DAAWO SAWIRRADA:- Bilicda magaalada Kismaayo
Published on December 30, 2012 by Canab · 21 Comments · 20,867 views
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineynaa sawirrada bilicda magaalo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.









































Photo By Feysal Muuse Maxamed
Aabaha dhalay Xaashi Cumar Xasan oo muddo 15 ...
Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Shirkii wadatashiga ahaa ee looga hadlayay aayaha gobolada ...
WARKA SUBAX 20.6.2013
Iska horimaad xooggan o u dhaxeeyay maleeshiyaad ka ...
Waxaa ka soo reyneysa xaalada Caafimaad ee dadkii ...
Dowladda Mareykanka ayaa si Kulul u cambaareysay weerarkii ...
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Magaalda aad ayay u bur-bur-bursantahay waan ka naxay runtii.laakiin way iska dhismi doontaa hadaan dowladnimada adkayno insha Allah.somalida Kenya ku dhibaataysan war dalkiinna u soo guura.
woow
Manshallah kismayo wan ku xiise allaha nabada noo siyaadsho amin
Maasha allah Maasha allah,
aad baan uga mahad celinayaa RM, sawiradaan qurxoon waxay isoo xusuusiyeen Kismaayo, Allaw daa Kismaayo, waa beledkaygii, Mahadsanid RM, halkaa kasii wada hawsha fiican ee aa wadaan…. Guul
mashalaha quruxda illaahow nabad ii dhiig
maasha allah waa magaladeedii aan ku dhashay mudo aan moogahay waad ku mahadsantahiin hoosha wanagsan bahda radio muqdisho halkaa ka wada wanaaga iyo hormarka dalaka aad noo soo gudbineysaan
waaa arin aad loogu farxo qurxoonaa meesha
asc www awalan waxaan umahad celinayaa allaaah mida labaad waxaan mahad gar ah sii nayaa wiriyasha qaranka oo dhan waxaan idin leeyahay hol wanaagsan ayaad heydan ee sidiina usii wada allaaaaaahna garab haidinku siiyo …… marka kismaaya waa mel aad ubilic wanaagsan marka aan arkay aad ayaan ugu farxay waxaana leeyahay umada somaliyed waad hurudaan ee hurdada kakaca oo u soo toosa dalkiina iyo dadkiina intaa ayaan idin leeyahay asc www
Thanks bahda radio muqdisho lkn meday darihi dha dhrra ee an kusoo arky 2010 masha allah magalada an ku dhashay lkn muqdisho kuso bar bary
maashaa, laah wadankeena a iyo aad ayuu u qurux badan yahay
maasha allah
scww bahda reer raadio muqdishu waa laydin
salaama, maasha Alaaha waa magaalo qurux badam, daruufo waa is ka jiraan
laakin sidii xamar u burburay oo dirbiyada risaasta baasto miir uga dhigtay waa ka bad qabaan reer kismaayo
guul iyo wanaag badan ayaan u rajeynayaa
kismaayo kaskaaga,kistaada iyo karbuunadaada. shaxaad manaqaan anaga qofkii nala shaqeysanaya welcome inta kale tuulooyinkooda haku noqdaan. magaaladaan waxay ku filantaha soomaalida oo dhan sida khabiiriin badan ee economistayaal ah sheegeen laakiin dowladii militariga aheed meysan rabin muqdisho in lala tartamo hada laakiin somali waa ilbaxda
YAAAA SALAAM KISMAAYO CADEEY MIYAAA .MAA,SHAA,ALLAAH KISMAAYO WAXAA IIGU DAMBEEYSEY 1991 WAXAAN KA GARTAY OO KELYA AARGADA IYO MASAAJIDKII XAAJI JAAMAC MUUSE IYO QEYB KA MID AH DEKEDA INTA KALE MA,AN GARAN MAGAALDII WAY NAGA FOOLXUMEEYEEN KISMAAYO WAXAY MID AHAYD MAGAAALOOYINKA SOOMAALIYA UGU QURUXSAN HADANA WAA TAAS AD ARKEYSAAAN ILAAHAYOOW NABADII IYO KALA DAMBEYNTII IYO DOWLADNIMADII NOO SOOO CELI OO DADKEYGA TUSI QIIMAHA DOWLADNIMADA AAMIIN
kismaayo waa sideedii waligeed dagaal gudaha oo xoog badan kama dhicin waa lakala qabsan jiray ee dagaal ka fool kafool ah kama dhicin oo wax badan socday marka magalada lama soo sawirin
Kismaayo, kasgaaga, kistaada,iyo karbuunadaada “kismaayo cadey” Allow daa – Amiin. Nacam, waa burburtay magaalada, se way ka soo kabsanaysaa – InshaaAllah.
Marka waa in dowlada iyo maamulka magaalada Kismaayo ay la bilaabaan Naadiyada ka dhisnaa Kismaayo sida: Badda-Kismaayo, Dekadda-Kismaayo, Fiat-Kismaayo iyo Naadinga Meat Factory ee loo yaqaanay (warshada hilibka) iyo kiiwii ugu horeeye ee aabayaasheen waqtigiisi jiri jiray sida: Naadiga caanka ahaa ee la oran jiray (Naadiga Kujuu).
Sidoo kale, dowladda iyo maamulka Kismaayo waa in ay Soo celisaa Kismaayo iyo Maroodiga banooniga watay, isla markaana dhalinta la habaabiyey looga sheego Kismaayo iyo waxi ay caanka ku aheed inta aysan dhalan, wadaadada waalana ay Kismaayo qabsan – taas oo ah kubada cagta oo ay kismaayo qaaday koobabkii la dhigay nuskood.
Viva Kismaayo cadey: Calanley, Shaqaalaha, Farjano, gaar ahaan Viva Xaafada Faanoole – Zoona(zoonyaasha): Centerka, Suuq Mugdi iyo Somali Airlines area.
Sidoo kale mahadsanidiin bahda Radio Mogadisho wararka waxgalka ee aad nala qaybsataan ee ka imanayaa wadanka oo dhan oo aan wax laga tegin.
kismaayo cadeey waan u xisay waxaa iigu dambeeyse 1991 waxaan ka gartay oo keliya aargatey dakeeda iyo xeebta liido iyo airporka.
lakain wa iska dhism doonta
maasha alla aad iyo aad ayan ugu faraxsanahaya magalada kismaanyo
oo magaalooyinka somalai taan ugu jecalahay isha allah waan tagayaa magalada kismaanyo
Waa farxad aad uu weeyn quruuxda eey leda hay magalada kismaayo City.ilahay dhulkanaga hano qurxiyo iyo nabadgalyo umada hanasiiyo amiin.
maaa sha allaah kismaayow cadimahan waan u socdaa kismaayow dalxiis camal
Masha Allah. Anigu akhristayaasha Ayaan rayigooda ka helay waana Soomaali xalaal ah thanks to you brothers and sisters for being real patriots of our beloved land of Somalia. I also thank Radio Muqdisho and its employees for the great work they have Done for their communities. This type of work work is going to revive the love and patriotism that vanished from the minds and hearts of many of our people. May Allah bring us together as one people and may Allah cure the plague (tribalism) that has ruined our great people and country for the better part of last few decades.