DAAWO SAWIRRADA:-Ciidammo Ka Tirsan Booliiska Soomaaliyeed Oo Tababar Uga Furmay Dalka Turkiga
Published on July 4, 2012 by Jayte · 98 Comments · 48,943 views
Qeybtii ugu horeysay oo bilow u ah qorshe ay Dowladda Turkigu ku tababareyso Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah uu tababar uga furmay dalka Turkiga.
Munaasabadda furitaanka tababarkan ayaa lagu qabtay xarunta tababarka booliiska dalka Turkiga maalinnimadii Talaadada ee shalay waxaana kasoo qeybgalay Munaasabadda saraakiisha ugu sareysa Ciidammada dalka Turkiga iyo Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo xoghayaha Koobaad ee Safaaradda Mudane C/qaadir Maxamed Nuur(Jaamac).
Ciidammadan nasiibka u yeeshay iney noqdaan qeybtii ugu horeysay ee tababarka ay Dowladda Turkigu siineyso Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa ah ciidammo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed waxaana tiradoodu ay gaareysaa 60 Askari oo Shan ka mid ah ay gabdho yihiin waxaana tababarka ay qaadanayaan uu la xiriiraa ilaalinta xarumaha Dowladda iyo dabagalka dembiyada.
Xogahayaha Koobaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga Mudane C/qaadir Maxamed Nuur(Jaamac) oo wareysi siiyey Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa tilmaamay in Dowladda Turkigu ay ka go’antahay iney shacabka iyo Dowladda Soomaaliya ka taageeraan dhinac kasta waxaana uu dhanka kale xusay in Ciidammada hada tababarka uu u furmay qaarkood ay yihiin saraakiil horey tababarro dalal kale ugu soo qaatay.





















































Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
THNKS aLOT TURKI
asha allah waaa wixii aan sugeyney
maaaaaaasha aallaaaaaaaaaaaah aaad ooweeyn ayaan ugu farxay ilaahoow walaalaheeyna turki ajar kasii anagane kuwii wax qabsada oo dalkooda qeeyraadka kala soobaxa naga yeel aamiin
Illaahow aamiin.
maasha allaah maasha allaah waa wax lagu farxo ilaahow noo ziyaadi
shuran ayaan leeyahay walaalaha turkiye aad baadna umahadsan tihiin thankyou police ka soomaali yeedna waxaan dhihi lahaa ka faa ideesta fur sadan qaaliga ah ee dalkiina wax u qabta iyo dad kiina dhibtana ka saara guuleesta insha allah waligiin waxaan kaloo u mahad celinayaa idaacadeena sharafta leh raadio muqdisho sc
warkaas waa i maraaaa siwanaagsan kini aan arkay buliti shisheeye maanta waan ku farax sanahay bulity somaliyeeed oo i gu luqada
maansha ALAAH ILAAHAY HANOOSIYAADIYO
wooooooooooooooow maasha alh alow somalia nooleeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey hadi aanan dhulkogu gaajo kuga dhubnan hadi aan dhibaatada dhaxda sunka ku adgeeyn dhulkeyga wax walbo aya iga mudan tahay ilahey naba haka dhigo yaaaaaaaaaaaaaaaaa rabi dal shasheeye wax kuma faleyno i looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooove you somalia and i missssssssssss missssssssssssssssssssssssss msssssssssssssss you somalia my best country insha alh
aad iyo aad ayaan oga helay pictureka aad ka soo qaadeen new policeka lagu tababarayo turki guul ayaan leeyahay waxa aan leeyahay muqdisho news keep posting goodnews and picture..
CODSI ALL SOMALI,S PEOPLE,
waxaan ka codsanayaa dhamaan umada somaliyeed in si guud iyo si gaar ah ba loo ilalaiyo midnimada wlaaleheen TURKIGA xataa si shaqsi shaqsi ah WALAHI in lahelin sxbnimo dal sidaan oo kale ah oo waliba MUSLIM ah oo taarikh ISLAMAKA iyo caalamka dhan dhexdiisa ku leh IALAHAY NA waxaan ka baryaynaa inuu naga dhigo kuwii garabkooda istaaa oo ka faa,iidaysta fursadaan qaaliga ah wsc
alaha noo dajiyo bi idnilaah
plzz wadanka iyo shacabka cadaalad u noqda taasa muhiin ah
waaw
waad jiririconeesa
waa wax farxad leh polis somali oo dib loo
dhiso somalia hanoo laato melkasto ey joogaanba waana mahad san yihiin dowlada
turkiga one day waan u cilin doonaa amaal
kooda
we can’t thank enough our Turkish brothers. Ilaahay hanaga dhigo kuwo fahma dantooda oo wax la qabsadaa dadkaa walaalohood ah ee caawinaya.
wooooooooooooooooooooooooooooooooooow warkaas ayaa imaraay kanaxoow naarta gal ku farxoow cadawgaagu ha jawo lakin ciidamadaan kuwa gudaha miyaa mise banaanka ayaalo taba barayaa ciidamo amniga gudaha miyaa
Guul cidanka police ka somaliyed waxaan kalo idinkugu hambalyeynaa kartidiina aad u muujiseen dalkiina hambalyo lkn ciidankena police sida ee ugu qurxoonyihin dharka police teda kale gabdhaha ayagane wa ka baxsaden masha Allah lkn gabdhaha marka xige la qaadayo ha ahaadano gabdho xoogaa dheer dhirirkodu isla simanyahay Asc
aaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiin aaaaaaaaaaaamiiiiiiiiim
Wow Turki doing alot jobs for somalian people man. Thank you Turky what a good job doing for us My Allaah Bless Turky
Haddii anan dhulkeygoow dhuux cadaawo kuu karin ..
Haddii anan dhulkeygoow dhiig kuugu fooldhaqin..
Haddii anan dhulkeygoow gobanimada soo dhicin
Somali kama dhalan.
Maalkaaga maan dhaqan
Caanahiisa maan dhamin
Ciiddana dhab uma ladin..
Haddii anan dhulkeyoow gaajo kuugu dhuubnaan.
Haddii anan dhibatada dhaxda suunka ku adkeyn.
Haddii anan Dhaxantiyo milicdaba u dherereeyn.
Somali kama dhalan.
Dhirta mira kamaan gurin.
Dhuunigaaga maan cunin.
Kuma dhaqaaqin magacaaga.
Maalkaaga maan dhaqan
Caanahiisa maan dhamin
Ciiddana dhab uma ladin..
maan sha aalaah waa wax lagu farxo runtii ciidamo dalkooda loo tababaraayo islamarkaana jecel in ay difaacaan dalkooda
Meshaaaan anaa ku fiicnaaa inaa ka mid naqdo laakiin waa u soo socdaaaaa i am coming home
Meshaaaan anaa ku fiicnaaa inaa ka mid naqdo laakiin waa u soo socdaaaaa i am coming home sida ugu dhaqsiyaha badan ayaa ku imaanayaaa
maha alaah waxaan layaabay oo farxad igu reebay arinka aan maanta arkay wlhi waa farxad mida kale waxaan dowlada kacabsanaa in cidmadaas ay siiso fursad ay wax ogu barayaan kuwa kale ee aan fursada uhelin iney halkaas tagaan waa talo
ASC dhamaan umada somaliyeed meel waliba ay jogaan waxaan leyahay Hanblayo Hanbalyo runtii Dowladnimo maan arag lkn hada waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay sida calankeena quruxda badan iyo beesha caalamka ay inagu soojeesteen qaasatan walaalahena Turkeyga walalayal hadaan Somalia nahay turkey Taariikh lama iloobaan ayey nagu leeyahiin Waxaan ahalkaan salaan qalai ah ugu diraya Madaxweynaha umada somaliyeed Mudan SHEEKH SHRIIF SHEEKH AHMED IYO Ciidamada qalabsida sida hagar la’aanta ay wadankooda ugu sifenayaan kuwa aana aqoonin dowlada nimada waxay tahay ugu danbeytii waxaan aman iyo bogaadin ugu dirayaa RADIO MUQDISHU OO SHAQO WANAAGSAN KA WADA HALKAA KA SII WADA AYAAN LEYAHAY WWW.
Assc wrwb! Maasha’Allah! Allah ha barakeeyo Hogaanka dowlada turkiga, dadkeena Allah ha ka dhigo kuwiii ka faa’iidaysta kaalamada ay nala garab taagan yihin.
salam
mansha allah ilaahoow wadanka noo hagaaji dowlada turkika magaceedu waa intaa looyin wadooyuinka wadanka aynu kudhisno cabdalle yare byy
anga manta waxan diyar u ahy in an somali basha ramdan ka dib an ado si an dalkeyga u difaca kan qaeybaqato dhsida dalkeyga
Walaalaha turkiya Way mahadsanyihiiin Waa guul Wayn
asc brathers turkey thanks alot we never forget you
waaaaaaaaaaaaw mansha alah alayahoow nosoceli sharaftii aan lehen iyo awoodi cidan nimo mantay dayaca nahestane naga saar yaarabi
HMa sha allaah waa wax lago farxo allaha kadhigo kuwa diinta dalka dadka kuwa u daacad ah fariin baan udiraa kuwa kujiro iyo kuwa sugay iyo kuwa dhameytay tababarga saraakisha kafogada waxa balwada ladhaho sad unoqotin dad lago kalson yahay baarista dinbiyada caalamiga ah wa bilaah towfiq
mashaa, allah waa arin aad ufiican in ciidamada soomaaliyeed tababarkooda kur looqaado waana u mahad cilineeynaa wadamada an sxbada nahay GUULLLLLLLLLLLLLL
waaaaaaaaaaaaaaaaw mashaaaa alaaaah walaahi manaqaano somali hadaaa nahay turki abaalkay noo gashay sidii aan u gudi leheeen bes ilaaaah ajir hasiiyo walaalaheen qaaliga ah ee turkiga ilaahow turkiga iyo wadankayga iyo cidankayga ilxun ka haaaaay amiiiiiiiiiiiiiin yaaaa rabi turkiga walaahi wuxuu noqday wadankaga labaaaad inta aaan noolnahayna ma loo xadgudbi doono hadii aaan nahay soomali
Maasha Allah waa guul usoo hoyady umada soomaaliyeed wariyaasha tvga radioga iyo wab kaba iyo hoolwadeenadaba aadbaa umahasan tihiin
boliska somali waxaa looga fadhiyaa in eey aad uga faa,iidestaan tababarkan eey bixineyso wallaalaha turkiya hana ogadan turkiya waa wadan yurub eh maahin wadan oqoon ahaa hoose waana in aad xooga saartaan in aad aqoon fiican la soo noqotaa kuwa umadooda ugu faa.iido waana in aad noqotaan kuwa aan helin oo wadanka ku nool in aad macalimiin u noqotaa alle ha idinla jiro aamiiiiiin
masha allah somaliya ha nolato runtii dowlada sheikh sharif talaabo ayey horay u qaday shacabka ay ku qanceen mhdsanidin dhaman inti barnamijkan isku howshay
asc wr wb masha allah masha allah masha alah runti aad iyo aad ayaan ugu farxay waan ilmeeyey runti ilin farxadeed ayaa iga timid walalaheyna turkiga ilahey ha dhaafo cadowgoda allaha qabto runti way nawanajiyen ilahey hawanajiyo ayagana insha alah
thanks turkey gov and all so turkish peaple to support somali goverment .. we will remember allways
mashalah waa guul umada u so hoyatay ilaahow nabada jirta noo siyaadi turkiga waa daacad u soo jeestay somalya waxan u heeynaa abaal aan lasoo koobi karin waa walaalo na garab taagan guuleysta waligiin wamahadsan tihinm viva radio muqdisho thankz
Mashallah waa wax aad loogu farxo. Turkiga iyo waddamada horumaray dhar fiican, oo aan ka weyneyn booliska baa loo galiyaa. Bal Soomaliyey ku dayo niidamkan. Hambalyo
masha,allah caadi mahan ilahow wadankeyga o nabad ah itus wan jeclahay wadankeyga dhibatada allaha naka qado
Mashallah, qurux badan gabdhahino iyo wiilashino markay si fiican o labestan… Thank you walaalaha Turkey.
Asc polis waaba afsomali side u qorantahay walalahen turkay polis koda inan isku mid noqono Wa guul ilahow muslimka hal dowlad kayeel
masha allah ilaahow dalkeena inoo hagaaji walaheyna turkiga ilaah cadoowga haka qabto
maasha alaah
aniga waxaan jeclaan lahaa inaan ka mid noqdo ciidanka cirka(SOMALI AIR FORCE)
maaanshaa alaah insha alaah kuwi wax ka badali lahaa nabadgalyada waa ku waan
masha allh inaba caadi ma aha lakaiin kuwa magaca somalinimo loo soo tabaray waa in aay wadaankaada siwanagsan umaamulaan
Asc wrwb mashaaa allaah ala qurux badanaa dowlad quruxdaas ayey ledahay rabiyoow nabad garabkiina allaha galo cidamadeena guud ahaan iyo madaxdeena rabiyoow cadowga naga qabo radiomuqdisho wadaniyiinta dhabtaa idinkana cadowgiina ha jabo illahoow ajar ka sii walaladeen turkiga anagana kuwii danahooda garto allaha naga dhigo
THANK YOU THE NATION OF TURKI AND THE PRIME MINISTER OF TURKI THIS IS HISTORY THIS IS WHAT WE GONA TELL OF OUR KIDS& GRAN KIDS THE ONLY BROTHERS WE HAVE IS TURKI AND AS OF SOMALI CITIZEN WE WILL DIE FOR TURKI THANK YOU AGAIN MAY ALLAH PLESS TURKI AAMIN……
turkiga waa wadanka ugu tawabar fiican ciidamada israel ayagaa tawabaray waa wadanka ugu fiican ee marka la eego dhanaca aminiyaadka ama sirdoonka ugu sareeya NETO iyo wax kasta oo ah dhinaca aminiga waana fursad fiican ee soomaliya u soo baxday waxaanse ilaah karajaynaa in aan garano fursadaan kuwii ka faa idaystay policeka waxaan ka codsanaayaa in eey iyaguna ka faa idaystaan tawabarkaan iyo fursadaan la siyey
asc maasha alaah aad iyo aad aan ugu faraxy wlh dib ayaa loo naqahaa tani waa toostay insha alaah ee qofwalbo wax eey faro ku qabsi hasii diyaar sato oo ee la tagto wadankii oo wax kusii bilaawato taasi waa talo soomaaliyey leema sheegin ha dhin hadaba waa u jeedaa meel walbo waa laga dhisayaa qaran nimadi somaaliyeed ilaah hanoo adkeey amiim amiin
Asc walaaalaayaaal mashaalah waa wax aad loogu farxo ilaah ha inoo ziyaaadiyo
MUSE CISMAACIL QALINLE ALLOW KUU NAXARIISO CADKIISU CAADI MAAHAN,
MAALKAAGA MAAN DHAQAN CAANIHIISA MAAN DHAMIN CIIDANE DHAB UMA LIHI
DHUUNIGAAGA MAAN CUNIN DHULKA MIRO KAMAAN GURAN KUMA DHAQANIN MAGACAA, WAXAASAA KAA WADI AH.
Alxamdulilaahi waxaa mahad leh alaahu subxaanaha watacaalaa waan ku farxay dhiigaygana waa dhaqaaqay ee aloow noo siyaadi oo noo xafid inta wax garata doqonta ayadaaba baxi doontee guulaysta dhamaan inta wadaniyada jecel sida aniga iyo inta ila fakar ah iyo dhamaan soomalida wanaagsan maashaa alaaah
Al xamdulilaah,wey qurxoonyihiin police keena somalia ilaahow kadhig kuwi dadkoda iyo dalkooda waxku canfaca waxa lasoo baray walaalaha Turkikana ilahay ajar iyo xasanaad hakasiiso waxa ayna tareen amiin.thkz for the pics RM.
maasha allahi walalhana turki illahayow qeer sii oo ayaga ayan noosoo gurmaday oo kuwii carbata ahyan waxay inoo soo dhiibayan quryaha oo manta somali waxa waxa u qabtay waa la yaqana waa turki ilaahay waxan ka barya inu ka dhigo kuwe ku yulesto sama bixinta somali amin
Maasha’allah hadda ayaan POLICE noqonayaa waa wax lagu farxo
Aad ayaan ugu farxay tababarkan waana ugu mahadcelinayaa walalah Turkiya.
Mansha Allah!!!
Aad iyo aad ayan ugu farxsanahay in uu TURKEY-GA noo soo taba baro ciidamadeena Police ka waxan oranayaa ciidanka lasoo tababaray ogaada wadankiina ayaa idin sugaayo inaad amaan iyo hormar gaarsiisaan makra waligiin ha iloowina
ALLAHAYOW NAGADHIG KU AMAAN AH OO HORMAR GAARAY ADUUNKOO DHANA MUSLIMIINTA U GARGAARA QUWAD LAGABAQANA NAGA DHIG AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN
great waa ku mahadsan yihin turkey howsha wanagsan oo ay noo galeen
maashaa allaah aad iyo aad aan ufaraxsanahay walh wadanka aan waalaalahanahay ee turki olaah ha u abaalgudo waayoo wadan keena burburkii ilaahada waanala qeebsadeen maanta waa in aan tagaa wadanka turkiga anigana waad ubooqan doontiin igala soo xiriira imailkaan xusniyarec@hotmail.com
turky waxkista samaysay lkn aaway dadkii kafaa ii deysan lahaay
Thanks goverment of somalia and turki goverment
mashh aad ayan ugu faraxsanahay tagerada walalaheyn turki na siyen ciidnakeyna bolice kuwii aqoon iyo wadaniyad ka so kororsado alah ka dhigo ciidan wadankoda hormariyo alah ka dhigo kuwi awodeyna so celiyo allah ka dhigo wan ku faraxsanahay thnk turki
masha aalhi waxan u hanbalyenaa radio muqdisho aad aad u mahadsantihin walahi farxad kaliyaha waan ooyay maanta markan arkay walalaheen turkiga seey noo garab tagan yihin waxa farsho ha dhihin gararar ha dhihin daaweynta dadkeen jiran ha dhihin mucawino ha dhihin towbar askar waxa waliba weey naga haqab tirin jasakumalah yaa turki ilahey ha idin darajeeyo meel waliba aad jooogtan aad an ugu farxasanahay walahi mana la soo koobi karo sida shacuurteda ka muuqato maanta thanks for radio muqdhisho and turkish peaple
gabdhaha aad eey u qurxbadan yihin ilahey ha idin gabar galo walalo aad aan ugu faraxsanahay in aan arko gabdho ku labisan dharka boliska oo qurxan masha aalhi ilahey ha idinka dhigo kuwo dhibka aan ku jirno naga saro oo kala danbenta ku soo celiyo somalia viva boliska somalia i love somalia meel waliba eey joogan
Maalin kastaba barbar baa noo fayoobaanaya, waxaa ii muuqata haddii ay sidaas ku socoto inaan shan sano gudahood ku noqon doonno Soomaaliyidii la yiqiin. Allow guul iyo nabad.
aamiin turkiga abaal weyn ayeey nagu leeyhiin waligeena mailaabi doono abaalkooda ilaahow garab gal dalkeena waxii wax uqabanaayo
Masha alaaaaaaaaaaaaaah
MAAAAASHAALLAAAH TURKIGA WAA WALAALODHABA SOMALINA WAA U DAGALAMEEN SIDEY SHARAFTODA KORQADILAHAYEN MASHALLAH GOOD
masha allah waxan daremay waxa ay tahay wadani nimada calooshana way i xanuuntaye maxay walalhay somaliyed u xanuunsan la yihiin oo ay u dareemi la yih waxaan allah ka baryaa inaan isku si wax u aragnaa qimaha wadan keenana nosoo noqdaa amiin ya rabi
ma sha allah illah dalkena nabad hanooga dhigo si uu nabad u helo waa in cadaaladda soo noqoto in cadaalado soo noqotana waa in polz la dhisaa gool baan idiin rajeynayaa
asc dhamaan, turkiya walaaltinimada soojireenka ahayd ayuu naxasuusinayaa qofwalboo qalileh turkiga waligeen ayaan isbahaysi ahayn oo dagaalada cusmaaniyiinta ay kulajireen reeryurub soomaali kaqay qaadatay, cismaaniyiintana waxay kaqeyb qaateen dagaalkii axmadgurey uu kulajiray xabashida, turkiya waligeen waxaan ahayn walaalo isma ilaawaan ah laakin umada soomaaliyeed ayaa iyaga waraabe isku noqday hadii umada soomaaliyeed isnaceebkan iyo caado qaadashadan ay daayaan ay katanaasulaan walaaltinimada iyo wadaniyada dib ugu soo laabtaan walaahi ay ogaadaan ineynaan meelna kalatagayn taariikhdana way xusidoontaa cidwalboo xumaan iyo kiisamaan falee walaahi wadankeena waxaa kufilan turkiga ookaliya oon walaalonahay hadii soomaalidu aysan caadoqaada oo turkiga oo sidan waxnoogu qabanaaya aysan kadooran doolar yar, turkigu wadanka dhismihiisa waxsoosaarkiisa ganacsigiisa ayaa nagu filan asagaana istaahila oo walaalo soojireen nala ahaa waligiisna jiri doona, marka soomaaliyeey adinkuna iswalaashada ineydaan meel kalatagayn waad ogtihin ee wadan qura ayaad leedihiin, ee aan is walaashanoo wax wada qabsano qofna qofka ale yuusan ku mashquulin,
masha allaah turky hanoo laato annagana illaah hanaga dhigo kuwii ka fa,ideysta insha allaah
waxan ahay wiil ka mid ah dhalinyaradii wadankenii hooyo , waxan halbalyo u gudbinaya dhaman umada somaliyed meel kasta, sido kale waxan leyahay wad mahad santihin wadanka turkey ga ! howsha aad nagu cawisen,
waxan xasuusta wadaneygii hooyo xiligi barisamadka, waxan la qiiroodey sawiradan iyo malin aan goob joog aha aniga oo kamid aha ardadii ubaxa kacankii, waxa iigu danbeysay wadankii sadex tobnaad {three decades} oo sano. ciimadeeni oo sidan u labisan oo taagneyd tarabuunka. wa xasuus!! .
maasha allah wlhi aniga waan jeclestay ciidanka poliska
caanahiisa maan dhamin
masha alaah ilaahow sidatan waa su\geenay runtii ma aanan arag dadaal intaan la eg dowlad inoo sameesay wlh waa hormar waana dowlad
waxaan umaleynaa in ay tahay guul umadda soomaaliyeed usoo hoyatay waxaan illaahey uga baryeynaa in ay iskura yi noqdaan ayna is gacan qabsadaan aanna illaahey kabarino dowladaan inay noqoto tii lagu guuleystay oona dalkeyna iyo diinteyna aan illaashano aaaamiin
maan shaa allah waan kufar xiy in badan markii aan arkay sida quruxdabadan ee ay ulabisanyihiin poliska somalia kheer allaha siyo turki thanks turki the r our brothrs than u tahnk u by turki waxaan lehay poliska simalia kudayda walalihiin turki oo sidan inoosaaciday oo wadnkiina kadhiga mid lamid ah turki walalayaal ilaahay ha,idiin garabgalo waan idiin duceenenaa all of u god sty with u in shaa allah
maasha’Allah waa wax lagu faano dowladan hadda jirta waxay udhigantaa dowlad aan kmg aheyn haddii loo fiiriyo kuwii hore ee lasoo dhaafay waligey ma aan arag ciidan soomaaliyeed oo sidan loo tababarayo iyo calankeena oo wadamada shisheeye ka taagan waxa mahada leh Allaheena nasiiye nabadan hadda soo curatay iyo isdhexgalkan aan hore loo arag waxan umahad naqayaa dowlada turkiga ee hiil iyo hoo noola garab taagan dhinac walbo marka xigata madaxda dowlada oo idil waxan ogeysiinayaa in ay waajibkooda guteen qofkii wax kasheegayana uu hahay qof aan jecleyn horumarka dalka.
wabilaahi towfiiq.
masha allha
turkigu wuxuu dagay quluubteena iyo qulqulka dhiigeena soomaaliyey ubixiya magacyada ilmaha idiin dhasha magaca halyeyga turkiga ee ORDAGAN xafidahullaah
maashaa allaah waaan leeyhay dawladda turkiga iyo shacabka turkiga waad mahadsanthaiin
soomaaliya hanoolaato
cadwgeenu hajabo
soomaaliya ha is raacdo
soomaaliya haguulaysato
soomaaliya hawaarto
cadawgeenu hajabo
cadawgeenu hadhaco
dabadhilifka ha baqtiyo
soomaalia midfnimadeedu ha waarto
yaa rabi wadenkaana cadawga ka qabo walaaltinimadeeniina noo soo noq turkiyana qeyrsii
wlh wllahen turkiga aad aye no gacan qabteyn dhan walbo ha naqate waxa xusi dono tariiqda insha allah
asc dhamaan umada somaliyeed
waxaan leeyahay wiilasha taba barku u socdo
muuqaalkiinu aad ayuu u quruxbadan yahay
wadan ka daacad ha loo noqdo wadan ka ciidan aa wax ka bedela boorka naga jafa maanta u istaaga midnimo thanks all iyo walaalha turkiga
waxaan ku farax sanahay maanta inaan isha saro ciidan somaliyeed ama ha ahaado mid wadanka jooga ama mid hada la taba barabee waxaan dareemaa farxad saa id ah waliba waxaan ku tamaa inaan ka mid noqdo waxaa mahiim ah marka ninkii sakay askari ah inaan siino dad daaran ween ama dhiiri galin ween wayoo waxoow gacanta ku hayaa waa baruud
Daaimow rabow dulinimo iyo dibad ku noolow waa ka daalay ee dalkayga ii daji. in dib uugu soo noqdoon dib udhisaan doonayaa.
masha allah aad iyo aad ayaan ugu farxay walalaheyna turkiga aad ayay ugu mahadsanyihin cawinka eey nala garab joogan anakane illah hanaga dhigo kuwii ka fa ideysto garabgalkan asc
waxaan aad ugu farxey ciidanka booliska somaliyeed mansha’allah ,allow umadeena ka dhig kuwii is wallaalsada isla’markaana is gacan qabta ,dowladeena curatayee alle ha’noo hagaajiyo, walaalaha turky mahasanidiin , thx bahada radio mugdishu
a scx dhaman tii u mada somalied me kaso aad joogataan waxan ku faraxasanahay
ina maanta dawanayo ciidama somalieed oo gabdho iyo willala isugujiraa hamabalhabalyo melakastoo aad joogtaan waxan ahay wadani somaiyed oo kunool dalaka southa africa gaar aaan magalada pratoria waxana jelahay nana kusoolaabto wadaneyyga malin mal maha kamida waxanu imaanwadanaka waxaan kaxorenaya xaraatta al fidno waxa magaceyga ladhaha cabdi dhaqane cosoble waxana ku noolahay wadan ka south africa gaar aah magalada pratoriaan mahadasanidi aham bal yo hambalyo
turkiga aad ayey u mahadsanyihin walaaljira allaha kadhigo
wanaagbaa wax lasheego leh anne waan ku faraxsanahay
masha allaah
masha alllaah ilaahey ayaa nosoo adeejiyay dowlada turkiga abaalkooda ilaahey ha gudo ciidamda poliskeena waxaan kula dardaarmaya wadaninimo iney qaatan eysan ku jisaarin dowlada turkiga
Asc booliskeena ilaahayow bolis tayaleh ka dhig Amiin Amiin