Sunday, November 23rd, 2014

DAAWO SAWIRRADA:-Bilicda Magaallo Xeebeedka Boosaaso Oo Sanadahan Horumar Dhanka Dhismaha Ah Sameysay

Published on April 3, 2012 by   ·   59 Comments  ·   55,864 views

Magaallo Xeebeedka Boosaaso ee xarunta gobolka Barri oo ah magaallo ganacsi ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey sameeyneysay horumar dhanka dhismaha ah.

Hadaba Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Bilicda magaalada Boosaaso iyo horumarka dhanka dhismaha ah ee ay magaaladu gaartay.

FG:-Naga Fillo Sawirro Kale Oo Muujinaya Bilicda iyo Horumarrada kale ee Ka jira Magaalooyinka Kale ee Dalka.

Photo By:-Ayuub C/raxmaan Maxamed, Boosaaso

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Readers Comments (59)

  1. gaashaan says:

    oh my god

    waligey kuma riyoon in magaalo somalia kamid ah saan tahay

    thank you radiomuqdisho.

    summerkan muqdish aan rabay laakiin bosasona waan ku darayaa labadaba.

    fadlan masoo sheegi kartaan hotelo u fiican xamariyo bosaso iyo meelaha latago iyo meelaha aan ku fiicnayn dadka dalxiiska ah

    thank you radiomuqdisho

    • said says:

      KAN GASHAAN WATA ADIGA SOMALI MATIHID MIYAA HARGEIYSA MAA AAD ARAG MIYAA MUQDISHO MAAD ARAH MIYAA KISMAYO MAAD ARAG MIYAA BARBARA MAAD ARAG MIYAA

      • gaashaan says:

        xamar sideedii hore maaha kismaayo way burbur santaha hargeisa way qurxoontaha lkin baaxad weyn malaha sida magaaldaan

        barbara waa magaalo qadiimi ah lakin aad ayey u koobantaha bosaso wau ii dhuumata thats all ok? wadanka labaatan sano ma arkin

        malaha adaan aqoon

    • Waxaan codsanayaa in lasoo sawirro jaamacadaha Dalka iyo Hotels ka Five star ka ah ee ku yaala Muqdisho, Bosaso, Hargeysa, Garowe, Galkacyo ama Baydhabo

  2. wardhigley says:

    waaw nice place bosaso waaa ruueysaa boosaaso caadi ma ahan wali dalxiiska ku macaaan inaba caadi ma ahan

  3. wadani soomaali says:

    waa ku faraxsanhay in ay badato waa rabnaa oo waa dhulkeenii soomaaliya

  4. abdullaahi says:

    asc dhammaan bahda radio muqdisho maad ayaan ugu faraxsanahay maashaa allaah
    waa muuqaal aad uwanaagsan
    laakin waxaan idinka codsaneynaa in aad sawirada sooraacisaan qoraalo
    sid HALKAAN WAA TAALADII SAYIDKA HALKAN WAA XARUNTII BAARLAMAANKA IYO MEELAHA AADKA UMUHIIMKA AH

  5. Hassan says:

    waan ku faraxsanahay inay soomalida wadankooda dhistaan boosaaso waa magaalo xeebeedka soomalia ugu faca weyn horumar ayaan u rajeynaa

  6. saki says:

    waaw masha alah thns radio in kastoo ku dhashay xamar anana tagin waligay bosaso ama gobolada bari marka waa muhiim in aan wax ka ogaano gobolada dalka thns radio muqdisho

  7. gagos says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkk bossaso maa saana runtii waa farxad aan caadi ahayn SIOUX CITY IOWA SIIJOOGIS MALAHA BOOSASA AYAA NOO BALANA aniga somalia muqdisho ayaan ka aqaana lakiin bosaso haday saan tahay why reer bosaso ay ugu egyihiin reer baadiye lakiin somalia war caadi maha wadan keena XAMAR DAAWO DACALAA , HARGAYSA DAAWO DACALADAA , KISMAYO DAWO DACALADAA BAYDHABO DAAWO DACALADAA ,BOOSSASO DAAWO DACALADAA
    I LOV SOMALIA HANOOLATO
    ALSHABAB HABAABA AAN BALAAYO ALAHA UKEENO

  8. Asc radiomuqdisho waxan idinka codsaneena in aad noo sogalisan sawiro sida hobyo,lascanod iyo burco iyo waliba dhaman gobalada Somalia oo dhan hadaad awoodan insha allah thkz

  9. liban says:

    mash alaah walahi waa wax laqgu farxoo somalia wadankeena aalah nabad hanoga dhigo ..qabiil allah hanakaga madoobeeyo ,,somaliyey qabiil an ka orodno melkasta an joogno ,,,midnimo aya hori mar lagu gaara in sh alah ..i loveeeeeeeeeeeeee uuuuuu all somali melkasta ad joogtan

  10. mr Garcadde says:

    maansha allaaah bahda radiomuqdisho waxaan idiinku tilmaami karaa oo kaliaya muwaadiniin xalaal ah

  11. akhyaar says:

    gagos runtaa waaye usa joogis malahan ana omaha ne, joogismalahan waa inaan bosaso iyo xamar aadnaa

  12. akhyaar says:

    aniga waxaan radio muqdisho kacodsanayaa inaad nooso galisaan galdogob,iyo magaalo xeebeedka baraawe ,markacadeey marka laga xoreeyo jid iyo jihadiidka wabilaahi tawfiiq

  13. Mohamed daaweeye says:

    Wah wah waxaas aa kaa magaala waxa mooda magaaloyinka dalka marooko ku yaala ila muqdisho qaabka nakhshadas leh wey ku yaryihiin gudaha afrikada madow filinki black hawk down!waxa lagu jilay dalka maroko hadi aad fiir satidne waxa kugu so dhacaya gudaha muqdisho ama bosaso somalida nakhshadaha ay guryaha u dhistaan waxey ka,so gaareen carabti hore masha alah bosaso caadi ma,aha walaahi wa in aan wakhti wanaagsan ku qaadana magaalada bosaso viva somalia!!!

  14. mohamed says:

    maasha’allah radio muqdishu tusa dadka in somalia somaliya tahay cidii wax wanaagsan qabsata sida bosaso hargaysa iyo cadaado intaba loogu hambalyeeyo wanaagooda, diinta hala dhowro

  15. deeq says:

    asc radio muqdisho runtii baosaso waxaa iigu danbeeysay 2005 lkin waa magaalo aad u qurux badan galiya laamiyad in la dhiso ilaah somalida qabiilka haka saaro aad ayaan ugu faraxsanahay in aan arko boosaaso ilaah hanoo siyadiyo aamiin aamiin waa mahadsantihiin markalle radio muqdisho

  16. ibrahim haaji omar says:

    asc bacdal salaan aad baa ugu faraxsanahya in maanta naloo soo bandhigey caasimadii gobolka bari waane arin wanaagsan
    radiomuqdisho aad baad ugu mahad santihiin is dhaxgalka burlashada halaga shaqeeyo wa arin muhiim ah

  17. ahmed says:

    asc dhamaan bahda radiomuqdisho iyo telefeshinka qarankana waxan leeyahay sanad guuro wcn , mida kale anigu weligey matagin bosaso waxan ahay reer muqdisho wana ku faraxsanahay iney sidan u nuurto kana si dhaqaaqdo o ay horay umarto iyada iyo magaaloyinka kale ee puntland stete of somalia mhadsndiin radiomuqdisho

  18. jubbagirls says:

    masha ALLAH wanku farxsanhey somali sas iney ugtahet 20sano dowlad laan Ilaahey kismaayo iyo kamsooma jilib iyo jamaame wabiga jinkisa cambayalah mos bekeenia babayaga ILAAHEY HA NOO XOREEYO WALLAHI WANDAYA MASWIR YAL FICAN WAKAKENAYA XALWO KISMAYO IYO SAMBUUSI MALEY INSHA Aallah

    • goobweyn says:

      jubbagirls ABAAYO WAAN KULA QABAA MAASHAA,ALLAAH WAAYE KISMAAYO IYO JILIB IYO JIMAAMO AA I XASUUSISE THNAKS
      SOOMAAALIYA OO NABAD AH ALLAAAH HANA TUSO OO DOWLADNIMO IYO KALA DAMBEYN AY KA JIRTO

  19. mohamed salah says:

    salaam maasha’allah waligeey ismaoran boosaaso waa ceenkaas wallaahi wax loo dalxiis tago bee istaahishaa. Thanx radio xamar.

  20. seeey cabdi says:

    waan ku faraxsanahay inay soomalida wadankooda dhistaan boosaaso waa magaalo xeebeedka soomalia ugu faca weyn horumar ayaan u rajeynaa

  21. Illahow yaa webside yada somalida sida radio muqdisho ka wada dhiga wadaniyiin, somalida webkaan qorta waxay mudan yihiin billad qaali ah, illaah ha idin daayo,,sharaf iyo karaamo ayaa leedihiin, runtii markaan bartay webkaan waxaan nacay, webside yadoo dhan,, hawshaa haysaan waa mid qaali ah halkaa ka sii wada, waana idiin habalyaynaya.

  22. Abdirisaq says:

    Faarax farogaab, walaal anigaba sidoo kale ayaan radio muqdisho ugu waashay.
    Laakiin sababta aankuusheegee kani waa u adeegaha umadda soomaaliyeed inta kalena qabiil iyo dano gaar ah ayey kashaqeeyaan

  23. Abdul says:

    Waa sawiro qurux badan, oo mudan in dadka lala wadaago, waxaan rajayanyaa inay intaas ka sii qurux badnaato iyo dhammaan magaalooyinka kale ee Soomaaliya, oo ay ammaan iyo kala dambayn ka hano-qaado.

  24. najmo xasan daahir says:

    mashaa allh weeeye lkn waxaan u rajeyneynaa in la mid noqon doonto walaalaha reer moqdisho sidaan iyo si ka waranaagsan ayaan u rajeyneynaaaaaaaaaaa inshaa allah wax waliba alle hagiisa waxba kama aha buuuuuuuuuuuuuuuuuuuuy

  25. Puntland Boy says:

    waaaaaaaaw Maasha allaah runtii bosaso markaan dhex joogo baan layaabaa sida ay u dhisan tahay marka kor laga sawiraaba kadaran

  26. Hibaaq says:

    maansha allaah aad baan ugu faraxsanahay in aan arko dhulkayga oo horu maray ilaahy waxaan kabaryayaay inta qurbaha joogta iyo anigab in uu si nabad ah wadankii noogu celiyo amiin yaa allah

  27. soomaali yaan ahay says:

    Jecliyaa boosaaso, iyo baladweeyn, iyo baydhabo, dalkeena hooyo daaimow noo daji aan kudalxiisnee, si dag dag ahna dib uugudhisnee, damiirkeena soomaaliyeed, dadnimadeena soomaaliyeed, diinteena macaan, dulinaceebka dadkeena, daacadnimodeena wadaniyeed, dugsiyada quraanka daa im ina siiyay daawasho macaanaa

  28. mr.galgalato says:

    woooooow BOSASO PUNTLAND SOMALIA BENDERQASIM RADIO MUQDISHO SXB YAAL XASUUSTII BENDER QASIN AYAAD NA GALISEEN WAXAAN RABAA WIILKA YIRI WAAN TAGIN OO HOTELO HALA II SHEGO SXB MCAAN ADOO MAHADSAN BOSASO WAXAA KUUGU DIYAAR AH HOTELADA KALA AH

    1- INTERNATIONAL VILLE

  29. Wiil Puntland says:

    Bismilaah. Manshaallah waan ka helay bosaso waa magalo dhisan oo somaliyeed waxayna ka mid tahay magaalooyinka dhismay ka dib burburkii. Radio muqdisho waa u adeegaha umadda somaliyeed waana idin tahniyadaynayaa. Guul dhamaan magaalooyinka somaliyeed. Dowladda fedralka ha guulaysato somalina ha is raacdo jid iyo jiho diidkuna ha dhaco.

  30. sulman says:

    waa ku mahadsantihiin sawrida iyo inaad tustaan bosaso horomarka ay garay intii burburka ,sidoo kale u rajeynyaa magalooyinka somaliya

  31. dalxiis says:

    Waxaan uciil qabaa inaa tago magaaloyinka waaweyn ee dalkena sida kosmayo, bosaso,baladweyne hargeysa,muqdisho,iyo jawhar/ (sonkor land).

  32. dalxiis says:

    Ilaahow nabad inooga dhig arligayaga adaa awodleh.

  33. mr.galgalato says:

    ALLAAHU AKAR BOSASO PUNTLAND GOV OF SOMALIA RADIO MUQDISHO MAHADSANIDIIN WALAAHI XASUUN AYAAD IGALISEEN BENDERQASIN AYAAD ISOO XASUUSISEEN MEEL AYEY IIGA TAALAA MAHADSANIDIIN MAAMULKA IYO SHAQAALAHA IDAACADA QARANKA VIVA PUNTLAD VIVA QARANKA SOMALIYED VIVA RADIOMUQDISHO

  34. wadani_culus says:

    yaah yaah,

    qurbaha intaan wareegayey miyaa wadanka saas loo dhisa? guul radioqaranka aka radiomuqdisho in aad noo soo dirteen sawiradaan lataabka leh.

    aniga meela badan ayaan somaliya kataga markaan yaraa sababtoo ah aabahay ayaa shaqaala ahaa 8 years aan jiray bender qasim ama bosaso tuulo yar ay ahey oo sadex shan leyn ah kadibna xarar dheere aa loo badala aabo dawlada hoose waa guurna laas caanood aa odaygu kusoo dhaweeya wafdi madexweynihii hore AUN jaalle siyaad. sidaas aa hadana xarar dheere looga soo badala ok too much info waqtigaas laas caanood aa bosaso kaweyneyd hada bosaso 9 times las canod waaye!!!!!!!!!

  35. mahamuud says:

    kkk war meshan wa mashalho oo alah u daayo dadkii san ka dhigtay ee anaiga noo soo ooya hadii an nahay reer goofurta 20sano waxan ka dhaman la nahay in an dad dilno ama am bireyno mar an diin ku qarabanayo hadii an nahay hawiiye futo madoobe waxii loo nahay waa sax walahi matoor dhintay ayaa nasaran marka ilaah ayan lee nahay Qabrul axyaaa ayaan nahay oo mic niheedo yahay qabriga nool

  36. moo says:

    bosaaso muqdisho 2 caadi ma ahan walahi

  37. BANAADIR -AMA- BOOSAASO says:

    Waxaan ku dhashay Muqdisho, oo aan dagaaladii sokeeye ugaga qaxey Boosaaso oo ah halka uu aabahay ku dhashay kana soo jeedo. Waxaa dhacdey in Markii Cayaaraha gobolada Soomaaliya lagu qabtey Garoowe sanadkii 2010kii oo ay finalka isugu soo hareen gobolka banaadir iyo gobolka bari oo Boosaaso ah, aniga waxaan las safnaa gobolka banaadir oo ay xudunteyda ku duugantahay, halka aabaheyna uu la safnaa gobolka bari(Boosaaso). cayaar xaraarad badan kadib ayaa waxaa halkaa koobkii ku qaadey gobolka banaadir oo dad badan oo daawanayey oon anigu ku jirey ay taageerayeen :-) Xamarna waa gurigayga Boosaanso-na waa gurigayga. SOOMAALIYA HA ISRAACDO !! AL-SHEYDAANNA ALLAHA NAGA QABTO…..AAMIIN

  38. Hassan says:

    markahore waxaan salaamay bahda radiyaha qaran.

    intaas waxaa aad iyo aad amaan umudan sawirqaadaha sawirkaan qaaday waa qof qobrad uleh sawir qaadida hadana waa qof wanaagsan oo magaalda bilicdeeda ayuu natusay. dadka aan kamid ahay dalka waxay ka arkaan warbaahinta markale ayaan umahadcelinaa sawirqaadahaas.

  39. dahir says:

    ASWRWB,

    halkan waxaan saalan qaali ah ugu dirayaa bahda radio muqdishu shaqada wanaagsan ee ay u qabanayaan, isla markaana ay umada soomaliyeed u kala barayaan dhulkooda hooyo. aad baad ugu mahadsan tihiin mar kale bahda radio muqdisho, dadaalkiina halkaas ka wada.

    Mida kale waxaan ku farxsanahay bal inaan wax ka ogaado isla markaana arko dhulka puntland soomaaliya, waayo marna ma filanayn in magaaladani ay boosaaso tahay, waxaan sawirkan u maleeyay in laga soo qaaday dhulalka carabta, waana wax lagu farxo in magaaldani ay ku taalo geyiga soomaliya, waxaana runtii halkan hambalyo ugu dirayaa dhamaan dadka soomaliyeed meel kasta ay joogaan, annigoo ku baraarijinaya inay dhulkooda hooyo ee soomaliyaa maalgashtaan ama dhistaan, ayna iska joojiyaan melaha kale ee ay wax ka dhisanayaan sida kenya ama carabaha, waayo soomaliya waa dhulkaagii hooyo wax walba oo kugu qabsada, marna ha ku marmarsiyoon dhulkii soomaliya nabad maaha, meel kasta waad ku noolaan kartaa, waa dadkaagii, afkaagii ciidaadii & dhiigaagii, marka fadlan qaado taladayda, kana soo guur dibada aad wareegayso, & wararka aan wanaagsanayn ee khaldan aad dadku ugu sheekaynysid oo ah wadn shisheeye guri ka iibso, waxaa inoo balan ah inaynu maal gashano dhulkeena soomaliya insha allah.

    dahir UK

  40. hasan says:

    saan uma qabin bosaaso ilaa bosaaso waa magaalo weyn bay ahayd way ii dhuumatay maasha allah way quruxbadan tahay dabaqyadu saan miyey ugu badan yihiin
    ilaahay muqdish iyo somalia oo dhan dhibta haka saaro karow hadii ay dowlad jirilahayd wadanku sidee ahaan lahaa

  41. mahamed says:

    radiomuqdisho iyo wariyayaasha iyo taftiraha soomaalinimada ku dheertahay waad mahadsantihiin qalbigeenana qaali baad lu tihiin dadka bara wadan jaceeyl iyo isku duubni midnimo walaalnimo gobalada soomaaliyeed tuulooyinka wabiyada geela ugaarta xayawaanadka wax walba noo soo sawira kaamirada hanagala baqayliina xitaa dooliga soomaaliya ku nool noo soo sawira caalamka waxuu na baray wax walba inay qiimo leeyahiin xitaa noocyada masaska soomaaliya kuli kuli walaahi wax walba wax walboo wadanka ku nool waa astaanta iyo qiimaha wadankeena war xitaa caalamka waxay na tuseeb eyga inuu wadamo kala leeyahay oo lagu leeyaha germany dog markaa waxii wadankeena ku nool waa inay kamarada wax ka haleen laguna qoro inuu yahay xaywaanka soomaaliya raali iga ahaada laakiin maxay wadan jaceel na bareen

  42. Sahra says:

    Mashallaha bari iyo nugaal iyo bosaaso waa nabad, what a lovely sight Bosaaso,Somalia hanoolato cadageeduna ha dhaco amiin

  43. david anney says:

    ………….woooow …………
    ………bosaso waa magaladaan asal ahan ka soo jeedo….waxan ka soo maqnahay 1 sano…..wiliba marka gudaha loo galo ayeey ka sii qurxoonthay……..bosaso waay dhismatay garowana sidoo kale 20 sano ka hor guryajan meesha ma oo leen dadkuna xamar ayeey ku noolayan sida maanta aay bosaaso ugu noolyihiin…….. i love muqdisho wxn u rajaynaya inaay maalin noo soo laaban doonto waan ku sugayna waxaanan kugu sugayna boosaaso noo soo dhakhso xamareey…………….somalia

  44. bosaso boy says:

    maasha alaah radioa muqdisho waad ku mahadsantahiin Bosaso waxaan imaaday 1994 anigoo xamar kasoo qaxay markii dagaaladii ka dhaceen waxay ahayd magaalo yar balse 1999 ayaan kasoo tegay bosaso waxaana ku laabtay 2009 markaan tegay waan yaabay runtii magalada boosaso waxay qaab ahaan u egtahay magaalooyinka carbta sida kuwa falstiina ama marooca .

    anigu aduunka xamar ayaan ugu jeclahay waayo waan ku dhashay oo xudunteyda ayaa ku aasan bosaso aabay ayaa kasoo jeeda familkeyga ayaa hada degan waan jeclahay somalia oo dhan.

    Muqdisho baydhabo jawhar kismaayo bosaso hargysa burco baladwyene somalia dhamaan ha noolato hana istaagto maasha alah

  45. Nadiya says:

    Waa Magaalo aad u qurux badan Bosaso<3 Bandarqasim..Allow dhowr somalia Alla dhowr Puntland..

  46. adem says:

    asw.
    man,shaalaah waad mahadsantihiin radiomohadisho sawirada ama bilicda magalada boosaso ka soqaadeen weli waa sawiro hore waxaa larabay sawirka new airpoot,madaxtooyada,internionalvillag-ka,xeebta iyo dhismayaasha cusub maxuma sawiradaan laakiin waa qadiin.
    somali ha isracdo ku fikir dhilkaaga hooyo….

  47. abdirahman yare says:

    qurux badanaa masha allaaaaaaaah dadkeena iyo dalkeena allaaha dhowro

  48. faisal says:

    maanshaa’allah marka kowaad allah baa mahad leh ii suurto gashey in aan dawado sawiradaan cajiibka badan runtiwaxaa layaab leh wadan 21 taqriiban dawlad la’aan ahaa oo saan ah quruxdaas leh waxbaarsho leh nidamsan anigu boso n badan waan tagey sax waa magaalo bilc wanaagsan waxaana kasii xiisayn lahaa in aan ayda daawado in aan dawado EYL maanshaal’alah eyl garacad burtine garowe galkaio bossoo kismaayo baydhabo iyo waliba muqdisho yaa kawanaag badan

  49. MASHA ALLAH WAA ILAAH MAHADIIS WADANKEEYGII OO USOO NAQANEEYSA BILICDII IYO SHARAFTII UU KU LAHAA DUNIDA DACALADEEDA ALLOOW INOO DHOOWR DAL AAN DALKAADA AHEEYN WAA DAREEN KU JOOG NINWALBOOWNA WADANKAAGA WAX KUU DHAMA MALAHA SIDII AAN WADANKEENA U HAGAAJIN LAHEEYN AAN KA SHAQEEYNO SOOMALIYEEY WADA JIR AYEEY LABA GACMOOD WAX KU QABAN KARAAN WADANA UU KU DHISMAA

  50. Saalixi says:

    Jaallayaal

    Hambalyo, RM waxaad marsiiseen jidkiisii xalaasha waddaninnimada ahaa. Wax kale oo aan idin oran karaa ma jirto aan ahayn KHAYR ALLAHA IDIN SIIYO.

  51. nasteexo says:

    hey asxabta no more qabiil somali is somali meeshi la dhiso woo somalia ka mit ah waa in at ku faraxdaan marka naga daaya waxa at kala so ceysaan hargeyso lafritkeeda somalia ayee ka mit tahay i love somali peapole wlhi i love u all

  52. Mr Hogato says:

    masha allah ad bay indhaha uso jidaneysa way mahadsan yahin shaqalaha webka fadlan
    radiomuqdisho waxan ka codsaneyna inay sawiro kaso qado Xaruunta tababarka Ciidamada Poliska somaliyed ee Degmada Carmo wad mahadsan tahin thnks

  53. xerow says:

    wwwwwwwwwwwwwwwwww waan ku farax sanahay boosaaso in ay saan udhisanto waa nabada waxaa saas udhisay anagana hadii aan nahay koofurta illaah nabada ha noo soo celiyo amiin amiin????

  54. xalimo indho says:

    waaw p[untland waa iftiinka somaliya reer puntland waa muwadin dalkoodii dhistay boosaso waa magalo aad uwayn 100/100 rer puntland baa dhistay boosaso waa magalda aad ubaaxadwayn puntland waa xaruntooda ganacsiga puntland 22kii sano baydhulkooda dhisteen dawldi madhisin lacagtooda bay ku dhisteen puntland reer africada bari baa ku faana,,




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

shabaab

Maleeshiyaadka Shabaab oo xalay gubay tuulooyin ka tirsan degmada Buulo-barde

Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ayaa xalay gubay laba ...
Maxamed-Yuusuf-Cismaan

Wasaaradda amniga oo dar dargelineysa howlgallada lagu xaqiijinayo amniga

Wasaarada Amniga Qaranka ee xukuumadda feeraalka Soomaaliya ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-TABIYE-XAAJI-23-11-2014.mp3"][/audio]
Cabdiweli sheekh axmed

R/wasaare C/weli oo cambaareeyay xasuuqii ka dhacay degmada Mandheera

R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed ...
hasan-sheekh1

Madaxweynaha J. F. S. oo si kulul u cambaareeyay xasuuqii ay kooxda Shabaab ka geysatay degmada Mandheera

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-22.11.2014.mp3"][/audio]
DSC_2846

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay Munaasabad Lagu Furayey Dhismaha Cusub Ee Baarlamaanka Jabuuti “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay ...
210

Kooxda Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda xasuuq ka dhacay duleedka Mandheera

Maleeshiyaadka Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda xasuuq lagu laayay ...
10679_807721645952600_1793617226884276116_n

Muugaab “Nadaafadda iyo naleynta caasimadda waa mudnaanta Kooobaad”+Sawirro

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhawaan  dar dar galin ...
DSC_0149

Maalinta Macalinka Soomaaliya oo Kuwait laga xusay ”SAWIRO”

Xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed iyo 40 guuradeeda munaasabad ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-22.11.2014.mp3"][/audio]
Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Lars 147

Agab waxbarasho oo la gaarsiiyay Dugsiyo ku yaalla Gobolka Gedo “SAWIRRO”

Dr. Axmed Faarax Ducaale oo kamid ah aqoonyahanada ...
Howlgal-boolis-490x326

Maandooriye iyo rag ka ganacsanayay oo la soo qabtay. (DAAWO MUUQAAL)

Ciidamada Booliska degmada Dharkeenleey ayaa howlgallo ay ka ...
xuska macalinka

Xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho. (DAAWO MUUQAAL)

[caption id="attachment_217763" align="aligncenter" width="580"] xuska macalinka[/caption] Munaasabadan lagu xusayay ...
DSC00288

Howlgallo lagula dagaalamayo jidgooyooyinka oo laga sameeyay G/SH/Hoose “SAWIRRO+MUUQAAL”

Howgalladaan lagula dagaalamayo jidgooyooyinka sharci darrada ah ayaa ...
DSCF6075

Tartan isboorti oo ka furmay Degmada Shangaani “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Degmada Shangaani ee maamulka Gobolka Benaadir ayaa ...
Xasan-Sheekh-Maxamuud

Madaxweynaha “Horumarku wuu sii soconayaa, iyadoo mudnaantu tahay Hiigsiga 2016, tanoo ah danta Soomaaliya”

Mogadishu, November 22: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ...
mustaf

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay. (DAAWO MUUQAAL)

Mogadishu, 22 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
maxkamad2

Shirka Wasiirrada Garsoorka Carabta oo looga hadlay Garsoorka Soomaaliya

Shir sanadeedkii wasiirrada Caddaalada dalalka Carabta ay ku ...
South-Africa

Koonfur Afrika: Weerarrada burcaddu u geysanayaan Soomaalida oo badanaya

Weerarrada lagu beegsanayo ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koofur ...
Beledweyn

Beledweyne: Barakacayaasha oo ay Roobabku saameeyeen

Roobabkii labadii maalin ee la soo dhaafay ka ...
MUUNGAAB

MUUNGAAB: “Ciddii Xamar guri ama hanti looga heysto maamulka halla soo xiriirto”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed ...
DSC_2695

Guddoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay dhiggiisa Jabuuti

Guddoomiyaha Baarlamaanka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ...
DSC_2674

Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Jabuuti “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-HABEEN-21.11.2014.mp3"][/audio]
DSC01394

Kulan Looga hadlayay horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga oo Galkacyo lagu qabtay “Sawiro”

Kulankani lagu qabtay Hotelka Empasy ee magaalada Gaalkacyo ...
ilkacase

Majaajiliste Cabdi Maxamuud Ilkacase oo Muqdisho ku geeriyooday

Allaha u naxriistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-21.11.2014.mp3"][/audio]
Beledweyn

Garoonka diyaaradaha ee Beledweyn oo  howlihiisa istaageen

Kadib markii saacadihii la soo dhaafay si daba ...
DSC09077

Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ...
DSC00497

Maamulka Cadaado oo qalab Sports ugu deeqay kooxaha ka dhisan Cadaado”Sawiro”

Agabkan Sports oo ah kan ay ciyaartoydu ku ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay shirkii Copenhagen

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...

Tubta Toosan

Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Knowledge

SHEEKH MUUSE CAGAWEYNE: Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan-DHAGEYSO

Aqoon la’aani waa iftiin la’aan ayay tiraahdaa Soomaalida. ...
Walaalnimo

Xaqa uu muslimku ku leeyahay Muslimka kale       

  Dadka muslimiinta ahi waa walaalo, waxaana ka dhexeeyo ...