DAAWO SAWIRRADA:-Banaanbax Lagu Taageerayey Guullaha Ciidammada Oo Wardhiigleey Ka Dhacay
Published on October 31, 2011 by Jayte · 14 Comments · 4,331 views
Halkaan Waxaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Banaanbax Lagu taageerayey Guullaha Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ka gaareen Howlagallada dalka looga saarayo Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayadoo inta Banaanbuxu socdayna goobta lagu soo bandhigay Bustooyin ay dadka degmada Wardhiigleey Ciidammada ku dhiiragelinayaan.



















Si Aad U Heshid Wararkale Oo Soomaaliya Ku Saabsan Islamarkaana ku qoran Luqadaha Somali,Arabic iyo English ka doono Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONA
http://sonnanews.net/
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
anagana niyadaan kabanaan baxnay waana taageersanahay ciidanka xds guuuuuuuul cadawka allaha naga qabto wadanka allaha noogfa saaro
waaguul in ay dadwaeynaha somaliyey ay usoobaraarugeen.
masha,allah calankeyna nuuroo alahayow kor ka yeel khawaarijtna alow naga qabo amiin
maasha allaah aad baan ugu faraxasanahay maamooyinka muujiyay qiiradooda iyo sida ee ujecel yihiin nabada anigana aad baan ugu faraxsanahay calenkeena nuurow alahayoo ku nabad gali cadawga ilaah hajabiyo anaga hal calan baan leenahay calankale malihi viva shacabka soomaaliya iyio dowladooda
Waa guul mar hadii aan cadowgeena garanay oo aan isku duubni shacab iyo dowlad dhinac uga sowada jeedno waxana hibal ah in aan manta heyno wadadii aan ku gaari laheed nabad horumar iyo baraare dowladeey dadaal matida daryeel shacabkana difaac dadweynow midnimo dalka horumarkiisa aan ku sodas
maasha alalaaaah walaalayaal nabadd halaga shaqeeeyo, waxaana idinku boorin lahaa in aad iska kaashataan cidkasta oo nabadda diidan
waaaaaaaaaaaaaw waa kufarxaa guulaha caadanka
asc wr wb dhaamn waa mahadsanyhin mamoyinka wax waxlagu naqankaraa maamoyinka oo iskashaada oo ilmaha iyo kuwa la qalday oo al shabaab katirsan ineey wacyi kaliyaan dhalinyarad waxaan dhihi lahaa walaalahiin la qalday oo malain kasta naftooda haligaayo isqarxinayao wacyi kaliga runta usheega wabilaahi towfiq
waa ilaah mahadiis maanta oo muqdisho oo nabad ah waxaan idiin rajeynaa dhamaan umada somaliyeed iney kaxuroowdo al shabaab ilahey ha idin lagarab galo dadaal ayaad wadaan waxaan u hanbalyeyhaa ciidamada xooga dalka somaliyeed guuleesta waligiin
Alleha kor idin ka dhigo wardhiigley siiba shacabka iyo deeqo axmed ad iyo ad ayad u mahdsantihin waan idin soo socona siiwada hoosha
Masha alah that is my home thanks ms deqa
guul iyo qeer ayaan soomaliya ilaah uga baryaaya
hadeey neefta naga soo fuqday markii eey ciidankeena noo xureeyeen caasimadeena waxaan sugnaba waa arligoo inoowada xuroobo illaahoow qawaarijtaan naga qabo umadii dhameeysay
walalayaal muqdisho ku noqon mayso nabad banaanbax ee waxay ku noqonaysaa in nafta, maalka, waqtiga, in loo huro qaali iyo raqiisba maxaa yeelay Alle ayaa ku yiri Kitaabkiisa kariimka ah(Alle ma bedelo dad ilaa ay iyagu iska bedelaan marabnaa nabad marabnaa nolool marabnaa wax wanaagsan aan is wanaajino anagu nafteena markaas ayaan ka raysanaynaa cayayaanka nagu kacay oo dhan