Sunday, May 26th, 2013

DAAWO SAWIRRADA:-Bilicda Degmada Balcad Iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey

Published on June 30, 2012 by   ·   57 Comments  ·   39,437 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Muuqaallo muujinaya soo dhaweyn heer sare ah oo Shacabka ku dhaqan degmada Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe ay u sameeyeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta kormeer ku tegay degmadaasi iyo deegaannadii dhowaan Al-Qaeda Maleeshiyadooda laga xoreeyey ee isla gobolka Shabeelada Dhexe.

Muuqaallada ayaa waxaad sidoo kale ka dheehan kartaan bilicda Balcad iyo sida durbaba ay isku bedeshay nolosha dadka deegaannadaasi ku nool ayadoo Calankeenna quruxda badan oo Seddex Sano kadib dhulkaasi si xor ah meel walba uga muuqdo waxaase Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed kormeerkiisa ku wehliyey Kusimaha Ra’isulwasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif iyo Taliyeyaasha Ciidammada Xoogga Dalka iyo Booliiska Soomaaliyeed.

Photo By:-Abdifitah Dahir Jeite

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                               +442035190460

USA & CANADA                            +17124327760

Readers Comments (57)

  1. Waxaan salaamayaa dhamaan madaxda soomaaliyeed aad baan ugu faraxsanahay in aaytagaan madaxdeenii goob laga xoreeyay cadawga umada soomaliyeed guuleeta yaaloow gaashaanka mideeya oo kasaara cadawga wadan

  2. rayaan says:

    Wankufarax sanahy Somalia hanoolaato

  3. masha allah waxaan dareemayaa farxad aad u weyn, insha allah bishaan bisheeda waxaan jeclahay inaa tago magaaladaan inshallah

  4. ArimaHeena says:

    asc.. maasha’allaah hambalyo hambalyo waa farxad aad uweyn… guusha ay gaarteey dowlada somaliya… waxa kaloo u hambalyeenayaa dhamaan somaliweyn meel walboo ay jogaan caalamka SANADGUURADA 52aad ee xorriyada waddankeena 1da luulyo.. sanadkaan sanadka xiga iyo wixi kasii dambeeyaba nabad iyo barqawo insha’allah

  5. abdi fitaax says:

    wowowowoowo cadi mahan

  6. maxamuud axmed says:

    walaahay aad baan uga helay in nimankii karaahiyada ahaa dadka laga qabtay oo maanta balcad laga saaray kismaayo iyo marka baa u hadhay war isa soo dhiiba baan oranlahaa intaay goori goor tahay mudane sheekh shariif madaxweyneheena cafis waaydiista hadii kale si xun baad ku danbaaynaysaan hambalyo ciidamada dawlada ee balcad qabsaday maasha alaah waa guul kale laakiin guusha ugu wayn oo aan sugaayo waa kismaayo iyo marka inshaa alaah

  7. mimi says:

    maasha allaah illaahoow adigaa mahadaas leh walaahi waa farxad socoto oo aan dhamaad laheen

  8. Manapolyo says:

    MAANSHA’ALLAH MAANSHA’ALLAH MAANSHA’ALLAH
    WAA GUUUUUL ILAAHOW NOO SIYAADI AAAMIIIN

  9. Nawaaal says:

    Masha allah qurux badana Allah ayaa mahad leh ,,waa Ishii bugtaay ku Bikaaaaaacso waleee Noolow mudane madaxweyne shariiiiiiiiiiif hanblyo ayaa idin dhahaa Happy Somali Indepedence Daya meel kadtaad joogtan insha alah Ku jooga farxad naxdinla’aan bash bash iyo baraare insha allh

  10. Mudane madax weyne guuul ayan ku rajen waan kufarxay markii aan maqlay madax weyneha ayaa tagay balcad guul uso hoyatay nolaaw mudane markale ku so noqo kursiga madaxtinimada sh.shariif guuuuuuuuuuul

  11. deeqoow says:

    waa guuuuuuuuuuuuuuuuul waxan ahay ninka leeh balac guuleso

  12. Yarka15 says:

    Mashaaa Allaaaaah Waaa guuuul Noolaaada ciidanka xooga dalka soomaaliyeeed iyo ciidanka amusom waadna mahad santihiin radimugdisho sida quruxda badan aad noogu soo gud biseen sawirada aadka uquruxda badan maasha allaahSomaliya guuuuuuuuuuuuuuuuuul

  13. ibrahim haaji omar says:

    asc wr wb maasha alaahu waa farxad sida sharafta leh eey reer balcad usoo dhaweeyeen madaxdooda qaranka waane ku mahad sanyihiin waxaane CXDS aan dhihi lahaya howsha aad umada u heysaan halkeeda kasii wada oo dhankaa iyo jowhar ilaa mahadaay ilaa aadan yabaal ilaa runirgood ilaa cadale ilaa ceeldheel ilaa masagawaay u dhaqaaqa oo ilaa aad ka xureysaan dhulka somaliyeed meel ka mid ah yaan lagu rakin shayaadfinta fowsha xun ee diinta ilahey ka been abuurtey balaayo haku dhacdee
    waxaan ilahey ka baryaa ururukaas la magac baxay shabaab ee al qaacida ah mel kastaa eey aduunka ka joogaan ilahey rucbi & argaagax haku rido allaahuma aamin
    radiomuqdisho aad baad u mahad santihiin sida eey sharafta ku dheehantahay oo aad inoogu soo gudbiseen sawirada qiimaha badan waadne ku mahad santihiin jzkl kheyran

  14. dalnuurshe says:

    asc masha alah hanbalyo han balyo waxan u han balyaynaya cidamada xoga dalka somaliyed viva cidamadena insha alah dalko dhan gacantuu idunkugu jira waxan jeclahay dalkayga hoyo iyo cidamadaydada somaliyed iyo madaxda dowlada somaliyed

  15. 1 da luuliyo says:

    Asc dhaaman melkaysto ay joogan somaliya waxan leyahay hambalyo hambalyo manta madaxwaynahayga sharaftaleh waxu boqasho kutagay magaladi laga horeyay khawarijta balcad hambalyo madaxwayne waxa isku so aaday malinti laga horeyay khawarijti wadanka qebo kamid ah&1 da luuliyo hambalyo

    • Cabdulkhaadir " Jaceeylka" says:

      maku soo beegmin !da Luuliyo ee waxeey ku soo beegantey 26kii Jun oo gumeeystihii Ingiriiska eey ka xuroobeen Waqooyiga Soomaaliya iyo maalintii ugu horeeysey ee Calankeenii Buluuga ahaay ee Soomaaliya laga dultaago waddankeena. Marka saaxiib iga raali noqo. Laakiin micno ma leh waa inoo farxad in waddanka oo dhan laga xureeyo Gumeeystaha Dadqalatada iyo dhiigyacabka ah ee Al-Sheeydhaan wal Mufsid taasi ayaa noo farxad ah iyo Ciiddi ugu muhiimsaneeyd ee wadankeena Soomaaliyeed (26kii Juun iyo !da luuliyo). Hambalyo ayaan idiin leeyahay dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meelkastooy joogaan. Mahaddana Illaabaa leh ka dibna Ciidankeena qaranka Soomaaliyeed ee Libaaxyada ah waa CXD-Soomaaliyeed iyo Ciidamada wallaalaheena ee Afrika ee AMISOM “The Lion of Afrika”

  16. maxamed says:

    waxaan idinka codsanaayaa in aad markale madaxweyne shariif loo doorto madaxweyne sababtoo ah wax weyn ayuu qabtay taariikhda baal dahab ayuu ka galay guul guul insha’allah

  17. Axmed sajad says:

    Kkkk frxd nbd nbd nbd

  18. farhia says:

    Asc hanbalyo madaxda iyo maamulka shabelada dhexe waxa ka cod sanaynaa dadka diif aya ka muuqata ee halala gaaro gargaar haydaha ku shaqada leh pls

  19. jamal007 says:

    dhamaan ummada somaliyeed sanad guuro wanaagsan 1da luulyo 52 guuradii xornimda marka xigta mahadsandiin bahdra radiyaha qarnaka ee radio muqdisho sawardan nosu gudbiseen madaxweyne sh shariif waan salaamyaa wa geesi wadan dhab ah runtii
    shacbka balcdana waku mahdsanyihin so dhweynta madaxda dalka so dhaweyeen runti waxay mujiyeen in yihin dad dowladnimo u ooman kuna farxsan dowlad u timid..

  20. Injineer Garsoore says:

    waa guuuuuuuuuuuuuuuuuuul aan la qiyaasi karin allw noo xaji noona siyaadi………….

  21. maxamuud qaasim says:

    waxaan salaamayaa soomaali oo dhan gaar ahaan rer balcad waa ku farax sanahey magaalada balcad xoreyn teeda waa guul u soo hoyatey reer balcad

  22. lii says:

    ASC DHAMAN WAXAN HALKANI KA SALAMAYA UMADA SOMALIYED DHAMAN TOODA MAASHA ALAH MADAXDA SOMALIYED HANOOLADAAN DHAMANTOODA MAASHA ALAH

  23. Abdikarim says:

    asc waxaan hanbalyo u dirayaa dhamaan umada somaliyeed meel walbo aay joogaan hanbalyo madaxweynaha iyo xukuumadiisa waxaan ugu hanbalyeenaa wax qabta wanaagsan ciidamada xooga dalka waxaan leyahay howshiina sii wada waxaan ku dhashay degmadaan balcad aad ayaan ugu farxay sawiradaan xasuus ayaay i galisay mamaulka gobalka shabeelaha dhaxe waxaan ku dar daarmi lahaa qeybaha bulshada isku daya in wada sahqeyn buuxda la gashaan si cadawga loo soo qab qabto insha alaah 1-07-213 waxaan rajeeynaa dowlad umada soomaliyeed kuwada farax san tahay in aan helno asc

  24. osman ali diirshe says:

    waxaan habbalyo u dirayaa dhamaan omada somaliyeed meelkastoo ay joogaan maadaaba ay maanta tahay maalinweyn 1 luulyo waxaan kaloo leeyahay guuleeyso mudane madaxweeyne shiikh shariif shiikh axmed iyo dhanmaan intii umada somaliyeed hormarkeeda wada somaliya hanoolaaato waxaan kaloo habalyo udirayaa dhamaan shaqaala raadiyo muqdisho sida wanaagansan aad ugu horsedeen tusmada wanaagsan umada. waa idinkaga mahadcelinayaa dhaantiin iyo dhamaan shaqaalaha tvga qaranka.

  25. Run ahanti adban ugu faraxsanahay tagista madaxweynaha jamhuriyada somalia tagista u tagay balcad waxa iga ilmeysisay sida madaxweynaha u ujecelyahay jilkena ama carurtena somalay wali ma.aragten somali ah o carur salamaya ama wareysanaya mudane madaxweyne wanku jecelnahay nolow o guleyso waligaa

  26. xudeyfa syl says:

    masha allah alla qurux badanayey blcad wlh dalkena nbad kelya aya ka maqan wana dal brwaqo dal wa dalkeni wan u xisaye allow mar igu celi

  27. bashir says:

    mashaalah, Qaranimo iyo Qabiil ma ma isku qaab miya?

  28. ASCWB WAA ILAAHEY MAHADADIIS IN CADOWGII DADKA IYO DALKABA MEEL WALBA LAGA SAARAAYO WAANA WAX LAGU FARXO MAANTA HADII AAN ARKAY TAYTALEEY WAA BALCAD .
    GUUUUUUUUUUUUUUL XDS GUUUUUUUUUUUUUUUUL XDS
    NOQDA KUWII GUULEYSTO MAR WALBA WAAN IDIINLA JIRNAA MEEL WALBA AAN ADUUNKA KA JOOGNO
    ILAAHEYNA HA IIDINA JIRO AAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIN

  29. ASC WAXAAN KALE OO AAN ILAAWI KARIN SHAQALAHA RADI MUQDHISHO OO U TAFA XEYTAY SIDII AY UMADA SOOMAALIYEED U TUSEEN WAX DALKOODA KA DHACAAYO GOOB WALBA IYO GOOR WALBA WAXAAN IDINKANA IDIIN LEEYAHAY WAXAAD TIHIIN WADANIYIIN JECEL WADANKOODA WAXAAN U SOO JOOGAY IYDOO HABEENKII SAQDHEXE INTAAN TIYAATARKA KA SOO BAXO OO AAN MAGAALADA KA SOO CASHEEYNO AANU SI NABADA U AADNO GURYAHEENA WAXAANA FILAYAA IN MAANTA UU SOO MUUQDO IFAFAALO KII LA MID AH. SOOMAALIYA HA NOOLAATO HANA MIDOWDOWDO DANTEEDANA HA GARTO WAA MIDNIMO
    IYO IN LEYSKA QABTO KUWA CALANKA MADOW MEELAHA LA WAREEGAAYO OO RABO IN MUSTAQBALKA DHALINTA MAANTA OO NOQON LAHEYD MADAXDII BERITO IN AY CEEL KU RIDAAN KUWAAS WAXAAN LEEYAHAY ILAAHEY HANA GA QABTO .AAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIN

  30. Suldaanka Dooy says:

    WADANKEEYGIYOOW KUMA HILMAAMI DOONO… WELIGEEY WAAN KU DHOWRI DOONAA… ALLOW WADANKEEYGA KA BADBAADI XUMAANTA.. ALLOW WADANDEEYGA DHOW

  31. mohamad says:

    Asc…..
    mansha allaah waa wax aad logu farxo lona soo dhaweeyo guul ayaan leyahay madaxdeena iyo ciidankeena ilaahay inta hadhayna ha u dhamestiro si cadowga shacabka dhibaya loga sifeeoy wadankeenaoo dhan

  32. SOMALYA says:

    ASC WR WB
    HAMBALYO SHACABKA REER BALCAD ALLAAH WAA IDINKA DUL QAADAY DHIBTII RAAGTAY EE MUSHMUSHAAXA WAA MAALINTIINA

  33. abdulahi says:

    maashaa allah dowlada waxaan ka codsaneenaa ineysan u ogolaan in ay alsabaab si qarsoodi ah ku dilin shacabka

  34. maaasha alaah dalkeeyna quruxda badan sheekh shariif waan ku dooraneyna 5 sano kale waxaa hubaa inata qabatay in ka badan inaa qabaneeyso inshaa alaah wax badan ayaa qabatay oo waligeed lagu riyoon

  35. Sakariye Maxamed Salax says:

    Dhamaan umada soomaaliyeed waxan leeyahay Guul iyo İid wanaagsan

  36. Safiyahh says:

    maan sha allah runtii balcad waa ka wadanisantahay afgooye marka loo fiiriyo sida madaxda qaranka ay u soo dhaweeyeen iyo weliba sida ay u faraxsan yihiin

  37. umu xafsa says:

    asc walaalaha hambalyo rer BALCAD waad kabaxdeen caburintii ey idin kuhaayen dhibwadayaashii magalad waxaa ka muuqda dib udhac xaga horumarka marka dadkeena gobolkaas kasoojeedo waa iney horumar xaga ganacsiga kabilaaban si shacabkii nabaddiidku ka saareen dib ugu soo laabtan dowladune waa iney gacan weyn kageysato sidii shacabkii magaalada dib loogu soo celilahaa maamulka gobolkane waa iney dayactir kusameeyan gurhihii dowlada, shirkadaha ,iskuulada iyo heyadaha ne waa iney dayactiraan dhismooyinka ey degan yihiin si magaaladu unuurto shacabkane ku dhiirageliso iney soo laabtaan ASC

  38. ali says:

    waa muqadas in alqaacida wadankoo idil lagasaraa

  39. wadani says:

    masha allah ishii buktaay ku bikacso rmqdsho waan u mahad celinaynaa guuleeysta

  40. muhAa says:

    Aad iyo aad ayaa ugu faraxsanahay

  41. mansha alaah waa magalada balcad waa magalo aad u qurux badan insha alah somali caga heeda ayey isku tagaysaa cid celin kartane ma jirto ama hor is taagi karto ne majirto somaliy ha guulesato hana nolaato jir ee joog weligaa

  42. ALLA ADEEC says:

    MUDANE MADAXWEYNE SHEEKH SHARIIF SHEEKH
    AXMED

    DHAMAAN GOLAHA XUKUUMADA SOOMAALIA
    GAAR AHAAN XOOGA DALKA IYO TARZAN
    KHOLOBAA CALANKEEDU WAA CEYNOO INANA KEENU WAA CIR KOO KALA EE CALANKENA IFTIIMAY XIDIXTAA KU ASTEYSAN ILLAAHII INA SIIYAY ISAGAA KU ABAALEH SANADKAN KIISA KALLE GUUL GUUL GUUL IYO GOBANIMO
    AAMIIN AAMIIN AAMIIN
    ALLAHAYOW

  43. abdul says:

    mashallah somaliya waa taasooo waakacday ooo mugdigaa waakasoobaxnay ”ishiiii bugtaay kubikacso” mashallah
    hambalyo madaxdeena mashallah ” i am really so happy”

  44. nuure says:

    waa wax lagu farxo laakiin maamulka dagmadu dadkaan hamaaaareeyo shaqana ha ubilaabo scoolaadkii halafuro si dhalinyarada oo dhan loo xareeyo odayaasha iyo hawenka maamulka wax halagasiiyo si ay uwada difaacaan dagmada qawaarijta hadhamaadaan dowlada guuuuuuuuulllllllllllllll waanuure oojooga Nairobi Kenya

  45. ahmed says:

    mashaa aallah aad ayaa ugu faraxsa gartay dowlada somalia guuul ayaa u rajeyneynaa mar walba sidoo kale waxaa u hanbalyeenayaa shacabka reer balcad oo culeyskii saarnaay laga duq qaaday waxaa leenahay horay u socda reer jowharna hala xoreeyo

  46. asc dhaman marka ugu horeyso waxan habalya u diraya ciidamada qalabka sida iyo ciidamada amison dadaalka ey ka wadaaan dagmada balcad sida ugu wacan ee ugu xoreyeen cadawgii somaliyeed habalyo habalyo

  47. ishii bugtaay ku bikaacso iyo ereyo niyad jab ku ah axmed godane ayaa ka mid ah ereyada eey had iyo gooraalle eey is ticmaalaan ciidamadeena qalabka sida ee xooga dalkeena soomaaliyeed waxaan ilaah ka baryaa in laga waayo al gafuurduub guud ahaan dalkeena qurbahaan waa ku walanee xooga dalka hanoolaado

  48. anas says:

    waxan u arka in ay tahay guul umada soomaaliyeed usoo ho yatay ilaah aya mahaddas iska leh thanks god ilaahow noo siyadi cadawgana jabi umadda wey dhibeen kuwaas afka duuban

  49. asc aqyarta wadaniyinta adban idinsalamaya wa guul uaohoyatay umada somaliayed waxalobahanyahay ine shacabka somaliyed hudadakakacan oo latagera dowladan waxan daremaya iney hora usocota ee gadal usoon runti wankufaraxsanahay in dowlada gacanta kuhesa casimadi iyo melakalobadan waxalogabahanyahay shacabka inedolada waxlaqabtan hambalyo dowladena umada somalaiwen hanolata melwalba eykusuganyahin radio muqdisho ad ayan idinsalama hurumarka adkawadan dalkena wamahadsantahin

  50. shirwa says:

    asc waxaan salaamayaa walaalahayga muslimiinta ah .. farxad weeye wadankeena oo si nabad ah madaxdu ku marayso waliba meelahii ugu khatarsanaa . alxmdulilaah nabad ayaa soo ccarfaysa shacabkiina waa bislaaday ilahay idankii guul ayaan hada gaaraynaa sidaas haloo dadaadalo . qofkastana masuuliyadiisa ha ogsoonaado . wadaninimada waa loo dhashaa . hala xoojiyo

  51. mashaa alaah aad ayan ugu faraaxsanahay qawaarijtii laga saaray mashaa alah guul guul madaxweyne shariif

  52. farxiyo norwey says:

    WAXAAN ILAAH KA BARYAAA IN SAWIRADA JOWHER OO LAGA XOREEYAY QAWAARIJTA AAN MAHAAN KA FIIRSADO MAADAAMA AAN XIISO U QOBO JOWHER OO SIDI BALCAD LOO XUREEYAY ILAAHOOW NABAD ILAAHOOW NABAD DOWLDA DADAALKA SII WADA OO DABA GALA QAWAARIJTA DADKA QALATO RADIYO MUQDISHO WAXAAN IDINKA SUGAA MALINTA U HOREEYSO OO JOWHER LA XOREEYO INAAD SIDI BALCAD OO KALE IIGU SOO SAWIRTIIN JOWHER ADINOO MAHADSAN

  53. roble says:

    war xay tahay qurux badana dhulkeena waa in aan so baxo

  54. Wan idin salaamay. Waxaan. Salaamaya saxiibaday. Oo dhan meelwalba oo ay joogan. Axmadey. Shuura. Axmad. Nuur bilaal. Xasano coonka. Daadey. Bunow. Cali deeq baanow. Nuur xayaata. Axmad cali ganey nuur cabdi. Shaakir. Maxmed daahir. C/qaadir. Qaamey. C/laahi ismaantuni. Qasaaye. Maxmed cumar. Maxmed saney. Maxmed ib. Taako. Dhayiib. Maqtuub. Xaaji.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01270

DAAWO SAWIRRADA:- Deeq Raashiin ah oo loo qeybiyay shacabka ku dhaqan degaano ka tirsan G/sh/hoose

Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 25 05 2013
DSC02530

DAAWO SAWIRRADA:- Xuska sanad guurada 50 ee aas-aaska midowga Africa

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Uhuru-kenyatta

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in dowladiisa ay taageeri doonto maamul u sameynta jubbooyinka.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
igad

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shirkii urur goboleedka IGAD ee lagu soo gaba-gabeeyay Addis

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya  mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Kismaayo

Odayaasha ku dhaqan Kismaayo oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii urur goboleedka IGAD

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
astaanta-warka1

Dhageeyso warka duhurnimo ee radio muqdisho

War Duhur 25-05-2013
Safiirka

Safaarada Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo Qabanqaabo ugu Jirta Xuska Maalinta Afrika ee African Day

Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
astaanta_qaranka13

Tababar maanta loo furay shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo aminga qaranka.

Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
janaale

Hay,adda maareeynta masiibooyinka qaranka oo deeq raashin ah maanta gaarsiisay janaale.

Hay,adda maaeaynta  musiibooyinka  qaranka  ayaa maanta deeq raashin ...
simad

Bandhig dhaqameed todobaad socon doono oo maanta ka furmay jaamacada SIMAD.

Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX I 25 05 13
Bilicda Magaalo Xeebeedka Boosaaso (45)

Magaalada Boosaaso oo xilligan ay dadku ka xagaa baxayaan

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
DSC01079

Deeq xoola ah oo loo qeybiyay dad ku xoola beelay abaartii ugu dambeeysay ee dalka ka dhacday.”sawirro”

Dadka xoolo dhaqatada ah ee  ku nool deegaanno ...
sweeden

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm oo xalay dhigay dibadbax

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
kenya-flag

Shir Looga Hadlayo Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya Oo Dhawan Ka Furmaya Kenya.

Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
haween

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinka soo wajaha haweenka uurka leh oo lagu qabtay dalka koonfur Africa.

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna  soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
IMG_3804

Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka. SAWIRO

Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
DSC00223

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho habeenkii oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha,Su’aallana Uga Jawaabay Shacabka Gudaha Iyo Dibadda “Dhageyso+Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*