Monday, July 14th, 2014

DAAWO SAWIRRADA;-Damaashaadka Shacabka Xeebta Liido Iyo Jimcahan Sida Uu Ahaa

Published on November 30, 2012 by   ·   48 Comments  ·   29,974 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada sida ay shacabku jimcahan ugu damaashaadeen xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Photo By;-Qadar Cali Nuur

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-


Yurub                         +442035190460


USA & CANADA       +14156550815

Readers Comments (48)

  1. jalteey says:

    asc waa wax aad iyo aad loogu farxo laakiin r/m waxaa idinka dhiman idinkoo dadka soo wareeysataan soona qortaan meesha ayka yimaadeen taas waaye waxaan rabo si loo ogaado sida qurba joogtu wadanka ugu soo laabanayso wabilaahi towfiiq asc

  2. najma says:

    masha,allah wadan ad u qurxun iyo xeeb qurxon ayan lenahay ilah ha nodestee hadi an heestan maqlo wan iska ilmeyaaa ilah wadankena nabad ha ino ku dhigo wadankenane ilah ha naku so celiyo anaga o nabad qabno

  3. Salmankpp says:

    woooooooooow masha allah ilahow wadankena noo hagaji oo 20kii sano ee nasoo dhafay noo gu badal mid ka qeyr qabo ameen waa mahadsanthin bahda radio muqdisho waxaa tihn wariyaal qaran abaalkina ma ilawi doono insha allah

  4. maanyo says:

    Sawir wanaagsan. waa iminaayaa bish soo socotgo insha allah. Raadiyo muqdisho waa salaa man tihiin.

  5. dr yahye says:

    alxamdulilaah alxamdulilaah alxamdulilaah tan oo kale waa nimco rabi soomali weyney yaan la dayacin oo dalkeena aan dhisano
    mida kale aad ayan ugu faraxsanahay in aan ku arko sawirada mid kamid ah baaburta ciidamada booliska qaranka soomaaliyeed oo sugaya amaanka shacabweynaha u soo dalxiis iyo damaashaad tagay xeebtooda liido
    my allah waxan ka baryaa nimcadaan in uu noo saaidiyo aana iska qabano dadka yar ee diidan hormarka

  6. NIMCO says:

    ILAAHOOW ADAA MAHADAALEH ILAAHOOW NABADAAS NOO SII WAD ADIGAA WEYNEE MAANSHAA ALAAH MAANSHAA ALAAH , WAXAAN HALKAAN KA SALAAMAYAA ASXAABTA NOOGU RAAXAYSO WEBKAN RADIOMUQDISHO ALAHA ADUUN IYO AAQIRO IDIIN RAAXEEYO , VIVA RADIOMUQDISHO DHAMAAN DHALINYARADA INOO SOO GUDBISO AQBAARAHA WADANKA WALEE INDIN JECLI NOOLAADA OO GUULEYSTA WAX IDIN DHIBO ILAAH IDINMA TUSO.

  7. kafiso says:

    Maashaa alaah waa aan ku farxay damaashaadka xeebteeyna liido

  8. kafiso says:

    Waxaan aad u jecelahay in aan u hambalyeeyo tvga qaranka iyo raadiyaha oo noo suura geliyay in anagoo jookna qurbaha aan si toosa u ogaano waxa kajira dhulkeeyna hooyo.

  9. Shiikh Shariif SH axmed says:

    ASC allah baa mahad leh iyo ciidanka XDS iyo ciidamada walaalaheen oo nabadan lagu naaloonayo dhaliyay waxaan la iloobi karin saxaafada gaar ahaan kuwa Radio Muqdisho oo har iyo habeen u taag naa inay noo soo tabiyaan wax walba oo naftu ku dagto kuna nasato waxaan lee nahay wariyaa shii u dhintay ayagoo halgan ku jira ilaahay naxariistii hasiiyo ku dhaawaca ah na allaha bogsiiyo Amiin, waxaa gasheen hadaa tihiin bahda Radio muqdisho Baal dahab ah waxaa tihiin Geesiyaal u tagaan xoraynta dalka fadlan hadaalina ha niyad jabina guushii waa gaarteen waana dhamaystirteen wax yarbaa inoo dhiman shacabka waxaan lee nahay waa aragteen nabada macaan keeda ee la shaqeeya dowlada iyo XDS waxaan ku soo xiray hadal kayga guul iyo midnimo barwaaqo umad waliba ayaa heeda inay garato iyadaa leh , ASC

  10. ali suju says:

    This a beautiful I hope and pray that one day Somalia will come

  11. ali suju says:

    Back get their respect and dignity

  12. bashir says:

    Walaalkey anigoo ka mid ah soomaalida qurbo-joogta ah, waxaad runtii i sii jecleysiisey wadankeena hooyo.
    Xeebta dheer ee Xamar, xusuus gooniyo ayaan xiska ugu hayaa.Yaraanimo inaan ku soo xashaashey kaliye maahee,xudunteydaa ku duugan, isbitaalka xeebta xiga ee Martini…
    Ilaahow waa kugu mahad, haddad markale gayigeena xorriyadii, xaqii, la xisaabtanka kuwa xun iyo xil isa saar Soomaalinimo lagu xaajeystey.

  13. AA wadani says:

    Waaa mahadsantihiiin warbaahinta umada iyo qaranka waa idin jeclahay saas u wada Waa iska ooooooyaaaaaa nasiiib xumadeyda ma wakhtigaan ayaa muqdisho kamaqanahay ilaahow isoo aruuuri si nabad galyaa

  14. Salmankpp says:

    wamku farax sanay seebta wadankeena oo sidida loogu damashadayo

  15. Soomaalinimo says:

    MAASHA ALLAAH…. NABADBAA NAAS LA NUUO LEH.. ALLOW NOO SIYAADI NIMCADAADA..AAMIIN..

  16. Soomaalinimo says:

    MAASHA ALLAAH…. NABADBAA NAAS LA NUUGO LEH.. ALLOW NOO SIYAADI NIMCADAADA..AAMIIN..

  17. axmad shiiq says:

    ما شاء الله
    Nbd iyo hurumar ayaa inoo soo iftiimay ee ilaahey hanooga dhigo mid waarta, oo dadka iyo duunyadaba anfacda.

  18. abdi says:

    maasghaa, allaah aad iyo ada ayaan ugu faraxsanahay hadaan nahay soomaalida qurbo joogta ah horumarka uu wadankeenu ku siii tilaabsanaayo aadbaan ugu faraxsanahay insha, alalah dib ayaan loo noqon doonaa

  19. abdi dalmar says:

    ilin ayaa iga imaan rabta marka aan arko sida wanaagsan oo loo baashaalaayo ayada oo nabad ka jirto maashaa, alalah uillaahoow wadankeena nabad inooga dhig aamiin amaiin amaiin aamiin

  20. salaan kadiib waxan aad ugu faraxsanahay bada quruxda badan waxana soo xasusutay barigan xamar jogijiray oo an hada meshas lagu dabalanayo an kudabalan jiray runti waxa xamar igu danbesay 92 lakin waan kufarxay quruxda kamuqata waxan ahaay eheel jecel dabasha iyo ciyarta banoniga oo waxan ahaa wiil kuso koray kuna dhashay xafada caanka ah ee wabari qasatan kowda majo agarka masajidka muse boqor illah waxan kabaryayain nabada xamar kajirto illah uu saidiyo umada domaliye guud ahaan rer muqdisho ilaahna dhiibka kakorqado amiin viva redio muqdisho illahow ii tuus anigo joga xebti afasiyoni amiin

  21. warta- nabada says:

    waaaaaaaaw muqdisho saanaa larabaa waa arin lagu farxo waaxaa kasoo muuqata neecaadii nabada mudisho muraayadii dalkeena mudisho waa lagu xumeeyee hadaa lagu xaal marihaa

    radio mogdisho mahadsanidiin

  22. abdinasir says:

    masha allaha muqdisho peace

  23. Allahayo masaan baa xamar ilahow ada mahad leh maxan daremi kara manta wale ilin aya iga so booda markan arko hormarka muqdisho thanks alot the members of radio muqdisho. What a great reporters you are. waxa noo shegi jirten manta aya na tusten siiwada dadalkina kuwi naga baxay My allah ha unaxaristo kuwa dhawaca ahna wish them quick recovery insha allah

  24. muumin says:

    Mansh allaah waa soo labatay mogdisho dii la yaqanay ..waxaa iga talo ah soomaaliyee iska celsha qofkii isku dayo amaan daro iyo qabiilnka hadla waa jaahil ilee beentii qabiilka aragnay markale ayaan lesa sireyn …waxaan nshay qaran soo labtay

  25. Mohamed jiinte says:

    A.s.c. Waa arin farxad leh in xebta lido ay manta sidan tahay waxa la arki jiray iyado faaruq wa ka xumahay ina an manta jogin casimada lkn wadankega waxa kuso laaban doona anigo ah duliye diyaarad hambalyo inta wadaniyinta ah

  26. Cabdulkhaadir Jaceylka "reer xamar ja jab" says:

    Maa Sha`ALLAH, Mahadda waxaa iska leh Rabigii na siiyey nimcadaan iyo nabadda aan hadda heeysano. Illaah ha inoo siyaadiyo Aaaaamiin dhaha kuligiina Soomaali weeyn, Illaaheey cadowga iyo xaasidka hanaga qabto asigaa khaadir ah.. Aaamiiin.
    Midda kale waxaa iga ra`yi ah haddaanu nahay qurbojoogta Soomaaliyeed in aanu waddankeenu dib u dhisano, hadda fiiri xoogaa xeebtu waa qaawantahay oo wixii looga bartey ma heeysato oo ah sida: Geedihii Qumbaha iyo Timirta, Hoteeladdii casriga ahaay iwm. Laakiin waxaa nagu muhiimsan dhirtaasi aan kor ku soo xusey in aanu ku beerno Xeebteena, waan awoodnaa, ma rabto lacag badan ee aan ku dhaqaaqno in aanu ku beerno dhirtaasi. runtii qurux eey leedahay xeebhaha adduunka oo loo dalxiis tago. Marka Soomaaliyeey aan gacmaha is qabsano sidaasi buu waddanka ku dhismayaa.
    by:- omar.farah@suomi24.fi

  27. somali says:

    Masha Allah, alxamdulilah.. Soomaalay walaalayaal Nabad baa naaso lanuugu leh ,walaalyaal aan nabada ku dadaalno oo quf walboo dhib wada aan iska qabano… Soomaalia hanoolato.

  28. abwaan says:

    MAASH aLaAH. It is so greet. Ilhoooow inoo kordhi nabada

  29. wadani yare says:

    waaaaaaaaw waad salamantiyihiin bahda radiomuqdisho sida cadalada eh ee aa noogusoo gudbineysaan horomarka muqdisho waane ku mahadsantihiin mar walbo

  30. umu xafsa says:

    asc walalaha RM masha allh waad ku mahadsan tihiin sawirada quruxda badan eed nooga sooqaadeen xeebteena LIIDO. waxaan sawirada ka arkaa in guri kamid ah guryaha xeebta ku dhegan ladayactiray marka waxaan ka cadsaa dadka soomaaliyeed dhaqaalaha heysto iney guryaha XEEBTA kudhegan oo dhan dayactirtan si xeebtu uqurxanaato ayaguna ey uga faaiidaan ileen meel qurux badan ey kuyaalaanne. marka ey dhisaanne guryahan dirbi ama shabaq hortooda ha ku dhistaano waa kuwa silig dhulka dhigaayee, dhulka ey xeebtu leedahaynne yeyna ku xadgudbin. dowlada ne waa iney jardiinada xeebta dhistaa ayadoo kaashaneyso
    shacabka xeebta ku damaashaadaayo mahasanidiin

  31. Ali Ceente says:

    Asc waan nisalaamay Masha allaah allow isha nagaxijaab

  32. sacdiyo says:

    MAANSHA ALAAH AAD IYO AAD AYAAN UGU FARAX SANAHAY,ILAAHOW NOO SIYAADI NABADA NOO CURATAY OO NOONAGEEY ADAA AWOODEE AAMIIN AAMIIN.WAAD MAHADSANTIHIIN BAHDA RADIOMUQDISHO SIDA QURUXDA BADAN OO INOOGU SOO GUDBISEEN.

  33. ibrahim says:

    asc all somaalia weyn walahi xasuus ayaa ka dareei kara aniga waxaan ku noolahay dalka hollan sacad walba waxaa jeclahay dadka iyo dalkeega hooyo inaa dhageyto haddana waan la socdaa waxaba hadda i dheerba xeebteeda quruxda badan oo dhaliyada ku tamash lee yihiin aniga xasuus wey ayaa ila soo darastay walahi sidaa somaali ha ku sii socoto allow dhibka naga wada qaado amiin ilnteedana mar uun inaan xeebtaa dalxiis igu imaado ayaa rajeynayaa insha aalah somaliyee tooos

  34. cabdi jabuuti says:

    asc wr wb ,maasha allaaaaaaaaah soomaaliyey allah noo siyaadiya nimcaddan,allah mahad u celiyaa walaahi dad saas nabad gelyo ugu farxsan muddoo dheer maan arkiin xamar sawirkeega,geesiyaal baa u dhintay allah janaddii siiya ,aamiin,nabaddu saas baay u macaan tahay walaalyaal ka wadda shaqeeya,nabadda dalkiina.

  35. wiilsomali says:

    hala soo laabto, dal shisheeye dhisidiisa waa hal bacaad lagu lisay ee dalkiina dhista

  36. Aniga wadadaan kuso jiraa insha,alaah ano xeebtii liido ujeedo usa waxba ma,iitareyso laakiin is ilaliyahee ninkii naak kufsado ea latogahaa warkasa imaraayo

  37. Yahye keise says:

    It very nice photos

  38. Mashallah Masha allaaaaah ma aqaan Waxa aan dareemay markaan arkay sawiradan Quruxda Badan iyo hesahaan Allow Nabad waarto na Sii Qurbo Maxoo i taraa wadankeeyga ayaa nabad Noqdo Allow i aruuri oo anoo nabad eh i geeey I Love somaaaaaaaaalia Soo much <3

  39. Bilqeyr says:

    heer xamar waad nimceesateen ilaah ha idin siyaadiyo nabada

  40. ayuub says:

    masha alah… xeebta kuleelka nabada intaasba waxba lama sisisto wana run dhulkena hoyo sharaf kuleenahay

  41. Caliyare says:

    Waad ku mahadsantihiin shaqada aad shacabka Soomaaliyeed u haysaan. Idinma Ilaawi doono ee dadaalkiina sii wada reer Radio muqdisho.

  42. mustafe khaan says:

    aad iyo aad ayan ugu farax sanahay inu dalkeyga sidaan noqdo waxan dhihi laha illahey ha u siyADSO ADINKANE GACMAHA IS QABSADA oo 20sano ayaad dhib ku jirteen

  43. maslax ali says:

    asc
    Maasha Allah aad ayan ugu wlhi markaan arky dhulkeena hooyo oo nabad ah Alle waxan ka baryaa inu nugo soo celiyo anagoo cafimad qabno Amiin Ya Rabbi

  44. yaaaaaaah muqdisho says:

    masha allah caadi maahan>.> Radio muqdisho waxaan ka codsana iney sidaan oo kale inoogu so diyaariyan xeebaha kale ee magaalada sida ( xeebta gaal shire xabsiga dhexe ee somaliya dhabarkisa danbe ku taalo dekedana dhinaca kaga taalo iyo ( xeebta kalo yaroo keedki shidaalki somaliya gadhisa ku taalo ee Caro maayada la dhaho iyo )curubo xebo badan yaa ku yaalo magaalada… waad mahadsanithiin dhamantin iyo shaqada aad ino haysan Alle ha idinku garab galo

  45. ibrahin nuur says:

    asc walalha somaliyed ad ayad usalamnthin waxan leyahy wa gul ilahey nagarsiyay marka an kusidadalno mahadsanidin

  46. waraabe says:

    waa wax lagu farxo waayo waayo iyo liido ayaan xusuustay illaahay nabad waarta ha ka dhigo muqdisho waxaanan dhihi karaa iminka ayuun bay muqdisho u talaabsatay talaabo run ah xagii nabada




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

haaaaa

Xulka Germany oo Markiisii Afaraad Ku Guuleeystay Koobka Aduunka “SAWIRRO”

Xulka Germany ayaa markiisii afaraad taariikhda ku guuleeystay ...
Tartan Cilmiyeedka

Wareegga koowaad ee tartanka oo la soo gabo gabeeyay iyo Degmada Qardho oo badisay

Tartamayaasha degmooyinka Qardho VS Hodan oo ka kala ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-13.07.2014.mp3"][/audio]
Wasiirka cadaalada

Wasiirka Dastuurka: “Dib-u-eegis lagu sameeyo Dastuurku waa calaamad muujinaysa guul la gaaray” War-saxaafadeed

Muqdisho, 13, luuliyo, 2014..Kulan wada tashi ah oo ...
Kulanka Haweenka

Kulan looga hadlayay doorka haweenka ee xagga Nabadda oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan looga hadlayay doowrka haweenka ay ka qaadan ...
cabdi fataax xasan afrax m dooxada shabeelel 2

Maamulka Gobolka Hiiraan oo qorsheynayo in uu sameeyo howlgallo ka dhan ah burcad hubeysan

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay  in dhawaan ciimada ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-13.7.2014.mp3"][/audio]
astaanta_qaranka11 ok

Wasaaradda Haweenka oo siminaar ku saabsan ka hortagga xadgudubyada u furtay dhalinyaro

Wasaarada Haweenka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta tababar ...
DSCF2231_1

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Siminaar u furay 17ka Guddoomiye Degmo ee Gobolka Benaadir “SAWIRRO”

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdullaahi Goodax ...
RIDWAAN

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo ka warbixiyay kulan uu la qaatay Madaxda Burundi “Dhageyso”

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ...
daacish

Daawo Muuqaalka Qabrigii Nabi Yonis Oo Kooxda Daacish Burburineyso

Muuqaalka Qabrigii Nabi Yuunis (CS), ee magaalada Mosel ...
gurfan

Shaqsi U Dhashay Mareykanka Oo Qirtay Inuu Dhaqaale Ku Taageeray Al-Shabaab

Muwaadin u dhashay dalka Maraykanka, asalkiisuna yahay Hindi ...
ciidanka

Ciidanka XDS Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Baay

Cutubyo ka tirsan ciidammada dowladda federaalka ah ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-I-13-7-2014.mp3"][/audio]
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Cadale oo Caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka “Dhageyso”

Tartamayaasha degmooyinka Kaxda VS Cadale oo ka kala ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Kulan amni gobolka

Maamulka Gobolka Benaadir oo ka shiray arrimaha amniga iyo nadaafadda

Kulanka toddobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-HABEEN-12-07-2014.mp3"][/audio]
sawirka xoghayaha guud ee Golaha Shacabka

“Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Malahan Bogagga Facebook Iyo Twitter Waa Been Abuur” VIDEO

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa uu si rasmi ah ...
Kulanka Haweenka

30 haween Soomaaliyeed ah oo loo qabtay siminaar

Siminaar lagu baranayo kala dheereynta dhalmada Ilmaha iyo ...
beyle 2

Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo casuumaad ka helay dhiggiisa Spain

Wasiirka arrimaha dibedda iyo dhiirigelinta Maalgeshiga ee Xukuumadda ...
Wasiir ku-xigenka

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo ka warbixiyay siminaar lagu qabtay dalka Ghana

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-12.7.2014.mp3"][/audio]
Ciidamada-AMISOM-iyo-Dowladda1-400x230

Ciidamada dowladda oo badbaadiyay Markab soo caariyay iyo shaqaale saarnaa

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa soo bandhigay ...
ereg

Wasiirka Amniga Qaranka oo xilkiisa si rami ah ula wareegay

Munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee ...
Wargeyska-Dalka-Astaan

Akhriso Wargeyska Dalka Caddadkiisii Todobaadkan

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
P1410641

Danjiraha Turkiga u Fadhiya Muqdisho oo Sagootin loo Sameeyay-SAWIRRO

Xaflad lagu qabtay Hotel Jazeera oo ay soo ...
dhuxulow

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.

 Mogadishu, 12 July 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
2

Deegaanka Garasbintow Oo Laga Hirgalinayo Adeegyo Caafimaad Iyo Waxbarasho “Sawirro”

Deegaanka Garasbintow oo hoos yimaada degmad Balcad ee gobolka Shabellada ...
gaalkacyo-11

Kulan Lagu Tageerayay Isbedelka Dowladda Ay Ku Sameysay Hogaanka Hey’adaha Ammaanka Oo Gaalkacyo Lagu Qabtay

Kulankani lagu taageerayay isbedelka Dowladda Soomaaliya ay ku ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-12-7-2014.mp3"][/audio]
Tartan Cilmiyeedka

Guuleystayaashii ugu dambeeyay ee Tartan Cilmiyeedka sanadkii tegay oo caawa laga adkaaday “Dhageyso”

Tartamayaasha degmooyinka Dayniile VS Dharkeenleey oo ka wada ...
tgy

Ambassador Cali Ameriko oo Deeq Lacageed Gudoonsiiyay Muxiyidiin Canbar Khamiis “SAWIRRO”

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...
qarax-miino

AKhlaaqda Dagaalka iyo Diinta Islaamka

Diinteenna Islaamku waxay diiradda saartay nabadda, Erayga Islaam ...