DAAWO SAWIRRADA:-Damaashaadka Jimcahan Ee Xeebta Liido Iyo Dhisidda Hoteello Dalxiis Oo Xeebta Laga Bilaabay
Published on June 29, 2012 by Jayte · 75 Comments · 55,625 views
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sida Jimcahan maanta ah uu ahaa jawiga xeebta Liido oo todobaadkiiba maanta oo kale ay shacab farabadan usoo damaashaad tagaan ayadoo dhanka kalena isla xeebta laga bilaabay dhismaha hoteello dalxiis oo dhowr iyo toban dabaq ka kooban kuwaasi oo ganacsato Soomaaliyeed oo ka timid qurbaha ay dhisanayaan.


























































































Photo By:-C/rashiid Nuur Xuseen(Nuune)
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
waaaaaaaaaw wax baa ka dhacay alla nabad macanaa illah ha idiin siyayaa diyo anagane anaga oo nabad ah iyo wadan ka oo inaas kasiifiin in sha allah
waaaaaaaaw masha allah
muqdisho insha allah ano nabadqabo wan imadona damashadkane wan kaqebgalidona insha allah
somalia illahow nabad nogadhig
maashalaah
muqdisho caalamkaa u soo dhalxiistagaa
alle waxaan kabarinaa alshabaab inuu alle inaku soo calin
waaaaaaaaaaaaaaw masha allaaah xeebta lido inaba cadi mah illhow usiyaadi nabd adiga cadileeeee
Maansha’ALLAAH…………..waaa farxad aad u weyn walahi nabad ayaa noo dhalatay…..waxaa laga dareemayaa sida dadka u faraxsan yihiin.
Maasha Allah WAAn Kuu xiisay Xamar Cadey Waayo Waayo Xusuus Allow Nabada Kuu Sii Siyaadiyi Waan Kuu soo Sucanaa Xamarey Maasha Allah Waa Magaalo Qurux Badan Xamarey Waan Kuu xiisay Waqti Badan Baan kumoogahay Qurbaa ina dishay Xamarey Waliga Farxad iyo Bash bash iyo barwaaqo ayaan allah marwaliba kaaga barya markaan ku arkaba farxad baan daremaa iyo barwaakho VIVA SOOMALIYA HA NOOLAATO SOOMAALIYA ALLOW USIYAADIYI NABADA AAMIIN
Mashaa alah guuuuuuul guuuuu l guuuuuul
asc mashaa allah dadku dhismo ayuu kabilaabay xeebta xamarna xitaa nabad maaha 1sanno oo buuxo kawaran hadii ay xamar nabad ahaato 5 sanno maxaa nooqabsoomi lahaa imsa caruura ayaan save gareeysanlahayn imsa guri ayaa ladayactiri lahaa imsa qof ayaa shaqo heli lahayd waxaas o dhan waxay imaankartaa dadka oo nabadooda illaashado canshuurta dowladana si folontiira u bixiyaano si ciidamada mushaar u helaano soomaaliya hanoolaato hana israacdo amiin amiin asc
maanshalaah ileen umada waa dhibanaayeen intay alshabaab joogtay. maanshalaah in umada nafis heshay intaan ayaa u marqaati ah , ilaahow wadankena nabad noogo dhib dowlad caadil ah na nasii, oo ku shaqayso shareecada islamka , umada somaaliyeeda dhaman haqab tirto aaaamin aaamin xeeebta lidane waaa my xaafadayda viva dagmada cabdul caziiiz ” Dayax Boy ”’
msha alaah waan arin layaab leh soomli sanado badan is weysay ayaa inta isku waresato
maasha,ALLAAH waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay 20 sano kadib in rajo la helay maanta madaasna ALLAAH baa iska leh.
masha alaaj
asc dardaaran gudoomiye ahna duqa magaalada muqdisho waxaad samaysay shaqo aan wax loodhigo la, arag waxaa tahay nin save gareeyay umad faro badan oo gudo iyo dibadba joogay laakiin halwax aan kaacodsanaa (sida shabaabka aad ula dagaashay in masuqmaasuqa aad ula dagaasho )iyo inaad samaysato dadlayiraahdo city palaning dadkaas oo 24tii saacba ku fikiro sidii ay citygu u heli lahayd wax yaabaha ay u baahan tahay wax yaabahaas oo ay ugu horayso dhaqaalaha wabilaahi towfiiq asc
mansha alah liido alaha u siyadiyo inta nasiibka u yelatay sooomaaliyana nabad alaha siiyo
maasha allah guuuuuuuuuuuuul mogadisho halka ka wada howsha redio mogadisho aad bad umahadsantihiin dalnuurshe TARSAN GEESI GEESI DHALAY HALKA KA WAD HOWSHA
Mahad alle leh mudnane radio muqdisho leh sharaf rer muqdisha leh amaan liido leh .waan u hambalyenaya dadka fursada u helay damashadka xebta lido iyo xamar o maanta nabad ah viva MUQDISHO I LOVE XAMAR
Waxaan aad u soo dhaweyn horumarka dalka ka socda gaar ahaan amaanka maanta intaas oo khalqi ah iskugu yimaadeen damaashaadka xeebta Ugu qurxoon geeska africa Hampalyo anagana waan ka soo qaybgali doonaa insha alah
masha allah radio muqdisho guuul ayaa soo dhaw insha allah halkiina kasii wada
waaaaaaaaaaaaw maan shaallah waa sawiro kutusaya nabada markaan ka soo iftiintay caasimata wadanka soomalia muqdisho waxaan leeyahay ilaah ha inoo kordhiyo somalina kacmaha ha isqabsadaan
asc walaallaha muslimiinta oodhan waa idin salaamay guuuuuuuuuuuuuuuul guuuuuuuul guuuul shabaabaka hajabo haburburo ilaahey an kabaryayaa walalayaal
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Nabad macnaheeda waa taas
waa ku mahadsanyihiin dhamaan intii qayb ka qaadatay allana ha u naxariisto kuwii naftooda u huray farxadaan ay shacabka muqdishu ku damaashaadayaan
masha allah waa u xisay liido
asc wr wb maasha alaahu waa damaashaad maanta aadbaane ugu faraxsanahay sida eey shacabka ayaga oo xor ah ugu damaashaadaayaan xeebta liiido
viiiiiiiiivo liiiiiiiiidoooooooooo
viiiiiiiiiivo liiiiiiiiiiiilooooooo
viiiiiiiiivo liiiiiiiiiiiiido
mashallah waxaaan aaad ufarxilahaaa marka idaacadaha kale iyo dhamaan dadweynaha somaliyeed ey idacadaaan radiomuqdisho ku daydaaaa oy dad siwanagsan udiiri galiyaan maxaa yelay radiomuqdisho waxey mudan yihiiin in lagu daydo yaaaaaaaaaasalam aaad iyo aad ayan bahda radiomuqdisho uladacsanahy somaliya hanoolato
waan ku faraxsanahay damaashaadkan runtii jimce kasta waan ku xisaabtamaa inaan arko dalkayga oo laga damaashaadyo waxaanse u shegayaa dhalinyarada halkan ku damaashaadaya in aanay dadka qurbuhu haysan nimcadan iyo wakhtigan wanaagsan ee aad haysataan dhibaatada qurbaha naga haysata hadaad ogaan lahaydeen tahriib naftiina kuma biimayseen. walaalayaal waalasoo socdaa qurbe waa la nacay, baraf iyo qabow ku dilaya waa lanacay, joogitaan qurbe waa lanacay wakhtigiina wax barasho geliya wadankiinaa hodan ah oo idiin baahan run ahaantiina saacadan go aan kayga waa ku noqoshada dalkayga hooyo jimco wanaagsan akhyaarta.
Allow kordhi nabadda Iyo horumarkan
mashallah dadka runtiiii waxaaa kujira qarabadey ooon xataa waligoood somaliya arkin iyo kuwo ayagoo yar yar ey igu danbeysay waana markiii uhoreysay oo kulabtaaaaaaaaaaaaaan somaliya maxaa yeeelay manta somaliya waxaa ka jira dowlad rasmi ah ooo waxqabad leh debadna waaa in laga soolabtaa
Masha alaah. Ilaah aa mahad iska leh alx. Wana ku farax sanahay nabad da iyo farxada aad ku nalolesan ilaah waxa ka tuga ino nabada manta muqdishow ka so bidhantay nosiyado wlhi wan uriyaqay insha alaah wan imanaya hadu ilaah I ogolado 2bo bil ka dib
Maashaa Allaah inaba caadi maaha,Thanks radio-muqdisho,waxan ku talin lahaay xeebta hala balaariyo intey goori goor tahay oo jaran jarooyin & mee sare oo xeebta laga daawado haloo yeelo ee yaan dhismayaasha cusub hoosta laga gelin plzzz, Engineero ha Balaan gareeyaan hadii kale meel lakala istaago ayaa laweydoonaa xaqiiq mahadsanidiin.
ASC DHAMAAN MASHA ALAAH WAAN U XIISAY WLH WADAN KAYGA GAAR AHAAN LIIDO WARIYEYAASHA RADIO MUQDHISHO SHAFTA BADANLE WAXAAN KA COD SAHAYNAA INAY DADKA MARKA AY SAWIRAAYAAN WAJIYADA DOODA NOO SOO SAWIRAAN INTA BADAN ILEEN WADANKA 20 SANO KU DHAWAAD AAN KA MAQANAHAY SI AAN U ARKO DADKA AAN AQAANI JIRAY WAANA KU MAHAD SANTIHIIN SIDA AAD NOOGU SOO GALI SAAN WAXYAABA HORU MARKALEH
Jimco kasta noo soo gudbiya sawirada xeebteenii aan leenahay ” Hooyo macaan Liido” please noo soo gudbiya Jimco kasto, waan u xiisney Hooyadeenii Liido. Please….. please…… please Radio muqdisho ama Fadlan Radio Muqdisho idinkoo ku mahadsan
mashaa allaah damaashaad wanaagsan
masha/allah caadi maahan guul guul guul guul guul guul iyo naabad ayaan u rajiina people of mogadishu
ha idin macaato wadani ayaa tihiin
waan ku faraxsanahy insha allh wadanka wan ku so labanaa soonka kadib
MAASHA ALAH ALANAba DU MACANA SiDAN AYA LODAL XIISA LKIN COLADA MURUGO IYA QAXLE WAYAY ILAHOOW NABADA INO SIYADI WALAHI WAAN KU FARAX SANAHA MUQDISHO SIDAN AH ALOOW INO SIYADI NABADA MASHA ALAH
maasha alah alabadu macana sidan aya lo dalxiisa maasha alah
Hadaan kaftamo waxaan oo dad dhalinyara ah Masha alah miyeysan is faduulinin mise waa la bislaado waxaan ku aqanay xamar waa laga ilbaxay mise boolis baa malaha fadhiya meesha ala nabadu macaanaa ha la adkeeyo amanka badana khatari saana
Waa farxad wayn, Ma sugi karo inta aan ka imaanayo insha allah.
Cambaha minnesota yaala Waa $1.56 xabadii Waana dhanaan & dhagax tolow liido 30 xabo $1.56 ma ugahelilahaa?
Asc marka hore ilaahay ayaaa mahad leh marka xigtana mudnaanta waxaa iska leh geesiyada naftoda usoo huray farxada ay dadka muqdisho joogaan ku damashadayan ilaahay usiyaadi dalkayga nabada maxaa yeelay 21 sano ayuu burbur ku jiraye dhanka kale radiomuqdisho waad mahadsan tihiin waxaa ani idin siin llahaa ani shahada nabada koley qofkii daacadi u shaqeeyo shacabka way arkayaan halkiina ka siiwada dhiira galin shacabka hanbalyo radiomuqdisho hanbalyo tarsan
masha alaah ilaah baa mahadaa leh liido in lagu damashaado waa farxadii umada somali waxaan ilaah ka rajeynayaa in aan aragno muqdisho oo ajaanib u soo dalxiis tagto iyo muqdisho oo noqoto caasimada africa ugu quruxda badan ugana amniga badan insha alaah
Haddiiba Xeebta Liido dhismo lagu bilaabay Maanta ayey ii cadaatay in Muqdisho nabaddii lagu yiqiiney ay soo laabatay. ilaahey cadawga nabadda noo diidan hanaga qabto nooc kasta ay ahaadaanba.
asc walaalaha masha allah waa arin lagu farxo in si xurnimo leh aan utagno xeeheena anaga qurba joogta yurup hadaan nahay caruuxteyna mageyno xeebaha sababo anshaxa meesha oo xun darteed marka xeebaha muqdisho ne waan in lakala saaraa RAGA iyo DUMARKA oo meelo lookala cayimaa si eysan akhlaq daro u dhicin mahasanidiin
maasha alah xamaray xiisaan ku qabaa insha alaah bishaan 20ka ka hor waa kula jooga qurbo danbena kuma nolaado insha alah heybad waxaa kuleedahay dhulkaaga hooyo
Waware kkk alow noosiyaadi nabada waa rajo noo soo bidhantay hadii aan ujeedno wadankeeniyo dhismihiisa soo bidhantay dankiisa uwada radareran xiitiicaanka aheed liido dadow dulinida aan isdaynee wadandakan dib udismayo didiba aan utagno waxan kalon leeyahay qurbo wadan keenaa nooga fiican.
Love it my Home Somalia, waxaa mahad iska leh allaah subxaana wa tacala, iyo intii u hortay in naba ka shaqeeyaan, Viva Somalia.
Alow no siyaadi amiin
Waxaan waddanka ka maqanahay 23 Sano oo kaamil ah, xiiskii aan u lahaay waddankeeygii ayaa indhaheeyga ka keenaayo, oo weliba meeshii aan aan Banooniga ku ciyaari jirey Jimco kasta, kharaha, shuushuumowga ka cuni jirey, haddaa jalaato.. Illaaheey waxaan inooga baryayaa in waddankeena hooyo nabad inooga dhigo. Qurbojoogidana ka reeysano ” Aaaaaamiiiin yaa rabbi”
Thank’s RM
15 SANNO bad maarkin, hadaan u baahdana waa inaan isku diyaariyaa waqti dheer iyo qaeash badan
waan soo ku faraxsanahay dalxiiska quruxda badan ee dalkeyga, waxaana iigaga had halkan in dadka iyo dalkaba u heelan yahay nabad iyo horumar, waxaanse jeclaan lahaa oo fegradeyduna ay tahay in maamulka DKMG ah gaar ahaan kan degmada Dalxiiska leh ka arimiya in uu xad u sameeyo dumarka iyo raba kalana saaro, wayo waxan arkeynaa ragii iyo dumarkii uu isku dhexjira taasina ma ahan wax ay qabto diinteena macaan ee xaniifka ah, Mahadsanidiin.
Anigu waxaan dowlada kula talin lahaa inay ilaaliso dhismayaasha taariikhiga ah, oo aany u oglaab laga ag diso kuwa casriya. Ummadakasaa taariikhdeeda ayay ku faantaa.
maan shaa alaahu alaha noo saaidiyo waa in aan fahanaa nabada waxaana filayaa in aan nahay dad wada dhashay waxaana leeyahay umada soomaaliyeed aan ilaahey ka baqno oo aan kawada shaqeyno midnimada oo aan iska deyno kala qoqobka waxaana rajeynayaa in kuligeen aan kawada shaqeyno midnimada kama maarano midnimo ee umadyahey midnimo
asc
dhamaan asxaabta sharafta leh marka hore ilahay ayxaa mahad u sugnaatay nabada maanta mogdisho ka muuqataa waxaa ay astaan u tahay in somalia mar labad cagaheeda is ku soo taagi doonto isha alaah ilaahy noo siyaadi nabada ilahow intii fitna wada naga qabo umada somaliyed halbalyo dhamaan xamar ilahow ayada oo nabada anaa nabada nabad igu gee
as wr wb waan idinsalaamay dhamaan dawlada iyo shaqalaha radio muqdisho iyo umada soomaaliyee nabada macanaa waad aragteen siday umacantahay aniga oo aan jogin ayaan hadana farxada wax ka qadaa markaan arko liidoo lajoogo ana waan lajogaa allxamdulilaah waxaan kalw oon salamayaa walalka jeltee labaxay taloyinkiisana waan ka helay wadani iga dherh walalkay qayr alaha ku siiyo halkaana talooyinka kasii wad waan ubahanahay figrad cafimaad qata asc
MASHA ALAA LIDO WAAN KU FARAXAY WAXAN SOO XASUSTAY MARKAN YARAY OO LEEYA KAXEYJIRAY WAA GUULGUUL CXDS ALAAH ADKEEYO AYAAN LEEYAHA MUQDISHO NOOLAW WAXA DHAHAY ISHII BUGTO KU BIKACSO
ilaah aa mahad iska leh oo manta magalada muqdisha sas nooga dhigay…..waxaan dhamaan umada somaliyeed inta aqrista ka codsanaa in intii qarash heeysata ineey wadankooda gashtaan sida hotelo laga dhiso bada agteeda iyo bilicda magalada…..radiomuqdishina waxan uga mahad celina dadaalka ween ey umada somaliyeed u hayaan qasatan kuwooda qurbaha jooga oo an wax ka war qabin
Asc wr wb waa ilaah mahadiis hadii umadii lakala xanibay isu timid damaashaadna heshay isc wr wb
Xamar waan u xiisay gaar ahaan xaafadeydi xamar jadiid oo ahaan jirtay xaafad soomaali oo dhan degan tahay, laba reer oo isku qabiil ah ma daganayn xaafadaas sida ay reer magaal u ahayd
waa mahadsan tihiin bahda radio muqdisho sida wanaagsan oo aad noogusoo gudbisaan xaalada dhabta ah ee ka jirta dhulkeena hooyo.guuleysta walaalayaal
asc..
Masha allah faraxad aa heshaa waa adoo nabad hella..qurux iyo wanaag ayaa ka muuqda..mahad gooni ayaa leehay radio muqdisho runtii war baahintiina waxaad mudan tihiin la idin siiyo bilad sharaf.
Maanshalaah ilaahoow noo siyuaadi waan ku farxaa qalbigaa iidago markaan arko wax farxad ah oo soomaalideenu eey gaartay maanshaalah wake up mudisho maanshalaah farxada
sxb sare aad ayaad umahad san tihiin hatatihii radiomuqdisho sida wanag san oo aa usoo sawir teen xeetda liido dadka kudabalanayo good byyyyyyyyyyyyyyy
xeebta liido sxb malinta jimcaha ah waxa is kugusoobaxa ama yimado dad kaladowan kuwaa soo isogujira rag iyo dumar ku wasoo uyimid in eykudabaashan meeshas kuwana ey u imaa dan in ey dawadan siiba jim caha waxa ubadan dhalin yarada in kas too ey imadan doqooshaha wayeedada si ey uguqobees tay wad mahad san tihii bahda radio muqdisho
asc bahada radio muqdisho salan kadib masha alaaha waxa lagu farxo alllo inoosiyaaadi
WAXAA FARXAD WEYN INOO AH MAALINTII DIB U LAABASHADA DALKA TAAS OO AH AMMAANKA KA JIRA CAASIMADA MUQADISHO AYADOO AAN ARKEYNO MAALIN KASTOO JIMCE AH LAGU DABAALANAAYO XEEBTA LIIDO IYO WAXAAN ILAAHEY KA BARYEENAA NABADA MAANTA JIRTA IN UU ILAAHAY KU WAARIYO WADANKEENA WAXAASE MAHAD U CELINAAYAA SIDA AY WASAARADA WARFAAFINTA ULA SHAQEYNEYSO UMMADA SOOMAALIYEED ANAGOO ARKEYNO MUUQUUL IYO MAQALBA WAANA KU MAHADSANTIHIIN BAHADA RADIYO MOGADISHO
waxaa rejeena in ilaah umada soomaliyeed ka dhex qabto dhibwadaha
wowwwwww ilaahay mahadiiiweeyaan
masha allah dalxiis raaxo badan ayaa ka socdo xeebta liido waxay daliil utahay nabada ka curatay muqadisho damashad raxo leh ayan u rajeenayaa reer muqadisho
Waa farxad Waa Ciid Wanaagsa Waa Guul Wacan iyo Xuriyadda Soomaaliya oo Soonotay Dhamaan Dadka Nasiibka u Helay Maanta Ineey Xeebta Liido Si Xurnimo Ah ugu Raaxeestaan ku Leeyahay Nasiib Wacan iyo Cambo Cunis Wacan Waa guul Alla uuu Ina Siiyay Guuleesta Yaaloow Guuseesta.
Hambalyo Hambalyo dhammaan Umadda Soomaaliyeed Waxaan Ugu Hambalyeeynaayaa Guusha Ay Gaareen Taasoo Ifarxad gelisay Xeebta Liido oo Bur iyo Sabuus iyo Cambbo Lagu Ruugo Si Xuriyad Ah iyo Is Jeclaan Farxad Badan iyo Reen Reen Loogu Dabaasho Xeebta Liido Guul Wacan oo Waligeed Aan Go,in,
masha alaah waa farxada casimada salaan baxad weynoo kagatimid badween waa xebihii banaadir qurba jogta waxan leyahay heybad waxad uleedahay dulkaada hooyo wana lamahuraan walaalaha casimada farxad kuraxesta
maasha allaaaah dalkayga hoooyo illaaaahey wuu hagaagay illaahey waxaan kabaryaa inuusan rafaad danbe dalkayga iyo dadkayga ucelin ilaaahoow umadan unaxariiso illaahow dib ha ucelin aamin aamin aad ayaan ufarxaa markaan arko dadkayga oo sidan isku garab taagan wada qoslaya wada damaashaadaya illaaaahoow mahaddaa illow cadawga somaaliya jabi ..soomaliya somaalibaa leh we are one
Waxaan idinku salaamay S/C
Waxaan aad uga helay Sawirada aad kasoo qaadaan M. Mogadishu gaar ahaan Xeebta Liido ,
Aniga waxaan ku dhashay D. Cabdulacasiis Xeebta Liido waxaan u aqaanaa Sifiican waana kusoo koray. waxaan halkaan fartiin uga dirayaa Duqa Magaaladda in Dagmooyinka uu udhiibo Dadkii lahaa.
wabilaahi towfiiq
waxaan odhan laha walaahayga somaaliyeed ee commentika soo qoraya inay ilaahay awalan uu mahad celiyaan oo ay iska daayaan woow,kkkkkkkkkkkk, iyo waxi la halmaala maxa yeelay waxaan garanaayna dhibaatadi nagu haafsatay inay ka timid amarkii eebee oo laga tagay ee ilaahay nabada ha noogu wado macankeeda amiiiiiiiin, aad ayaan ugu farxay somaalidii oo sii faxadleh u u xusaysa una damaashaadaysa xeebta lido inkastoon arkin oon kuna nolahay djibouti waxaan ilaahay ka baryaya maalin uun inuu i geeyo muqdisho sii aan u tago xeebta baaxada wayn ee somaalida qurxoon ka buuxdo amiiiiin
somalia toos toos toos toos……………