DAAWO SAWIRRADA:-Bilicda Baydhabo Janaay Iyo Socdaalkii Kusimaha Ra’isulwasaaraha
Published on February 29, 2012 by Jayte · 55 Comments · 40,393 views
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Bilicda Baydhabo Janaay iyo Socdaalkii maanta uu ku tagay Kusimaha Ra’isulwasaaraha dalka ahna Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Xuseen Carab Ciise oo ay wehliyeen Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Mudane C/casiis Sheekh Yuusuf iyo Wasiir Kuxigeenka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed General C/qaadir Sheekh Cali Diini.

Daawo Ciidammada Loo geeyey oo ay u geeyeen Wafdiga


















































Albaabka Hore Ee Madaxtooyada Baydhabo


Muuqaalka Qeyb Ka Mid Ah Xarunta Madaxtooyada Baydhabo Oo Ay Al-Shabaab Jiingadaha Ka Fiiqdeen















Carruur ay Marin Habaabiyeen Maleeshiyada Al-Shabaab Oo Ku Xeran Saldhiga Baydhabo
















































































































Photo By:-Maxamed C/qaadir Daahir (MCD)
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
guuuuuuuuuuuuuuuuul ciiddamada xooga dalka soomaliyeed iyo guud ahaan ciidamada qaranka soomaliyeed huusu waa la gaaray ee dha mees tira guuuuuuuuuuuuuuuul mar12345678910 guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
Masha Allaah Baidoa Janaay.
Baidoa Barwaaqo Ilaahey hadhaafo. Peace place Allaah kaa dhigu. Amiin.
baydhaba janaay magaalada aad iyo aad ayey nadiif u tahay ee nadaafadeeda halkeeda halaga sii wado waayo hadeer jidadka kuma arkeysid wax wasakh ah ama baco jidka daadsan
I remember The Day this song was recorded live on the Tribuunka enjoying the lead Guitarist Saciid Mohamed Harawo playing Incredibly his Guitar, Erayadii Abwaan Sangub, Laxnkii Aweys Goobe,
I enjoy the Guitar Sound of this ong and laqanyada jaceylak up to today what a great Guitarist was abwaan Xarawo
RADIO MUQDISHU walee ciyaar maahan sawirada iyo heesta dul saaran walee umad aan media laheen faceed lama jaan qaado ilimo ayaa iwada qoysay markaan arkay sawirada baydhaba janaay oo aan macalin ka ahaan jiray bari samaadkii dowladii kacaanka MAHADSANIDIIN BAHDA RADIO MOGADISHU
alaahu akbar alaahu akbar war meeshaanu mabaydhbo janaayaa war nimankii madaxa duubnaay meeshi aynadhijireen waa joognaa balaayo ala idinkurid meeshii ay galaanwaxaad moodaa in boqolqarni ka hor laga guuray waa ladhisaa ee yaa nagawada ookaliya
masha allah aadaan ugu farxay magaaladeenii baydhabo jannaay oo muddo iigu danbaysay inaan arko, magaaladaan magaalooyinka ugu dadka badan wadankeena ayay ahayd shabaab baa dadkeedii ka cayriyay waa alle mahadiis hadiiba ay maanta xur tahay baydhabo, waxaa kaloo ku mahadsan ciidanka soomaaliyeed.
walahi wax ay ka qabteen malaha baydhabo intaas sano ay joogeen xitaa hal wado ma dhisin walee dad dadka horumar u ogol ma aheen kuwaas
waw baydho kasaasey baydhabo janaay waw masha alaah manta waa fican baydhabo wale arkin ayaa cawa ka arkay sawir aad u ficna baydhabo waxaa leey magalada aad ugu qurax badan somali marka waw viva dowlad waw
Baydhabo Janaay. allow adaa caadil ahee, dulmiga, xagjirnimada, mugdiga iyo xumaan oo dhan hareermari.Alshabaabay,sidan miyaad u gasheen baydhabo janaay. Muqtaar Rooboow dadkaagi iyo dalkaadi ayaa sidan u gashay, marka yaa garab kuu noqon doonaa. BAYDHABO JANAAY BOGA IGA GATAALA. Dooyow Diinsoor kuma ilaawin. Adigana waa lagu xurayn mar dhow. insha Alllah.
asc masha alaahu beydhaba janaaay caadi maahan wlhi insh alaahu dib ayeey usoo dhismeysaa insh alaahu tacaalaaciidamada qalabka sida ee xuereeeyey waxaan kaloo u sheegaayaa amah aan kasii codsanaayaa hore hausii socdeen ilaa banaadir eey ka imaanaayaa inta u dhaxeyso bey iyo banadir ha isku xermeen shayaadiinya shababa ilahey ha jabsho aamin
radiomuqdisho dan u wel
Marka hore Mahadsanidiin bahda Radio Muqdisho howsha qaran ee umada uheysaan. marka labaad hambalyo dhamaan reer baydhabo. Mahadaasna waxaa leh ilah kasokow ciidamada XDS ee baydhabo xoreeyay. XDS hanoolaado! Soomaliya hanoolaato!
CIYAALKA YAR YAR EE SAWIRADA KA MUUQDA WAXAN KA CODSANAYAA DOWLADA IN AY ISKA SII DAAYAAN SABABTOO WAA LAMARIN HABAABIYAY KUWII MARIN HABAABIYAY AYAA DAMBIGAAS ISKA LEH
maasha alaaah wlhi aad iyo aaad/ baan ugu farxay muuqaalka baya in aaan arko wadaniinta r/muqdisho guulaysta mahadsanidiin sida aad umada uraala galinaysaaan
alaahu akbar alaahu akbar waa meeshii aan masegada ka qaadijiray waa baaydhabo janaay war kuwaan madaxa iyo afka duubta meeshii ay galaan waa gubaneeysaa duli ala idinbad oo balaayo idinkudhacday
Walaahi waa wax lagu farxo sioba cidaacada radio mogdisho walahi isha ayey noo fureen hadaan nahay somalida dibada joogto sidaas kuwada oo wax natusa wax na farax galiya sida aad hada samesaan oo kale MAHADANIDIIN RADIO MOGADISHO
asc baydhabo janaay waa magaladi aan kudhashay in aan arko aad ayaan ugu farax sanahay walaahi aad ayaan ugu mahad celinaya bahda radiomuqdisho waad mahad santahiin xasuus aan xaadi aheyn ayaan galay
masha allaah wallaahi markaan arkay baydhabo wax badan baan soo xasuustay illaahow guuley wadankeyna ummadana ka yeel kuwa isku duuban cadowga islaamka illaahow na dhinac mari
man sha allah ???? man sha allah ?>> waxa mahad ween iska leeh ilah nuu soragaliyay ina ina ku wu nulano adoon ka <<>>>>>>>>>>/???????? waaaaaaaa lakicade ama wadanii
guuuuuuuuuuuuuuuuuuul maasha alaah waa farxad weyn alooow ha nagu soo celinin xaraanti al shabaab waxaa mahadan leh ilaah ka sakow ciidamada sooma jeesayasha dowlada horey u socda cidamada sooma jesayasha ka sifeeya duliga al shabaab wadanka oo dhan. magaaladi quruxdi lahayte sidan may u galeen aloow dhulka idinla gooy dheh al sheydaan beledkeeygi raxada baydhabo jinaay alow cadow ka qabo amiiin
maasha Allah baydhabo janaay guuul cxds shacabka baydhabo wa istaahilaan inlaga dulqaado kuwii nolosha u diiday macaawindiina ka horstaagay tan waxy cadeeyn u tahay in dadka baydhabo jecelyihiin dowladnimdada.
asc wr wb
Aad baanu ugu hamlayaynaynaa Cidamada Xoga dalka
Wana Runtii Iftiin soo koraya
Inta maqan waxan leyahay labta Inta jogta dalkina ku nagaada ii difaacda
maahsa alaahu guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul guuleystayaaloow ilaahay garabkiina hagalee guusha israaciya ilaah garabkiinna halgo aamiin ila dhaha aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaammmmmmiiiiiiiiiiinnnn
waaaaaaaaaaaaaaw guul u soo hooyatay dadka soomaaliyed dhaman inta dhiman n adalka insha,allaha waa laga saraa kuwaan illah hoow naga qabo aaamin
masha alah walaahi aad iyo aad ayaan ugu farxay dadka somaliyeed iyo weli ciidanka xooga dalka alaah idin la garab galo howsha aad ku jirtaaan sida oo kale waxaan u mahad celinayaa dhamaan staff radio muqdisho iyo sawir qaadaha mahamed abdulqadir
bardihii ku yiil isha baydhabo intuu gun iyo baarbaxay caleemuhu balaarteen baxarsaaf la moodyey!!!!!! magaalada baydhabo janaay runtii aniga weli ma tegin lkn waxaa ay ku jirtaa magaalooyinka dalkaana aan ugu jeclahay waa magaalo taariikhi ah guusha iyo xoriyaddana hanbalyo ayaan leeyahay shacabka baydhabo,, waxaa hanbalyo iyo bagoodin u dirayaa ciidanka xooga dalka somaliyeed geesiyaasha sooma jeesta yaasha ah oo har iyo habeen u taagan difaaca diinta,dalka, dadka sharafta iyo karaamada umadda somaliyeed!!!!!!!
Maasha alaah, Guul guul guul laqaida go home somalia bels to somalians, this makes me happy
Guul guul somalia dhibka way kabaxday aaway jihaadki beenta ahaa maxaa loo cararay kkkkkkkkkkkkkkk
masha,allah beydhabo janaay
Qurux badanaa soomaliyey
dhulkaas ayaan leenahay
ilaahoow inoo nabadeey amiin
thanks bahda radio muqdisho
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuul KAni Galbay ku Kale Mooyee
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuul KAni Galbay ku Kale Mooyee
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuul KAni Galbay ku Kale Mooyee
masha allah meeshan magaalo siwanagsan aan ugaranaayo waaye baaydhaba janaay waa magaalo istaraatiiji u ah dowlada gacan ku dhigataankeeda waxaan leeyahay geesiyaasha harniyo habeen u soo jeeda difaaca dalkooda iyo dadkooda hambalyo maxaa yeelay waad u dhabar adeegteen mudo 3 sano ah ayad meel duur ah aad uga jirteen difaaciina magaaladiina MIDA KALE RADIO MUQDISHO asgana waxaa loogu baahanyahay meelkasta oo laga xureeyo al qacida in ay ka furaan cidaacad dadka wacyi galiso waadna mahadsantihiin dhaman
Guuul guuul cidanka xooga dalka soomaaliya ninlagu sexdo ha sexan xil basida ha sexan alshabaab halaga aaro dhiiga ee shacabka soomaaliya ka dadshen waxaa ku xugta (buur hakaba)buurtoo kitaaloo banooda balanteena haate baabuur maraacow ee iilabuube mahad sanidin radio muqdisho by
masha alah ilaahey nebed feyli si reer arlaadi .. baydhoby janaay beerti rahithy.
and radio muqdisho thnx alot. guul guul 4 ever.
masha allah wa arin guul ah walahi waxan rajeyn shacabka somaliyed in ilaahay garan siiyo qaranimo ee laga gudbo nidaamkii qabiilka ahaa manta sharif wax weyn ayuu qabtey waxan leeyahay guuleysta
ascmashaa allah illah baamahad leh kadibna cxds iyo madaxdooda laakiin waxaan iswaydiiyay markuu arko waxaan aragnay abuumansuur roobow sow ma,ilmaynaayo ilayn nin dadkiisii in gargaar lalasoogaaro diiday oo ay ayagoo xamar iyo kenya usii lugaynaaayo dhex haraad iyo gaajo ugu dhintay muxuu umadaas u shegaa hadii lasoo qabto abuu mansuurow istoogo intaanan gacanta laguugu soo dhigin oo baydhabo aan laguugu daldalin waa iga talo hadii kale adigoo god ku jiro aa bam madaxa lagaala dhacaa hadii kale ale u towba keen illaah waa qafuuru raxiime umadana cafiswaydiiso wabilaahi towfiiq asc
maasha allah waa guul waana wax loobaahanyahay koley ninba meel aayaa udarane magaalada markaan sifiican u indha indheeyey waxaa ii muuqata percetage hoogan oo aad ubadan qeyb ahaan magaalada goobeheedi ganacsi al-baabada aayaa ulaaban maareynta arintaasna koley cid aan aheyn ciidamada qalabka sida logama fadhiyo marka halagu dadaalo sugida amniga guud hana lasameeyo ciidamo roondeeya wadooyinka umaddana waa lagu shubtaye intala laga shubo halagu shubo oo wacyigelin iyo waano halesugu daro waadna mahadsantihiin dhamaan shaqaalaha qaranka
asc dhamaan dadka nabada jecel mida kale waan ku faraxsanahay in lala wareego baydhabo janaay wan meel ad iigu qaali ah waana meeshe aan ku dhashey alow dhoor magaaladas mida kale waxaan ku waaninaa ciidanka dowlada iyo kuwa la socda ineysan dadka ku nool magalada aysan dhibato ugeysan maxaa yeley waa dad cabursanaa in mudo ah ok
Hambalyo Hambalyo Ciidanka qaranka iyo walaalaheen Ethiopia oo noo soo gurmaday. Alqaacidda tabar ma leh waa in dareenka shacabka la kasbaddaa waayo alqaacida shacabkaa diidan ee idinku xooga saara kasbashadda shacabka. Hore haloo socdo oo ciidan amisom ah hala keeno Baydhabo dib u dhisna halagu sameeyo.Guulaysta ciidanka qaranka somaliyeed.
guuuuuuuuuuuuuuul alla hasaa idsho inshalaa
waleee ciidanka soomaliya caadi ma ahan,waxaa kalo mahad celin mudan ciidan aan walaal nahay ee itoobiya,ilaahow baydhabo noo daana hawa macaana,dadkeedo wanaaagsana
waligey ma tagin baydhabo, laakiin hadda ayaan jeclaaday waanan tagayaa haddii ay ka tageen shyaadiintii,
Talo,
Waxan dadka shacabkaah ee reer bay iyo bakool kula talin lahaa in ay taageeraan dowladnimada, ee yaanay ka amar qaadan rag dambiileyaal ah, oo waddamo kale kasoo fakaday oo carruurtoodii iyo xaasaskoodii kasoo tahay oo xitaa iyagu aanan xitaa hal jeer dagaal galin, tan kale maxey idiin taliyaan iyagaaba gaari dusha ka saarane,
Carruurta yar-yar ee ay saddexda sano marin habaabiyeen oo ay jihaad been ah ka dhaadhiciyeen waalidiintood haloo geeyo marka la dhaqan celiyo hana lala socdo noloshooda iyo dhaq-dhaqaaqooda hana la wacyi galiyo, qofkii Al-shabaab ahna dadku hasoo sheegaano,
Ganacsatda, waxaan kula talinayaa ilaahey haka cabsadaano oo shacabka iyo dalka danahooda ha fiiriyeen ee yaanay eegin fursadihii dhaqaale ee Al-shabaab kasoo gali jiray wax walba nabadda ayaa ka muhiimsan,
Soomaaliyeey Toosa oo isku tiirsada,
Baydhabo Dhulka waxsoosaarka iyo halbowlaha soomaaliyeedeey, dadkii ugu nabadda jeclaayoow haddana nabadda idinku keena ilaaheyna abaaraha ha idinka qaado, waxaan xusiistaa iyadoo Raashinka masagada ah gawaari xamuul ah looga keeno oo xamar lasoo galinaayo,
marka hore waxaan salaamayaa ciidamada qalabka sida dhamaantood marka xigana shacabka baydhabo oo dhibaatada ay ku hayeen xag jiriinta dibada inooga yimid iyo kuwa caadaqaatayaasha ah ee soomaaliyeed waxaan ku dhiiragelinaynaa maamulka dawlada soomaaliyeed ee bay in ciyaalka lamarin habaabiyay inaan magaalada aan horay looga siidayn inta laga tirtirayo wasqdii lagu shubay hana la dhaqaaleeyo waa madaxdii berito w/c
waa guul ee maamul haloosameeyo dowladuna dhaqaale hakubixiso dadka dagan waxbarasho iyo shaqaalayn hasiiso moryaantana halaga ilaaliyo wadooyinka dhamaantood thank you
asc waxaan salaamayaa ciidamad qalabka si waxaan aad ugu farax sanahay guusha aad nooga soo hooy seen cadaw ga wadan kun soo duulay
dalka dhisa kaliya
guuuuuuuuuuuuuul ciidanka xooga dalka soomaaliyeeeeeeeeeeeeed badhaba jannaaaaaaaaaaaaaaaaaay guuuuuuuuuuuuuuul byyyyyyyyyyyyy
guuuuuuuuuuul badhaba janayy by
guuuul hanbalyo qawaarigtii oolaka xoreeyay baydhaba janaay ciidanka xooga dalka soomaalia guuuuuul baydhaba janaaaaaay guuuuuuuuuuuuul
Waa Jaalle Cigaal…
Waan bogaadinayaa ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ee ka guulaystay iskana dulqaaday cabburintii ay ku hayeen takfiirku.
Heestan eraydadeeda waxaad mooddaa in Shabaabka Alqaaciddoobay laga tiriyay waayo erayda ayaa mid-mid u sharraxaya ficilladooda.
Waxaa ku luuqaynaya hobolladii Waaberi iyo gabdho iyo wiilal ba leh.
Waxaan codkooda ka gartay Maryama Mursal Ciisa, Hibo Maxamed ‘HUDDOON’, Xareeda Ismaaciil ‘DUNIYO’
ka bogo oo macaanso.
————ERAYDA HEESTA————
Gudcurkii la soo dhaafyeey —HAYABAA
Nabsi gudaya baa yimiyeey —HAYABAA
Waagiisi galac yiriyee —HAYABAA
Alla hobey hoobaalligayoow —HAYABAA
Gablan weeye cadawgiiyee —HAYABAA
Waa gacan ku dhiiglihiyee —HAYABAA
Dadksii ku gowracyeey —HAYABAA
Waa gabaabsi taliskiisuye —HAYABAA
Gaadid qaatihi waa tagayee —HAYABAA
Gumaysigina waa dhacayeey —HAYABAA
Waa gabaabsi taliskiiyeey —HAYABAA
Kani galbay ku kale mooye
Kani galbay waa guul ALLE
Geesiyadi halgamayee
Gobannimada doonaayay
Way gacan sarreeyaane
Kani galbay ku kale mooye
Kani galbay waa guul ALLE
Geyigii la xoreeyoo
Calanka guudka saaree
Way gacan sarreeyaane
Kani galbay ku kale mooye
Kani galbay waa guul ALLE
Gees waliba waa gebiyee —HAYABAA
Guntu walac hadday tahayey —HAYABAA
Waa gabaabsi taliskiiyey —HAYABAA
Gaballaduu addoonsaday —HAYABAA
Midba gaar ahaantiiseey —HAYABAA
Goonnidiisa mow baxayeey —HAYABAA
Garabkiisi baa jabay —HAYABAA
Godob yuu ka hayn jirayey —HAYABAA
Gashina yuu ka maqan yahaye —HAYABAA
Kani galbay ku kale mooye
Kani galbay waa guul ALLE
Kuwi gabay dadkoodii
Kuwi gubay dadkoodii
Way ka gacan sarreeyaanee
Kani galbay ku kale mooye
Kani galbay waa guul ALLE
Waxay galabsadeen baa
Laga goynayaayoo
Way ka gacan sarreeyaanee
Kani galbay ku kale mooye
Kani galbay waa guul ALLE
Goonyahay ma laga galayee —HAYABAA
Garba-duub ma lagu xirayeey —HAYABAA
Gabagabo ma lagu dhigayee —HAYABAA
Waa gabaabsi taliskiiyeey —HAYABAA
Gammaankii la heenseeyeey —HAYABAA
Intaa guri-dhiggiinna aheey —HAYABAA
Geesiyaal horuu wadayee —HAYABAA
asc all soomaaliweyn salaan ka dib cadawgii dhinta gagey jiray daka ilaah maka waday umadisa masha alaha waa wax lagu farxo ilawhow iga soronaw kuwa a
aar caruurta hala siii daayo yax
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww my twonhome i love u and misss u my btflly cntry baydhabo inash alh ilahey cadowga haka badbaadiyo
waxaan rajeyneynaa dowlada in ay kaficnaato alshabaab hoo megalada bilic ku dheshay
dowladana waa la ogyahay nidaamka ayku shaqey neyso qofkasto megaladada wax u qabso waaye waxaan rajeyneynaa walaala reer baydhabo in ay fahmaan waxa kasocdo wadanka . baydhabo jinaay miss u
waaaaaaw, wlhi aad iyo aad ayaan ugu farxsanahay dawladda, waxaana rajeynaa in ay wax weyn ka qabato baaydhaba janaay qaastan amniga iyo waxbarashada iyo caafimaadka…….