARASHAA IIGU KAA DHIMAN OO XITAA MAGACYADII LAGUUGU YAQAANAY WAA LAGAA BADALAY OO WAXAA YIMID QOWM NABAD WELIGOOD ARKIN. ILAAHOW NOO XOOJI NABADA SOONA HANUUNI INTA ALSHABAAB DUUFSATAY.
ASC dhaman umada somaliye ee dhibata hareysa iyo shaqala idacad radiomuqdisho
waxaan aad ogu farxsanahay in aan araku magada muqdisho o laga saraya shaydintii madmadobed waa farxad weeyn o u so hoyatay umada somaliyed melkasto o eey kala jogan mida kale waaxaad ka cudsanayaa i u gudomiyaha golaka banadir u waxa ka qabto wadoyinka magalada dhexmaro wayo waxaa li maya magalada bilicdeeda ee plz waxaad ku dashaan hadaa tihin ninman dacad u ah umada somalieed in aad ka shaqeyssan magalada bilicdeeda wayo walagu ciyar bilicdii magalada mida kale waxaad ogatan hadan nahay qurbajogta somalida in aan la xisab tamidono daadka cadyestay in eey cunaan waxa logu tala galaya umada masakinta ah ee aan qafne u maqaneyn plz nin walbo o kamid ah dowlada wuxu dhalay caruur sida u oga fikiro caruurtusa ha ogaaga fikiro umada somaliyeed ee dhibateysan mana ahan in u dhibku hesto kan jogo xamar ee kan ku nol wadamada shisheyaha ah xataa wu dhibateysan yahay wadna wad ogtihin hadaada tihin dowlada waeyo adinka waxaad ka wada timaden dibada wadna ogtihin waxa eey ku sugan yihin daadka somaliyeed ee ku nol qurbaha ee ilahey ka cabsada o yeysan idinku dhicn cuqubo ee umadina sidan u dhama wayo wad u jedan wadan ka wuxu ka baxay faraha hadan waxa laga qabanin ama nin ba nin ka kale u tansulin wala qadanayaa wadka ee angane hana dhigina dhul lanaa hadan waxan hesanaaa dhul baabaya ee naa dhisanee isku tana sula fadlan waa iga codso taas
ASC allah aya mahad leh allahu akbar
wallah wa sawiro farxad leh &xusuus maxa loleyahay wadankena gaaja kajirta iyado
khudaartan ay taalo allah wadanka amaan inoga dhigo mahadsanidiin bahda radio muqdisho aad ayan ufarxay ee sawiro kale inoso dhiga gaar ahan suuqi dahabka bacadlaha &I.W.M. carwo istaag hhhhhhhhhhhhh xusuus wan uxiisey
XAMAREY WALAGU XUMEYEE XALQADO
XASIDAKIIYA KUGUBETAA XALQADO
XAKIMKII WEYNA AA XAQAGA KU DHICINAYE XALQADO
XAMARY HOYAAD EHEYDEE XALQADO
XUMAN DHOW AAD EHEYDE XALQADO
XAFIDA CARUUR AAD EHEYDE XALQADO
XAMAREY MASKIN KURIYAD EHEYD XALQADO
XEBAHA DUNIDA OGU WANGSAN AAD EHEYDEE XALQADO
XUDUNTII MUADA EHEYDEE XALQADO
XISO LOQABA EHEEYDE XALQADO
XAMAREY WALAGU GAFEE XALQADO
XIBANA HAA LAGA JAREE XALQADO
XIDADA LAGA SIBE XALQADO
XABADA KAA XABASHU LAGU FADHISIYEE XALQADO
XAYWANDII AA KUGU BATEE XALQADO
XERO DUGAAG AAD NOQOTEE XALQADO
XAMAREY WAN KU ILMEYAA EE XALQADO
XAMAREY DULAQADO WAAD KA BAXEYSAA MARDHO EE XALQADO
XISAHAGU MA IGA DHAMANDO EE XALQADO
XUBNAHEYGA TAHE XALQADO
AARGOBOY
waa sii socdaa diyaarad ayaan saaranahay hada xamaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaar cadeeeeeeeeeeeeeeey
muqdishoooooooooo magaalo madaxdeeniiiiiiiii yaaaaaaaaasalaaaaaaaam
illahow muqdishoo nabada wanatusi kartaa war qawaarijtaa yaa uga ashtakoonaa…….
carwo istaak wiilal badan xasuus ayey uleedahy kkkkkkkk sida loobuxi jiray iyo mantay side tahy yaa allaah dhib maleh sideed wakusolabahe insha allah
asc dhamaan sxb rediyomuqdisho wxaad kumahad sanyihiin sidageesinimadaleh ooad shacbigiina ugusoogudbinesaan xogta dhabta ah iyo inaad ugahadleesaan hadba meeshee waxmarayaam
sxb yaal horta waad ku mahad santihiin sawirada aad soo qaadeen laakiin aniga calool xumo ayan ka qaaday sxb muqdisho saan ayaa u dambeysay waana gacmaheena waxaan saan ugu bur burinay
waxaan idinleeyahay rabi hainooqadiro inagoo kuwdanaalooneeno nawada hada inoocuratay iyo iyadoogaartay giwi ahaan ba wadanka oo idil dhamaan shacbiweenahay waxaan ugubaaqayaa inetaagrraan nawada iyo doowlada sh shareef axmed mahadsanidiin dhamaan shaqaalaha rediyo qaranka waana ismaaciil oo idinle siaa iyo sikasiiwanaagsan ayaa idinkafileena hadii aadtihiin shaqaalaha wasaarada warfaafinta
Asc dhamaan umada soomaaliyeed iyo bahada radiomuqdisho Runtii waa hor lagu farxo waliba aad iyo aad aniga si gooni ah igu beeray jacaylka dalka oo aan wax badan ka maqanaa wana ku mahadsan yihiin bahda Saxafada Qaran, lakin markaan fikirkayga ku darsado waa in magaalo madaxda dadka banaanka la soo fariisanaya bacaha iyo cawshadaha waa in Dawladu u sheegtaa si amaanka aan loo khal khal galin looguna soo dhuuman ! waliba qaar ayaga ka mid ah ay qataan mushaar si ay ula shaqeeyaan Ciidanka qaran soomaaliyeeed,waa guul u soo hoyatay umada somaliyeed iyo waliba dariska nala ah oo ay naga dhaxayso daris wanaag iyo dawalada la shaqayn intaba wana mahadsan tihiin Radio muqdisho iyo asxaabtayda bahada saxafad xilka goonida ah iska saaray in au u shaqeeyaan umadooda wacyi galina ku sameeyaan
much thanks
Carwo istaaaaaaag, Yoh yOh yOh.
Masha Allah, waa dib udhis wanaagsan, lakiin
wadooyinka busku waduulaayo ayaa i bahdilay iyo suuqa jikada noqday.mmmmmmmmmmmmm!!!!!!!!!!!!!!!!!!
a/c maasha allaah maasha allaah
aad iyo aad ayan ugu farxay muqaalada magaalada madaxda ee xamar
Illaah hanoogu dhigo wadankii noo hagaaga oo kaga noolaano farxad iyo kheyr badan Aamiin
mahadsanidiin
maa shaa allaah arin lgu farxo sida ay u soo noqoneyso bilicdii magaalada qaas ahaan xaafadeydii blacsea aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay waxaan u hambalyeynayaa shaqaalaha radio muqdisho thanks ayaan leeyahay sidaad u shaqeeynaysaan shacabka soomaaliyeed
asm masha alah insha alah wan arkidonah 5 geed oo camiran iyo anakokucaweyneyno sarta hormud horteda iyointa kudhawba
asc walaalaha soomaaliyeed oodhan qaasatan reer muqdisho, salaan kadib ruuxaan carwo istaag kaseenin xaalkiisa bariga dhexewaaye
carwo istaan iid leen ka qaraaba jiri , huudheey ninaan haysanin dhaxan madeeyso horaay u dheheen reer huudheey, xamar cadey micnaheed dadkiikasaayi qaar waa dhoofeen qaarna waa dhinteen inta dhooftay oo anuga aanku jiro hayahee aan u guntano dhameestirka nawada iyo qurxdii leheed xamar
ok dadal radio muqdisho
asc dhamaan waa idiin salamy markii aan arkay aad iyo aad ayaan ugu riyaqay waxaan dhahilaha qurba joogta wadankii waa uu hagagy dib haloo noqda
radio muqdisho iyo tv qaranka aad iyo aad ayaad umahadsantahiin sidaan inooga soo gudbiiya sawirdada kahadlaayo dhabta
woooooooooooow mogadisho ma sha Allah Aad baan uga helay sawirada quruxda badan ee magalada mugadisho waxaana uga mahadcelinaya dowlada iyo radio mogadisho sawirada quruxda badan ay no so gudbiyeen
mashalah mafarxaa ma oyaa ala dhulkeenu bilicsamaa oo hadane wanagsanaa waxdheef macaanaa dhulkeygoow hadanan dhuux shabab kuugu subkin somali kama dhalan radio muqdisho hambalyo iyo guul ayaan isku kiin soo dabadhigay
asc.. masha alaah ilaah ha inoo ziyaadiyo carwo istaag .. carwo cadceed..
aad ayaad u mahadsantihiin bahda reer radio muqdisho i love muqdisho waa meesha aduunka u fiican waana taas waxa aan aduunka wax noogu o galeen waxaa la isku qabsan lahaa czech republic iyo serbia hadii dhul kaliya wax taraayo mashalah waan idiin hambalyeynayaa radiyow waxaa kula talin lahaa idacadaha kale dhulka adinkaa leh ee sidaan oo kale ugu dhiirada dhiiri galinta iyo waxqabadka dalkiina dad ayaa dhintey iyo dagaal ayaa dhacay kaliya ha laga gudbo
runtii waa mahadsantihin shaqaala tv muqdisho iyo websitkan sida sharafta badan aad noogu soo gudbisen suuqii somaliaya ee bakaaraha sida u iska badalay kadib kasaaridii khawaarijta shababa sida uu isku soo badalayo bilicdiisa iyo bulshada halkas ku ganacsato mahadsanidin waxaa dhiman inaad noo soo gudbisaan suuqaa labaad ee suuq bacaad ayaan niiga sugaynaa malmahan soo socdo inshaa allaah baarakaallaah fiikum khayr
asc dhamaan radio muqdishou wlh aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin mar waliba waxaad diyaarisaaan sawiro aan ku xasuusan karno dalkeena hampalyo ayaan idin leeyahay radio muqdisho
aad ayan ugu faraxsanahy inay muqdisho soo laabaatay, dawladana adkayso amaanka, kuw dadka baadha haka qabto.
somaliya ha noolato.
asc hambalyo radio muqdishu waxaan dareemayaa shaqaalaha radio muq in ay yihiin wadinyaal shaqadooda yaqaaniin aad baan idiin salaamayaa , waxan kaloo idiin leeyahay hawsha aad u haysaan uwada waad gudateen ee laba laaba halkaan waxaan ka arkay meel sanado iigu dambaysay, reer muqdisho waxan leeyahay ka qayb qaata dhismaha iyo bilicda caasimada,nabad horumar ayaan Alla ka baryayaa wcs
masha allah waa ilahey ma ahadis kuwii nabad diid ka hii lagu xureyay
masha allah kuwa nolosha dadka u diidan ilah hainaga qabto noloshii baa mar labaad soo iftiimeysa waad ku mahadsantihiin radio mogadisho sawirada aad mar walba inoo soo gudbisaan
ASC
waan idni salaamay dhamaan ruux kasta oo somali ah gaar ahaan bahda radio muqdisho
maasha allaah muqdisho oo maanta xur ka ah al shabaab iyo ajnabiga ay wataan illaahow noo siyaadi quluuubta umadana isku keen waan idiin salaamaa mar kale
marka hore ALLE aya mahad leh kadib waxan halkaan uga mahad celinayaa bahda idaacadda qaranka radio muqdisho waxaan aad ugu faraxsanahay sida quruxda badan oo loo soo agasimay sawirrada qeybo muqdisho kamid ah inta kalena insha allahu waan idinka sugenaa wallahi aaad ayan kuugu xisay dalkeeyga ALLE hanaga qabto shayaadiinta afka duubtaan AAAMIIIN mahadsanidiin dhamaan umadda somaliyeed
Alshabaab waa duli umada lagu imtixaaney,waxeyna leeyihii tilmaamihii munaafiqiinta waayo wayka siman yihiin wax burburinta casimadiina wey ku dheeleen reer baadiyo afduuban!!
ilaahı shabaab naga waday aa mahadaas leh
KU RAAXEYSO BILICDA MAGALADA WAA HOOYGII UMADA WAA HOOYGII SOOMAALI WEYN
xaqiiq dii waaa wax lagu farxo nabada mugdisho oo dib u soo laabanay sa radiomuqdisho aad ayaad u mahad san ihiin sida wayn ee aad nabad uga shagay saan
Fadlan soo galiya sawiro Boondheere, Bilaajo,C/siis,Karaan.Degmooyinkaas waxaad moodaa in aan iloowdeen mise.
Umada somaliyeed meelkasta ee joogto haka qeeb qaadato dib u dhiska wadanka iyo hormarinta RADIO MUQDISHO TEEDA kale aad iyo aad ayaan uga mahad celinayaa bahda RADIO MOQDISHO SAWIRADA QIIMIGA LEH OO AAD SOO GALISAAN Thanksssss