DAAWO SAWIRRADA:- Beeraha Afgooye iyo bilicda deegaanada loo barakacay oo ay ciidamada Qaranku xasiliyeen
Published on January 12, 2013 by Gaani · 25 Comments · 14,179 views
Akhristayaasha sharafta leh waxaad sawirada ka dheehan doontaan bilicda beeraha dalkeena iyo sida ay beeraleydu u bilaabeen tacbashada Beerahooda kadib markii ay dowlada Soomaaliya xasilisay deeganada ay kuyaalaan iyo bilicda deegaanada loo barakacay oo dhismayaal bilicsan laga Hirgeliyay.


































Photo by.Bashiir Khaliif Gaani
Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Afgooye cadde waan kuu xiisay
Masha allah qurux badanaa beeraha afgooye allow nabada inoodaah
maansha allaah waa meel aad uqurux badan oo wadan keena kamida ee illaahay wadan keena khayraadka badan hana tuso
beertan waa tii sheekh zaaid ee ofgooye soo ma ahan?
soomaaliya oo shan baa sidaa laga dhigi kara haddii la helo dad daacad iyo alla ka cabsi iyo waddaniyad leh.
masha allaah allow noo kordhi wax walba oo wanaag ah aamiin.
Deeq ilaah baa leh dowladnima Somaliya le h dalkeeniina weeyaan ee Soomaaliyaey biyo sacabadaadaa looga dhergaa wax ay hayad kuu keentey ama markab wax lagu keeney kuma baahi bixi kartaane ee nabada ka shaqeeya oo wax soo assrka lagu dadaalo.bal fiirsha ilaahey intuu nicmo na siiyey bad,beri iyo xoolo ee walaalayaal ilaahey waa qafuururaxiim waana tawaabul raxiim ee aan u towbad keeno si oo nicmadiisana aan sheegno si uu noogu na xariisto aduun iyo aakhiro,Dhalinyarada dhulka idinkaa ilaahey idiin siiyey ee wax barta iska daaya dilka,dhaca iyo kufsiga,cadaowgu wuxuu idiinku mashquuliyey qaad cunid horumar ma lahan ee wax barta aan barwaaqo gaarnee.
masha alah ilahay nabada hanosiyaadiyo ciidanka xoogana waan salaamaya insha alaah wan kusolabandona wadanka ha noolato nabada bay
MAASHAA, ALLAAH AAD IYO AAD AYEEY U QURUX BADAN TAHAYWADA NKEENA LLAAH INOOGA DHIGO NABAD IYO BARWAAQO AAMIIN AAMIIN
radio muqdisho waku mahadsantihin sawirada quruxda badan barawaaqo waye somalia masha allah beerha jilib iyo jamaame hada noso sawirtan waiska rabnaa walaalyal<3
caadi maha walhi dhulku dooga ah masha allah radio muqdisho auch masha allah
waaaaaaaaaaaaw maaan sha allah somalia viva
mnsha allah dowladeen allah hanoodaayo waxwanaagsan beynooqabatay wax kabadana waan karajeyneynaa inshaa allah
waaw waan kahelay runtii aad ayaa ugu farxay marka aan arka wadan keega oo aad uquruxban maasha alaah ilaah hadhoowro ilaahna ha isku duwo quluubta umada soomaliyeed aamin yaarab aad ayaa umahadsantihiin dhaaman shaqaalaha radio mqdisho waad salaamatihiin
maasha allah ilaah hana siiyo nabad waarto oo kuwada raxeesano
maansha alaahi beertani waa tii alaha unaxariito sheekh saahid binu suldaan aala nahyaan waxana ilaah uga baryaa anoo joogo emaradka carabta janadii ferydowso inuu gelsho aamiin aamiin aamiin eewaxa iga tallo ah halaga kaco meesha oo wadankii haloo laabto beerahana hal fasho shicibyahoow aan beero falanoo baahida aanreebno iyo colaada daba dheeraatay aamiin aamiin aamin yaa///alaahi ascw
laa ilaaha ilalaah waa magaaladii aan ku dhashay xuduntayda ayaa taal walaahi ilin ayaa igu soo is taagtay markaan arkay meeshii aan ku dhashay oo dhibaato burbur kadib aad moodo in ay kasoo kabanayso farxad ayaan la ilmeeyay iyo murugo isla socata markaan soo xusuustay sidii ay ahaan jirtay afgooye ilaahay wanakeena nabad hanooga dhigo aamiin
Mansha’allah bilic indhaha uroon ayaan ii muuqato.
War dadka jecel nabadaAMA dadka dhulka kasoo jeeda in la siiyo shaqo xaaga beeraha ayan rajeynaya oo dowlada uu weydiiso calamka wadamada beeraha ku hormaray oo ay ka saciido waxsoosarka beeraha aniiga taas ayaan dhiihi laha dowlada lana ilaaliyo shacabka reer afgooye amniigoda lagana qabto dadka amni darada ku haayo iyo ciidamada ka geysta kufsiiga iyo dhaca
Dalkeeygooy dushaadu waa barwaaqo dalkeeygoow.. dalkeeygoow dabeeshaadu waa udgoontahay dalkeeygoow…
MAANSHA ALAAH AFGOOYE ILAAHAY WAA IDINKA DULQAADAY CADAWGII SUKEEYE ALAHA INTA DHIMAN OO DHUUMAALAYSANAYSO ALAHA IDINKA QABTO WALAALAYAAL VIVA REER AFGOOYE .WAX IDIN DHIBA ILAAH IDINMA TUSO.
Soomaaliya waa jannada aduunka waxay ku taalaa meel muhiim ah oo caalamka oo dhan si fudud xiriir loola yeelan karo iyadoon dalal kale loo marin. Laakiin waxaad moodaa in somalidu aysan wali garan muhiimada dalkooda. Soomaaliya waxay leedahay cadow badan cadowgaas waa mid caalami ah iyo mid somalida dhexdeeda ah waxaana ugu xun cadowga kula dhashay waana kancer kugu yaala. Cadowga caalamiga ah 21sano ayuu dad somaliyeed marna hub intuu iskugu qaybiyo dhahayay adaa noqon hoogaanka dalka. Maanta somaliya waxay la soo noqotay sharaftii dowladnimo laakiin wali cadowgii waa joogaa isagoo diin sheeganaya waana kii ugu daciifsanaa inta cadow soo marey Soomaaliya waayo waa mid aan laheyn ujeedo iyo siyaasad jihaysan oo casri ah guulna ma gaarto koox isku koobta xukunka kaligoodna tashta dadkana dila si ay u helaan ujeedooyinkooda guracan. Umad waxaa qani ka dhiga maaha kheyraadka dhulka ee waa aqliga dadka dhulkaas ku nool marke laisku helo dad aqli leh iyo dhul hodan ah wuxuu dalkaas noqonayaa dal dadkiisu ay ku noolyihiin nabad iyo barwaaqo. Somaliyey dhul hodan ah ayuu Ilahay na dajiyay ee aqligu ha shaqeeyo cadow kasta waxaan uga hortagi karnaa iskuduubni iyo midnimo.Hogaanka maanta dalka waxaa saaran masuuliyad weyn waxaana ugu weyn in ay dadka somaliyed isku keenan oo ay mideeyaan quluubta kala carartey taas ayaa lagu gaari karaa dowladnimo waarta quluub midaysan ayaa noqda quwad iyo dal hormarsan.
Cabdi Muxumud Amiin(AN)run ayuu sheegay markuwaau yiri:”Dalkeenu waa barwaaqo, dabayshiisu waa caafimaad”. Hadde ogaada Afgooye kaliya maahee meel walba ee dalkeenna sidaas ayaa wax looga beeri karaa, laakiin dadkii calfan lahaa meeyay? “Allaw iimaanka nagu soo celi, Allaw dadkeenu wuxuu isku yahay iyo nabadda na garowsii, Allaw Allaw qabiilka qarannimo noogu baddal. Amiin Aamiin
maansha allaah biya sacabadaada ayaa looga dhargaa soomaliyeey aan gacmaha is qabsana
masha alaah alahayow dhuulkena nabad noga dhiig oo aan macdanta kujirto sidii aan ugula bixi laheen ee alow waa noo bilabe noo dhamestir amiin
somaliyey wa iga talo ee taladeeda raca waxan ku qasbanahay dhamanteenaba dhuulkeena waayo meelkasto aan joogno waxa nalagu dhahaa maxa idin ku dhacay somali dhibatada kairto marka wanala nacay ee aan wadan keena dib udhiisano an af & gacanba katageerno samaliya hanoolato hana isracdo