DAAWO SAWIRRADA:-Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed Oo 20 Sano Kadib Gaada-Kaciyaar Ku Maray Wadooyinka Muqdisho
Published on September 30, 2011 by Jayte · 98 Comments · 14,176 views
Halkaan Waxaan Idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed ayaa Mudo 20 Sano kadib waxa ay socon gaada-kacayaar ah ku mareen wadooyinka magaalada Muqdisho ayada oo Ciidammadu socodkooda ay kasoo bilaabeen Dugsiga General Kaahiye (Ex-Iskool Buliisiyo) ilaa iyo xarunta Dowlada Hoose ee Xamar.
































































Photo By:-Abdirisak Sheikh Ibrahim (Sheekeeye)
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
Guul
waa guul usoo hoyatay shacbiga somaliyee taas waxay cadaynaysaa kartida iyo dadaalka ciidanka somaliya waxaa soo noqday kalsoonida shacbiga ay ku qabaan ciidan kooda iyo doowladooda uu hogaamiyo madaxwayne shariif sheeq axmad xafidahu laah ilaaheey hanoo barakeeyo doowladeena iyo madaxwaynaheena ilaaheeyna hakoryeelo oo habadbaadiyo shacbiga soomaliyee aamiin yaa rabi
Good work. Thank you.
mashalah wlh aad ayan u farxay marka an arkay sawirad wlh wax no so dhawatay gul iyo dowladnimo mashalah marka an arkay wilasha yar iyo gabdha dhalinyarad ah sida wnagsan eeyw ada ugu so lugeybwaxb leyahay sii waday inshalah dadal wey dhawdahay gusha
mashaa allaah waa guur inoso hoyatay wlh waa qiiro waxaana soo xasuusanay qaranimo
guul inoo soo hoyatay
walle dowladi waa tagte ilaahow noo xooji oo noo ziyaadi nabada iyo hormarka
Yaa Allaa!is happy occation and Joyfull site..
waa arin lagu farxo masha allaah gulesta cadawga hoos guta wajibkiina
guul wacan .. cadawgeen ha jabo . Viva Somaliweyn.
Ya rabi adige mahad ku sugnatay ilahow wadankena nabad nooga dhiga walahi wa wax lagu farxo wana gul uso hoyatay umada somaliyed dolwad waligey ma arkin wan jeclalahay wadankena o nabad eh in an arko dib an ugu labto bi ,idnilaah yaa rabi bahada radio muqdisho adbaad u mahadantihiin
alla dowladnimadu macanaaaa guuul somalia sanadkas kiisa kale wadanka oo barwaaqo ah ayaan eebe kabaryay amaaan buuxo ah
maasha allaah waa muwaadhiniinta saxda ah mushaharka aay qaadanaayaan xalaal ah ilaahoow u kheer ugu jaazi kuwaan ma aha kuwa maqaayada warka ka soo daayo beenta iyo fitnada umada ku shida Soomaaliyeey ka qeebkala horomarka wadanka nowada dibada waxnoo mataro ilaahoow soomali cadawgeed ka qabo umadaa adoomahaa waaye barakadaada cerka ugu soo deey wadankeena kayeel kiikheerka lahaa soomaali hanoolaato soomaaliyaaaaaaaaaaaa guuuuuuuuuuuuul
Mashallah…..walahi maraykan ayaan Ka imanaayaa si aan ugu biiro ciidanka dalka…I can’t stay here……
maasha alaah maasha alaah maasha alaah maanta waxaan dareemaayaa in wadankeenu isa soo taraayo oo uu ka kabsanaayo dhibaatadii heeysatay ilaah ayaa mahadaan iska leh kasukoowna ciidamadeena sharafta badan oo sida weyn ugu hagar baxay wadankooda aniga ahaan waxaan ujeedin lahaa ineey hoosha halkooda ka sii wadaan eeyna marnaba ka harin wadanka dib u dhiskiisa insha alaah ilaahna cadawga hanaga qabto insha alaag guug ayaa inoo dambeeysa radio muqdisho waad ku mahadsan tahay sida qiimaha weyn oo aad inoogu haqab tirtaan barnaamijyadiida waxaaan idiin leeyahay mahadsanidiin dhamaan shaqaalaha oo idil noqda kuwii lagu faano insha alah
Masha alh waa farxad waa ifafaale dowladeed waa bidhaan sharafeed ee hore u wada howlaha ciidamada wlh hadaan madaxweynaha dalka ahaan lahaa dhaqaalaha caawimada ah ee dibada ka yimaada iyo kan gudaha kasoo xaroodapa waxaan ku bixinlahaa ciidamada iyo dadka danta yar wlh askari walipa 350$dolar ayan siin laha bil walipa 80,000 oo ciidama ahne waan qoranlahaa si ey cadawga gudaha iyo kan dibada ugu xaaqaan siday u xaaqdo qashimada buuraha ah katara.biilka marka ninki ciidamada xogooda dadaal ku bixiya dhismaheeda ayaa wadanka leh ee ayagaas halagu dadaalo min fadlik hadi dowladnima la,rapo si aan ammisom uga maarano kuwa alshapaap u dagaalamane mid lacagtaa soo raadsada iyo mid cabsi uu xooga dalka ka qabo isu soo dhiibo iyo mid qoorta laga jaro unbey ahaan lahayd e wada qaranimada guuleyste
wlahi ilin ayaa iga soo daadatay markaan arkay dad ciidamo gabdho ah o naftooda u huray dalkooda sidey u badbadiyaan
Waa rejo wanaagsan boliska waa hooyada ciidamada somaaliyeed guul guul ayaan leyahay
guuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuul allow ka yeel kuwii dalka diinta iyo dadkaba dhawra.
Waa guul u so hoyatay shacbiga soomaliyeed oo 20 sano dulmanaa ciidamada khalabka sida guul ayaan ilaah idin kaga baryeeynaa mudane madxweyne adiga iyo xukuumadaba didaalkiina kasiiwa halkaas ilaah ayaa idinla jira shacbigana waa garabkiina insha allah
thanks alot all of you brothers and sister …..
dadaala waan gaari doonaa danaheea balanteenuna waa inaaan kadaalin qaranimo isku duubni midnimo iyo cadaaalad
waguul usoo hoyatay shacabka somaliyed. Mudo 20. sanoka bid
khamiis walba waa la samayn jiray waa gii hore hadana waxaan filayaa in lasamayn doon sidii hore say sheegeen police ku
asc wa arrin ad ufarxad leh wa waxan filaynay inan aragno wlh manta illinteyda aya baxday wali manan arag cidan somaliyed oo gado kaciyar wadoyinka kumarayo wa gul uso hoyatay umada somalid midkalan tabayo aya jirto qurbaha waxa kunol dad jecel dalkoda hoyo inay naftoda uhuran kuwas haloo yero idacadana halaga wareysto si ay umujiyan darenkoda madaxdane si ay ugu gudbiyan waxa ay karaban hadi lo bahdane nambaradeyna wa lahela guleysta ilah towfiqdisa hana wafajiyo
Ma shaa allaah xogii dalkow xubin lagu tashta tihine ku dadala ku so dabalida abnigi lagu yaqin dalka allaha idin darajeyo mahadsanidin”
WAA WAX LAGU FARXO WANA GUUL USOO HOAYATAY UMADA WANADAN QARANKA IYO DHMAN DADKA KU ABRTISDA ODAYGA SOMALI WAXAN IDILEYAHAY GUUL CIDANKA QARAN WA JIBKIINA GUTA WAXAN AHAY ARADAYDA WADANKA WAX UABARTO INSHALAH MA IDIN DAYICIDOONO WAXANA LEDIHIIN XAQWAYN WADA CIN LA,AN CADAWA MA JABO MARKA DADALKINA WADA ANAKA WAN IDIN GARAB JOOGNAA
ciidanl,an cadaw ma jabo wada dadalkiina wajibkina guta anaka wan idinlajirnaa cidana qaranka guul guul guul guul
masha,alah tani waxey mujineysaa dadaalka madaxweynaheena mudane shekh sharif u galay dhisamaha qeybaha kala duwan ee ciidamada masha,alaah ha guuleysato dowladeena sharafta leh
Wagol sohoyatay tasine waxey dalil utahay iney dawladena shacabkeda iney kukalsontahay alawnabada nosibadi iyo kaladanbeynta gol gulgul
Dowladnimo wax waka wanaagsan ma jiraan
asc markaan arkey farxad darteed ilin ayaa iga timid illaahey waddankeena ha nooga dhigo nabbad iyo barwaaqo shacabka soomaaliyeedna kuwii gacmaha is qabsadda allaha ka dhigo
ascwrwb waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waaguun ilaah baa mahad leh doowlad baa helnay insha alaah ilaah hanoo adkeeyo war umada somaaliyeed doowlada gacan siiya oo tageera gaar ahaa kuwa ku nool caasimada doowlada taageera oo soo sheega nabad diidka mesha uu jooga shabaab oo kaliya cadaw maaha waxaa jira mid rabo i uu ku shaqeesto doowlad la aan oo dan in aay ugu jirto mooda oo idiinka mid ah u caqli celiya haduu diida soo sheega dhiigiina dhulka ku daadanaya dan idiinma aha doowlad waxaay ku dhisan tahay shacab jidka qashinka ka qaada olzzzzzzzzzzzzzzz kan idiin dhiba iska soo dhex sara insha alaah doowladaan waa noo adkaanee waana mahadsantihiin dhamaan inta ka qeeb qadatay soo gudbinta sawirada
masha allh ilahow nabad waarta ayaan ka barinay somalia gacmaha aan is qabsano somaliyey
shacabda wa in uu dantiisa garta cadaw waxa ah midka aan doowlad rabin bal fiirsha gabdhaheena cidanka ah sida aay u xijabanyihin yaa gaalo ah marka ala ilaahoow ada weeyn umadi somaaliyeed qaar waxaay noqdeen caasi ilaah beeyna ku casiyen maxaa dhiiga islaamka walaalka somaaliyeed lo dadinaa bal somaaliyeey ku quusta dadka aay dhahayaan dhigooda waa xalaal wa kuwaas xijaabka wata bal fiirsha somaaliyeey caqliga ha shaqeeyo ka hara shabaab sheydaan
Allahayo Dawladda noo xooji, Ummadda Somaliyeedna ka dhig kuwa arka xaqa iyo dalkood iyo dadkooda in ay jecladaan.
waa wax lagu farxo in ciidan soomaliyeed ku gaardiyaan muqdisha. xuusuus gaara ayey ii leedahay in aan arko muqdisho oo nabada.oo ciidamadii qaranka.soomaaliyeed- ku gaardinayaan– EEBAAN WEYDIISANEY NAA-in dalkeena uu ka dhiqo nabad iyo barwaaqo–NABAD ALLAW NABAD
Qaranimo waa tii ay dad badani godka u galeen helideeda ciidamada gaado ciyaarka ku maraya xaafadaha Muqdisho sahal kuma imaan suuro galkeeda 20-sano kadib Guul Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ee sahalay Guushaan lagu faani karo
mashaa alaah waan ku farax sanahay inaan maan tay arko nadaam dooladnimo marhadaan aragno ciidamadii lagu yaqiin kartida iyo heebada oo sooma jeesta yaashaahaay oo lasoo naooleeyay waxaan ahaa waqtigii dagaaalku dhacaayay 21sano kahor ciyaalkii ubaxa kacaanka oo kacayaari jiray taraboonka idhaheega ilin ayaa kusoo istaagtay markaan arkay ciidankii xooga dalka oo gabdho oo rag iyo haweenba le waxaan kunoolahay dhinaca shabaabka waxaan sugeenaa malin maalmaha kamida in cadawgaan nagala korqaadi doono waan dhibanahay mahadli karno saacadaan waan baqanayaa geesaheega ayaan eegayaa wabilaahi toofiq
Wa wax lagu farxo niyadaan ka dhexjogaa wa sharaf wa qurux hambalyo hambalyo sxbyal alle hanoo siyadsho
waa guul usoo hoyatay umada somaliyeed,,,
waa iney ka faaiideestaan nabada ayna ku dadaalaan horumarka umada somaliyed
Maasha allaah,waa illaah mahaddiisa,in ciidamdeea Booliska soomaaliyed in mar kale ay dib u oo laabtaan,.Tani waxay calaamad u tahay hoggaanka wanaagsan ee dawlaaddeena Soomaaliyeed.Waxaa si aad ah ugu farxay sida shacbiga Gobolka banaadir u jeclaadeen nabadda.dawladna ma shaqeyn karto haddii shacbiga nabad rabin.Maleeshiye beelaad waa ka gudubnay markaan ee waxaan maanta u jeedna waa ciidanka qaranka soomaaliyeed leeyahay,Alxamdullilaah.Soomaaliyeey Nabad.
Maasha allaah,waa illaah mahaddiisa,in ciidamdeea Booliska soomaaliyed in mar kale ay dib u Soo laabtaan,.Tani waxay calaamad u tahay hoggaanka wanaagsan ee dawlaaddeena Soomaaliyeed.Waxaa si aad ah ugu farxay sida shacbiga Gobolka banaadir u jeclaadeen nabadda.dawladna ma shaqeyn karto haddii shacbiga nabad rabin.Maleeshiye beelaad waa ka gudubnay markaan ee waxaan maanta u jeedna waa ciidanka qaranka soomaaliyeed leeyahay,Alxamdullilaah.Soomaaliyeey Nabad.
Wow caadi maaha ex boliska somaliyed lkn markan waxaan sugnaaba waa meliterigi oo taangiya iyo diyaarada wata markaas ayaa lakala baxayaa aleylehe
salaan iyo qadarin aan u diraayo dhamman madaxweynaha soomaaliya mudane sharif sheikh ahmed, madaxda xukumada uu hugaamiyo pro gaas iyo xubnihiis madaxda CXDS iyo CXDS OO KARTIDOODA iyo xilgudashadooda maanta si hagar la’aan ah ugu istaagay intaa ka dib runtii maanta iyo 20 sano ee aan soo marnay kala fog himiladadeena hadaan nahnay shacabka soomaaliyeed ama ardeyda soomaaliyeed oo maanta u maqan wax u soo barashada dalkooda hooyo waa mid aad iyo aad u sareyso waxa aan hubaa maanta quluubteena waa sidee ardeydii soomaaliyeed 1960 dalka wax barasho ugu maqnaa
WAXA AAN ku baabin iyo daxadar u dirayaa dhamman ciidankeena hadii ahaan lahaayeen police-ka iyo military-kaba in ee daayicin fursada ee maanta u heleyn ummadooda ka dib labaatan sano cadowkii ummada wuu jabay ee jabiyay kuna socda markasta dhawiciina waa dhaawaceena guushiinana waa guusheena niyadeenana waa xagiina waqti waliba
mashaa allaaah …hurmar wacan ..viva somalia
bismilaah waa idin salaamay bahda radio muqdisho waa ku faraxnay runtii aad iyo aad lkn aniga fikrado badan soo jeedinaaya kuwaas oo ah laamiyada muqdisho dhan carada iyo qashinka geesaha yaalo ha laga nadiifiyo gudoomiyaha gobolka banaadir taas ka codsanaaya dhimso cusub ku sameeya sida wadamada carabta ama yurub ee tahay ka dhigay dhaqaalaha cashuuraadka ku sameeya tan kale baabur police ah halo keeno ciidamada nabad waxaa ku xigto dib u dhis aan aragno hee dib u dhis wadaninimo ku jirto ha fikira wadankeena anaga taageero idiin siineena shacuurteeda waa kacday markaa arkay halahaan lkn waxaa ka xumaaday meesha ku gaardinaayan sidee tahay ciiiiiiiiiiiiiiiiil badnaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa i love somalia
salaan guud
markaan arkay ciidamada qaranka ee somaliya waan ooyay waxaan leeyahay SOOMAALIYEY NABAD
Masha’ Allah!!! This is the first time I have seen Muqdisho peaceful enough for a Somali police parade!
Hambalyo to all the Somali police officers!
Keep up the good work!
maasha’alaaaaaaah farxad iima laabna walee farxad iima laabna hadiiba wadan keena saan ku sii socdo war dawow wa iga dardaaran dalkiina horumariya oo dadkiina wax utara maanta wad aragtaan farxad iyo qiirada ka jirto wadankeena idinka ku taageera wanaaga ilaah nabadada hanoo siyadiyo aaaaaaaamiiiiin soomaaliya guul dowladdeena guul cadawga wadanka allaha ciribtiro shabaab dhulka allaha lagooyo waba jabeene hada soo labtaan insha’alah
walaal xamaasada i heeso maanta maaahan mid lasoo kobi karo aad baan ugu farxay farxad ayaa la ooynayaa ilaahow wadankeena nooga dhig mid hagaaga
asc dhamaan bulshada soomaaliyeed iya madaxda sharafta leh waxbadan ayaan arkay asgar lebisan dareeska ciidamada hadan aan ahayn wadankeyga lkn maanta waxaan aad ugu faraxsanahay in aan arko asgar soomaaliyeed hadana daacad u ah dalkooda iya diintooda iya dadkooda soomaaliyeed
Waa guul ummada xalaashaa usoo hoyatay cadow ka nax oo nafta waay.
waa guulo isdaba jooga oo kasoo muuqda somalia Allow noo xooji amiiiiiiiiiiiiiiiim amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
waa kuul u soo hoyaya umada somaliyeed allow inoo sidadi
WALAAHI WAA FARXAD IYO XASUUS AAN SOO XASUUSTAY MAALIN WALBA OO KHAMIIS AH SIDAAN U RAACI JIRNAY ANIGA IYO CARUURTII AAN ISKU XAAFADA AHAYN MARKAY SOO BAXAAN BOOLISKA OO MUUSIKADA TUMAAYO ILAA XARUNTA G BANAAADIR
asc waah madhabaah mase waah riyoonaah waan kala garan waayay meeshaan joogo waxaan soo xasuustay nuurxanash hortoogihii mila tirigii siyaad oo ahaay ninkii u heystay qoratuurka muustigada xooga somaliyeed alaha u naxariisto waxaan sugnaah waah geesiyaashii xooga dalka somali inasha alaahi somali way soonoqon iyada baana la soo aadi waad aragtaan waxa kataagan waddamad mar dhaw waxaa fiiso loosoo qaadan somaliya eeh basha ducada mar hadii bah lahelay nabad kudadaala ducada walaalayaal wax aandhaho maangaranaayo laakiin waansoo duceen asc
good news hala sii wado nabada iyo hormarka lakin mid baan ka digaa ha la iska ilaaliyo nimankii la oran jire al shabaab yeysan dadka ku soo dhexdhuuman oo ay isku qarxin waa tuugo taka care think plz
Masha’alaah nabada alaha noo saa’idiyo. I love dumarkeena labiskooda iyo asturka ka muuqdo. Alxamdulilaah.
mashaaaa alllah manta waa malinta igu farxada badan wlhi ilaah sidan ha kusi wado horumarka daadka iyo dalka somaliya aaaamiiin aaaamiin
asc? dhammaan akhyaarta jecel nabada. allaa mahad leh rasuulkeena suuban mslcws. waxaana mudan ummadisa wanaagsan waxaana sharaf leh madaxweynaha suuban ee sh shariif sh ahmed. ciidamadeena dhammnaatood.maanta aad&aad ayaan ugu farxay ciidanka police ee loo yaqaan(saalo musik) qofkii degenaa xamar jab jab&aagaga ku dhagan ayaa garanayo. waxaan lee yahay ummada somaliyeed guul ayaa u soo hoyatay ciidankii oo bilaabay maali kasto oo khamiis in ay maraan wadooyinka aan wada garanaynay ee raage ugaas deked cusb ee caalamiga ah ilaa gobolka banaadir maxaa ku xigo ooaynu suagaynaa yaa garanayo waxa i noo dhiman fardihii ee fardoolay lagu ciyaarsiin jiray ayagana in shaa alaah waan sugaynaa mardhow waxaan kaloo sugaynaa mootooyinka taraafikada ee maalinta police soomaaliyeed lagu qaban jiray inshaaalaah ayagana waan sugaynaa &kuwo kale oo badan ee dowlada uu hogaaminayo sh shraiif sh ahmed hala taageero guryaha ama ay leeyihiin ciidama ayagana waqtigii loo baahdo halooga bxo sharuud la,aan sidaas ayay mudan yihiin waana in la garab galaa guul guul wabilaahi tawfiiq
Asc dhamaan somaliyeey mil walbo ad jogtaan wlh ani wali manan ark dowlad somaliyeed lkn waxan arkay dowlado an wadankeyga hoyo an ehen wlh markan arkay boliiskii o wadada ku ciyarayo iyo madxaweyne shiekh shariif o maliin dhawedo dadkíisa la ciyarayo dowlad iga dheh waxa la helay labo daacad ah wa shiekh shariif axmd iyo c/wali gaas kulesta cadawkiina cagta ka hoos
Gabdhaha ciidanka booliska ah waxaa ku jirta walaashey 5 sano iga yar’iyada ayaa go’aansatay in ay dalka u shaqeyso, waxna wey barataa dowladda iyo dadkana wey u shaqeysaa aniga iyo ninkeeduna raali ayaan uga nahay, haddii aan anigu dalka joogi lahaana waxan ku biiri lahaa ciidanka militariga waxaan kaxeyn lahaa gawaarida dagaalka, qoryaha isticmaalkooda aad uma aqaanno laakin waan baran doonaa,
si kastaba waxan taageersanahay dowladda,
Soomaliya ha noolato ha waarto ha is raacdo ififaalo wanagsan baa muuqda iyo wadaniyadii oo dib u soo labatey allow dib u soo celi heybadii an ku laheyn aduunka allaa mahad leh .oo noo saqir in an si nabad ah ugu soo labano wadankeena insha allah guulaysta?
mashalllah
maan ta aad ayaan u farax sanahay haddi ay maan ta ciidan kii somalia ay muqdisho si xornimadii ah u gaar dinayaa
wali gey ma anan arkin ciidan somalia ah oo gaardinaaya
aniga somalia waxaan ka qaxey 1991
hadana wali gey na waxaan arkayay ciidan aan is lee yahay waa cadow ga somalia
mar ka dhulkeena ayaan u hilawney haddi aan arko dhalinyaro dalkooda xiliyada fasaxa aad daya oo ku fanaya dhulkooda hooyo laakinse dhul aan ku faano ma lihi illeen somalia ayaan u dhashaye
i wish one day my lovely country get peace
long live somali
illahey dhulkeena hooyo ha noo ha gaajiyo
plz ciidan keeno nabada ha ka shaqeeyaan
haddii nabad la hello wax kasta sidii la rabey ayey noqunayaan
AL XAMDU SHUKRU RABIL CALAMIIN ILAHEY HANOO BARAKEEYO CIDANKEENA COOGA DALKA SOMAALIYEED ILAHEY WUUNA TUSAY MAANTA FEESTADA KADHACEYSO WADANKEENA ILAHOW MIDAAN MID KASII WEYNE NATUSI ILAHOW CADOWGA KUJIWI ILAHOOW GUUL NASIII AMIIN AMIIN AMIIN
waxan u rajeyna dowlada somaliyed gulguuulguul ilahey dad wadan leh ha naga dhigo waxan ku noleyn qurbo mudo badane
alxamdulilah ilaahaa mahad leh marhadii aan aragnay booliis saarayo calanki soomaaliya waxaan leenahay guulaysta
walaalayal waxaan idiin so soodoraynaa salaan kashka iyo laabta kasoo goday waxaan hanbalyo udiraayaa dhamaan ciidamada booliska so.waxaan kaloo slaan udiraayaa madaxda iskudabariday arimaha boolskA SOOMALEED WAXAAN LEEYAHAY
waa lagu farxaa markii la arko ciidamadeena oo xoriyad ku maraayo wadooyinka muqdisho taasina waa caddeyn in ay al shabaab jabeen waayo lama sameeyeen haddaysan jabin.
waxaan laakiin dhaliishii ugu horeysay u soo jeedin duqa magaalada muqdisho waayo qashinka ay ku dhex lugeynayaan looma dul qaadan karo. waxaanna rajeyn in khamiista soo soocoto kahor uu nadiifiyo wadooyinkaas iyo kuwii kaleba ee la awoodo
ibrahim
Yaa allah, waa qaranimadii somaaliyeed oo soo iftay 20-kadib,sii wada guusha soo bidhaantay.
maashaa,allaah aad ayaaan ugu farxay markaan daawaday ciidama qalabka sida waxaana leeyahay garabkiia allaha galo
asc marka koobaad cxd somaliyeed hanbalyo marka labaad farxad aan la ooy madama aan arkayo wadan keeynii oo si sharaf leh cidan u dhax marayo inshaa allaah guushu ma dheero yaa laga dalin dadoo adukane ducada u qabta alshabaab inuu ilaheey wadanka nooga saro amin amin
Talo:
waxaan idinku la talinaya inaad tageertaan shariif waayo waa sida ugu dhow ee dowlad somalia ugu iman karto , shaqsi jacaylka iyo qabiil jaacaylka iska daaya , maamulka gobolka waxan dhihi lahaa soo celiya hanaanku magaalada qashinka ka ururiya thx radio mugdisho
Dadaala waa yahayee dadaalaa way Noo ahaataye dadala garabkiinaa nahayee dadaala islaamka ha guuleeyso cadawga musslimiintana ha jabo meelkasta uu joogo
walaahi waxaan soo xasuustay khamiistii la soo mari jiray wadada dheer ee school polizia ilaa visho governo maasha alaah waxaad noo cadeyseen inuu wadanka imaan karno oo nabadgelyadii lagu soo dabaalay garabkiina ilaah ha galo sii wada dadaalka aamiin
somalia ubax baa u soo baxay waxaan lenahay cidamada policeka somaliyed hanooladano runtioi ilin ayaa iga timid i need wadankayga oo nabad ah oo aan meel waliba mari karo
WAXAAN KU DARSANAYAA MUQDIDHO WAA CAASIMADII DALKA MURAAYADII DALKA WAXAA AAD U FOOLXUMAHA SUMCAD DARA AH JIDADKA QASHIKA YAALA IYO CIIDA BOODHKA AH XAAQIN U QAATA OO JIDKA DHEXDIISA UBAX IYO DHI YAR YAR KU TALAALA NADAAFADU AAD BAY MUHIIM U TAHAY HOOS DHULKA U FIIRSH OO ISKA NADIIFIYA IDINKA AYAA KU NOOL MAGAALADE EE MALYAN WAADKA BADAN TIHIIN CEEBTA ISKA HURGUFA CID IDIIN NADIIFINAYSA JIDADKA IYO MAGAALADA AADKU NOODHIHIIN MA JIRTO OLOLE KU QAADA ANADAAFATUL NUS MINAL IIMAAN ISHA ALA KU DADAALA
asc walalayaal waa ku farxasahay waxan arkay lakin waxan ubahanahay waa in wadoyinka la xaqaa waxbadan umabahna waxan oranlaha madama manta aynan hayn dawladu awood dhaqale ha lasameyo barnamij iskaa wax uqabso ah oo ragan qadka cunaya intii larafo ay wadoyinka xaqan yanlagu eegan hooyoyink masakinta ah waa in dadka oo dhan lahawlgaliyaa oo lagashaysiya dadku waa diyar waxa farxad noo ah ayadoo tarabunka lagu qabto hadii ala idmo maalmaha inaku wayn sida kowda luulyo ama 26june oo kale oo askartu kumaran sidii barisamadka iyo tvga qaranka oo looga dawado live gool somalia
masha alah aad baan ugu faraxsanahaay bal mar inaan arko muuqaal lugu magacaabo police ka soomaaliyeed, aad baan ugu faraxsanahay, lkn waxan fikrad ahaan ku darsan lahaa anoo arday soomaaliyeed ah in ugu yaraan xataa wadada ay ciidanku marayaan maalin ama laba maalmood ka hor ay ciidanka laftoodu ay xaaqaan qashinka iyo bacaha iyo ciida dhooban uma fiicna camerada calamka, ciidanku ma aha nabad ilaaliyeyaal kaliya waxaa kaloo loo adeegsan karaa hagaajiyeyaal qaran sida dhisme, nadaafad, gurmad dagdag ah, waana mahadsan tihin dhamaan shaqaalaha raadiyaha iyo telefishinka qaranka. aad baan idiinku faanaynaa runtii.
asc?marka hora aat ayaan ugu farxay.waxaan leeyahay anigoo dareenkeyga cabiraayo.Kii kala sooc lahoow,Kii dib u reeb lahoow,Kii si xun u fikiroow.Hadey waligeet sidaan ahaato,hadeey samaan iyo nabat ku waarto,warhooy somalia somaali baa laheee.
masha alaah waa guul guul weeyn oo noo soo hoyatay dhaman teen cadawgooda cagta ka hoos alle ha geliyee mashaas ka wada dadaalkiina
qery alle hanii siiyee al shabaab ne juf iyo jaan baday alle ha ka dhigo odayaashooda waa weyn dhaliyaradoodane xaqa alle ha tuso dadkoodane alle ha jacleeysiiyo
MAASHAA ALLAH illah ayaa mahadaas leh ee hanoo siyaadiyo,,, radio ga qarankana waan uga mahad celinaynaa sida hufan ee aad usoo bandhigteen waxaan hubaa in aad wadiniyiin dhab ah tihiin,,,, anigu waxaan isleeyahay inta dhiman waa intayada qurbo joogtaa dowladdu waa shaqaysay ,ciidankuna waan aragnaa waxaase jigka ka muuqda dayac aad u wayn taasna waxaan filayaa waa intayada qurbo joogta ah waxa aan qaban karno laba siyaabaadba kow in aan dhaqaale u abuurno ama kugu yaraan lixdii biloodba boqollaal isku balansano kadib soo xaaqno wadanka …. wadamadaan aanu joogno hadii qashin yar dhulka kaagadhaco oo aada haleel u qaadin waxa ku qabsanaya shacabka waan aragnay intaan boolis la isla gaarin taasna waa quruxdooda iyo caafimaadkoda iyo wadankooda jacaylkiisa ,,, waxaa iimuuqata rajo ah in anoo dhalin yara ah aan ka shaqayn doono somalia wadankayga hooyo kuna noolaan doono in shaa allah.war kasta oo aan halkaan ka aqriyaaba waa mid qiiro iyo ilmo igu reeba .
masha allaah ilahay ha guuleeyo cidamada qalabka sida ee dowlada somaliya ilahay hak dhigo dowladi aan ku liibaano
WAA ARIN LAGU FARXO MUDO 20 YEARS WAANA U HANBALIYEENAA CIDAANKA QARANKA JAMUURIYADA SOMALIYEED WAXAANA IDIN LEEYAHAY DADALADIINA SII WADA NOQDANA KUWA LAGU SEEXDO AMEENKEEY SOO HOYAAAN
waa bilaaw fiican,
waa arin aad ufiican ale hanoo xoojiyo doowladnimadeena qurbo ayaaba nadhibtee
runti waa arrin lagu farxo waxaan kula talinayaa ciidanka inax noqdan cidan shacab waxan ula jeeda dadku may arag wax dawladnimo muddo badan ama ma garanayan sharciga iyo kala dambaynta dawladana way ka gudubtay inay fashilanto sida dawladihii ka horeeyey marka cidanka waxan kula talinaya inay dulqad badan sameeyan tanasul badana la yimaadaan waayo dadkeenu waxay la mid yihiin sidii neef duurka laga soo qabtay oo in la layliyo u baahan dadka sharciga ha la baro wacyi gelin badan ha la sameeyo ha lo dul qaato una samra caqabadaha faraha badan e ad la kulmi domtan sidas ayaynu ku gulaysanayna shacab iyo dawladc
alla masha allaha maxaa maanta iga nasiib badan yahay kan xamar joogo iyo aniga lkn waan imnaaa insha allah
Alxamdulilah waa horumar weyn o xaga ciidanka policka ah teyda kale dhalinyarada jogto south afrika waxey jecelyihin in ay ku biraan somali police force si,ay amniga u sugto teyda kale dawlada wa in ay sharciye ID ay siisa dadka da,doodu ka weyntahay 15toban si amniga si wanaagsan lo sugo darawlada BLka iyagana hala siyo leysin si lola socdo dhaqdhaqaaqa gaadidka dawlada taa ha sameyso fadlan
Wow Raadiyo Muqdisho guulaysta maanta waxaanban arkay macalinkaygii oo lasoo sawiray halkaan waa Gaashaanle cali xirsi Bare Cali Gaab hada ma ogi waxa darajadiisu tahay maadaama uu booliska ka soo dhex muuqday
woooooooooow mansha alaha cant hold my tears ilaaahow awoooda ciidamada somaliyeed adkeey ilaahow wadanka naabd & kala danbeeyn kuso celi waxan rajeynaa somali unites wadankoo barwaaqo ,,,,,,,,,,qurux badanaa ciidankeena masha alaha love all somalis
haa waa sawir fiican uroon indha hadeey raacaan sidii odayadi hore ay ushaqanayaan
marka hore mahad oo dhan allay u sugnaatay marka xigto aad ayaan idnkugu mahad celinayaa shaqlaha daacada ah ee website ka redio muqdisho marka xigto habalyo hambalyo ayaan leeyayah dhamaan shacabka somnaliyeed iyo ciidan boolisKA iyo kuwa xooga dalkaba allah ha idiin fududeeyo hawshiina cadowgana hoos guulaysta gabigiin somalia ha noolaato
asalamu caleykm somaliyey waan u jeedna mesha ey mareyso dowladii somaliyeed aad ayaan ugu faraxsanahay dowladnimada dadka ka muqato sualo weydiinti xalay ee madaxweynaha mudane madaxweyne shiikh shariif manta hanbalyo kaliyah maha hadalkeyga ee waxaan leyahay ilahey garab kaga ha galo waan daalney 20 iyo dhowrsano oo dagaal ah ilahey haka jiseeyo sida ad umada ugu istagtay
idaacada radio muqdisho halka kasii wad dadaalkada iyo wadaniyada waan idin mahad celineyna sawirada nuucAN ahna badiye si qalbiga iyo maskaxda umada colada ku ragtay uga dhaqmo xumihii labatanka sano.midna waxan u shegayaa shacabka wan ka baxdyna dhibke dowladnima aan tageerno lets give peace a chance this time thank you Mr President Shariif Shiikh axmed Halyeey tariikhdu xusi donto ayaad tahay markale i’m proud to say Mr president shariif shiikh axmed
marka hore waxaan ku bilabayaa magaca ilahay mismilaahi raxmani raxim ilahay ayaa mahad leh waxaan u duceynayaa ciidana soomaaliyeed melwalba ay joogaan ayaan u duceynayaa ilahay garabkiina ha istako ayaan rabi ka baryayaa ilahow waad i maqleysaa ducadeyda ii aqbal waxaan ahay addoon gacanta kor u taagaya ayaan ahay ii aqbal amin yaarabi waxaan duco gaar u soo jedinayaa madaxda soomaaliyeed u istagay shacabkooda la dulmay dhiigooda la xalaleystay dadkii u istagay in dhiigaa qubana la joojiyo ku dadaalay ilahow kheer sii amin waxaan daganahy dalka marekanka ayaan daganahay waana u soo duceynayaa soomaaliya melba ay joogaan gar ahan dalka soomaaliaya qoodaar25@hotmail.com
waxaan aad ugu farax sanahay in maanta ay wadada dheer ay ku dhax gaardiyan ciidanka booliska somaliyed insha allah dowladan waa ay israacday waxa dhimane waa ay dhameystiri dontaaaa