Tuesday, September 30th, 2014

DAAWO SAWIRRADA:- Booqashadii wasiirka difaaca uu ku tagay magaalada Baydhabo

Published on January 3, 2013 by   ·   22 Comments  ·   19,730 views

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada booqashii uu wasiirka difaaca iyo xubnihii la socday ay ku tageen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Photo By Maxamed C/qaadir Daahir

Readers Comments (22)

  1. Cabdulkhaadir Jaceylka "reer xamar ja jab" says:

    Waad kum mahadsantihiin, laakiin waxaan naga maqan heesihii eey lahaayeen cidamadeena Xoogga Dalka

  2. k naan says:

    woooooow, mashallah Now I feel pride, guuul Ayaan idiin rajeyna geesiyaasha Dalka, you’re doing a dengerous job in a dengerous place … viva somalia!

  3. somali says:

    Masha Allah , Somali army is coming back…awoodi somalia waa soo laabanaysa.

  4. abdulkadir says:

    Maasha allaah

  5. muumin says:

    Asc walalyaal meel waliba aad jogtaa inta doneysa dowladeena .intaa kadib wasiirka qofkadta oo ciidan oo mishaar la siiyay hadii dadka uu dhib u geyso dil dogasho ah iyo hala baro aqlaaqda ciidanimo oo leeyahay ixtiraamka diinta iyo dadka uu u shaqeeyo oo ah soomaaliya

  6. prophosorbeenbeen says:

    Waa booqasho wanaagsan oo mooraalka ciidanka waxwayn u tadysa
    waxaa xeradeeydii baydhbo cali salaa.eey waayowaayo.

  7. fartuum says:

    maasha’ alaah Baydhabo Janaay ilaahow barakay.

  8. maxamed says:

    maashaa alaah illaahow somali midey kheerkana waafaji khuluubtoodana mid naxariiskujirto kadhig diintooda islaamka ah ku hagaaji aamiin

  9. daadir diinsor says:

    wow waxaan u hambalyaynayaa somaliwayn oo idil 23yrs kadib waxaa soo laabtay awooda xooga dalka somaliyeed illah kasakow mahada waxaa iska leh waziirka gaashandhiga abdihakin m.haji faqi illahow garabkaaga gal daacadnimada aad ushaqaynaysaa ayaan jeclaaday masha allah

  10. adan says:

    Mashallah lakin waxa iswaydiin mudan waxa Tvga qaranka loogayn layahay Baydhabo gobalada waa tii lageeye

  11. axmed says:

    maasha allaah ilaahow soomaali isku hir quluubtooda iyo islaanimidoda is dilka iyo is aamindarada kudulqaad kadhig dad is jecel oo walaala ah

  12. qatro says:

    aaaad baad u mahad santahiin radio muqdisho shaqaalahiisa all mashaa allah markaan tabo tabo muqdisho waxaan daawada sawirada kuwii ugo dambeeyay oo aad inoo fududeeyseen inaan halkan kalo socono mashaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaallaah wala mahadsanidiin bye qatra

  13. nur ciid says:

    aad iyo aad ayan anigu uGu faraxsanahay in lahawl galiyo xooga dalka Somalia waana aan u hambalyeynayaa laakiin waa in dadka shacabkana iyagana lala hadlaa oo wax loosheegaa ileen ciidanka iyo shacabku way isku xiran yihiine

  14. Nabad jecel says:

    Masha allah waa boqosho fican taasi waxay dhiri gilinaysaa caadanka xgd smliya waa in taasi waa inod ka sibadisa boqoshoyinkaaga mudane fiqi mahadsanidiin

  15. ciidanka mushaarkiiisa hala joogteeyo fadlan askeri aan mushaar qaadan kufsi iyo dhac deyn maaayo.

  16. mohamud says:

    Maasha allaah

  17. qaliifo abdi says:

    masha alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah guul dowlada somalia

  18. Maxamed says:

    Waan umahadcelinayaa dhamman Xukuumada waxaanse aad iyo aad ugu boorinayaa ina Sifiican loo dhaqaalaysiiyo loona dayactiro Ciidamada qaranka oo wax kasta oo uu helayo askariga qalaad uu hello mid kabadan.
    Waxaa kamuuqata rafaad iyo dayactir la’aan
    Mahadsanidin.

  19. moud says:

    walaalayaal reer baydho iska erya tuugta isku sheegaysa shabaab oo waddanka isku fura
    oo cuna qabataynta ka saara magaalada. ciidanka mishaarada la siiyeyna waxaan leeyahay waa in aad howshiina qabsataan oo aad meesha ka nadiifisaan cadowga nolosha inii diidan.
    maamulkana waxaan leeyahay hagaajiya dhakhtarka oo ka dhiga baydhabo magaala madax.

  20. yahya says:

    maashaa allah guul cxds iyo wasiirkooda mr fiqi halyay.waxaa kale oo sharaf mudan general diini oo ah geesiga mudan in taalo loodhiso waayo intii uu qabtay ciidanka xooga guusha waa is daba joog xeeladu waa ka’duwan tahay tii hore qaabka hada dagaalka loogalo waa mid taxadar leh hada magaalo lagu dagaalamo ma’jirto shacabkana aad ayay unasteen so waxaan leeyahay maanta maskaxdaas ha’laga faaiideysto asagana illahay ha’ufufudeeyo maashaa allah illahay ha’dhowro

  21. hana says:

    waxaan halkan uga hambalyeynaa cxds waxaan leeyahay guuleysta waxan kaloo fariin uga diraa wasiirka gaashaandhiga oon leeyahay ciidan tayo leh waxaad ku gaari kartiin ama aad ku soo saari kartaa inaad howgaliso saraakiisha wadaniyiinta ah ee aad ka fogaataan kuwa dhuuni raaca ee dib u dhigaaya in la helo ciidan wax tar leh askariga u dhimanayo dalka daafaciisa waa inuu lahaado mudnaanta koowaad ee ma aha genaraalada cunaya xaqiisan ee u jooga iney jeebabka buuxsadaan iyo soo nooleyta xerooyinka tababarka ciidamada wadanku wuxuu maraayaa xaalado kala duwan waxaa loo baahanyahay kaadiriin aarar difaaco xilka laguu dhiibay mudane wasiir yuusan noqon mid laab lakac ee wa inaad ka soo dhalaasho taana waa iga fariin

  22. galmudug says:

    ciidamada xooga soomaaliya waxan urajaynaynaa inay dhamaan dalkeena gacanta kuwa dhigidoonaan mar dhaw




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Luuq dagaal

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo la wareegay deegaanka Raage Ceelle

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta ...
Agoonta Gaalkacyo 5

Deeq Lacageed oo la gaarsiiyay Agoon ku nool Gaalkacyo “SAWIRRO”

Deeqdaan lacageed oo aheyd mid ay soo dhiibeen ...
Wasiir ku-xigenka iyo Safiirka Turkiga Olgan Bekar

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

[caption id="attachment_207430" align="aligncenter" width="360"] Wasiir ku-xigenka Arrimaha dibadda ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/War-Duhur-30.09.2014.mp3"][/audio]
w_muqdisho_5

Hirgelinta nidaamka Federaalka oo maanta laga hadlay

Shirka looga hadlayo kobcinta tacliinta sare ee dalka ...
cabdiweli1

R/ wasaare Cabdiweli: “Dowladda Switzerland waxay naga caawineysaa Nidaamka Federaalka”"DAAWO VEDIO”

Wefdigan uu la kulmay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, mudane ...
j7

Boqortooyada Sacuudiga oo Soomaaliya ka caawin doonto arrimaha garsoorka “SAWIRRO”

Wasiirka Garsoorka iyo arrimaha dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya ...
Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdullaahi Goodax (Sawir hore)

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo deeq raashin ah ka guddoomay hay’adda bisha cas ee Turkiga”DAAWO VEDIO”

[caption id="attachment_172844" align="aligncenter" width="640"] Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdullaahi ...
Qarax

Mowqifka Islaamka & Is-miidaaminta

  In qofku gooyo naftiisa waa dambi aad u ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-30-9-2014.mp3"][/audio]
New Deal

Shirka looga hadlayo hirgalinta New Deal oo maanta la soo gabagabeynayo

Maanta ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo ...
howlgal-ciidamada-xds-515x343

Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo ku dhow degmada Cadale

Ciidamada ammaanka iyo kuwa midowga Afrika ee AMISOM ...
IMG_4315

Madaxweynaha oo la kulmay maamulka iyo shaqaalaha gobolka Banaadir-”DAAWO VEDIO + SAWIRRO, DHAGEYSO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Sheekh Caan ah oo lagu dilay Beledweyne

Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Beledweyne ku toogtay ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
gaafow

Soomaali Si Qasab Ah Looga Soo Tarxiilay Norway Oo Dib Loo Celiyay

Waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa maanta muwaadiniin ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-29.09.2014.mp3"][/audio]
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Oo Kulan La Qaatay Safiirada Turkiga Iyo Q.M Ee Soomaaliya

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-29.9.2014.mp3"][/audio]
Al-Shabaab-Somali-Islamist-Group

Khilaafka iyo kala qeyb sanaanta Shabaab oo sii xoogeystay “DAAWO Warbixinta”

Khilaaf iyo kala qeyb sanaan hor leh ayaa ...
ridwan

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo furay shir looga hadlayo kobcinta tacliinta sare

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ...
DSC03602

Shirka Hiigsiga cusub oo looga hadlay xalinta caqabadaha jira “SAWIRRO”

Shirka hiigsiga cusub oo galay maalintii labaad ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-29-9-2014.mp3"][/audio]
baydhabo

Dib u dayactir lagu sameeynayo waddooyinka Baydhabo

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka socda mashruuc dib ...
ciyaar jecel

Abwaan Cabdi Shire “Cayaarjecel” oo Ummadda ku booriyay iney is gargaaraan

Abwaanka Soomaaliyeed ee Cabdi Shire Jaamac “Cayaar jecel” ...
Bisha Cas Turki (6)(1)

Dowlada Turkiga oo kaalmo bini’aadanimo soo gaarsiisay dalka (Daawo Sawirrada)

Dowlada Turkiga  oo ka jawaabeysa baaqa dowladda federaalka ...
DSCN0866

Ra’isulwasaaraha Oo Guddiga Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Uga Jawaabay Su’aallo La Xiriira Dekedda Muqdisho “SAWIRRO”

Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
muqdisho_1

Akhriso: Daraasad ku saabsan amniga iyo garsoorka oo la soo bandhigay

Munaasabadan lagu soo badhigayay warbixin qiimeyn u ah ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-28.9.2014.mp3"][/audio]
DSC03517

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo furay shirka hiigsiga cusub oo looga hadlayo amniga “SAWIRRO”

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ...
xukun1

Maxkamadda darajada 1aad oo xukun dil ah ku riday rag lagu soo qabtay jidgooyo “DAAWO VEDIO +Dhageyso”

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidmada qalabka sida ee ...
Qeybdiid

Maamulka Galmudug oo soo dhaweeyay baaqii nabadeed ee Xukuumadda” DAAWO VEDIO”

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ...
DSC02588

Deeq daawo ah oo lagu wareejiyay maamulka cisbitaalka Cadaado “SAWIRRO”

Deeqdan daawada ah oo ka kooban ilaa 104-Kartoon ...

Tubta Toosan

Qarax

Mowqifka Islaamka & Is-miidaaminta

  In qofku gooyo naftiisa waa dambi aad u ...
Nabad

Samaanta Nabadda & Xumaanta Colaadda Dhageyso

  Sida Shucuubta kale ee dunida ayay Shacabka Soomaaliyeed ...
Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud: Xamaasad iyo Jaahilnimo diineed ayay ku sifoobeen Al-Shabaab

Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ahna afhayeenka hay'adda ...