Thursday, June 20th, 2013

DAAWO SAWIRRADA: Bilicda Dhulka Miyiga Ah Ee Gobolka Sool

Published on November 10, 2012 by   ·   42 Comments  ·   16,297 views

Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineyna sawirrada qaar ka mid ah dhulka miyiga ah ee gobolka Sool.

 

Photo By Sharmaarke Xassan Cali

Readers Comments (42)

  1. roble wadani says:

    mahadsanid raadiyo muqdisho, maanta kahor waxaa ka aaminsana gobolada waqooyi ee soomaaliya in ay yihiin dhul lama degaan ah, laakin maanta waxaa ii cadaatay in oo yahay deegaan qurux badan oo doog ah allow cadowga ummada soomaaliyeed kala qeybinaayo hadii ay igaad tahay calooshood u shaqeystayaal lasoo dirsaday in oo ilaahey naga qabto,
    CODSI: WAXAA KACODSANAA MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD IN OO SAN OGOLAAN IN AY KENYA IYO ITOOBIYA ARIMAHA GUDAHA EE SOOMAALIYA AY SOO FARA GELIYAAN WAA DEGNIIN DALKA HALIS WEYN AYUU KUJIRAA HADA AYAA SOMALILAND IYO PUNTLAND QAATI LAGA JOOGAA

  2. Maasha allaah allooooow inaga dhig dhulkeena barwaaqada leh kuwii nabad ee kula raaxeesto

    • JAMES FIDOW says:

      dhulkaga wa barwaaqo ducadasi maha mid loo baahan yahay ee waxad ilaah ka baridaa in dadka uu siiyo caqligi ay ku garan lahayeen waxa wanagsan oo ay heestaan oo ayna midooban sida darteed casha fadlan ducada ku celi mar kale u never know allah might be accepted

  3. nishad says:

    masha allh waa mel aad u qurux badan

  4. caasha says:

    ilaah nmco waanasiiyay ee ilaahoow dadkeena qalbigooda burad iskumari aamiin rabi

  5. somali says:

    Masha Allah ,Qurux badana dhulkeena hooyo…Soomaaliya ha noolato.

  6. shuaib says:

    woow dhulkaan waba dhul doog badan, sidaan kama fileyn sool mashaAllah….

  7. mohamed says:

    masha allah

  8. X-Baar Ayaan says:

    Dadnimana somali baa leh. Dalkeeniina weeyaan. Ku dalxiis macaanaa. Duunyo dhaqasho wacanaa.

  9. ibrahim says:

    MA SHA ALAH( HADAA MIN MIN FADLE RABEY) BAL EEGA QURAHDA IYO NIMCADA ILAHEYGA WEYN NASIIYEY OO NA WADA DEEQDA ALA WAX BIHIYOO DADYOW IS AAMINO KA FAAIDEYSTA QEYRAADKA DULKA EE IS JIID JIIDKA WAXBA MA TAROOYO HALOO JEESTO TACAB & TACLIIN

  10. umu xafsa says:

    asc walalha RM maasha allah Sool waa dhul quruxbadan waa inaan daxiis utagnaa , waad kumahadsantihin sidaad wadanka meel walba nooga sootuseysaan mardhow waxaan idinka sugeynaa sawirada Jowhar iyo Mahadaay insha allah nabadey

  11. masha allah waxaan umahad celinyaa raadiyaha qaranka somaliyeed waxaan leeyahay guulbaagaadheen halkaa kasiiwada maadaama aanahay reer sool waxaana iigudanbaysay waxbadan kahor hadaan maanta daawaday may gobol sool aaadbaan useexanayaa ilove somaliya all

  12. wadani says:

    masha allah alla dhulkeenna qurux badanaa

  13. Amaal Khaatumo says:

    Sharaf waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo,,,, maanshallah many thanks to ridio muqdisho.

  14. ali says:

    mansha allah dhulkeenu quraxbadanaaaa

  15. jubbagirl says:

    masha ALLAH QURUX BADANAA ILAAHEY NASIIBKEY HAKADHIGO INAA ARKO SOMALIYEEY DHULKAN ANGO QABNO MAN GAAJO IYO OON UDHIMANEYNAA

  16. Sool Boy says:

    Maashla’alaah waa quruxdii Gobalka Sool oo ka mid ah Gobalada Soomaaliya Gobalkaas oo ku caana Duuxooyin aad u waaweyn oo Ay ka mid tahay Duuxada weyn ee Nugaal Valley. Runtii Gobalka Sool waa Gobal ay ku jiro Khayraadka ugabadan ee Shiidaalka ee Soomaaliya meeshaas oo lagu Magacaabo Hol-Hol… Maashlaa’alaah Ilaahow nimcaadaada noo siyaadi wadanka soomaaliya oo dhana barwaaqo iyo nabad nooga yeel adaa kawkan ilaahow leh oo xukumee Wadankeenana Khayraadka kujira iyo barwaaqadiisa Natus oo noo soo saar…. AAmiin AAmiin VIVA SOOL SOMALIA…..

  17. iidle Muktar says:

    Dhulkena wuu qurxonyahay wallah lkn xay tari he somaalida xasidiinaa ka buuxa xabadaa lagu laqsiinaya,,– macaadallaah

  18. Maxamed Soomaali says:

    FORZA SOMALIA

  19. abdi says:

    hadii aan dadka iska leh goboladanwaqooyi aanay ahayn dad iaahay waafajiyay wanaaga miyaa dhulkaasi wanaagaa lahaan lahaa
    sida konfurtii barwaqada ahaan jirtay ayuu lamadegan ahaan lhaa ulaahaw noo siyaadi iyagana nabad kusoo dabaal

  20. ibnu darwiish says:

    ALLE ayaammahadleh
    second RMUQDISHO
    AAD BAAN UGU FARXAY SOO BADHIGID QURUXDA DALKA HOOYO

    WAXANA RAJEYNAYAA SOMALIDU IN AY ILSHATO DALKAAS SIDAA U QURUXDA BADAN HADII KALE CADOW AYAAD MARTI UGA NOQONDOONTAA
    VIVA IN SOMALIA

  21. SACAD NAAJ says:

    allA ad yan ugu boholyobay sool iyo laascaanod iyo xarumihii DARAAWIISHTA REER KHATUMANA WAXAAN LEYAHY DADAALA SOMALI OO DHAN AYAA IDIN GARABTAAGAN

  22. BASRA says:

    farxad iyo qurux sool region waan jeclahy runtii waa meel somalia ku weyn

  23. taash says:

    Maasha allah Ilaahay haydin dhawro shaqaalaha raadiyaha qaranka{radio muqdisho}. Waa wax aad loogu diirsado sawirada aad sool kasoo qaadeen maanta aad baad umahad santihin bro & sisters.
    Halgan ayaad ku jirtane hadaalinina.
    F.G. Madaxda dawlada waxaan ka filayaa inay tagaan taaka walba oo ka mida dhulka jamhuuriyada somalia . Radio muqdishana waxaan ka suganaa sawirada G.sanaag, G.sh/dhexe, iyo dhamaan dhulkii la xoreyay iyo kuwa la xorayn doono. Thank u so much.

  24. abshir says:

    Mmmmmmmmmmm masha Allah so beautyfull wlhi dhul waa qabnaaye ilaahey dadkeena ha garadsiiyo iney ka faidestaan dhalwalba sida dalxiiska iyo in la bacrimiyo inti la jari lahaa waayo qeebo badan oo somalia ka mid waa la jaraa dhirta meesha wadamo badan ay ku dhib qabaan sidi ay dhir u abuuri lahaayeen
    Radio muqdisho iyo guud ahaan warbaahinta qaranka waad mahadsantihiin we love u warbaahinta qaranka

  25. c/bashiir says:

    mashalaha g,sool aad buu quruxdabadaa

  26. somali jecel says:

    masha allah ruxtii dhulkaaga hooyo markaad daawatid farxad ayaad dareemin aad ayaad umahadsantihiin bahda radio muqdisho noo gasha sawirada noocaan oo kale ah aan ku ildoogsaneee

  27. farha says:

    dalkeeygoo dushaadu waa wabwaaqee dalkeeygoo meel aan ku doorsanaayo aduuna ma jirto in kastoo eey dantu nagu xambaartay in aan dawarsano dalal naga liito dhan kasta

  28. farha says:

    walaahi waan iska oo yay anigoo ah wiil dhalinyara ah mar kastane kala kulmo dalka oow joogo ama dadka lala joogo cunsiri nimo anaga oo mudo badan joognay na qadanay basaboorkooda ayaa hadane nala yiraadaa waxaad tahay fuckign foran walaahi im sorry ohhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  29. cabdi cumar fagase says:

    maasha alaah waa qurux badan walaahi dhulkeena

  30. wadani says:

    caadi ma ahan dalkeygu qurux badanaa waan u xiisay bal eeg siduu indhaha ugu roonyahay ma sha allah

  31. guer jones says:

    nice picture sweat somalia

  32. garta says:

    WAAXAA U HABLAY YAYNAYAA B/RADIO MUQDISH
    WELIGAY UMA MALAYN JIRIN IN INTAAS OO
    BIYO AH AY MARAAN, WAXAAN MOODI JIRAY
    SIDA DHULALKA CARABTA DHUL BACAAD IYO AH
    DHAGAX OO AH LAMA DEGAAN, MAN IHI QOF YAR WAXAAN AHA QOF WEYN, BAL KA WARA JAHLIGAAS????

  33. sh. jaabir says:

    qurux badanaa dalkeena somaliya cajiib sool waxaan u melayn jiray dhul qalalan lakin hadda waxaan arkaa in uu yahay dhul cagaaran xoolo badan oo runtii soojidasho leh oo qurux badan dadkeenna iyo dalkeenna allow dhowr

  34. Asalaamucaleeykum wanjeclaaday sawiradaan

  35. waan,uhilooway ,wadankeeyga hooyo

  36. SooL BoY says:

    Mashallah waad ku mahad santihiin shaqalaha Rdio Muqdisho,Waxaan xusuustey wagii an yr aan joogey Gobolka sooL xusuus dheer bay igu reebty runti. ilahay wxn ka rajaynaya in dhibka inaga dul qado umd somaliyeed bogoodu burcad isu mriyo dhul waan hay sanayaa inaga badan lakin midnimo baan u bahan nahaye …Viva SooL and Long Lofe SOmalia… Great Somalia ..Inshllah

  37. Mohamed Ahmed Abdi says:

    Waa dhulkeenii hoooyo. dhamaan geyiga Soomaaliyeed. mahadsanidiin.

  38. yousuf says:

    illaahoow dalkeena na jecleeysii oo wadaninimada waxey tahay ina fahansii ducadaas ayaa inaga dhiman somaaliyeey aamiinta igu kaalmeeya

  39. cabdala yaska yare says:

    maasha aalah dhulkeena hooyo balfiirsha bilicdiisa

  40. amina olol says:

    Mashaa allah tabaaraka raxmaan goormaa iigudanbaysay sool aragtideeda aad ayaad umahadsantihiin bahda raadiyaha muqdisho dadaalbaad muujiseene halkaas kawada qurubadanaa dalkeena hooyo imiizz lasanod




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Boqashada_baarlmaanka_belgium

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Iyo Wafdigiisa Oo Booqday Xarunta Baarlamaanka Dalka Belgium “SAWIRRO”

Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
IMG_9525

Riwaayad lagu wacyigalinayey dadka Muqdisho oo la soo bandhigay “DAAWO VIDEO+SAWIRRO”

Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
sawirka wasiirka

Maamulka Puntland oo Cambaareeyey Weerarkii Argagixisadu ay ka Geysteen Xarunta Hay’adda UNDP

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
DSC04640

Madaxweyne Xasan: Al Shabaab Waxey Dhib ku Hayaan Shacabka Mana Naga Leexin Karaan Howlaha Nabadeynta–WARSAXAAFADEED

Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
ban-ki-moon

Ban ki Moon oo Cambaareeyay Weerarkii argagaxiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho

Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 19.06.2013
IMG_7735

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo Maanta Galay Maalintiisii Labaad

Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
DSC06099

DAAWO SAWIRRADA:-Weerarkii Argigixisonimo Ee Ay Maanta Fashiliyeen Bartilmaameedkiisa Ciidammada Qalabka Sida

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_0633

Ra’iisul Wasaare Saacid “Qaraxyada Fulaynimada Ah Nagama Hor Istaagayaan Dib U Soo Celinta Nabadda.”“SAWIRRO”

Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
kay

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso oo Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho:-WARSAAFADEED

Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Annadif

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho.

Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
DSC05683

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Q.M Uga Tacsiyadeeyey Weerarkii Argigixiso Ee Maanta…. WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 19.06.2013
saacid

Ra,iisulwasaare Saacid oo Cambaareeyay Weerarkii Argagaxisada ahaa ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo Faahfaahin ka Bixiyay Weerarkii Maleeshiyaadka Shabaab ku Qadeen Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
DSC01626

Mashaariic Ururka Iskaashiga Islaamka uu ku Dhisayo Iskuulo oo Maanta Muqdisho Laga Bilaabay“SAWIRRO”

Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

War Deg Deg ah:-Ciidamada Qalabka Sida oo Soo Gabagabeeyay Howlgalkii Xarunta UNka.

Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya  ayaa goor dhow ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Ciidamada Qalabka sida oo Gudaha u Galay Xarunta UNDP

Ciidamada qalabka sida  ayaa gudaha u galay xarunta ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Qarax Goor Dhow ka Dhacay Xarunta ay UNDP ku Leedahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Galgaduud

Bulshada Ku Nool G/Galgaduud Oo Soo Dhaweeysay Shirka Looga Hadlayo Aayaha G/Dhexe

Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
IMG_7595

DAAWO SAWIRRADA:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Maalinitii Labaad Ka Socda Muqdisho

Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Galmudug-Logo

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Caruur Habeen Ka Hor Aabihii Dhalay Uu Dilay Hooyadood

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 19.6.2013
astaanta_qaranka13

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qaban-qaabineysa Shir-weyne Qaran Oo Looga Hadlayo Ammaanka Dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Dhalxa5

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka F.S. Oo Qaahira Uga Qeybgalaya Shirka Baarlamaannada Carabta

Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
shir qaran

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Galay Maalintiisii Labaad

Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
DSCN6079

Arday Soomaaliyeed Oo Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Dalka South Africa”Sawirro”

Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
US-Taliban

Maraykanka iyo Taliban oo Wada Hadalo Nabadeed oo Fool ka Fool ah ku yeelanaya Dalka Qadar

Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
RadioMogadishu_logo

WARGELIN:-Dhageysiga Tooska Ah Radio Muqdisho Ee Internetka Oo Dib Loosoo Celiyey

Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01330

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Looga Hadlayo Waxbarashada Dalkeena oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi Baarlamaanka Midowga Yurub 1

Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalay 20 Sano Kadib Shirka ACP-EU Oo Brussels Ka Furmay “SAWIRRO”

Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

*