“Daawo Sawirrada”Amniga Muqdisho oo gaaray in wasiiradu ka dukaameystaan carwooyinka magaalada kuna lugeeyaan
Published on February 13, 2013 by Gaani · 55 Comments · 19,818 views
Magaalada Muqdisho oo ku talaabsatay horumar dhinaca amaanka iyo horumarka ah kadib markii ay Ciidamada dowlada Soomaaliya si weyn iskugu howleen sugida amaanka muwaadiniinta iyo maalkooda Ayaa waxaa mas,uuliyiinta dowladu ay kawadaan magaalada sidii ay bulshadooda ugula damaashaadi lahaayeen nabada ay ku diirsadeen ee ka hanaqaaday caasimada dalkeena.
Wasiiro katirsan xukuumadda Soomaaliya oo ay kamidyihiin wasiirka arrimhaa gudaha iyo amniga Qaranka mudane C/kariim Xuseen Guuleed iyo wasiirka gaashandhiga mudane C/Xakiin Xaaji Maxamuud Faqi ayaa maanta xili gelin danbe ah la arkayay iyagoo ku dhexlugeynaya suuqyada magaalada Islamarkaana si caadi ah uga dukaameysanaya carwooyinka magaalada qaarkood
Hadaba wasiiradan ayaan si kedis ah ugula kulanay iyagoo carwooyin kuyaala magaalada ka iibsanaya Waxyaabo ay daneynayaan iyagoo lugeynaya islamarkaa dhexsocda bulshada qeybahooda kala duwan Iyadoo si caadi ah ay ugu dhexjireen dadka shacabka ah ee ka dukaameysanaya goobaha ay tageen.
Wasiiradan ayaa sidoo kale mid mid usalaamayay dadka ay lakulmayeen iyagoo usheegayay in madaxda Dowladu ay diyaar u yihiin inay shacabkooda ka dhageystaan talada iyo tusaalaha ay ugudbinayaan si ay Afkaarta dadka ugu howlgalaan maadaama ay iyaga matelaan.
maansha allah aad ayaan ugu faraxsanahy runtii aad ayaan u soo dhaweynayaa madaxdeena qiimaha badan ee maanta gaaray in ay sugaan nabadgalyada magaala madaxdena . soo jiidasho wanaagsan ayeey noo soo gudbiyeen maanta oo dalkeena nabadyahay qurbe nacas ma joogi doono . guumeysi kuma jiri doono waayo dalkeena ayaa noo bahan una baahanahy .
MAASHAA ALAAH WAA FARXAD WEYN EE U SOO HOYATAY UMADA SOMALIYEED NABAD GALYADA KA TAGAN XAMAR IYO INTEEDA KALE ALAHAYOOW NOO WANAAJI HANA GULAYSTAAN UMADA HOGAANKA WADO HADA SIDA FICAN EE DARDARKA LEH AY U SOCOTO SIYAASADA SOMALIYA MAANTA MAALIN AANA AYEEYN AYAA TAARIIDA BAAL DAHAB LEH AYEEY KA GALI DOONAAN MADAXDA MANTA SOMALIYA HOGAAMINEEYSO
masha allah dadka wan in la dhiro galiya si dadka dabada jira u yimadan way mahad sanyihin labadas wasir oo dadka ku dhaxjira naftoda bay u hurayan dalka thnks
ASC masha alah waa arin lagu farxo labada wasiir ee aadka u cuslaa ee ay ku taagantahay dowlada aya si nabad galyo ah dukan wax ugu iibsanayo isagoo an wax cabsi ku jirin masha alah.
Xili ay madax tooyada ay so dhafi karina waa laso maray waa alle mahadiis alle hano siyaadiyo nabad manta la helay,mid kaso balarana alle ayan ka baryeena in dalka oo dhan wada garto.
maasha alahh walhi aad ayaan ugu frxay marki aan arkey waziiradii oo shacbiga dhex lugeynaya hadana ka dukameysanaya waa didalen waziirada xagga amniga qabilsan 2 waziir waa tiirka mustabalak wadanka sida ay u didalayan ilaahayow dowaldii iyo karmadii dalkena soo celi ada weynoo nabdyo abrwaaqo nagu so celin karee shacabka furasadan wa inan ka faidaysanaa walhi 23 year waziiro dukamo ka adeganaya ma anan arag ee fursdan aan ka faidaysano casiamdii aduunka u amanka abdneed barisamadkii ayaa hada dib u soo noqon rabtee ,masha alah ialahyy ha idin xafido gogaamiyasha dowalda dhamntiin min wazir ilaa dable
Mashaa alaah waa hurumar dhan ka amniga ah in ay gari inta qaataanxataa istaaf aagoo wato ay dhexgalaan bulshadaa her waxaa laso maray ay garida qafilan ee a misoon wasiru dowluhu raaci jiray wana hurumar dhanka amaanka ah in gari raxo ow wasirkaynii gashan dhiga ku dhex maro magada muqdisho masha alaah hala wado sugida amniga yaan laga sexan cadowgu masexanayo garabkiina alla hagalo
asc www salan kadib aada ayan ujeclestay masawiradan dhiri galinta ah ay sameyen 2wasiir lakin suaal 2da wasiir ma hal shaati bas ayay so donten mise midba laso wehliyay nabadu wa shey qali ah wana so dhaweyneynaa somalia waxay kuso labatay qarada africa awal magaca somaliyed wuu sii lumiyay amni darada awged wasiradu wa inay sii hagajiyan xiriirka xaga nabada sanadka na uu noqdo sanadkki ugu dambeyay ee dhig dambe u daato ascwww
Ma sha allah run ahanti waa wax lagu farxo wlbo sida ay nagu mujiyen in ay wadanka amni gisa wax yar le ka dhiman mrka waxaan kalo qajay hayna in aan aragno askari wato bud in sha allah waana garayna illahy hano si yaadiya
asc wr wb hadal idinkaa dhameeyay ana waxaan ku dari lahaa wadanka anaga ayaa hagaa jin karno waa hadaan daa dihindo qaranka somaliyey is raaca nin walbow wadankaa wax kuu dhaama malahan
Salam bahda Radiomuqdisho, salaan ka bacdi Alle ayaa mahadaasi u sugnaate suurta giliye iftiinkaan ama maanka soo hagaagaayo, sii xoojiye amaanka inaasi ka sii hagaajiya guusha waa dhowday InSha’Allah Masha’Allah
Sacda Sherrif wuu saxan yahay Alhamdulilah hadda aad bay uga roonaatay sida ay ahayd lkn inti ciidankan daba soocdo wax badan ayaa u dhiman ee halkiina kasii wada ILLAH-na hala garab galo.
masha allaah wadankeyna allaah ha inoo dejiyo waana wax lagu farxo nabada ka islaaxday gayiga somaliya shabkuna waxaan leeyahay qabyaalada ha iska dayaan ee qof walba a isku dayo in uuyahay muwaadin somaliyeed
asc dhamaan waan salaamay bahda radiomuqdisho iyo dhamaan iumada somaliyeed markaan ka dhiibto aragtideeyda waxay ila tahay inay beentahay nabadaan mesha lagu soo badhigaayo shalay kaliya 5 qof ayaa lagu dilay suuqa bakaaraha hareerihiisa marka anaga wadad maka al mukarama maalin kasta hana tusina iyo xeebta liido kaliya aaway magaaladii muqdisho inteedii kale ?????????????????????????
Masha Allah masha Allah masha Allah wallahi aad baan ugu hiloobay wadankayagii ama gobolkii aan ku dhashay insha Allah mar uun waan iman doona hadii aan nafta qabo.
shaAllaah waa wax fiicaan ilahaayow nawada nosiiyaadiii
Masha Allah ilaahay nabadda iyo amniga ha noo adkeeyo ilaahayow dhulkeennii oo nabad ah annagoo nabad ah isu keena soo celi aammiin.
maansha allaah ilaahayow inoo siyaadi umada nabad ayaa deeqdo waxaan intaa kudarayaa labada waziir weey dadaaleen balse somalida ayaa kumahmaahdo faraska waxa usha loogudhufto waa hadheereeyo marka waxaan leeyahey wadanka gabi ahaan ayaa idin sugaayo ee nin laguseexdow haseexan xilbaasidaa haseexan waligaa foojignoow
masha alaaah walee xamar amaankeeda kuwa caalamka ayuu lamid yahay waqti xaadirkan ilaahoow nabada noo xifdi yaa rabbi somalia ha,is raacdo ciidamada qalabka sida hambalyo
Asc dhamaan walshyga somaliyed iyo dadihiyay yasha radiyaha wan soxan kasijeclaam lahaa ayaqoo midkastaba babuurkisa kubashalayo ama garomada lagula ciyaran wan garidonaa insha allh
mashallah ilaahow noo siyaadi nabada
mash alh waa arin lagu farxo oona dad badan oo horey u cab san jirey hada ku dhiiranayaa aloow aamanka hada heysano noo saa idi
maansha allah aad ayaan ugu faraxsanahy runtii aad ayaan u soo dhaweynayaa madaxdeena qiimaha badan ee maanta gaaray in ay sugaan nabadgalyada magaala madaxdena . soo jiidasho wanaagsan ayeey noo soo gudbiyeen maanta oo dalkeena nabadyahay qurbe nacas ma joogi doono . guumeysi kuma jiri doono waayo dalkeena ayaa noo bahan una baahanahy .
Maashaa Allaah.
MAASHAA ALAAH WAA FARXAD WEYN EE U SOO HOYATAY UMADA SOMALIYEED NABAD GALYADA KA TAGAN XAMAR IYO INTEEDA KALE ALAHAYOOW NOO WANAAJI HANA GULAYSTAAN UMADA HOGAANKA WADO HADA SIDA FICAN EE DARDARKA LEH AY U SOCOTO SIYAASADA SOMALIYA MAANTA MAALIN AANA AYEEYN AYAA TAARIIDA BAAL DAHAB LEH AYEEY KA GALI DOONAAN MADAXDA MANTA SOMALIYA HOGAAMINEEYSO
Waaw wasiirka gaa shaan dhiga iyo wasiirka arimaha gudaha maa shaa allaah caadi maahin
masha allah masha allah wlh waa waxlagu farxo intan kabadan aya rajenena insha alllah aloow nabad nabad nasi amin amin
MASHAA ALAAH WAAN KU FARAXSANAHAY HADAYNU NAHAY SHACABKA SOOMAALIYEED GUUSHA WANAAGSAN EEY GAAREEN MADAXDA SOMALIYEED SIDA DARDARKA QABTO AY U SOCOYO SIYAASADA WADANKA IYO NABAD GALYADA WANAGSAN SOMALIYEEY KU DADAALA MEELKASTO AAD KU NOOSHAHIIN DALKA GUDAHIISA AMA DIBADIISA HA NOQOTEE NABADA KU DADAALA WALAALAYAAL
MA’SHA’ALLAAH ILLAAHOW NOO SIYAADI
masha allah dadka wan in la dhiro galiya si dadka dabada jira u yimadan way mahad sanyihin labadas wasir oo dadka ku dhaxjira naftoda bay u hurayan dalka thnks
Asc maasha alaahu walhi si aad ah ayaan ugu farxay nabada inoo soo caraftey eebe wene ha inoo siyaadiyo nabadaas aamin
mida kale shacabka somaliyeed waxaan dhihi lahaya la shaqeeya ciidamada nuucyadooda kala duban si amaanka dalka oo dhan loo xaqiijiyo
amaanka waxuu dan u yahay waa shacabka marka shacabka waxaan dhihi lahaya nabadaas hanaga sii deynina ee inoo dhuujiya mahadsanidiin
bahda radiomuqdisho oo saacad walba aisku howla shacabka somaliyeed sida aad uga haqabtirtaan hadba barnaamijyada socdaa mahadsanidiin
dank u wel
Masha allah ilaah baa mahad iska leh alx
ASC masha alah waa arin lagu farxo labada wasiir ee aadka u cuslaa ee ay ku taagantahay dowlada aya si nabad galyo ah dukan wax ugu iibsanayo isagoo an wax cabsi ku jirin masha alah.
Xili ay madax tooyada ay so dhafi karina waa laso maray waa alle mahadiis alle hano siyaadiyo nabad manta la helay,mid kaso balarana alle ayan ka baryeena in dalka oo dhan wada garto.
maasha alahh walhi aad ayaan ugu frxay marki aan arkey waziiradii oo shacbiga dhex lugeynaya hadana ka dukameysanaya waa didalen waziirada xagga amniga qabilsan 2 waziir waa tiirka mustabalak wadanka sida ay u didalayan ilaahayow dowaldii iyo karmadii dalkena soo celi ada weynoo nabdyo abrwaaqo nagu so celin karee shacabka furasadan wa inan ka faidaysanaa walhi 23 year waziiro dukamo ka adeganaya ma anan arag ee fursdan aan ka faidaysano casiamdii aduunka u amanka abdneed barisamadkii ayaa hada dib u soo noqon rabtee ,masha alah ialahyy ha idin xafido gogaamiyasha dowalda dhamntiin min wazir ilaa dable
waa wax fiican lakiin waxaa ka sii fiican wasiiradeyna oo aan la ilaalineyn oo adeeganaayo allow nagaarsii amiin
aadbaanu oogu mahadcelinaynaa bahda warbaahinta gaar ahaan radiomuqdisho oo utaagan inuu shacabka kadharjiyo warar hufan,madaxdana waxaanu leenahay ilaahay haidin xifdiyo waxaa tihiin halyeeyo,taariikhdana waxaad kagalaysaan,baal dahab,soo noolaynta ummadda iyo u adeegideeda,iyo wax laqaybsigeeda,fikir iyo nololba,waa astaamaha hormarka,marka guul soomaaliya hanoolaato.
masha alah wan ku faraxsanahy bari ayan tagid sogosah
maasha alaah nabada wey curatay waan in aan u laabanaa muqdisho i am sorry muqdisho waxaad soo aragtay
Waan sugayney maalintaane,
Ummadyahay aan midowno.
MASHA ALLAAH ILAAHOW NOSIYADI NABAD GALYADA AD NASIISAY RUNTII XAMAR ALLE WAA U GARGAARAY WAXA ANA UGA MAHAD CELINEYNAA DOWLADNMA SHARAFTA BADAN IYO SHACABKEENA QIIMAHA LE RUNTII AD BAAN UGU QIIRODAY WAXAN MOOGAHAY 7 SANO OO KALIYA HEERKA MUQDISHO CAASIMADA DALKU AY MAREYSO AMMANKA IYO HORUMARKA ADBEY NAFTEYDA U RAALI GALISAY DIYAAR AYAN U AHAY IN AN IMAADO WALALAHEYGA QUBE JOOGTA AH WAXAN LEYAHAY NAKACSHA GURIGEENII AYA GUULEYSTAY OO NOBAHAN ANAGUNA U BAHANAHAY DOWLADENU HANOO LAATO SHACABKEENU HAGULEYSTO
maansha allah illahoow noo siyaadi nabada aamnka waa waxa lagu naaloodo illahay xamar oo xamarteedii ah inuu natuso waxba kuma ahan sheydaamada laga saaro weli wax waa dhacayaan balse sidaa hadii lagu sii wado dalka o dhan baa nabad noqon doona wasiirka arimaha gudaha waxaan leeyahay xilka ugu weyn aduu ku saaran yahay allaha kula garab galo aamiin aamiin insha allah guul xamar u soo hoyatey ayaan arkaa soomaliya oo dhan ayadoo gaarta ayaan rajeynayaa.
good jalayal bulshada dhax gala
Masha allah cadawgenu hajabo madaxda manta dhex mushaxeysa nabada haogadeen dadbaa dayi la’ okaxun marka cadowgena alaha qabto
Wlhi marka aan arkay aqbartan farxad wan is celin wayay her waxan garay asxateyda ina iskuwado aantusiyo alxd wana ku farax sanahay
Asc waziradu way dadalayan ilahy hakA hayo cadowga shaqada iyo dhirigalinta ay samaynayan
Maasha Allah!!! Walaahi waa arin qof walba oo muwaadin ah uu ku farxaayo. Aniga waxaan aad ugu kalsoonahay in hadii uun nabada la xoojiyo, wax walba inay si dhaqsi usoo laabanayaan. Allow nala garab gal, shacabkeena Alla haka dhigo kuwa jecel nabadda.
Mashaa alaah waa hurumar dhan ka amniga ah in ay gari inta qaataanxataa istaaf aagoo wato ay dhexgalaan bulshadaa her waxaa laso maray ay garida qafilan ee a misoon wasiru dowluhu raaci jiray wana hurumar dhanka amaanka ah in gari raxo ow wasirkaynii gashan dhiga ku dhex maro magada muqdisho masha alaah hala wado sugida amniga yaan laga sexan cadowgu masexanayo garabkiina alla hagalo
Asalaamu calaykum , masha alaah alaah ayaa mahad leh , ilaaheey amaanka ha noo siyaadiyo, la shabaab iyo bur burkooda ilaah hanaga ceeriyo , somali waa amaaaan in sha alaaah…
asc www salan kadib aada ayan ujeclestay masawiradan dhiri galinta ah ay sameyen 2wasiir lakin suaal 2da wasiir ma hal shaati bas ayay so donten mise midba laso wehliyay nabadu wa shey qali ah wana so dhaweyneynaa somalia waxay kuso labatay qarada africa awal magaca somaliyed wuu sii lumiyay amni darada awged wasiradu wa inay sii hagajiyan xiriirka xaga nabada sanadka na uu noqdo sanadkki ugu dambeyay ee dhig dambe u daato ascwww
Ma sha allah run ahanti waa wax lagu farxo wlbo sida ay nagu mujiyen in ay wadanka amni gisa wax yar le ka dhiman mrka waxaan kalo qajay hayna in aan aragno askari wato bud in sha allah waana garayna illahy hano si yaadiya
asc wr wb hadal idinkaa dhameeyay ana waxaan ku dari lahaa wadanka anaga ayaa hagaa jin karno waa hadaan daa dihindo qaranka somaliyey is raaca nin walbow wadankaa wax kuu dhaama malahan
Maaaashaaa allaaah waa guul allow noo siyaadi waaaaaw waa mahadsan yihiin labada wasiir guuuuuuuuuuuuuul
Salam bahda Radiomuqdisho, salaan ka bacdi Alle ayaa mahadaasi u sugnaate suurta giliye iftiinkaan ama maanka soo hagaagaayo, sii xoojiye amaanka inaasi ka sii hagaajiya guusha waa dhowday InSha’Allah Masha’Allah
masha allah aad ayan u farxsanahay
farxadeyda wax aan ku qiyaaso ma aqaani somali ha is raacdo cadawga kuso duulayna hoooooooooooooooooooooooooooooos
asc kuligiina gaar ahaan waxaan halkaan ka salaamayaa reer wardhiigleey oo dhan waxaan leeyahay nabad ku barya waligiina aamiin
maasha allah waxaaan kufaraxsanahay inaan arko madax soomaliyeed oo bulshada dhex socdan waamid aad muhiimuah waxaana loobahayahay iyeey fahmaan bulshada inteeda kale maxaayeelay nabada ayaa naas lanuugo leh
Waxaan ku talinayaa shacab masaakiinta ah yaan been loosheegin qof walba wuu ogyahay xaalada xamar kusugantahay.d
sharif xamar waxeey ku sugantahay calamka dhan baa u qiray marka maxaad adiga ugu dide umada hormarka eey sameyen cadi iska dheh
Sacda Sherrif wuu saxan yahay Alhamdulilah hadda aad bay uga roonaatay sida ay ahayd lkn inti ciidankan daba soocdo wax badan ayaa u dhiman ee halkiina kasii wada ILLAH-na hala garab galo.
MAA SHAA,ALLAH TANI WAXAY MUU JINEYSAA HEERKA UU GAARSIISANYAHAY AMAANKA CAASIMADA SOMALIA EE MUQDISHO WAXAAN LEEYAHAY SOMALIYEY MEEL WALIBA OO AAD JOOGTAAN KASHAQEEYA AMAANKA IYO HORMARKA GUUD AHAAN DALKEENA SOMALIA WAXAANA RAJEYNAYAA IN UUGAARO AMAANKA 100% IN SHAA,ALLAH BAHDA WAKHTI DHAW IN SHAA,ALLAH WAXAAD UMAHAD CELINAYAA ALLIHII NASIIYAY HORMARKAASI IYO INTII KA QEYBQADATAR DHAMAANBA SALAAMULAAHI CALEYKUM W W
masha allaah wadankeyna allaah ha inoo dejiyo waana wax lagu farxo nabada ka islaaxday gayiga somaliya shabkuna waxaan leeyahay qabyaalada ha iska dayaan ee qof walba a isku dayo in uuyahay muwaadin somaliyeed
asc dhamaan waan salaamay bahda radiomuqdisho iyo dhamaan iumada somaliyeed markaan ka dhiibto aragtideeyda waxay ila tahay inay beentahay nabadaan mesha lagu soo badhigaayo shalay kaliya 5 qof ayaa lagu dilay suuqa bakaaraha hareerihiisa marka anaga wadad maka al mukarama maalin kasta hana tusina iyo xeebta liido kaliya aaway magaaladii muqdisho inteedii kale ?????????????????????????
waxaanahay dad wax kufaanikarno allow kadhig somali oo israaday waayo wax waxdareemikaro dadka
masha alaah allaha noo siyadiyo nimcadan iyo barwaqada waa wax alle logu mahad noqo somaliyey ha lesku duceyo xasidnimada ma fiicno shalay iyo mantay ineey kala tahay malin iyo habeen waad u jeedan
war walaal layaloow hadii aad magaladiina nabadeeysateen maad dadka magaalooyinkooda u madax baneeysaan waxaan ka wadaa kismayo
Waxaan hanbalyo iyo bogadin u dirayaa dhaman madaxweynada umada somaliyed aabo xasan sheq maxamud iyo dhadan madaxda dalka iyo cidamada xoga dalka cidankegiyow calanka cida waad ka qaden cadawgu waad cirib tirten cisi iyo sharaf baad caawa naga mudantihin
masha-allah waa talaabo dhanka hormarka mujineysa ee allaha inoo siyadsho
ILAAHOOW ADIGAA WAX NABADEYN KARO EE MUQDISHO IYO SOMALIYABA KA DHIG BALADUL AMIIN AAMIIN,UMADA KU NOOL MAGAALADA MUQDISHO WAXAAN UGU BAAQAYAA INEY NABADOODA ADKEYSTAAN WAANA HUBAN TI HADII DADKA MUQDISHO ISKU DUUBTAAN INEY ADKAAN DOONTO IN MUQDISHO IYO DADKEEDABA DHIBAATO LOO SOO MASAAFURIYO .SIDAAS DARTEED ISKU DOOBTA KUNA DUUBTA DOWLADIINA SI SOMALIYA DHIBKA LOOGA SOORO.
Mashallah wax yar magaalada waa so wanaagsanaaneysa waxaa dhiman kaalinta shacap weynaha ay ka qaadan lahaayeen so celinta bilicda m.muqdisho
Masha Allah masha Allah masha Allah wallahi aad baan ugu hiloobay wadankayagii ama gobolkii aan ku dhashay insha Allah mar uun waan iman doona hadii aan nafta qabo.