Tuesday, October 21st, 2014

DAAWO SAWIRRADA:-Bilicda Iyo Hormarka Dhanka Dhismaha Ah Ee Ay Sameeysay Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal

Published on May 8, 2013 by   ·   14 Comments  ·   28,272 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirro muujinaya bilicda iyo hormarka dhanka dhismaha ah ee ka jira magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayadoo sawirradanna ay qeyb ka yihiin Muuqaallo uu Radio Muqdisho u baahiyey bulshada Soomaaliyeed kuwaasi oo ka hadlayey hormarrada iyo nolosha dhabta ah ee ka jirta magaalooyinka Dalkeenna.

Bor Awdal Somaliya 2

 

Bor Awdal Somaliya

 

Borama awdal so

 

Borama awdal

 

Borama Somaliya 1

 

Borama Somaliya 2

 

Borama Somaliya 3

 

Borama Somaliya 4

 

Borama Somaliya 5

 

Borama Somaliya 6

 

Borama Somaliya 8

 

Borama Somaliya 10

 

Borama Somaliya 11

 

Borama Somaliya

 

Borama X-Shacabka

 

Borama

 

Dh Al-Hayat  Borama 3

 

Dh Al-Hayat Borama 1

 

Dh Al-Hayat Borama 2

 

Dh Al-Hayat Borama 4

 

Dh Al-Hayat Borama 6

 

Dh Al-Hayat Borama 7

 

Dh Al-Hayat Borama 8

 

Dugsiga Sare ee sh Cali Jawhar

 

J Camuud

 

Jaamacada Camuud 01

 

Jaamacada Camuud 1

 

Jaamacada Camuud

 

Jidka Borama & Dilla

 

Jidka J-Camuud 1

 

Jidka J-Camuud 2

Masjid Jaamaca Borama

Rays Hotel Boram

 

Rays Hotel Borama 1

 

Rays Hotel Borama 3

 

Rays Hotel Borama 4

 

Rays Hotel Borama 5

 

Rays Hotel Borama 6

Rays Hotel Borama

Rays Hotel Borama7

 

Seeraha - Rays Hotel

 

Seeraha Borama 1

 

Seeraha Borama 2

 

Seeraha Borama 4

 

Seeraha Borama 5

 

Seeraha Borama 6

 

Seeraha Borama 9

 

Seeraha Borama 10

 

Seeraha Borama 12

 

Seeraha Borama 13

 

Seeraha Borama 14

 

Seeraha Borama 15

 

Seeraha Borama 17

 

Seeraha Borama 18

 

Seeraha Borama 19

 

Seeraha Borama 25

 

Seeraha Borama 26

 

FG:-Sawirradan waxey qeyb ka yihiin sawirro aad horey u daawateen oo uu Radio Muqdisho ugu talagalay inuu shacbiga Soomaaliyeed ugusoo gudbiyo xaalada ay ku suganyihiin magaalooyinka ugu waaweyn ee Dalkeenna ayadoo sawirro badan oo ka turjumaya nolosha iyo bilicda magaalooyinka Soomaaliya aad horey u daawateen,sawirro kalena naga fillo Insha Allah.

Readers Comments (14)

  1. jamal said says:

    masha alaah

  2. mohamud says:

    mansha allah runtii waa magaalo aad u qurux badan

  3. dadir says:

    Allow nabada iyo xasiloonida u siyaadi, umada somaliyana qalbikooda is ku keen yarabi….. amin…

  4. Hassan Elmi says:

    MASHA ALLA WAAN JECELAHY MAGALAADA BOORAMA

  5. idil says:

    masha allaa illaahay nicmadihiisu badana

  6. manshallah Allow nabad kadig dalka oo dan, Allow adiga mahad leh, walal nabada illaliya reer booramow

  7. dalnuurshe says:

    S\C MASHA ALLAH WAA WAX LAGU FARXO WALAALEHEEN REER BORAMA HORMARKA AY KU TALAABSADEEN RUNTII ILAAHAY U SIYAADIYO DADKA QAARSE WAA XAADSIDIIN MAHA KU FARXAAN HORMARKA AY GAAREEN WALAALAHOODA WABILAAHI TOWFIIQ LIIBAAN XAAJI UK BIRMINGHAM

  8. Ahmed Dahir Ali says:

    Maasha Allah, barwaaqadan uu Alle nasiiyay waxan sida ugu fiican kaga faa’iidaysan karnaa; Alle kacabsi, midow, isjacayl, is ixtiraam, wadan jacayl…… Aaaaaaaah, Alla dalkeennu quruxbadanaaaa!!!!!!!!!1

  9. Asiya says:

    Borama ilaah ha dhaafo waa mesha an ugu jecelahy dalkeena walina matagin insh Allah wan tagi donaa ilaahow il cadaw ka qabo

  10. Khadra says:

    waaaaaaaw Manshaa Allah walahi add iyo add baan ula dhacay marka arkay sawirada ee walalaheen nooso galiyen inaan la sucuno xaladaha ee kusugan yihin wadamada allah illahow inu ku wad saan iyo sii kawanagsan ba waxan illahay ka baryaa inuu isku keeno somali_weyn oo dhaan Amiin Amiin:)♥♥♥♥♥♥♥♥ Nolada dadkekow♥♥

  11. asmadeeq says:

    jamhuuriyada soomalilian allo dhowr
    soomalilain hanoolaato
    soomalilain hanoolaatoo
    waligeed way jiridoonto,

  12. salman says:

    masha allah ilahayow inoo siyadi huru marka dalkena somliweyna isku keen adaa awoodeeeeeee

  13. Eng Said says:

    Alxamdulillah rabil calamin

    Awdal waa meel aan aad u jecelahay
    allow dhowr dhamaan dhulka somaaliyedba allow dhowr dadkana is jeclaysi si eey u fahmaan walaalnimada iyo horuumarka
    wasalamucalaykum




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Dadaab-camp

Soomaali Qaxooti  ah oo dalkooda ku soo laabanaya

Qaar ka mid ah dadka qaxootiga Soomaaliyeed ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEENIMO-21.10.2014.mp3"][/audio]
astaanta.qaranka-300x2282

Guddiga Amniga xukuumadda Soomaaliya oo go’aano ka soo saaray arrinta ka taagan gobolka Hiiraan

Kulan ay maanta isugu yimaadeen guddiga Amniga ee ...
DSCN1179

Qaar ka mid ah ehelada qoysas ay dhibaatooyin u geysteen Shabaab oo lacago la siiyay “SAWIRRO”

Ururka Haweenka Gobolka Benaadir ayaa maanta deeq lacageed ...
DSC07320

Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha oo furay siminaar ku saabsan soo xulidda guddi maamula kheyraadka “SAWIRRO”

Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha Dalka ayaa maanta furay kulan ...
wasiirka warfaafinta

Wasiirka Warfaafinta: “Kalsooni dhisidda shacabka waxa uu muhiim u yahay in horumar dhanka nabadda iyo xasiloonida laga gaaro Soomaaliya” (DAAWO VIDEO)

Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya mudane Musftaf Sheekh ...
astaanta.qaranka-300x228

Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha oo ka shiray xoojinta wadashaqeynta

Kulun looga hadlayay waxqabadka Wasaaradaha iyo xoojinta xariirka ...
amniga

Hay’adaha amniga oo la wareegay garaash ku yaalla degmada Warta Nabadda. (DAAWO VIDEO)

Ciidamada hay’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa maanta ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-21.10.2014.mp3"][/audio]
DSC00102

Maamulka Godinlabe oo dib u habayn ku samaynaya canshuuraadka  “SAWIRRO”

Kulankan maanta lagu qabtay magaalada Godinlabe ee mamulka ...
EU

Midowga Yurub oo taageeray horumarka ay ku talaabsatay dowladda

Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyay horumarka ka jirta ...
Wasiirka warfaafinta

Wasiirka Warfaafinta oo booqday weriyeyaal siyaabo kala duwan ugu dhaawacmay Muqdisho. (DAAWO VIDEO)

Booqashadan uu Wasiirka Warfafainta iyo Hanuuinta Dadweynaha ee ...
macalin

Ururka Suxufiyiinta Carabta oo abaal marin guddoonsiiyay Qoraa Soomaaliyeed

Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar ayaa waxaa ...
astaanta-warka

Dhageyso warka subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-21-10-2014.mp3"][/audio]
Jowhar

Jowhar: Wasaaradda arrimaha gudaha oo deeq gaarsiisay barakacayaal

Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa deeq raashin ah ...
beeraha

Dood cilmiyeed ku saabsan wax soo saarka beeraha oo Muqdisho lagu qabtay

Dood-cilmiyeed looga hadlayay sida loo kordhin karo wax ...
Nicholas-Kay

Danjire Kay oo baaq u diray bulshada gobolka Hiiraan

Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada ...
Baydhabo

Beydhabo: Dastuurka maamulka koofur galbeed oo la diyaariyey

Guddiga  farsamo ee maamul u sameynta gobollada koonfur ...
o11

Shir looga hadlayay Shidaalka Soomaaliya oo lagu qabtay London

Shir looga hadlayay shidaalka Soomaaliya oo ay ka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astanta-warka-150x150

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEEN-20.10.2014-ok.mp3"][/audio]
Golbal_Summit_Afrika_16

Shir looga hadlaayo maalgashiga Africa oo maanta ka furmay dalka Ingiriiska,”sawiro”

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabduweli Maxamed Cali Gaas ...
DSC06954

Labo kunteenar oo khamri ah oo lagu bur buriyay Muqdisho.“SAWIRRO + VIDEO”

Labo kunteenar oo ay ku jiraan waxyaabaha maanka ...
astaanta_qaranka13

Guddiga Amniga ee xumuuadda Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo dagaal Beeleedka deeganka Deefow ee gobolka Hiiraan

kulanka ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho guddiga ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-20.10.2014-ok.mp3"][/audio]
astaanta_qaranka13

Guddigii dhowaan Xukuumadda Soomaaliya u xilsaartay baaritaanka xadgudubyadii lag eedeeyay AMISOM oo maanta warbixin soo saaray. (DAAWO VIDEO)

Taariikhda marka ay ahayd  18/10/2014 waxaa uu ku ...
shil-gaari

Shil-gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo maanta ka dhacay deegaanka KM13 . (DAAWO VIDEO)

3 ruux ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ...
baarlamaanka

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta warbixin ka dhegeystay gudiga daraasaadka iyo soo dioyaarinta shuruucda axsaabta siyaasadda ee dalka. (DAAWO VIDEO)

Bilowga Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo ay soo ...
ddd

Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare oo sheegtay in si cadaalad ah u qeybin doonto deeqaha waxbarasho oo Soomaaliya la siiyo

Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ...
mi-2

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka qaybgalaya shir kasocda magaalada Busan

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Aadan Ibraahim ...
kurtunwaarey

Xaalad nolol xumo oo soo wajahday dadka ku nool Kurtunwaarreey

Degmada Kurtunwaarreey ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa laga ...
baarlamaanka

Baarlamanka oo maanta fadhi yeelanaya

Mudanayaasha Barlamanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ...
diyaaradaha-Kenya

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeeyn ka geystay Kudha

Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ayaa duqeeyay saldhig ...

Tubta Toosan

Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...
Jihaad

Jihaadku ma dagaal oo kaliyaa? Dhageyso

Qur’aanka iyo Sunnaha waxaa ku soo arooray JIhaad, ...
Godane & Barawe

Alshabaab Godane iyo Baraawe ka dib?? – FALANQEYN DHAGEYSO

  Maleeshiyada Alshabaab waxaa dhowrkii toddobaad ee la soo ...