Daawo Sawiro. Wafdi Wasiiro ah oo horkacayo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Caawa Ku hooyanaya Magaalada Baydhabo.
Published on January 28, 2013 by Fidow.Mahamud · 2 Comments · 3,547 views
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane. C/kariin Xuseen Guuleed ayna ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Fiqqi iyo Wasiiro Ku xigeenada Wasaaradaha Warfaafinta iyo Horumarinta Adeega Bulshada oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo ayaa Halkaas kuluma Kula qaatay Qaar ka mid ah Odayaasha, Haweenka & Dhalinyarada Magaaladaas.
Hadaba waxa aan idiin Soo Bandhigaynaa Sawiro Muujinaya Kulamadii ay la qaateen Madaxda Gobolka iyo Dadkii ay la kulmeen iyo Meelaha ay soo booqdeen.


























Hadii aad Joogtid USA,Canada,Uk,Norway iyo Sweden wararka iyo barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho kuwooda ugu muhiimsan ka dhageyso telefoonkaaga si lacag la’aan ah adigoo garaacaya nambarrada hoos ku qoran:-
UK :- +442035190460
USA & CANADA:- +14156550815
Norway:- +4721953392
Sweden:- +46840836392
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
this is a sign of releif for the people of somali nationals and the country’s future intrest.congrats for the defence minister fiqi and his counterpart c/kariin the internal minister. soomalia ha noolato..guul..viva somalia.
MAASHAA ALAAH WAA WAX LAGU FARXO ALOOW NABAD ALOOW BARWAAQO SOOMAALI MID AH ILAAHAW NATUS AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAMIIN