Saturday, August 23rd, 2014

DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga oo Kula kulmay Dhigiisa Dalka Sudan Magaalada Khartoum

Published on May 20, 2013 by   ·   4 Comments  ·   13,469 views

 

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaj Fiqi oo  Habeenimadii Xalay ahayd Soo gaaray Magaalada Khartoum ee Caasimadda Dalka Sudan ayaa Maanta Barqanimadii la Kulmay Wasiirka Difaaca Dowladda Sudan Mudane C/raxiin Maxamed Xuseen.

Wasiirka Gaashaandhiga  Soomaaliya oo Maanta ku Booqday Xafiiskiisa Dhigiisa Dalka Sudan ayaa waxa ay ka wada hadleen Arimo badan oo quseeya Labada Dal.

Wasiir C/xakiin Fiqi ayaa u mahadnaqay ugu horeentii Dowladda Sudan iyo Sida walaaltinimada leh ay u garab istaagan tahay Gaar ahaan Siyaasadeeda ay ugu Magac dartay (Taageerada Soomaaliya ee aan kala Go’a lahayn) iyo in ay ka Garab istaagtay Shacabka Soomaaliyeed dhowr Qaybood oo kala ah Dhanka Waxbarashada, Taageerada Dadka Soomaaliyeed ay dhibaatada ku dhacday, Garab istaaga Xukuumad Kasta oo Soomaaliya matasha iyo Qodobo kale.

Dhankiisa Wasiirka Gaashaandhiga Dalka Sudan oo isagana Shir jaraa’id Xarunta Wasaarada Difaaca ee Sudan ku qabtay ayaa isagana sheegay in Soomaaliya ay mar walba garab taagan yihiin Umadda Soomaaliyeed iyo Dowladda .

Waxa uuna sheegay Wasiirka Difaaca ee Dowladda Sudan C/raxiin Maxamed Xuseen in Sudan ay Diyaar u tahay Sidii ay gacan uga siin lahayd  Dhan walba oo Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ku Hormarayaan isagoo xusan in Si gaar ah ay Xooga u Sii Saari doonaan Dhanka Soo celinta Ciidankii Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Waxaa Kulamadaas goob joog ka ahaa Saraakiin Sar sare oo Wafdiga Dowladda  federaalka ah la socda iyo Madaxda Safaarada Soomaaliyeed ee Dalka Sudan oo hor Kacayo Safiirka Safaarada Soomaaliyeed Mudane Maxamed C/laahi Ugaas iyo Xubno kale.

Wasiirka ayaa sidoo kale Booqday Xarumaha ugu waa wayn ee Dowladda Sudan wax ku tababarto Ciidanka Milatariga iyo kuwa la halmaala.

DSC03729

DSC03730

DSC03731

DSC03733

DSC03735

DSC03736

DSC03737

DSC03738

DSC03739

DSC03740

DSC03741

DSC03742

DSC03743

DSC03744

DSC03745

DSC03746

DSC03748

DSC03750

DSC03752

DSC03751

DSC03753

DSC03754

DSC03755

DSC03757

DSC03758

DSC03761

DSC03762

DSC03764

DSC03765

DSC03767

DSC03766

Photo by: Fidow Mahamud Fidow

Sudan – Khartoum

Readers Comments (4)

  1. riyaale kaahin says:

    WE LOVE MR FIQI PLEASE MAKE OUR FORCE NATIONAL FORCE NOT LIKE WHAT THEY ARE NOW MELLIAS

  2. Amaal Khaatumo says:

    Guul iyo gobanimo viva SOOMAALIA

  3. Xasan xade says:

    Waa guul ilah na gaar siyey masha alah fiqi jaale alaha ku guuleyo kuna fakar sidaad ugu dhigi laheyd militariga xuga dalka sida kan sudan hanado ha ka daalin alaha kugu guuleyo da daal ka aad ku jiro

  4. Xasan xade says:

    Masha alah intaa saa iga badan waana nasri la gaaray aloow ino siyaa




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Rooble

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo siminaar u furay suxufiyiin ka howlgala Muqdisho

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta ayaa maanta furay tababar aqoon ...
buundada-buulo-barde-300x225

Xildhibaanno ku baaqay in la furo waddooyinka Buulo Barde

Wefdi Xildhibaanno ah oo ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-23-08-2014.mp3"][/audio]
ciidanka xds

Ciidamada qalabka sida iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Tiyeeglow

Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta si ...
DSC09659

Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha dalka iyo mas’uuliyiin kale oo kormeeray Xabsiga Dhexe ee Xamar “SAWIRRO”

Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha dalka ahna Ra’iisul wasaare ku-xigeen ...
Wargeyska-Dalka-Astaan

Akhriso Wargeyska Dalka Caddadkiisii Todobaadkan

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
26ka June Gaalkacyo 2

Ururro bulsho oo tababar loogu furay Gaalkacyo

Ku dhawaad 100 ruux oo ka tirsan ururrada ...
Cali Guudlaawe

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Shabeelaha Dhexe oo Xilka la Wareegay “SAWIRRO”

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabelaha Dhexe Cali Cabdullaahi ...
astanta-warka-150x150

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/War-Subaxnimo-23.08.2014.mp3"][/audio]
astaanta_qaranka11 ok

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 23 August 2014-Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh ...
IMG_9458

Ciidamo Tababar loogu Qaaday Dalka Imaaraadka Carabta-SAWIRRO

Dufcadii saddexaad ee ka tirsan ciidamada gaarka ee ...
abaarta-w

Guddiga Gurmadka Abaaraha Oo Maanta Qiimeyn Ku Soo Sameeyay Abaarta Ka Jirta Gedo Iyo Bakool “Sawirro”

Ujeedada socdaalkani guddiga gurmadka abaaraha ay u gaareen ...
_DSC0370

DAAWO VIDEO: Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Kampala Kusoo Xiray Shir U Socday Baarlamaanka Iyo Hay’adaha Taageera

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-HABEEN-22.08.2014.mp3"][/audio]age
20140822_102137

DAAWO VIDEO: Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo booqasho Taariikhi Ah Ku Tagay Xeryaha Qaxootiga Ee Dhadhaab

Dhadhab, 22 August, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
X1

Safiirka Imaaradka Carabta oo Kismaayo kula kulmay Madaxda Maamulka KMG ah ee Jubba “SAWIRRO”

Wafidii uu hogaminayo Safiirka dowlada Imaaradka Carabta ee ...
astaanta.qaranka-300x228

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SOO DHOWEYSAY HADALKII KA SOO BAXAY PUNTLAND

War qoraal ah ooo ka soo baxay xafiiska ...
IMG_9002

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO MAANTA QAABILAY NIN KATIRSAN KONGARESKA MAREYKANKA OO SOOMAALIYA YIMID+SAWIRO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DSC09585

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Lagu Falanqeeyay Qorshaha Dowladda Ee Ku Wajahan Doorashada 2016-ka (Sawirro+Dhageyso)

Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho ...
howlgal

Ciidamada Ammaanka Oo Saaka Howlgallo Ka Wada Xaafado Ka Mid Ah Degmada Heliwaa

Ciidamada nabadgelyada dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa saaka howlgallo ...
Cabdiweli sheekh axmed

R/wasaaraha Dalka Oo Lagu Wado Inu Maanta Kulan La Qaato Madaxda Dalka Kenya

Ra’isul wasaaraha  xukuumada   Federaalka Soomaaliya   oo  maalintii  Labaad ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-22-8-2014.mp3"][/audio]
ciidamada xds

Ciidanka XDS Iyo Kuwa AMISOM Oo Si Buuxda Ula Wareegay Degmada Tiyeeglow Ee G/Bakool

Maamulka gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidanka XDS ...
tacsi1

Guddoonka Baarlamaanka Oo Xoghayaha Guud Ee Golaha Shacabka Uga Tacsiyadeynaya Geerida Ku Timid Hooyadiis

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC09726

Wasiirada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka oo maanta soo xirtay Tababar u socday ilaa 100 Haween, ka socday 20 Urur haween “Sawirro”

Wasiirkada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Khadiijo Maxamed Diiriye ...
Gedo

Ciidamada Dowladda Ee Ku Sugan Gobolka Gedo Oo Si Habsami Leh Ugu Wada Howlgalo Gobolkaasi

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Ku sugan gobolka Gedo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Haneennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-HABEEN-21.8.2014.mp3"][/audio]
10552426_1488711598034261_7987933899266113924_n

Duqa Muqdisho Iyo Safiirka Mareykanka Ee Soomaaliya Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Kale Duwan “Sawirro”

Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ...
RIDWAAN

Soo Weydii Ku Simaha Ra’isul Wasaaraha Dalka Wixii Fikir,Talo, iyo Su’aal Ah “Barnaamijka Kulanka Todobaadka Bari”

Akhristayaal waxaan idiin ku wargalineynaa  barnaamijka kulanka todobaadka ...
20140821_150236

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali ayaa maanta kulan qado ah la qaatay xildhibaanda baarlamaanka ee ku sugan magaalda Nairobi:-War-Saxaafadeed+Sawirro

Nairobi, 21, August, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
od

Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta dood cilmiyeed loogu qabtay magaalada Muqdisho “Sawirro”

Dood cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Hey’adda Wada ...
xeer-ilaaliyaha-280x175

Caddeyn ku aadan falkii 15ka Agoosto 2014 ee lagu xiray Idaacadaha Shabelle & SKY FM

Mogadishu, 21 August 2014 – Xeer Illaaliyaha Guud ...
astaanta-warka

Dhageyso warka duhur ee Radiomuqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/Warka-Duhur-ee-Radiomuqdisho-21-08-2014.mp3"][/audio]

Tubta Toosan

Dhallinnyaro

Maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada, Waa side xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed?

  Maanta oo ay taariikhdu tahay 12 August waa ...
Ammaan

Mas’uuliyadda Bulshada & Ammaanka Dalka Dhageyso

  Maalmihii u dambeeyay waxaa magaalada Muqdisho ku soo ...
Dumar

Alshabaab iyo Laynta haweenka

Maleeshiyada Alshabaab ee xag jirka ahi, waxay gabood ...