DAAWO SAWIRRADA:-Bilicda,Muuqaalka Iyo Nolosha Degmada Taariikhiga Ah Ee Iskushuban
Published on November 12, 2012 by Jayte · 61 Comments · 22,149 views
Degmada Iskushuban ee gobolka Bari waxaa ay ka mid tahay degmooyinka qadiimiga ah ee gobolka Bari, waxaa degmada caan ku tahay waxsoo saarka geedaha timirta iyo qudaarta noocyadeeda kalle duwan ee laga isticmaalo gobolka Bari.
Iskushuban waxaa mara silsiladda buuraha Golis, waxaa ay leedahay illo biyeed abaar iyo doogba aan gurin, taasi oo biyaheedu ka yimaadaan silsilada buuralayda Golis ee mara gobolada waqooyi ee dalka
Soomaaliya.
Waxaa degmada kuyaalla dhul ku wanaagsan daaqa,dhismayaal uu gumaystihii Talyaanigu hirgaliyay oo isugu jirta saldhigyo, taallo iyo garoon diyaaraduhu kasoo degi jireen kahor intii xurnimada dalku qaadan.
Shacabka degmada Iskushuban ayaa noloshoodu ku tiirsantahay dhaqashada xoolaha iyo tacabka beeraha maadaamada ay buuraha Golis ay xiliyada roobabka ka jiraan gobolada waqooyi ee biyahooda kusoo shubaan buuraha degmada oo usii gudbiya dhanka badwaynta Hindiya.




















































FG:-Sawirradan Waxey ka yihiin Sawirro aynu horey idinkugu baahinay qaarkood kuwaasi oo muujinaya bilicda iyo nolosha ka jirta Dhulkeenna Hooyo Waxaana uu Radio Muqdisho Website idiin Ballan qaadayaa soo gudbinta Sawirro ka turjumaya bilicda,muuqaalka iyo nolosha gobollada Dalkeenna Insha Allah.
Photo By:-Maxamuud Cabdi Ibraahim
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +14156550815
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Masha alah qurux badana dalkenu amalkisa mawaxan ku badalnay xabad iyo burbur allahayow umadena wadada tosan ku hagaaji war somaliyey an wax iskula harno
Masha-Allah! Nabad raagto, bash-bash iyo barwaaqo insha-Allah!
aad iyo aad ayaa u mahadsantihiin radio mogdisho waxaad na tusteen meelo badan oo aad u qurxoon oo aan nasiib u yeelan inaan tagno aad ayaa u mahadsantihiin
Almost rain forest waaye! Camping ayaan u tagi doonaa inshslah! Adiga oo cidna ka baqaynin tamashle iyo dalxiis u tag ku fiicana……dadka meesh daganna habeen la joog….sheekadooda waaya aragnimada lehna ka dhur caawa oo dhan lana shaah…….soomaaliya alaha isjeclaysiiyo….dhukran rm!!!!!
mashalahu maashalahu dad kayga hooyo wxaan ku doorsanayo malahan ee qof kasta fataxada ha loo maro dadka iyo dadlkeena allaaha noo ga dhigo meel aduunka dhan loo dal xiis tago aamin aamin aamiin aamiin
masha allah,thanks Radio Muqdishu allah wadankeenu qurux badana alow nabad nooga dhig anaguna anu dadalno…ilah hanoo fududeeyee…..lilaahi iskushuban,bari,puntland,somali fedral san uma maleynein…
Maasha allaah waa nicmada alle nasiiyay eekamid tahay illaahoow noosaaidi nolashaan oo dadkeena dhiwaateesan dhibka kaqaad
Radio Muqdiho aad baad umahanantihiin. Isma dhahayn meeshaan kudhashay oo Soomaaliya cirifkeeda bari kutaala ayey sawiro kaaga soo qaadayaan.Laakiin Waa Alla mahadi inaan arko. Runti waan ooyey markaan arkay durdurki aan kudabaalan jiray oo looxa ku dhaqan jiray inaan arko inka badan sodon sano kadib. Allah ajar haydinka siiyo. Wada shaqadaan waaagsan oo nabara wadankeena oo dhan. SOOMAALIYA HA NOOLAATO!
macha alaah. somalia ayaa WATERFALL leh waligeey ma isdhihin walaahi, waa meel dalxiis ku fcn. thanks radio muqdishu.
Maa shaaaa alaah maa shaaa alaaaaah
Maa shaa alaah bahada radio muqdisho sida aad muqaalkaan noogusoo bandhigteen elaahey kheyr ha idinkuku jiseyo anagana kuwi wadankooda nabad ugu wada damaashaada allaha naga dhigo aamiiin aamiin aamiin
masha allaaaaaaaaaah i love somaliya
asc dhamaan somalida aduun ka ku nool wlh dal waan qabnaa laakin dad manihin duun yo iska socoto aanahay , dal dad waayey waaye somalia lkn one day dowlad cadil ah waan rajay nay naaa amiiiiiiiiiiiiiiiiin
masha allah
maasha allaah thanks radio muqdishu aad baad u mahadsantihiin
Mash,allah allha nafahansiyo sidaaan udhaqan lahayn
ALLE AYAA MAHAD LEH
RMUQDISHO,ADBAN UGU MAHADCILINAYNAA SAHAN KA DALBARASHADA EE AD NOOGU TALA GASHEEN WAANA TAAS TA ABUURI KARTA WADANIYADA IYO KALSOONIDA SHACABKENA SHARAF TA LEH
WAXAAN CODSAN LAHAA IN LOOBIXIYO BARMAAMIJKAN,(SAHAN AMA BARO DALKAAGA).
lagana dhigo maalinle ama todobaadle
aad ayaa dadku ugu bahanyahy in ay arkaan dabeecadaha dalka hooyo
THIS IS THE ONLY THING RADIOMUGADISHU IS DIFFER FROM OTHERS
mashalah aad baa u mahad santihin radio muqdisho iyo sawir qaadayshii iskushuban waa meel tariikhi ah barwaaqana alle dhigay sawirakan si sax ayuu uga turjumahaya arig beerihii khudaaratii ilihi biyaha meel u dhiganta mahayo ilaa hada isku shubana mar ka la eego khayraadka bad illo caano khudaar xoolihii oo agdaaqahaya
Masha allah
inabadan yahaad mahadsantihiin RM
asc
aad baad u mahadsan tihii, fadlan sawirada xog ku hoos qora, ileen qofka daawanayaa kala garan maayo biyuhu ma kuwii badaa mise waa ilo shubmaya. waa arin fiican in dadka dhulkooda la baro.
inta juquraafiga afrika la ina bari lahaana waxaa haboon in keena la barto marka hore.
mahadsanindiin
Asc. dhamaantiin
hadaan kaaga jawaabo su’aasha biya meeesha ay ka yimaadaan,
biyo il ah weeye ee ma’aha kuwa badda ka yimaada Magaaladana uma dhawa Badd.
maashaa alaah aad ayeey dalkeenu biicdiisii u wacantahay anagaana iska qadaniy ee Eebe inama qadin….smaaliyeey caada daaya baan leeyahay ee kuso noqda wadadii nabada dhuku wuu ina wada deeqaa deeqna waxaa ingu filan beri iyo badba waxa iaahey uu duunyo dalag iyo weliba jowharad inoogu maneystay,,,,waxaaan rajeeynayaa in xukuumadani ey noqoto tii dalkeeda dhibaatada kasaarta,horumar la taaban karana ina gaarsiisa, musuqmaasuq iyo nin dooxsina ka fog, radio muqdisho waad ku mahadsantihiin sida aad inoo siiseen fursad aan ku dhiibano afkaarteena.
masha allah qurux badanaa dalkaaygoow
maasha allaah dalkeenu waa qurxoon yahay oo wAXA UU LEEYAHAY KHARAAD FARABADAN
maasha alah tuulada awooweheey ayaa ku nool mamoodeen iney saan u qurxantahay !!!!!!!!
insha alaah waa balan inaan summerka imaado
inaba caadi ma ahan dhulkeena hooyo, waliba hadii waamo oo aheyd dhulkii dalxiiska ayna ku yaalaan jaziirado ayaa kasii fiicnaan lahaa. Allow nabad iyo caano ayaan kaa barinay.
man shaalaah ala qurux badana isku shuban magaca ayaad kaba garanaysaa qurux deeda dal xis ayaan ku tegi isku shuban shulux ayal qandala bada ayaa ku waregsan waa meelaha casriga ah ee qar soon
Ilaahay S J Wacalaaa dhul & barwaaqo ayuu noogu deeqay ee Soomaaliyey Qabyaalada aan iska dhaafno, dhulkeenu waa nagu wad filanyahaye!!!
alla quruxbanadaa somali wow maogeen in dalki hooyo san uquruxbadanyahey radio muqdisho well done wakumahdasantihiin dhulki dad aqooonin bajiro wanajecelysiisaan dhulki hooyo
A.C
maasha Allah,
wxaan Alle ka baryayay in ummuda Somaliya alle is jecleesiiyo, Radio muqdisho aad baad u mahadsan tihiin sawiradaan quruxda badan aad noo sawirteen, isma lahayn halkaaa baad gaari kartaan.
alla qurux badnaa maashaa allaah waa nimcadaas maanta wuxuu caalamka noola dagaalamaayo laakiin hadeey soomaali israacdo cid waxka qaadeeyso majirto ee allaha mideeyo soomaali.. bahda radio muqidsho waan idiin mahad celinaa ilaah baa mahad u sugnaatee, halkiina kasii wada dadaalkiina waana loobaahan yahay inaan barano dalkeena hooyo..
waa meel aad u qurxoon 3anjad
maasha allah thnks radio mogdisho warbaahinta umada ayan leeyahay radio mogdisho. indhaha ayaa kudoogsada dalkeeygoow meel oow baraf igu dilaa miyaan kugu doorsankaraa dalkeeygoow . allow allow dalka nabad nooga dhig dadkeena allow walaloobaan dhamaantooda.
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw caadi maaha maaha fool xumo ilaaheey ayaa igala yaabay fadhi xumana anaa iskala yaabay hadii ilaahey wadankaas na siiyey fool xumo waa nagala yaabbay hana hadii aaan nasiib u yeelanwaynay inaan ku raxaysano oo ku intifaacno sow maaha fadhi xumo inaan iskula yaabno
aad iyo aad ayaan ogu qaracsannahay hoowsha aad qaranka aad u haysaan rdiomuqdisho
masha allah inaba caadi ma aha wadakeena hooyo
Maasha Allah waxaan jeclaan lahaa in dadka xoolo dhaqatada ah in la oo fududeeyo sidii ay uga faa’iideysan lahaayeen shucuubta kale la baro sida geela loo isticmaalo gaadiid ahaan. sida farmaajoda loo sameysto iwm
masha allah bilicsanaa dhulkayga allah noo siyaadsho quruxdan
dalkeyga hoyo wan u xisay mar ayan imaan dona aan qadan doona hawo nadif ah oo aan qabow aheyn in sha,alla guul wadan keygow
masha allah alle ha u siyaadsho waa u xiisy walahy insha aal waa imn
CAADI MA,AHAN WAXAAN JECLAAN LEHEEN IN MAGACA MEESHA LAGU SOO HOOS QORO SAWIRKA SI DADKA DAAWANYAA AY U OGAADAAN MEESHA QURUXDA BADAN EE AY DAAWANAYAAN HALKA AY TAHAY .FADLAN RADIO MUQDISH CODSIGAAS NAGA AQBALA . SAWIR WALBA MEESHA UU YAHAY MAGACIISA NOOGU SOO HOOS QORA.
ala maxaan wadan qabnaa ala maxaa dhibnaheysta ilaahow dhibaatada naga dulqaad wlh waxaan leenahay wadanka aduunka ugu fiican
maashaa allaah alle ha noo hagaajiyo wadankeena waa meel indhaha u roon maa shaa allaah!!!!!!!!!!!!!!
maashaa Allah Ilaahay wadankeena nabad buuxda haka dhigo Ummadana isjeclaysiiyo… waa naga badan yahay wadanka 10 jeer iyo ka badan laakiin caqligii aan ku wada noolaan lahayn Allaha nasiiyo….. Radio muqdisho hawshaas wada dadka qalbigooda ayay dhisaysaa insha Allah Gaar ahaan dhalinta intii wax kale lagu shuban lahaa barnaamijtaan u siyaadiya.
Maashaa’allaah dadlkaygoow quruxbadnidaa dhulka taariikhiga ah iyo dhirta aynu illaalino walaalayaal.
WAA LABO ASHYAA OO AH KUWO AAD IYO AAD MUHIIM U’AH
masha allah aad iyo ad ayay uqurux badan tahay magaladan allow wadankeena nabad nooga dhig angoo nabad ahna nogu celi qorbo aya na dishaye yaa Allah
woow mashaallah waa ka helay weli soomali maan tageen lakin meshaan inaan tago ayaan raba…delxis inaa utaga inasha alla love somalia
masha allaah waa wadan aan laheen muwaadin daacad ah lkn qof kasta oo somali ah marka uu arko wadanka quruxdiisa wuu iska ilmenayaa lkn qabilka ayaa n qalbiyadeena ku weyn soryy somalia viva somalia tahnks radiomuqdisho
Subxanlah Qurux badana waa ina taga mar meshan aadka u quruxda badan..allow dhulkena noo dhowr..
masha alaah dalkeenu waa qurux kaliya liikiin 0f maxeey kuugutalaa waa burburay alaaw dadkeena qaluubtooda is kutoosi aamiin aamiin
aslm clykum wll aad ayan idinku mahad celinaya radio muqdishu sida wanagsan oo ay u soo bandhigeen degmada is/kushbn wa meeshaan ku dhashay waxan galay xasuus aan caadi ahyn waxan arkay ceelashan ku dabalan jiray sida ceel madoobe iyo kasha dhal madood mahad sanidin
mansha allah caadi maha wlhi wadan baan leenahay wlhi ilaahayow dowlad caadil ah nasii
Maashallaah alle waa ina siiyay dal qurux badan,allena aad buu u qurux badan yahay isagaana maHADAAS ISKA LEH MAASHALLAAH I LOVE ALL SOOMAALIYA ASC WR WB
masha allaah radio muqdisho waxaa idinka su geyna gobolka jubada hoose deegaanadiisa in sawiro laga soo qaado.
Allah ayaa mahaadaa leh. Kadibna radiyaheena kashaqeeya isu soobfhaweynta umada soomaaliyeed. Manta ayaan arkay in wadankeena wax badan I dhoman yahay. Maba loobaahno in aan u aado daalxiis wadamaadan aan ku nool nahay walaahI ilmo ayaa iga timid quruxdaas markaan arkay caawa ayaaba iga haysaa in aan usoo hijroodo dalkeeyga. Hooyo. Love to all somali peoble
isku shuban maasha allaah quruxbadanaa alla dhukeena fikraddi aan ka haystay aad bay uga badalan tahay waxaan aaminsanaa in uu yahay dhul qalalan oo aan lagu noolaan karin lakin hadda waxaan ogaaday in uu yahay dhul kheyraad badan oo cagaaran oo dalxiis leh oo qurux badan somaliyey land land ha la iska daayo dalka halaga faa’ideysto midnimada ha hala ilaaliyo tahay dhul qalalan
Radio Muqdisho aad iyo aad ayaad u mahad Santihiin Iskushuban waa magaaladii aan Ku dhashay durdurkeedana waan ku dabaal Jiray waxaase nasiib darro ah durdurka Iskushuban wuxuu socdaa ilaa iyo Badwaynta India hadii Biyo xireen loo Dhisilahaa Dad iyo xooloba waa laga Faaidi lahaa
i never though theres places like these in somaliya>> lakin waxaan ka dooranay inaan baraf iyo bah dilnimo qaxootinimo ku noolano oo aan is midibtakornay is ka orodnay is cadawsanay>> Alle wax wa ina siiyay lakin naga iska dhignay dad wax la siin oo kale.. oo qaxootino doonanay faana ka dhiganay hebel waxa uu iska dhiibay wadan hebel.. walahi micnaha ku jira waan isdhiibay hada ogaan laheyden waligin ma dhihi laheyn mar danbe lakin aaway hee somali lee nahay wax walbo ceeyb waan doonana
Masha,allah waa meel qurux badan ilah ha no kaso wadankena nabadne ilah ha noku dhigo meel la mid ah ma jirto Muqdisho