DAAWO SAWIRRADA:-Damaashaadka Shacabka Ee Xeebta Liido Sida Uu Jimcahan Ahaa
Published on November 17, 2012 by Jayte · 50 Comments · 22,453 views
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada sida uu jimcahan ahaa damaashaadka Shacabka ee xeebta Liido oo jimce walba ay kumanaan dadweyne ah u damaashaad tagaan.



















































Photo By:-Qadar Cali Nuur
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +14156550815
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
it is great somali getting better
waaaaaaaaaaaaaw masha allah wlh marka dawaday ad iyo adban ugu farxay mid alla sokobikarin runti insha alllana wadanka ku solabandona anago nabadaqabno sidanokale aya ugu damashadidona hadow alle ralika noqdo Tvga qaranka somaliyeed adban idinkugu mahad celinaya sida adnogu sogudbisin bilicda magaladena muqdisho wana idinsalamaya haben wanagsan asc
somalia hanoolato amin amin insha allah wadankeno nabad ah alle hano soceliyo dhaman umada somaliyeed belwalbo eykala jogan amin amin insha allah
waxaad arkyso kuma imaan qbiil dadoow oaada in nabad iyo nidaamku yahay walad haman ku tageera cdalad sinaan in aad helidoontaan
Somlia waxaan u rajaynaayaa better place in east Africa sanaha dhaw haduu alle idmo radio muqdisho iyo SNTV Thanks ayaan idin leeyahay well done
Xamar waa tegay bishii afaraad ee sanadkaan, waxaan joogay lix bil,liido marar badan ayaan u bashaal tegay lakiin wasaqda hadda ii muuqata kuma arki jirin ee wax u jiraan aqyaarey?
waad mahadsan tahiin RM and NSTV
taasi wasaq ma aha waa cooska biyaha dhexdooda oo eey hirarka soo gooyeen. Please try to understand it, it`s not waste. Ok. Brother my brotherSomali Dhoore.
Maansha Allah, Xeebaheena quruxda badan, “go back to your Country” dib danbe nolooguma dhaho anagaba u diyaar ah in aan ku laabano dhulkeenii hooyo.
Ilaahow nabad ku nagee Somalia aamiin aamiin
Waaaaaaw xeeebteeydi ahaaa waxa iiigu danbeeysay sandiii2008 4sano maistaagin colaad aawgeeed lkn alham dulillah nabad ayaa kasoo ciirciireeyso waan jeclahay halmar booqash kutago lkn wadanki lam tegi karo baasa booor la,aaan
Waarin farxad leh ee illahow wadankena napad ah ilahow itus
Aniga xeebta hal jimco kadib waa u soo dullaaaaa wadankeyga aana dagaa amaankana ka shaqeeyaaa. Kkkkkk xeeebta markee gaadahan leedahay ma jecli caleeen ayaa ka buuxdo markan in sha alaah hal jimco kadib waa ku soo aadaaaa xeebta iyadoo geeda la aan ah insha alaaah
Liido meel loo xiiso waxaan rajeynayaa inaan arko ayadoo sidaan ka horumarsan horumarkana iskama yimaado thanks to warbaahinta qaranka
masha allah alow noo siyaadi nabadda insha allah one day i will be swim liido
waxan umahad cilinaaya tvga qaranka gaar ahaan dadihiyaasha raadiyo muqdisho waxat rabtaan inan dub usoonoqono waxa tihiin halbolihi dalka iyo dadka saas isiiwada dhiri galinta in diban uso laawano waxan leeyahay liido waan uxiisnay dibayaan uso lawaneena
Masha alah aad ayey uqurux bdnthay xeebta liido xamar cade waan ku xiisay insha alah next year I will be their !!
Masha alah aad ayey uqurux bdnthay xeebta liido xamar cade waan ku xiisay insha alah next year I will be in mugdisho !!
Thanks Radio Muqdisho all of you. Please every friday we need from you like those pictures even Marka city” xeebteeda”, becouse we love our motherland” please…please send us every friday.We love our motherland where we borne. Thanks more belongs our God Allah, who maks our motherland Somalia peace. Then I say to All Somali peapole” Somaaliyeey toosa gacmaha is qabta oo dhista wadankiina, sababtoo ah xaq buu idiinku leeyahay ee ogaaad, in eey lama huraan tahay, wadankaada wax gasho adigaa leh waddanka qof kale kuulama laha.
Aniga inta waxaan ugamahad celinaayaa rabigii na uuntey oo waddankeena nabad nooga dhigey, anaga Illaaheey hanooga dhigo kuwii waddankooda dhista oo jeclaado
maashaa allaah nabadda ayaa keeneeyso ee ilaaheey hanoo sii kordhiyo nabadda aamiin.. waa sax heeybad waxaad ku leedahay dalkaaga hooyo.. ilaah anagoo nabad ah dalka hana geeyo inshaa allaah waan booqan doonaa xeebta liido..
maaulka gobolka banaadir waxaan ka cosanaa in gabdhaha iyo wiilasha la kale saaro amo maalina gabdhaha ha dabaashaan ,maalina wiilasha,hadii kale xeebta liido laba dhinac ha ku kale dabaashaan.saan islaanimo ma ahan in wiilal cowradooda banaan tahey iney gabdho isku dhinac dabaashaan .please mr tarsan arintaan wax halaga qabto.
Insha allaah aaaaaamiin aaaaaaaaamiiiin yaaa rabi? ninba waa yahiisaa ileen meel kowaabo weyno kala foganeee yey nokala waramo insha allah dalka nabad iyo barwaaqo
haaa haaaaa xeebta iskaga soo raaxeyso madaha tali iyo ciid ku soo qaado meel iska fadhiiso ama banuuni ciyaar cajiiiib yaa heli karo ninka su.aasha na soo weydiyay waa dhoore sxb qashin maahin ee waa tali liiido waligaa maba tagin waa lagugu qabtay kkkkkkkkkkkk
Xeebta Liido iyo Curubo waa meshaan kudubaal bartay waana ifarxad maanta inaan arko iyadoo sifarxad leh loogu damaashaado… Waxaa igu danbeesay 2005kii waxaan rajeena 2015ka inaan dalka toos ugu soo labto insha allah hadan nolol kugaaaro. Mida kale dowlada waxaaan kacodsanayaa in xeebaha guryaha ku Hareeresan ee jingadaha ah laja jabiyo Gabi ahaan isla markaaana laga dhiso dhismooyin soo jidasho leh Hoteelo casri ah hadeesan markaa dowlada awoodin jaanis loosiyo inay maal gashtaan Ganacsatada somaliyeed ee Qurbaha jooga si dalku dhaqsi ugu dhismo intaaas waa sidaan jeclaan lahaa. Shacabka somaliyeed waxaaan leeyahay Nabada hala tageero Qurbo iyo dal adan laheen quruxdiisa iyo indho doogsigiisa nama farxad galiyo sababtoo ah waxaan qalbiga kadareemaya in dalku dalkeyga eheen e aan qaxooti ku ahay. Marka Somalia Hanoolaaato hajirto Calanka sharafta leh kor Diinteena dahabiga ah kor allaha yeeelo amen
maansha alaah aniga ayaaka maqan bas
maasha’allah runtii aad ayaan ugu faraxsanahay in sidan loo dalxiis tago badeena ayadoo shacabka ay nabad qabaan ayadoon wax cabsi ah ka jirin waaba maseyray waa inan usoo dhofa dalkeyga, dal shisheeya baraf iyo qabow igu dilayee ilaahow isamageey dhulkeyga hooyo Aamiiiiiiiiin.
@DHOORE
Wasaq ma aha, waxa indhahaadu qabanayaan ee caleemaha geedaha ka baxa badda hoosteeda, xilixili ayay caleemo daadiyaan sida kuwa beriga ku yaalba ay xiliyada qaar u daadiyaan caleemaha
Asc, Radio Muqdisho mahadsanidiin. waa dhab haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo
Waaaaw wlh somali leeY meYa waxa xepta liido ku damashadaYa jeyte sxb markan imado waxan raba malin dazi inad i wareysato somali iyo wadamada kale wlh somali mael ka mcn ma arkin veve somali radio muqdisho waan idin slma siiba alcadala
wlhi waa wax lagu farxo ilaaheey wadankii nabad hanooga dhigo ilaahow maslaxad caam ahoo lagu mataanoobo maskaxdeena eebow ku beer mowle aad tahaye oo in aanan kala maarmi karin adigu noo muuji
Waa farxad wayn in dadkii badda u damaashaad tagaan lkn Dowladda ama maamulka Xeebta waa inay kala soocaan ragga iyo dumarka, oo ay u sameeyaan ragga meel u gooni ah dumarkana meel u gooni ah…..
Maasha’alaah ilaah nabada ha’usiyaadsho dalkeena hooyo.
Waxaan codsi usoo jeedinayaa maamulka dagmada cabdi’caziis in ey howla nadaafadeed ka bilaabaan liido, maadaama ey Liido ey tahay goob loo’damaashaad tago waxaa waajib ah in maamulka dhowro nadaafada Liido.
MAASHA ALLAAH CADI MAAHA ALLAHA NO SIYAADIYO NIMCADA IIMUUQATA SHABAABNA ALLAHA NAGA QABTO!!!!
waaaaaaaaaaaaaaaw masha alaah ilaah ayaa mahadle walaahi waa farxad ee ilaah hanoo siyaadiyo inba dan ayan sugnay tanookale mugdusho magalo madax deena mahilma midoono wakumahad sinyahiin dhaman shaqaalaha raadio mugdusho idacada qaranka soomaaliyed guulesta guul guul masha alaahi
woooooooooooooooooooooooow
Masha allaah , viva liido viva muqdisho , viva somalia .illaahow nabad waarta nooga yeel .
MAASHAA,ALAAH WAXAA DHAB AH IN BILICDII SOO LAAMABANAYSO DHALINTANA AY FAHMAAYAAN DALKOODA WEXAA JIRA DHALINYARO AAN FURSAD UHELIN AY DAAWADAAN QURUXDAAN IYO XORNIMADAAN MACAANKA BADAN
masha,alah nabadaa naas la nuuga leh somaliey qoriga dhiga qalinka qaata
asc dhmaan umada somaliyeed meel walba ey jogaan wlhi qalbigaa ii xanuunaya anigoo ka maqan dhulkeyga hoyo aad baan ugu farax sanahay dhulkeyga oo is badal ka muuqda alla hu akbar shekh shariif kur gacantada and farmajo ilove u so mach 4sano ka cadi waan ku doraneyna in sha allah xasan shekh wax qabadkaaga hala arko by somalay i love u
i remember as a child having good time at liido,,,,,heebad waxaa kuleedahay dalkaada hooyo, i am sooooooooo proud of my people,,,best feeling in the world,
Maashaa Allah, waxay muujinaysaa soo noolaynta qaranimadeena.
yaasalaam saas ayaa loo baahanyahay hada ayay caruurteenu dareemayaan in eey yihiin muwaadiniin
farxad waan ku raxaeysana barkaan argno wadankeena waxan rabna in aad ku sameysa ceyaaro leyskubaxo oo koob lagubexeyo aniga waxii lagabahan yaha diyaarbaan u ahey waan soo dhiban dhalanyarada hala mashquleyo waen maalin kasto oo jabcoah lahuqabto waxa ay kasoo wada qeeb galaan dhalinyarada oo lagu tartamo hadan aniga soodhibo waleygu wada dayana shirkad walbo malinteeda ganacasatada oo borakiida ku sharaxeyo liido iyo saweradeda iyo tv oo imaado waxan noqoneyna dadiska warhaayo marwasuufi@hotmail.com
Xamareey cadeey miss u lots and lots. See u soon inshallah viva SOOMAALIA
waaw wan u xiisay xamar iyo hawadii qurxaneed meel aan hawo laheen ayaan jooga iyo qaboow illahow meshan iga wad ee dalkeyga iiceli
biswaaye waa soo baxa masha allah waxa laga sheego dalkeeena waa dacaayad been ah, waxa ka cod sana saraakiisha qaabilsan dalxiiska in ay meelo kasii qurux badan ay soo sawiraan.
tikadkayga waa soo jaranayaa, maasha allha
maxaa qurbaha dhaxanta iigu dileysaa
bacaadkaas ayaa rabaa in aan ku ciyaarno aniga iyo caruurtayda, aqal abootey ha jabin macalin aa kugu jiree, aql- aqaleey ayaan ku dhisin jiran markaan yaraa..
oo ku ciyaari jirnay…waxaa xasuustaa
aw aweyska , iyo geeli lagu qali jira
istaqfarulooga…waa meeshii ugu horeysa
ee aan ku arka geel la qalayo
sawida. Wa. Ay. I. Qanciyen. Masha. Allaah. Wada. So xasuusty nloshi. macaneyd
masha alah waa guul ka ahaatay ilahey xagiis ee ku cibra qaata dhib ayaad soo marteen soomaaliyay sidaana waad aragtaan masha alaah quraan aqrista nimco ilahey inasiiyay weye
waaaaaaaaaaaw waxaasaa kaa wadan ah looooooooooooooooooooool
wwwaaaaaaaaw dalkeeygoow qaldkii laga galay wa anagaa ogaanee rali noqo xamareey xeeb macaaneey qalbigaa kutal ilove u moqdisho hambalyo umada hada joogto xamar hambalyo gabigiin dal wadalkaaga hadii ladhimanaayo dhareerka wali iska duwaa xamarey nacas baa kaamaqan xamar xundhurteeyda aya ku dugan