Tuesday, May 21st, 2013

Daawo Sawiro.Wasiirka Howlaha Guud iyo Degadaha oo Kulamo ku La qaatay Khartoum Madax Dowladda Sudan ah.

Published on February 20, 2013 by   ·   4 Comments  ·   8,432 views

Wafdi uu Horkacayo Wasiirka Howlaha Guud iyo Dekadaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya  Mudane : Muxudiin Maxamed Kaalmooy oo Xiligan ku sugan Magaalada Khartoum Dalka Sudan  ayaa Maanta kulamo la qaatay Madaxda Dowr Wasaaradood  oo shaqadoodu hoos Tagto Howlaha guud.

Wasiirka ayaa 10 Subaxnimo ee Maanta kulan kula qaatay Hoyhooda Wasaarada Dhismaha Guud ee Dalka Sudan halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen Agaasimaha guud iyo Agaasime waaxeedyada Wasaaradaas.

Wasiirka ayaa inta Kulankaas ay ku jireen waxa ay ka wada hadleen labada dhinac Isdhaafsiga Khibrada iyo Khubarada ku Taqasusay Dhanka Dib u dhiska Dalka, waxa uuna Wasiirku ka Codsaday Madaxdii halkaas joogtay in ay kala shaqeeyaan Sidii ay Dowladda Sudan aan marnaba horay uga daalin gacansiinta Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed ay usii laba laabi lahaayeen.

Waxa uuna Wasiirku Mudane: Muxudiin Maxamed Kaalmooy oo ugu mahadnaqay Dowladda Sudan sida hagar La’aanta ah ee Dowladda Soomaaliya u garab taagan tahay.

Sidoo kale Wasiirka Howlaha Guud iyo Dakadaha  iyo Wafdiga uu hugaaminayo ayna ku wehliyeen Shaqadooda Howlwadeeno Safaarada Ka socota oo uu Hor kacayo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Sudan Mudane: Maxamed C/laahi Ugaas ayaa waxa ay kulamo la qaateen Madax Wasaarada Korantada iyo Biyo Xireenka halkaasoo ay sidoo kale kula soo kulmeen Madaxda wasaaradaas iyo Agaasima waaxeedyada.

Waxa ayna Kulan kaas ay la qaateen ay kaga wada hadleen sidii Soomaaliya ay gacan Buuxda uga siin lahaayeen in Dib looga dhiso Dhanka Koronta Dhalinta ayna Wasaaradaas gaar ahaan ay u Dirto Khubaro Sudan ah sidoo kale ay u taba baraan Aqoonyahana Soomaaliyeed ee Wasaradda  Howlaha Guud raacsan si iyaga u buuxiyaan shaqadii Fal galinta Howlaha Qaranka Soomaaliyeed.

Dhanka kale Wasiirka ayaa waxa uu kulan la qaatay Wasiiru Dowlaha Wasaraada Khayraadka Biyaha Marwo Daadina Butrus, iyadoo labada Mas’uul ka wada hadlay Xariirka Soo jireenka ah ee u dhaxeeya Soomaaliya Iyo Sudan.

Wasiirada oo la hadlaysa Saxaafada Kulan kaas ka dib ayaa u Hambalyaysay Guusa ay Ay si guud Soomaaliya u gaartay oo ahayd midii Kasoo bixitaanka Kumeel Gaarnimadii iyo Doorashadii Dimuqaradiga ahayd uu kusoo baxay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Dhankiisa Wasiirka oo isagana ka hadlay kulankaas ayaa isagana uga mahadnaqay xusayna in Hishiis ay wada saxiixan doonaan Labada wasaaradood hasayeeshee ay Khubara Wafdiga ay ka wada shaqaynayaan Qaabkii hishiiskaas loo dhigi lahaa.

Dhankiisa Safiirka Safaarada Soomaaliya ee Dalka Sudan Danjire Maxamed C/laahi Ugaas ayaa isagana u mahadnaqay Dowladda Sudan shacab ahaan iyo Xukuumad intaba Sida hagar la’aan ah ay u garab Taagan yihiin Walaalahood Soomaaliyeed.

Safiirka ayaa intaas ku daray in walaaha Sudan looga baahnayn oo kaliya in iyaga uun ay Soomaaliya Taageerto hasayeeshee loo baahan yahay in ay ka gacansiiso Ayna u tilmaanto Meelaha ama wadamada Lays Oran karo Soomaaliya way taageeri karaan oo ay u fakiraan in wadankoodii oo kale yahay.

Ugu Dambeentii Socodka Wasiirka Howlaha Guud iyo Degadaha Mudane Muxudiin Maxamed Kaalmooy  oo ay ku wehliyaan Xubno Khubaro ah oo 4 Xubnood ka kooban ayaa waxa ay aad ugu mahadnaqeen  sida Qadarinta leh ee usoo dhaweeyeen walaalahood Sudan .

Hadaba Akhristayaasha Sharafta leh waxa aan idiin soo Gudbinaynaa Sawiro Muujinaya Kulamadii uu Wasiirka La yeeshay Madaxda Dalka Sudan waxaana ugu horeeya.

Sawiradan waa kuwa Muujinaya Kulanka uu Wasiirka la yeeshay Wasaarada Guryaynta ee Dowladda Sudan

DSC02633

DSC02634

DSC02635

DSC02636

DSC02637

DSC02638

DSC02639

DSC02640

DSC02643

DSC02646

DSC02647

 DSC02649

DSC02650

DSC02651

DSC02652

DSC02653

DSC02654

Qaybta hoose ka daawo. sawiro Muujinaya Bandhig ay Sameenayeen Khubaro Sudan ah oo ay kaga Hadlayeen Qaabka iyo Qorshaha U dagsan Wasaarada Guryeenta ee Dowladda Sudan.

DSC02657

DSC02658

DSC02661

DSC02662

DSC02663

DSC02665

DSC02666

DSC02667

DSC02671

DSC02663

DSC02678

DSC02680

DSC02681

 

Qaybtan Hoose ka daawo Kulanka uu Wasiirka la qaatay Wasaarada Korontada iyo Biyo Xireenka ee Dowladda Sudan.

DSC02707

DSC02684

DSC02685

DSC02687

DSC02691

DSC02692

DSC02693

DSC02695

DSC02696

DSC02697

DSC02703

DSC02704

 Halkan Hoose ka Daawo Kulanka Wasiirka uu la qaatay Wasiiru Dowlaha wasaaradda Khayraadka Biyaha iyo Korontada.

DSC02722

DSC02708

DSC02710

DSC02712

DSC02713

DSC02714

DSC02715

DSC02716

DSC02718

DSC02725

 

Photo By: Fiidow Maxamuud Fiidow 

                    Sudan Khartoum

Readers Comments (4)

  1. ASC WALALAHA SUDAN IYO KUWA SOMALIYED WAXAN RAJEYNEYNAAA IN INTAN KABADAN INA DHEX MARTO WALALEHENA REER SUUDDAN EE AN ISKU diinta NAHAY iskuna egnahay adunka marka an mareyno wa laisku kana qaldaa anaga iyo sudan intas ka dib waxan dowlada waziirku aad ayuu umahadanayahya

  2. C/rashiid A. Xeydar says:

    Maashaa Alaah walaalaha Sudan in ay garab istaagaan Wasiirka wasaarada Howlaha Guud Dib u dhiska Gaadiidka Badda, Dekadaha iyo Tamarta Soomaaliyeed Wasiir Kaalmoy. Soo laabo digoo Nabad ah.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013
1

Baarlamanka oo maanta ansixiyay miisanadiyadda Sadexdii Bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada  Sadexdii bilood ee ...
odayaasha-hawiye

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamanka oo ku baaqay in laga naqdo mowshinka laga keenay xukuumadda

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
IMG_0165 2

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo abaalmarinno guddoonsiiyay wariye iyo Cameromanno ka tirsan SNTV”Sawirro”

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
IMG_3133

DAAWO SAWIRRADA:- dib u dhis xoog leh oo laga dareemayo Gaalkacyo

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
TubtaToosan1

Shirkii London iyo diidmada Al-Shabaab-DHAGEYSO

Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2013
baladweyne1

Maamulka G/hiiraan oo amar ka soo saaray dadka wata hubka iyo dharka shacabka

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
images

ciidamada dowladda oo howlgal ka wado qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir

Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo ka soo horjeestay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo

Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
shabaab baad

Maleeshiyaadka kooxda shabaab oo sii kordhayo qilaafkooda

Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
guryaha

Barakacayaal duleedka Bosaaso looga dhisay guryo

qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
DSC00436

DAAWO SAWIRRADA:- Kulankii mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka ay Muqdisho ku yesheen

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 20.05.2013
DSC00489

Kulan looga soo horjeedo mushinkii laga keenay xukuumadda oo ay Muqdisho ku yesheen mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka

Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
hiraan

Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka “sawirro”

kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo ku baaqay in la taageero horumarka iyo guulaha ay gaartay dowlada Federaalka

Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 20.05.2013
dowlada hoose 1

Maamulka G/Banaadir oo hey’adaha kala hadlay mashaariicda ay ka wadaan Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
nn

Baarlamanka oo maanta ansixiyay talo soo jeedintii gudiga Maaliyadda ee Baarlamanka”Sawirro”

Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Istakiin

Kulan looga hadlay amaanka oo lagu qabtay degmada Boondheere

Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

Warka Subax 20-05-2013
kuku

DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga oo Kula kulmay Dhigiisa Dalka Sudan Magaalada Khartoum

  Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha deegaanka Beladul-amiin ee Sh/hoose oo ka cabanaya boob iyo cadaadis ay ku hayaan Al-Shabaab

Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in isbedel amaanka ah laga dareemayo Magaalada Baledweyne

Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Fowsiyo Yuusuf

Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya oo sheegtay in lasoo xareyn doono safiirada dalkeena u fadhiya caalamka.

Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
mm

Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Koofur afrika oo dowlada ku amaanay isbedelka ay ka dhalisay dalka.

Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC00480

Wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgalaya Isku-imaatinka 13-aad ee Doha “SAWIRRO”

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
DSC03720

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga oo Caawa Gaaray Magaalada Khartoum ee Dalka Sudan. Daawo Sawiro

Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
dadka-la-xukumey1-450x342

Maxkamada Gobolka Bari oo Xukunno ku riday dad iskugu jira Soomaali iyo ajaanib

Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*