Daawo Sawirrada Casho sharaf Madaxweynaha J.F.Somali xalay loogu sameeyay Xarunta Madaxtooyada Ethiopia
Published on November 29, 2012 by Mowliid · 16 Comments · 11,035 views
Akhristayaasha Sharafta leh, waxaan halkan idiinkuugu soo bandhigeynaa Sawirrada munaasabad casho sharaf aheyd oo madaxweynaha J.F.Somaaliya iyo wafdigiisa xalay loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada Ethiopia ee Adis-ababa.
























Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
WAXAAN U ARKEYNAA IN WAX LAGA BEDELEY SIYASADII SOOMALIYA IYO ITOOBIYA WANA MUHIIM IN WAX LAGA BEDELO WAA WAX LAGA XUMAADO COLAAD WAQTI DHEER SOO SOCOTEY OO AAN WAX FAA,IIDO AH LAGA HELEYN IN LASII WADO WAXAAN KU DHIIRI GELINEYNAA MADAXDA WADANKA IN EY WAX BADAN KA BEDELAAN SI LOO HELO NABAD WAARTA OO DADKU KUWADANOLADAN GUBULKA, WANA KU GARABSIIN DOONAA WAX KASTA OO U EY INOOGA BAAHDAAN MADAXDA UMADA SOOMALIYEED OO KU AADAN ARINKAAAN WAXAAN SOO DHOWEYNEYNAA IN AAN XIRIIR DHOW LAYEELANO SHUCUUBTA ITOOBIYA,
SAWIRKAN U DANBEEYO WAXAAN FILAYAA WAX MEESHA KU JIRO OO MADAXWEYNAHANAGA LA GUDOONSIINAYO WAA SOMALIDII ETHIOPIA MAAMULKEEDA HOOS JOOGAY YAA MAANTA NALAGU WAREEJIYAY WAA GUUL UMADDA SOMALIYED U SOO HOYATAY MANSHA ALLAH
waa guul waxaa soo laabtey maamulkii dowladnimo
masha alhaa wadanka soomaliya waxaa uu soo ifaya nabad qurux madana
maasha alaah waa talabo horay loqaday
waanakufarxsanahay
soaalinimo waan jeclaanlahayn in ay saas noqoto Allaha soomaliwey oo nabada isku soo celiyo somaaliyeey toosa
MAANSHAA ALAAH DERISKA INAY IS AMAAN GALIYAANO SALAANTANA KA DHAXAYSO ISNA CAAWIYAANO ILAAHBAA RAALI KA AH DIINTAY DOONAAN HA HEESTAANEE MARKA WAA MUHIIM IN DERISKA NAGA AMAAN HELO ANAGANE AANKA AMAAN HELNO << ILAAHOOW NABADA NOO ADKEE HADAANU NAHAY SOOMAALI.
anigawaxay ilatahay waaguul taariiqiya iyo isfahan fakarkeyga waxaan leeyahay xaduudhanaloosameeyo labadadal colaadu waadhaaneysaa ayaanqabaa
haday sida uu saxibkayga somalinimo shekayo tahay waa guul umada somaliyed u soo hoyatay in markale dhulka ay ithopia naga haysato si fudud gacanta dadka soomaliyd u soo gasho waa muhiim waana arin lagu farxo arinkas waana soo dhawaynaynaa arintas ithopia kasoo goday
mansha.alah wanso dhawenayaa wax walbo nabad ku jirto maxa yelay dagalku faaido malaha nabadu wxey keneysa horumar iyo in la hegsado wax walba oo adunka kuso kordha sido kale dagalku waxu leyahay burbur iyo neceb labada shúcuub ku beermo tasina waxey keneysaa in lakala tago malin walbana ey murugo imato ilahey wax hanaga bixiyo wax walba oo dhib keni karo dagalku faido malaha ‘
waa wax wanaagsan in laga gudbo colaada lana bilaabo bog iskaashi iyo wax wada qabsi hawshaan waxaa bilaabay m-weyne shrif iyo R-W sanaawi
HAA SHANTII SOOMAALIYEED MAR DHAW WEY ISU
IMAANI MAXAA YELEY SOOMAALIYA IYO ETHIOPIA WAA SAAXIIB BAY NOQDEEN MARKA ETHIOPIA SABAB AY DHULKA SOOMAALIYEED U SII HEYSATO
MAJIRTO VIVA SOOMAALI WEYN
WAA WAX LAGU FARXO IN MAANTAY SOOMAALI AY MID NOQOTAY WAANA INOO SHARAF WAAD ARKEYSAANIIN SIDAWANAADSAN EE HALAKAN LOOGU QAABILEY MADAXWEYNAHA ILAAHEY WADANKEENA HA INOO HAGAAJIYO
Warsame, maxaa shan isu imaaheyda halkii lee lasii kala wadaaye. Irir aan xoojinaa, soomaalina waa doonaa arhee igaaryahow isma qaadan karaane kala deey.
Waan soo dhaweynayaa xiriirka wanaagsan ee ka muuqda labada dal ee jaarka ah Waa Somaliya Iyo Ethiopia. Somaliya waa dowlad burburtay oo dib u soo kabatay una baahan nabad iyo taagero buuxda in ay la yeelato dowladdaha caalamka siiba jaarka.Etiopia waxaa ka dhacay isbadal oo waxaana talada dalkaas lagu wareejiyay nin ka soo jeeda qabiil yar oo walta la yidhaah wuxuuna wataa isbadal.Maanta waxaanu la mid nahay dowladdaha Liibiya,Masar,Yemen iyo Tuunisiya oo waxaan kala jaanqaadaynaa shacabkooda xagga horumarka iyagu waxay iska kor qaadeen kaligii taliye anaguna waxaan iska qaadney kaligii taliye iyo qabqable qaabiil iyo mid dimmeed waxayna nagu qaadatay muda labaatan sano ah oo aan ka dhaxalney burbur iyobarakac marka somalida waxaan kula talinayaa in ay iska ilooban colaad wax ku raadin ee ay nabadda iyo buuga wax ku dhisaan ogaadana aduunka waa tartan dowlad kastaana waxay la diriraysaa gaajadda oo maanta ah cadowga koowaad.
masha llah