Thursday, November 27th, 2014

DAAWO SAWIRRADA:-Arday Gaareysa 400 Oo Deeqo Waxbarasho Ka Helay Turkiga Oo Maanta Muqdisho Laga Soo Sagootiyey

Published on February 2, 2012 by   ·   121 Comments  ·   60,702 views

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Arday tiradoodu gaareyso 400 oo maanta Muqdisho laga soo sagootiyey kuwaasi oo deeqo waxbarasho ka helay Walaalaha Turkiga.

Munaasbadda lagu sagootinayey Ardayda oo ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidoo kale waalidiinta Ardayda deeqaha waxbarasho ka helay Turkiga.

 

 

Photo By:-Abdifitah Dahir Jeite

 

Readers Comments (121)

  1. Baafo says:

    walaalaha Turkiga abaalkooda ALLAH ha u gudo anagana hadaan Somali nahay kuwii fursadaas ka faaideysta hainga DHIGO

  2. Aweys Sheekh says:

    Maasha allah. Waa Ilaah mahadiisa haddiiba ay xamar ka dageyso 777

  3. ismail says:

    as wr masha alaah madaxweyne sh hs sh axmed xafidahulaah namaso marin isago kale alle haku barakeyo wanku doranay magaca ha jiro madaxweyne bahda radio muqdisho waa mahad santihin adinkana shaqada halkas kasi wada ina ciisa cadoow eboow wakusalamay dadal

  4. mohamed says:

    jazakumuALAH turkish brothers u keep surprising us

  5. Gaar says:

    Walalayaal Dadaala waa Jaanis Fiican oo Idiin Suurto Galay waa Muhiim Inaad Ka Faa’iidaysataan

  6. somali jecel says:

    waxaan ku faraxsanahay muqaalka ardayda somali ayagoo dhoofaayo mustaqbalkooda iyo dalka somali waxan u rajeeneenaa inaay ku soo laabtaan ayakoo guul ka keeni iyo nowad ku soo laabtaan wadanka hooyo somaliya ha noolaato hori ha u socoto

  7. hadafoow says:

    waa arin aad ufiican horumarka ay sameysay dowlada somalia si ay dhalinyarada aqoontooda kor loogu qaado
    mida kale dowlada turkiga kheer alaha siiyo wanaaga ay sameyeen
    aween dowladahii carabta ahaa oo islaanimada sheganayay doorkooda
    taas waxey ku tuseysaa meesha ay kaa joogan
    mahadsanidiin

  8. Jamaal Horseed says:

    waaw. mashallah ma aqaano dowlada turkiya waxa aan ugu abaalgudi doono.. balse waxaa ay si walaaltinimo leh u caawiyeen dalkeena iyo dadkeena. aad ayeey u mahadsanyihiin.

  9. ABDULLAHI says:

    allow turkiga cisay mashalah

    wa wax lagu farxo walahi

  10. shirwac says:

    WAA FARXAD WEYN IN LA BARTO DIIN SI MESHA LOGA SARAY KUWA DINTA SIDA QALDAN DADKA U FAHANSIYA

  11. Ayatullahi says:

    wallee dowlada turkey somalia wax waa u qabatay goormeen gudidoonaa abaalkas?

    aan is weydiina suashas walayaal.

  12. HASSAN says:

    masha allaha rabana yahmiikum waa farax waa farax guulayta
    dardaaran dhalinyarooy ka faaidaysta waqtiga oo u soo noqda dhisida dalka iyo diinta

  13. Arimaheena Xaajow says:

    ASC.. DHAMAAN WALALAAHA SOMAALIYEED IYO DOWLADAHA SOMALIYA IYO TURKEY WAXAN IDIN LEEYAHAY HAMBALYO WAA FARXAD AAD U WEYN EE WALALAHEEYGA SOMALIYEED WAXAN IDIN RAJEENA WAXA SO BARATAAN INAY IDIN ANFACAAN ADDUUN IYO AAKHIRO…mahadgaar ah bahds RADIO MUQDSIHO

  14. Engka says:

    Maasha’allah illahayow turkiga kheyr sii mana iloobi doonna wanaagooda

  15. ridwaan says:

    masha alah waa wax aad logu farxo aan isleyahay madama walalehena turkiga waxy naguleyihiin mud naa aad iyo aad baan ugufarax sanahay madama caruurtii oo imtixan ka kagulay satay oo hadana deq wax barasho oo jamacad ah walahi farcadan lama so kobikaro sxibayal waxan umahad celinayaa dowlada KMGsomali iyo dowlada turkiga mahad sanidiin waa ridwan to:Germay

  16. cabdirahmaan mahamuud mahmed says:

    guul iyo maskax furan insha,laah si aqli ku jirta wax u barta kii an rabinow is diwan gali in at wax barashado ku atkatay lakin hadhuman ee qabsharci ah turki u juug ama meel kale ugu aat insha,laah sharafta somaliya koleyba somali danaheda ayay ka hurmarisay bal idinka ilalsha insha,lah qeer wabilahi towfiiq

  17. arteta says:

    maasha alaah alle haku xasilyo aqoonta dhamaan inta lawaday ardayda

  18. Daadir says:

    Asc marka hore ilaah ayaa mahaadas leh marka xigata waxan hawada ka dhahayaa dowlada somalia iyo tan turkiga iyo cidii soo abaabushay howshan iftiinka ka muuqda ee ah ubadkeenii mustaqbalkooda inloo qaado kor marka tan oo kale ayaa kamid ah aduunka waxbarashada waa lacag ha ahaato hadana waa beer aaad tacbayso marka berta miraheda waxaa cunaysaa xiligii bertas ay bislaato sawirda qaar aan ka arkay ilmo yar yar oo jaanis u helay inay waxbarasho u adan wadan aan wadankooda ahen cimilokale dhaqankale waa faaido waxan rajaynayaa inay noqdan kuwa wax u qabta dalkoodii baa ba ay waxay wax kubarten ayadoo xabad laga ganbanayo iyo madafiic aan aqoon cidba hada lakin way iloobayan waxay wax ku baranayan meel dagan aan xabad lahayn madfacna soo dhacayn masha alaah waxan soo jedin lahaa dowlada Turkiga taalo haloo dhiso lagu xasuusto waayo diyarad qaasbaa loo soodiray dad qaas baa loo soodiray wali kama dhicin intan ogahay waxan u rajaynaa carurtan inay ka faidaystan mida kale waxan leeyahay Abdifatah mahadsanid sida aad ugu soo qaday sawirada qiimaha leh wan ooyay markan arkay wiil yar oo safka ku jira gacantana kor u tagaya kuna faraxsan safarkiisa .
    bye MR daadir sweden

  19. Hilowle says:

    Thanks our brothers turkish, somali people thy wil nt 4get 4ever, waxan rajeyniya arday dan in ay wax sobartan kune sonoqday wadan koda hoyo.

  20. mohamed ali says:

    waa arin lagu farxo dad somaliyed oo waxbarasho u socdo iyagan wxaan u rajeynaa in ay dadalaan

  21. Haaji says:

    Mashaa alaaha wan sow dhawey heynaa ardayda wax barashada ka hesha turkiga insh alah wadanka ayey wax utarayan mustaq balka dardaran walalha turkiya kahelay wax barashada waxad heshen fursad wax barasho walalayal ha iskaga cayarinina plz

  22. salmansays says:

    MAASHA ALLAH ALAAH HAYN SOOCILIYO IDINKOO DALKIN WAX USOOO BARTAY GUUUUUUUUL WAYN SOMALIA AYGAADHAY WEEYAAN GUUUUUUUUUUUUL

  23. yusuf mareeg says:

    asc ilaahayow dowlada turkiga xafid ilaahayow dawlada somaliyeed guul iyo horumar sii…. walaalka dhabta ah waxaa la bartaa xiliga aad u baahan tahay oo ay dhibaato ku haysato………..fursadaan halaga faaiidaysto dhalinyarada ayaan la hadlayaa …..wabilaHI TOWFIIQ

  24. xiireey says:

    mashalaah wax halabarto

  25. wardhigley says:

    maashaa allaah turkigaga walaaal jira maashaa allaah dhalinyaro dadaal wadankina dadkiina wax tara allaha idiinka dhigo kuwa dadkoda dalkosa anfaca

  26. mahdi maxamed shiikh abuukar says:

    maashlaha waa wax lagu faano maanta in dhallin yaradaynii ay wax ku soo baranayaan yurub lkn waxaan ka sii jeclayn in inaga wax barashada noolasoo doonto turkiga waan umahad celinaynaa qofwalba oo somaliyed in ay umahad celiso waa waajib saaran iyo dowlada somalia shiikh sharif shiik

  27. salaad says:

    waa guul usoo hooyatay umada somaliyeed meelkasto ay kala joogaanba. ilaah ugu mahadcelinaynaa kunjeer kadebna dowladeena daacada ah cadaalada ah iyo dowlada aan walaalah nahay ee turkiyaa abaalkeeda magudikarno laakeen waxaan ilaah karajaynaynaa in uudhaga dhego kowo guda abaalka loogalo inshalah s\c

  28. hassan says:

    masha alaah ilaah haka dhigoo kuwii wadankooda u soo laabto wax u taaro amiin

  29. mohamed says:

    allahu akbar allahu akbar :)

  30. seyd cumar says:

    maashlh thanks turkish

  31. maashlaha waa wax lagu faano maanta in dhallin yaradaynii ay wax ku soo baranayaan yurub lkn waxaan ka sii jeclayn in inaga wax barashada noolasoo doonto turkiga waan umahad celinaynaa qofwalba oo somaliyed in ay umahad celiso waa waajib saaran

  32. ilham says:

    asc aad ayaan ugu faraxsanahay ardaydan wax barashada loo fidiyay ilaah ha idin nabad geeyo wadankiina wax usoo barta dowlada turkigana aad ayaan ugu mahad naqayaa marwalba teegerida iyo walaltinimada ey somaliya la garab taagan tahay ilaah ha idinka abaal mariyo

  33. yusuf says:

    WOOW MASHA ALAAH Ilahow adaa mahad ley runti wax a qoro a laahy riyadeeni wa no rumodey hada nahay shacabka somaaliyed runti aaad iyo aaad ayaa ugu farxsanahay.hablyo muqdisho habalyo mustaqbal iyo huremarka ayaanu ku si so cno waa guul guul nolol wacan kuwi dadkoda iyo dalkoda wax u qabto ilah ha idinka dhiigo dhamanteena wa ku mahadsantihiin radio shacabka muqdisho

  34. nolol fiican aayan idiin rajaynaa dadal ayaan idinku ogahay walalaheey gabdho iyo wiilal turkiga ma ilaawi doono aduunka inta jogno maanta farxada waxbarasho aad hesheen maasha allaah farxadena lamasoo koobi karo dhamaan waxan idiin rajaynaa kheyr ridomuqdisho aad baa u mahadsantihiin

  35. abdrizak somali says:

    waxaan ku faraxsanahay inaan maanta intan oo muwaadiniin somaliyeed ah ay u baxayaan horumar aynu hiigsanno albaabkii ugu horeeyay,waxaan ahay arday qurbaha wax ku barta,waxaana ii muuqda inaan cagta saarnay wadaddii wadinayadda iyo horukaca lahayd inshallah waxaan filayaa inaan ku dayo wadamadda tacliinta u diray caruurtooda oo maanta noqday wadamadda ay caruurtii shalay waxbarashadda loo diray ay horumariyeen wadankooddii waxaan suganaa waa miraha dalaga maanta abuurmay inshallah,aqoon la’aani waa iftiin la;aan mahadsanidiin

  36. Salam bahda Radiomogadisho. Salam ka bacdi waxaan halkaan aan ugu mahadcelinaaya Dowlda Turkeyga Oo aan walalaha nahay Oo suurta gilisay in ay siiyaan dad masaaakin ah deeq wax barasho MaashaAllah. Waxaan u mahad celinaa Dowlda Turkeyga iyo Shacab keeda Oo u taagan in ay garab siiyaan walalahooda Soomaliyeed. Guuuuuuuuuul Somaaaaaaaaaalia.

  37. zakariya says:

    noolaada nabad ku taga adinko ilimi leh oo cafimaad qaba dalkiina ku soo noqta amiiiiiiiiiiiiiiiin

  38. zubeir ahmed barre says:

    masha allah dowlada turkiga Allah haka abaal mariyo

  39. abdiwahab says:

    mashaa alaah waa kheyr

  40. masha alah ilaah ayaa mahadaan oodhan usugnaatay aat ayaan ugu faraxsanahay inaan mantay arko ardaydii dalkeyga oo waxbarasho ubaxee wlhi waxaan dhaho maba aqaan ilin ayaa iga imatay farxat daraadeed laakin somali ayanahay fursada waaqasaarinaa badaa bat i hoop kuwaan iney sooguuleysan doonaan inshaa alah

  41. samadoon says:

    maasha alah walhi turkiga ha noolaadaan waa wadan muslim ah walhi

  42. samadoon says:

    fifaa tukiga iyo umada somaaliyeed neh waa guul soo hoyatay arday somaliyeed

  43. dahir says:

    radio muqdisho,aad ayaad ugu mahadsantihiin wararka is daba jooga ah ee aad somalia nooga soo dirtaan.waxaan kaloo halkaan uga mahad celinayaa dawlada somalia oo waqti badan ku bixisey sidii dhalinta somaaaliyeed ugu heli lahayd mustaqbal wanaagsan.ugu danbeyn TURKI allah haka abaal mariyo wanaagey somali usameeyeen. meel lama ilaawaan ah ayay noogu qoranyihiin reer turkey.

  44. cali xaaji says:

    waxan aad ugufaraxsanahay aradayda walaalahen ah een nasiibkaas heshay ayagana waxaan leeyahay noqda kuwa karunsheega waxa ed hada u,egtihiin oo ah arday u oomar ineey waxbartaan oo ha iskudayina inaad tahriib iyo wax aan qiimi lahen sameysaan oo aad qasaarisaan abaalkii naloogalay iyo kii waalidiintiina iyo wadankiina uu idinka sugaayay
    walaalahen turki ee deeqdan wax barasho nasiiyayna aad ayaan ugu mahadcelinaya waxaana rajeynaya ineey kudaysadaan wadamada kale ee muslimka ah o,ay hurdada ka kacaan barwaaqo ey lahurdayaane waxan leyahay noo hiiliya hadaad garasho leedihiin
    dowlada somalia waan umahadcelinaya dadaalka ey sameysay waayo hadii nidaam meesha kajirin masuurta gasheen howshan

  45. Maxamed says:

    aad waxaan ugu farxay in caruurteena waxbarasho loo diray balse waxaan ilaahay ka baryayaa inay noqdaan kuwo noo maqan noosoon oqdana ayagoo wax soo bartay oo aysan noqon kuwo loo ka xeestay in Turkiga lagu dhisto intii la baro luqadooda marka noqda kana fakara dhulkiina hooyo kuwo noo maqan inay wax soo bartaan wabilaahi towfiiq, ilaahay nabad ha idinku soo celsho

  46. maxamed afrax ali says:

    asc dhaman bahda raio muqadiasho codka jamhuuriyada somalia wan idinka mahad celineena sida ween ee ad nooga haqabtirteen baahida ogasha xlka wadanka iyo hormarka ay gareen dowlada somalia iyo shacabka wana ku farxsanahay ardayda somalia oo usocoto dalka anu walalaha nahay ee turkiya wana tageersanahay dowladeena in ay hormar garsiiso umada somalia

  47. maxamed says:

    waxaan ugu digaa in oo galo huguri tahriib ah wlhi waxaan idunkula talinayaa in aad ka faa iideeysataan fursadiina oo aad wax barataan waa mahadsantihiin turkiga waxaan leeyahay ilaah ha iidukugu badalo wax kheer qaba asc

  48. cibaar says:

    sac maasha alaah waa wax lagu farxo in intaa oo arday soomaliyeed ay wax barasho ka helaan dalka dibadiisa ilaahow dowladeena gacan qabo o cadawgeeda dhulka hoos gali waayo hadaanan dowlad jirin cid nacaawisaa ma aanan helneen turkiga wey mahadsanyihiin isda ay noo garab istaageen mana ilaawi doonto waxan kaloo u mahad celinayaa inta ku howlan arinta wax barashada ee ubadkeena logu deqaayo

  49. asc walaalayaal waxaan ugu mahad naqayaa dalka turkiga eedeeq wxabarasho usiisay waxaan idinku sodhaweynayaa qabowga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  50. somali says:

    Allaha ka abaal mariyo shacbiga iyo dowladda turkiga.

  51. aadan says:

    Maasha allah sida wacan aad u sagootiseen ardadan aan indhohooda in badanoo ka mid ah ka aqrisanayno sida ay u gu diyaarka yihiin waxbarashada!!!!!!!!!!!mahadsanid Radio Muqdisho!!!

  52. saadiq says:

    Tack våra bröder turkiska folket

  53. Abdi says:

    Safar salaama Illahay ha idinla garab galo. Waxaana rajaynayaa inaad wadankiina wax usoo baran doontaan.

  54. yousuf says:

    wooooooooooow waa soo dhaweyneyna walaalaha deeqda waxbarasho u fidiyay walalahey somaliyeed waxaana kula talina walalahey iney ka faa ideystaan fursadaas qaaliga eh eey ugu deeqday dowlada aan walalaha nahay ee turkiga waa walalkiina yuusuf isxaaq maxamed oo idiin leh cimri dheeri iyo camal suuban allah nawada siiyo aamin aamin iyo wadankeena oo nabada allah nagu soo wada celiyo

  55. mahadaani says:

    hosgaldiniz Turkey, kusoo dhawaada Turkıga waxna hala barto kolee waxaan fılayaa ıntıına badan ınaan ıs arkı doono.

  56. Deeq says:

    Waa wax aad loogu farxo waayo intaan oo dhan hadey waxbartaan waa horumar noosoo hoyday aqoontu wa aiftiin somaiya waxa ay intaan dhib ugu jirtay waxaa sabab u ahaa aqoon yarida.
    waan kufaraxsanahy ardaydaaan!

  57. Mohamed Mohamed says:

    Masha-Allah. Ilaahey SWT haka yeeelo kuwii roorkooda iyo umadooda wax taro. Allaahuma Amiin.

  58. abu-nuseyba says:

    walahi farxad waye sababto ah ardey wax badan madaficda kusamereysa waye illahey aya faraj ufuray insha allahu ayago nabad qaba ayey solabanayan ,,i love you muqdisho and i miss you

  59. farhiya ali says:

    maasha allaah ku mahadsanyihiin turkaaya sida aaymarkasta ugarabtaaganyihiin somalia waana abaxii somalid oo wax usoobaranayo dalkooda

  60. jaabir says:

    maaaaaaaaaaaasha Allah, ilaahooow nabad gali oo amaaaneyso caruurtaaaas.i remeber tooo when i left my loved ones for scholarship in canada 4 yrs ago. its feeels soo bad to leave your loved ones, and edure years of loneliness and homesickness. ilaahaow amaanee caruurtan yar yarka.kuwii wadanka wanaag kusoo kordhiyana allaha ka dhigo insha Allah. proud of you guys.

  61. Madaxweynaha Mustaqbalka says:

    AllahuAkbar waa kuwan caruurtii wadankan xukumi lahayd mustaqbalka ilahay ha idin fududeeyo qolada Alshababka lajoogtana waxan oran laha sidan ookale mustaqbalkiina haloo dhisee soo dhawaada waxba naftiina ha haliginaha waayo nimanka madaxda idin ah ayaa isqarxin lahaa hadii jano la helayana ayagaaba idinka hormari lahaa ayagana caruurtooda mustaqbal fcan ayay u radiyaan weliba ma ogola in caruurtooda ku dhintaan dagalada socdo lasocda wax garad noqda inshaa Allah wadankeena waa noo hagagi doona marka jiilka soamlyeed jahliga ka baxan wana sidan sida muqataba Allahu akbar

  62. Hassan says:

    waxaan ku faraxsanay inay heleen deeqdan mustaqbalka soomaali ee hogaamin doono wadanka.tabkale ilaah waxaan ugu baryaya xukuumada TURKIGA iyo SHACABKEEDABA inuu ilaah ajir xasanaad ka siiyo soomalina ma iloobi doonto tariiqda ayaa idiin xusayso.

  63. wadani says:

    waaaw maasha allah maasha allah, walaaha turkiga allaha u abaal gudo insha allah, kolay ardaydana waxaan dhihi lahaa dadaalka meeshiina kasii wada insha allah waadna mahadsantihiin radiomuqdisho,

  64. moo ibraahim says:

    Asc waxaan awalan mahad is kaleh allah mida kalene waxaan sinayaa wasiirka waxbarashada waxaan kugu han balyeynayaa hoosha qaran aad gudatay waxaana leeyahay kudadal waxbarashada wayo waxa wax lagunoqdaa aqoon marka waa in aqoonta kor loo qadaa mudane wasiir thank you ? bahda saxafadane waad kumahadsan tihiin sida qiimaha iyo qaayaha leh aad ugu holan tihiin habin iyo maalin hoosha adag ee aad uhaysan umada somaliyeed waxaan idin rajeynayaa qayr fara badan oo aan idinka dhamaan insha allah asc

  65. mahad says:

    waa arin lgufarxo hadaan nahay dhalin yarada. jecel waxbarashada

  66. ibrahim omar says:

    salaamulahi caleykum dhamaantiin salaaan kadib mahad gaar ah radiomuqdisho kadib madaxda qaran ka somalia kadib walaalaha turkish kadib ardayda somaliyeed ee nasiibka u helay wax barashada in eey u aadaan wadankaas ee tuksh waxaan lee yahay ka faaideysi wacan waxaane ilahey idinkaga baryaa in aad noqotaan kuwii dalkooda iyo dadkooda iyo diintooda wax u tara oo umadaan dhibaateysan ka samata bixiyo dhibaatada in ilahey inka dhigo aamin umada somaliyeedne waxaan mel kasta eey joogaan ilaahey uga baryaa inuu dhibta ka samata bixiyo oo umada is jecel ka dhigo aamin bye

  67. alla mahad leh. dowladda turkiga ilaah baa noo soo diray waxaan rabnaa aniga iyo niman saaxiibaday ah oo ku nool usa gaar ahaan gobaolka texas inaan tagno turkiga oo aan si iskaa wax u qabso ah ugu shaqayno xataa wadooyinka aan u nadiifino ma gudi karno abaalkooda laakiin waa in aan tusno inaan nahay dad og walaalahood.

  68. salmansays says:

    guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul w

  69. maasha alaah waa ilahay mahadiis mar hadii dhalinyarada ubaahi qabtay waxbarasho ay heleen fursado waxbarasho oo ay kaheleen wadanka walaalkeena ee turkiga wayna kumahad san yahiin sida wayn ee gacanta kaga geesteen wadan kii iyo dhalinta somaliyeedba,waxaan waano yar usoo jeedinayaa dhalin yarada heshay waxbarashadaan waa inay mus taqbalkooda dhistaan oo aysan samaynin wax layiraahdo skept taas oo ay isaga tagin wax barashadooda waana og nahay dad ayaa waxay uhaystaan yurub inay tahay mustaqbal ee yaan laga tagin wax barashada oo loo hami taagin waxaan jirin,yaanan naftana lahalaagin ee walaala yaaloow kataxa dara wadankii iyo mus taqbalkiina

  70. cabdulkhaadir says:

    Çok tesekkur ederim Turkey. Somalis will not forget your brotherly help.

  71. Manta waxaa muqda,wax qabadkii dowlada Somaaliye iyo guushii ay gaartay:
    Halkaan waxaa og mahadcelinayaa Madaxweynaha Somaliya iyo Dowladisa.
    Dowlada Turkiya og mujisaya wax qabad aan la ilawi karin:Tariikh Somaliyana waxeey ka gashay tariikh aan la ilawi karin og dahabi ah

  72. sadia nur says:

    MASH ALAAH WAAN KU FARXAY WAANA AWAAL AAN LA ILOOWI DONIN TUKIYA AWAAL AYAAD NOO GASHEEN EE ILAHAY KHEER HA IDNKU BADALO AMEEN. WAXAAN FARIIN U DIRAYAA WALALHEYGA SOMALIYEED EE FURSADAAN WAXBARSHO HELAY WALALAYAL KA FAIDEYSTA JANISKIINA WAXNA BARTA SI AAD BARI WADANKIINA WAX UGU QABTAAN XASUUTA IN AAD KA SOO TAGTEEN WADAN BURBURSAN DADKIISA DAYACAN YAHAY DAL IYO DIBBAD KU DAYACAN YAHAY HANA ISKA GALINAAH IN MARKAA TURKIYA IMATAAN YURUBTA U SOO TAHRIBTAAN WAX YURUB YAALO MA ALHAN ANAGA AYA KU BABANAY OO TAGAAN ILAHOOW DALKEENA NABAD NOGA DHIG PLZZ WALALHEYGA QALIGA JANISKIINA KA FAIDEYSTA WAANA U MAHAD CELINAYAA DOWLADA KUMEEL GARKA SOMALIA EE FURSDAAN QALIGA U OGLATAY SHACBIGA SOMALIA. ILAHYNA HA INA SIYO DOWLAD AAN KUMEEL GAAR AHEEN XAQEENA NOO DHICSO DALKNA NOO HAGJISO CADOWGANA NAGA XOREEYSO AMEEN AMEEN WAA MAHADSANTIHIN BAHADA REDIO MOGDISHU SIDA QALIGA AH EE AAD NOGU SO GUDBISEEN THANKS

  73. Ahmed says:

    Salaamu Calaykum,

    Dawladnimo waxan ayaa lagaa dhahaa!

    Waxaan mahad ballaaran Eebe sokodiis u mahad celineynaa walaalaheen TURKI oo si geesinimo ah u garab istaagay walaalahood xilli Somaaliya ay meel xun taagan tahay.

    Somaaliya waa kala garan ninka garab qabtay iyo ninka jilaafay.

    Somaalida meel walba oo ay joogta waxaan ugu baaqayaa midnimo iyo in loo guntado dib-u-nabadeynta iyo dib-u-dhiska dalka.

    Wa Billahi Towfiiq.

  74. Adan Ahmed hırad says:

    waxaan salamaya salan qalıaya hawadan umarınaya dowlada naga sharafta leh kadıbna waxan umahad celınya dowlda turkıga oo noso gurmatay
    anıgana waxan kamıd ahay aradadı ugu horeesay dadlaka turkıga cagaha dhıgaty from Adan ade aırpor to aturkı aırport

  75. Adan Ahmed hırad says:

    kuwa manta soo baxana anago ıskuduuban ayaa udıyarsan soo dhowwentooda ınsha laha kusoo dhawada ayan leyahay eadan qabow ıyo nımca badan ınkagana hoeeyeen walaalo ınlamıda dowladanaga waxan leeyahay alow unıted state oo kale

  76. Cade says:

    I am happy to see this kids has a great future

  77. cabdi nuur mire says:

    wow salaan marka horee radio muqdisho mahad waxaa iska leh ilaahey kasokowna dowladeena qaranka tan sedexaadna dowlada wxlaalaheen ah turkiga waxan waa wxa lagu farxo lkn dadku mayihiin kluwa wax baranaa hada ayaa waxaad arkee ayaka oo yurub usoo tahriibaa oo lagu leeyahay war baasaboor maheysataa ninkii hebel ahaay ayaa lasoo wadaaye oo turkiga joogee war wxa barta ayaan idiin kugula dardaarmi lahaay yurub wxa mayaaliine meel ka qurux badana yaad joogtaane oo dad islaam ah ay daganyihiine oo aadna dhib la aan ku imaateene maxaa tahriib iyo dhibka idin gal;inaayo raaxeesta abtiyaal tahriib anakaa soo marnay ilaa hadana shalaay kajoognee dowlad naqaada malaheen markaan tahriibeynay marka umahad celsha qaranka muwadiniin fiiana noqda oo duliga iyo qabyaalada ka gudba qabyaalad waxaba idiinma tareyso meel kasta oo aad tagtop somali uunbaa lagu weydiinaa ee qabiilkee tahay cid ku dhah

  78. mash allaah allow idinka dhig ku wii wadanka wax u qaban lahaa walalheyna rurkiga ayagana qeyr alle ha siyo allow naga dhig kuwii wadankoda dhisi lahaa waan ku faraxnay waana wax aad ii aad logu farxo manta dhlinteyna oo wax barasho wanagsan heleyn

  79. allahayow dalkeena noo nabadey maanta waxaa dareensanahay dhalintaan waxbarashada dalka dibadiisa u aadeyn iney wax ka badali doonan mustaqbalka dhow waxaan u mahadcelineynaa walaalaheyniin turkiyiinta ah oo nala garab taagey wanaag radio muqdisho waxey kaqeybqaadatey isbadalka maanta ayadana waa u mahadnoqeynaa hadaa nahay dhaqaatiirta soomaaliyed

  80. ibraahin daleel says:

    mmaaaaashaaaa allaaah

  81. maaka says:

    rabiyow naxariistaada aan ku weydiisanay iyo nimcadaada rabiyow guuleey oo wadada toosan ku hagaaji dhalinyaradaan waa ubaxa mustaqbalaka dad iyaga isduleeyay

  82. mubarak says:

    mansha alaah ilahay ha idinka dhigo kuwii wax u soobarta wadankooda kunasoo laabta wadankooda
    dadaala walaalayaal xasuusnaadana mesha aad katimaadeen.
    thanks

  83. cadnan says:

    asc dhamaan asxaabta waaa wax lagu farxo ardeydaan heshay deeqda waxbarasho domwlada turkiga waaa saaxiibkeena na garab taagan xiliga aaan u baahneyn gargaar waxaaan rajeynayaa dhalinyaradan in ay ka faaideysan doonaan waxaaana uga digayaaa in aysan sharafta dowlada meel aysan uga dhicin ayagoo tahriibaayo lasoo qabanin marka jaais waad heysataaan ka faaideysta tahriib niyadiina ka bixiya.

  84. soomaali jecel says:

    maansha alaah waa arin aad ii farxad galisay ilaah ayaa mahada leh ilaahoow kuwii dadkooda iyo dalkooda anfaca ka dhig inta kaloo wadanka joogtana ilaahay ha noo xafido kana xijaabo shaydaamadii inay naga duufsadaan aamiin aamiin

  85. najmo says:

    asc marka hore allah ayee usugnatay mahadas iyo dolada somali iyo dolada turkiga oo gacan weyn kagesatay masha,allah wan ku faraxsanahy dad badan aan garanayo ayan ka arkaa mesha

  86. omar says:

    asc dhamaan maa shaalaah aad bey uwanaagsan tahay in arday deena somali yeet waxlabaro lkn waxaa laga maar maan ah in la helo dad udaacad ah oo ey san noqon in uu leeska sawiro ee waxa ey muhiim madu tahaya in laga warqabo waxbara shadooda iyo nola shooda waxaa ka mid ah arday da sida aan wada aragno gab dho waxaa ladoonayaa in aad looga warqabo maadaama diinteena eysan ogoleen in bar kaligeed ey meel dagto hadne waxaa ladoonayaa ehelada iyo masuuli yiinta in ey sigaar ah uga warqabaan gabdhaha somali yeed mar kaan sidaas dhahayo kamaado in gabdhaha aanfaquuqayo lkn waxa ey thay side wanaaga badan ee ah gab dhaha in eysan sida raga meel waliba uuga muuqanin marka aan kudadaalno wanaaga in shaalaah asc

  87. mohomed deq says:

    masha’alaah masha’alaah waxan le yahay ardaydan manta wax barasha lo qaday allaha ka dhigo wuwii dadkoda iyo dintooda iyo dalkoda anfaca aaaaaaaaaaaaamin aaaaaaaaamin .

  88. mohamed deeq says:

    masha alaah

    • mohamed deeq says:

      masha allah
      waa mustaqbalka soomaliya waa ubaxii wadanka ilaahoow idn dhaaf, midakalae waxaan aad ugu mahad celinayanaa oon waligeen hilmaami doonin abaalaka walaalaheen turki ay noo galeen ,waxaana laydin karabaa inaad dayicin ardayeey farsada laydin siiyay oo aad noqotaan kuwa abaalka guda wadankoodana wax u qabta wax kale malydiin wadin ogaada

  89. abdisalaan says:

    mashalah walaalaha turkiga aniga wadanka maamulkiisa ayanba ku dari lahaa ,turkiga abaalkooda marnaba ma gudki kano ,marka halakala barto kuwa madaafiicda nagi garaacaya iyo kuwa wax barashada iyo gar gaarka wanaagsan nala daba jooga marka turkiga waxay umada somaliyeed ugeleen weligeenba ma ilaawi doono ……

  90. ahmed says:

    dareen farxadeed ayaa na galay..ilaahoow somali xafid..waan qiyaasi karaa intaas oodhaliyaro soomaali farxad wadda qeybsanayaa ilaahoow noo kordhi islana socda weligiin..

  91. fartun says:

    Masha ALLAH waa fursad qaali ah oo ilahaye nooga soo qaadey wallahi turkiya ee musliminta ah amanaga alaha naga dhigo kuwiil garto dantooda una abalgudo wallayashan ee nagacan qabtey manta markan lidano AMIIN AMIIN YA RABI..!

  92. abdalla yare says:

    ما شاء الله ماشاءالله جزاهم الله خيرا تركياء والله أبلت بلاء حسنا إنها أحسن دولة في الإسلام. وأقول للإخوة الطلبة اجتهدوا في التعليم كي تنفعوا وطنكم وأفول لكم مبروووووووووووووووووك ألق مرة مبرووووووووووووووووووووك

  93. ganeey ceelbaraf says:

    wlaalayaal waasalaamantihiin dhamaan soomaaliyeey balfiiriya wadajirka quruxdiisa iyo qabiilka xumaantiisa alahayoow xafid m shariif alahayoow dhamaan xifdi radiomugadishu alaha idin dhoowro wali lama arag tan ookale maxamad siyaad kabacdi

  94. sabir says:

    waxaab allaah ka baryaa inuu shacabka turkiga oo muslimiinta walaalahena ah dhamaantood janada ugu deeqo wax intaas ka wanaagsan oon dhaho ma garan karo

  95. abdikariin says:

    masha alaah maankufaraxasanahay

  96. khadar axmed says:

    walallaha turkiga alle ha guuleeyo wax weyn ayey noo qabteene

  97. YUSUF AL KAWNAYN says:

    alaa mahad leh..ardayahay dadaala dal iyo dad ayaa idin sugaaya..waxbarashada dhamaysta fadlan,,garankiina ala ha galo aamiin//

  98. tookiyo says:

    aswr dhamaan bahda saxaafada radiomuqdisho
    gaar ahaan madaxweynaheena sh sh axmed iyo raisalwasare c/wali gaas iyo dhamaan madaxda kale ee ku hawlan horumarinta bulshada iyo shacabeena soomaaliyeed waxaan leeyahay Illaah ha idiin xafido cadawgana dhulka ka hoose waxaan kaloo ardayda u sheegaya in ay ku dadaalan waxbarashada kuwa dhiman waxan leeyahay wax barashada xooga saara qarax iyo qori horumar laguma gaaro waxaa horumar lagu gaara aqoon, soomaaliya hanoolaato guul.

  99. shariif says:

    asc waxaan kula dardaamahaya ardayda walaalahay ah ee helay waxbarashada dalka Turkey waxan lee yahay haku fara adaygeen oo hayeysan maskaxdooda gelin nay tarhiib iyo waxan qayrlahayn aadaan, waxaan lee yahay waa nasiib daro inaad ku fakartaan tarhiib ka faa,iidaysta waa fursad qaali ahoo aan dib idiin soo maridoonone

  100. abdisamad says:

    masha allah aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay shaqsı ahaanteyda hadaan ahay ardey soomaalıyeed oo haatan ku sugan magaalada istanbul ee dalka turkıya waxna ka barto ın walaalahay soomaalıyeed ee maanta soobaxay aan ısku xirnaano dadaalno sı fııcan wax u barano fursadaan qaaliga ahna aan ka faa’ideysano ınsha allah hadhowna wadankeena wax u qabano walaalaheena türkler aad ayey ugu mahadsanyıhıın walaalaha soomaalıyeedna waxaan leeyahay soo dhowaada

  101. dhiiltare says:

    aad bay u mahadsanyihiin dowlada turkiga goog ahaan gaar ahaan raisalwasaaraha oo ah nin aad qaali u ah umada muslimiinta waxaa ka arkaa sawirka in aysan awoodi karin somalidu in ay boor ama calamad si fiican u qoran ardada hortooda digi karin taasina waxay cadayn u tahay in dad wax kasta inoo qabto baan rabnaa

  102. Sanka says:

    Gabdhaha iyo wiilasha waxaan ilaahey Oga Baryayaa inay noqdaan kuwii dalkooda wax u taro…
    Insha ALLAH

  103. ali mohamud says:

    Anigu waxan ka codsanaa SOOMILADA aduunka dacaldeeda kala joogto hadii aad aragtaa qof TURSHIH ah in aad soo dhawaysaan walaatinimo umuujisaan xataa kuwii yiraahdo ayeeydeey iyo abkowgey aya turkey ka soo jeeda waa in lagu qadariyaa wanaaga ay noo galeen maanta
    muslim iyo gaal waxay doonaan ha haadeen!!!!!!!!

  104. shiikh cali says:

    a s cwalaal waxaan idiiiiin sheegaa turikiga maraad timaadaan tahriib hasoo galina ee wax barashada kawada meesha dalka inaad wax uqabataan ayaa larabaa waxaatihiin ubaxii wadanka waa dardaaran walaalayaan yurub waxba mayaalaan

  105. ASHA says:

    ASC everyone masha’Allah wallahi in aan ooyo ayaan ku sigtay farxad daraateed waxan leeyahay dowlada Turkiga ilaahay ajar iyo xasanaad aan la soo koobi karin ha idinka siiyo. Aamiin waxadna ogaataan inaad taariikhda aduunka meel fiican aad kaga jirtaan!!!

  106. xildhibaane says:

    maasha alaah walaalayaal waa arin farxad inoo leh ardaydeena soomalaaliyeedna waxan ku waani lahaa in ay ka faa idaystaan fursadaan qaaliga ah oom ayna isku dayin tahriib inshaa alaah waxan idin rajeenaynaa in aad wax u qabataan inkale arday waa hadaad ka saartaan hami dhooof lakin kii lagu qabto wuu ku barasho waynayaaa wadankana dib yaa lagu soo celin doonaaa aad bay u mahadsan yihiin walalaheena turki abaal galaa loo gudaa inshaa alaahu…………….

  107. arreh says:

    guuuuuuuul wacan ayaa lee yahay ubaxa wadankayna usoo baxaayo viva somalia

  108. ibrahim says:

    waxaan u mahad celiniyaa dhamaan intii ka shaqeynsay in jiilkaas soomaaliyeed wax bartaan… mida kale abaal gaar ah dowladda turkiga,
    waxaan rajeynayaa in ay ku dadaalaan waxbarashada la siiyey waayo nin ku siiyey guri, raashiin iyo wax barasho iyo xitaa gunno ama gunno la aan waa waalidkaaga oo kale saas darteed dhalinyarow waxaad xambaarsantihiin magaca ummaaddda soomaaliyeed waxanna rajeyn in aad ilaalisaan walaaltinimaadaas turkiga si xitaa ay mustaqbalka dhalinyaro kale u helaan wax barasho waayo markaad idinka ku dheeshaan sumcadda soomaalida waxaa laga yaabaa in laga niyo jabo wax u qabashada ummadda harsan ee soomaaliyed..
    yaan lagu fikirin in la soo tahriibo oo xitaa hadaaad tahriibtaan ma jirto cid idiin siineyso waxbarasho iyo hoy iyo karaaamo aad ku heleysaan turkiga.

  109. HANAD says:

    ASC
    SOPMALIYEY WAA IGA DARDAARAN WAX BAERTA
    AMA YURUB KU YAACA
    WAQTIGIINA KA FAA IDEESTA WAA IGA TALO WALAALNIMO IYO DIGNIIN
    TURKIYA TAARIIQDA BAAL DAHAB AH AYAAD KAGA JIRTAAN OGAADA ABAALKIINANA WAAN IDIIN GUDI DOONAA ILAAHAY IDINKIIS WAX BARTA AAN BARWAAQO GAARNEE AAMIIN AAMIIN

  110. abdikhaaliq abirahman says:

    maashaa alaah these student will be the future student in somalia inshaalah waxaan u rajaynaa sfar wanaagsan inshaa alahh safar salama to international airport ankara welcom to open hands

  111. A/risak yakub says:

    Aad baan uka faraxsanahay dowlada tutkiya gacanta naqabatay oo naku hagaajisay wax barasho yayo leh

  112. abdiqadir says:

    maashaa alaah waa dal walaltinimo iyo weliba islaanimo ay naga dhaxeyso waxaa leeyahay jazaakumulaahu qeyr abaalkiina alla gudi kareeee dhalinteenana waxaan leeyahay kuwii fursadaan ka faa,iideysto oo dadkooda iyo dalkooda wax ugu qabto allaha idinka yeelo mar 2aad iyo maashaa allah

  113. feysal says:

    waan ıdın salaamay walaalaha muslımıınta ah

  114. mohamed says:

    waxa kusoo gaaab saday i love turkia waa jec lahay turkiga

  115. waad mahadsantahin dhamaan iqwada islamka somalida ah iyo dawlada turkiga waxaan rabaa inaa meeshaan uga faaiideesto soomaaliyay ka faaiideesta jaaniska aay noogu deeqday walaalaheen turkiga hana leeska daayo yurub iyo tahriibkeeda anagaa waqti badan joogno wax lagu hayana ma jiraan waxbarasho wax ka fiican malahan mahadsanidiin

  116. jazakumlah qayr ya turkiet iarlins

  117. koleey aniga waxaan ahay arday hada oo sanadkaan ugu danbeey final exam f secondry ayaa rabaa in aan galo bisha may 29 keeda hadaba kadib waxaan jeclahay in aan ka faa ideeysto deeqaha isdaba jooga ah aay walaaha turkiga aa keeneen wadan ka sidaadaraaded waxaan lee yahay ajir ioy xasanaad ilaah ha idinka siiyo insha allah radio mugdishone waa u mahad celinaa iyagane lakin aa way aa arin aad ufiican horumarka ay sameysay dowlada somalia si ay dhalinyarada aqoontooda kor loogu qaado
    mida kale dowlada turkiga kheer alaha siiyo wanaaga ay sameyeen
    aween dowladahii carabta ahaa oo islaanimada sheganayay doorkooda
    taas waxey ku tuseysaa meesha ay kaa joogan
    mahadsanidiin




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
nca

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo dhambaal uu ka  siday Madaxweynaha Soomaaliya gudoonsiiyay Madaxweynaha Yemen “Sawirro”

Sanca, November 27,2014 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-27.11.2014.mp3"][/audio]
1459709_518188174963652_1198258588_n

Kulan Wacyigilin Ah Oo Loo Qabtay Dadka Ku Dhaqan Degmada Xamar Jajab “Sawirro”

Kulankani oo looga hadlayay sida bulshada ku dhaqan ...
binetadiop (1)

Haweeneyda Midowga Africa u qaabilsan Haweenka iyo Caruurta Oo Faah Faahin Ka Bixisay Socdaal Muqdisho Ay Ku Timid

Shirkani Jiraa,id oo ay Galabta ku qabatay Xarunta ...
IMG_7752

Cabdi wali gaas oo lagu soo dhaweeyay magaalada Boosaaso ee gobolka bari “Sawirro+Muuqaal”

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho.

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-27.11.2014.mp3"][/audio]
DSC09299

Dufcadii si deedaad oo ka Qalin jabiyay machadka SOS”Sawirro”

Ku dhowaad 30 arday  ayaa amaanta waxa ay  ...
dayactir

Degmada Warta Nabadda oo laga bilaabay dayactir wadooyinka ah (DAAWO MUUQAAL)

Maamulka degmada Warta Nabadda ayaa maanta howlo lagu ...
Xeer ilaaliyaha Qaranka

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay inay baaritaano ku socdaan dad loo heysto dhoofinta dhuxusha (DAAWO MUUQAAL)

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in ...
xoogga-dalka-

Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS oo tababar loogu soo xiray gobolka Bakool

maamulka gobolka Bakool ayaa sheegay in tababar loo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-27-11-2014.mp3"][/audio]
Mustaf-Dhuxulow

Wasiirka warfaafinta oo ka qeybgalay munaasabad lagu weyneeynayay dhaqanka Soomaalida (DAAWO MUUQAAL)

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha, mudanayal ka tirsan ...
images

Taliska qeybta 60-aad ee ciidanka XDS oo ka warbixiyay howlgallo ay ciidanku sameeyeen

Taliska qeybta 60-aad ee ciidanka XDS ayaa faah ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-26.11.2014.mp3"][/audio]
IMG_7475

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Kormeeray Xarumo Ku Yaala Qardho “Sawirro”

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo ...
8

Tartanka kubadda cagta ah oo ay soomaali ka qeybgalayeen oo Holland lagu soo gabagabeyey +Sawirro

Markii ugu horeysay oo Tartanka kubadda cagta ee ...
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalja

Agaasimaha guud ee Qorsheynta iyo Xiriiriyaha hay’adaha samafalka G/Sh/Hoose oo la magacaabay

[caption id="attachment_218581" align="aligncenter" width="640"] Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ...
beeraleey

Beeraleyda gobolka Shabeelaha Dhexe oo la qorsheynayo in abuur loo qeybiyo

Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa bilaabay qorshe abuur ...
muqdisho_1

Horumar ganacsi oo laga dareemayo magaalada Muqdisho “DAAWO”

Horumar dhanka ganacsiga ah ayaa laga dareemayaa suuqyada ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-26.11.2014.mp3"][/audio]
PM YAMAN 4

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Yemen , SAWIRRO

Sanaa,November 26,2014 -  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta ...
beledweyne1

Xarumaha danta guud ee gobolka Hiiraan oo dib u dhis lagu sameynayo

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dhawaan dib ...
115

Muungaab Oo manta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guude Ee Q.midoobay Nikolas kay .SAWIRRO+MUUQAAL

Kulankaan oo manta ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka ...
shabaab

Wadayaasha gaadiidka oo ka cabanaya lacago baad ah oo ay ka qaadaan Shabaab

Wadayaasha gaadiidka isticmaala waddada isku xirta Jowhar iyo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-26-11-2014.mp3"][/audio]
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
diyaaradaha-Kenya

Al-Shabaab oo duqeyn lagu  bartilmaameedsaday

Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Kenya, ayaa sheegtay in ay ...
Magaalada_marka

Dhallinyarada Benaadir iyo Shabeellada Hoose oo Marka ku kulmay

Kulan dood Cilmiyeed ahaa oo looga hadlayey doorka ...
astaanta-warka

Dhageyso warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-TABIYAL-NASHAD-IYO-NUUR-SACID-FAR-QEYS-25.11.2014.mp3"][/audio]
sawir hore bineta diop

Wasiiro ka tirsan xukuumadda oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Haweenka, Nabada iyo xasilinta

[caption id="attachment_218421" align="aligncenter" width="480"] sawir hore bineta diop[/caption] Wasiiro ...
xasan

Madaxweynaha  oo Tacsi u diray ehelada Marxuum Cumar Xaaji Maxamed

Muqdisho. November, 25, 2014- Madaxweynaha Jamhuriyadda Fedraaalka ee ...
qoorsheel

Wasiirka Gaadiidka oo la kulmay iskaashatada gaadiidka dekadda ka howlgalla

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada xukuumadda Soomaaliya ayaa ...

Tubta Toosan

bad

Xasuuqii Alshabaab ka geysteen Mandheera maxay diintu ka qabtaa?-DHAGEYSO

Diinta Islaamku waxay reebtay in la dilo dadka ...
Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Knowledge

SHEEKH MUUSE CAGAWEYNE: Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan-DHAGEYSO

Aqoon la’aani waa iftiin la’aan ayay tiraahdaa Soomaalida. ...