Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Mansha Allah,Allow noo adkey nabadda noo soo iftiintay.
Hanbalyo hanbalyo madaxweyne xasan shikh sida quruxda badan ee loo maa muusay
Waa horumar iyo dowladnimadii somalia oo dhaqaaqday bamse dad somali ah ayaa diidan sida ay u dhaqaqdey iyagoo fiirinaya dano qabiil.
Every goal,every action, every feeling one experiences, wether it be consciously or unconsciuosly known, is an attempt to ncrease one’s level of peace of mind…. i pray for Somalia which is in peace with itself…..Amin Ya Allah …!!!!!!!!
Dabaqa kore in sawirro laga qaado bee eheed, waaoyo kor iyo hoos wee buuxdey. In kabadan 2kun Somali baa meesha joogtay, Maasha Allah ,waa baashaalnay xalay. Gulleysta madaxdeyna
kor ma loo baahno kkkkkkkkkkkk
masha alalah madaxweeyne wadanka daacad u noqo angane waan taageereenaa dowlada somaliya soomaliya goool asc
mashaAllaaah nawaaad amiin
Waa kaas madaxweyne daacad ah.Ilaahoow ay soomaali Qabyaalada meel iska dhigtaahi qarannimana usoo jeesato.Madax daacad ah waan helnay balse shacab uheellan lana shaqeeya madaxda yaa loo baahanyahay… SALKUU DHIGI AYAANKUYE SAMIR AAN LAHAANO.
aad bey somalidu kuwa caqliga u saaxiibka ah raali uga yihiin dowlada, marka laga reebo kuwa jecel qabiilka iyo goboleysiga qabiilka iyo xooga ku dhisan
asc masha allah madaxweyne waxad tahay madaxweyne daacad ah oo xilkisa uqalma ad bana ku tagersanahay insha allah anagana hadii an anahy jaliyada domaliyed ee angola mar aya anagana kugu so dhaweyna casimada dalkan eeluanda boqashada aaad boqanayso jaliyadaha somaliyed e kunool daafaha adunka aad ban ugu faraxsanahay madaxweyne allaha kula garab galo xilkan culus ee lagu dhibay somalia ha noolato guuul allahu akbar
ما شا ا لله الله يحفطك ريس الصومال حسن شيخ محمود
maasha Allaah waxaan arkaayaa astaan nabaddeed iyo dowladnimo Alloow noo kas in aay colaado dhamaato Aamiin From Finland
asc mashaa allaah waxaan aad ugu faraxsanahey soomaali idilkeed sida ugu faraxsanhiin soomaalia oo israacdo ee noo hagee oo ka mid waxaan aad ugu faraxsanaan lahaa soomaali idilkeed iney gacmaha isqabsadaan labo daqiidood oo ka mid ah 24saac ee socoto guuuul ayaan leeyahey soomaaliya allow isha baxarka ka xijaab amiin,amiin ayaan leeyahey soomaali udilkeed.
Aad ayaan u soo dhawaynayaa sida quruxda badan ee loo soo dhawayay madaxwayne xasan waxaana leeyahay shaqo badan ayaa ku sugaysa e dadaaal nin lagu seexdoow ha seesan guul ayaan kuu rajaynayaa mudane mahadsanidiin
Guuuuuuuuuuuuuuuul
Guuuuuuuuuuuuuuuul Madaxweynha Muxtarimka ahoowe Nooloow Noolooow Waaan ku taagersanahay Waxaa nahay shacab weynaha somliyeed meel kasto joogno dal iyo dibad.
Maashaa allah waxaan halkaan kaqirayaa in nabadii iyo kaladambayntii soomaaliya ay soo noqotay marhadaanu helnay madax daacada wanaaga kuhogaamiya dalkooda danahoodana kahormarinaaya danta shacabka waa arin aan kufaraxnaa waxaana leeyahay soomaaliya guuuuuul.from holland
MAAN SHAA ALAAH ILAAHOOW IDIN XAFID ADIGA IYO INTA SOOMAALIYA RABTO INAY LUGAHEEDA KU ISTAAGTO OO DAACAD AH , MAANSHAA ALAAH ILAAHOOW ADAA WEYN NAGU DAR GACANTA SAREEYSA OO SARA MARTA , MAANSHAA ALAAH NAFTA IYO NIYADA IDINKU RAAXAYSATA DHAMAAN INTA RABTA WANAAGA SOOMAALIYA MAANSHAA ALAAH VIVA ALLL WAA INTA NABADA SOOMAALIYA JECEL KUNA DA DAASHA .
MASHA ALAAHA WAXAN MAANTA DAREEMAYAA INAY JIRTO dawlad dhab ah waxan soomaraynaa meeshii 60kii hadda iyo taariiq cusub
asc aad iyo aad ayan ugu farah saraxsanahay somalia sida ay isku racday allahow somalia noga dhig nabad waxan si qas ah u so dhaweynaya madaxweneheyma mudane hasan sh. Mahamud waa madax weyne daacad u ah dalkisa umada u hogaamiyah u yahay allahayow kugu guley xilka aad u heysid umada somaliyed aaamiin aaaamiin
waaaaaaaaaaw masha alaah ilahay hanoo siyaadiyo nabad noo soo ifatay ilahay anaga oo nabad noo kas ina dalkeen tagno amiin madaxweyne marka ladoortay ayaa soo iftay nabad mcn kuu gacanta isqabsada naga dhiga ilahayow marwalbana is heesta amiin amiin madaweyna noolaaw waligaa
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw madxweynwe xasan shiikh maxamuud noolaaw ilahay hanoo siyaadiyo nabad noo soo iftiintay ilahay sanadka soo socda anaga oo somaliya joogna ilahaya nabad haanugu geeyo amiin
waaaaaaaaaaw masha alaah ilahay hanoo siyaadiyo nabad noo soo ifatay ilahay anaga oo nabad noo kas ina dalkeen tagno amiin madaxweyne marka ladoortay ayaa soo iftay nabad mcn kuu gacanta isqabsada naga dhiga ilahayow marwalbana is heesta amiin amiin madaweyna noolaaw waligaa
ilahay haa dhigaa madaxweyne hii ugu hareeya somalia daacad unoqday madaxweyna cadoowgada ilahay hajibiyoamin iyo waxii dalkeen cadoow ku eh amiin insha alaah ilahay kuma tusiyo wax xun isha alaah ma arki doontid amiin ilahay cimri gaada hadheereyo amiin
masha allah ilahay ayaa mahad leh madaxweyno nolaaw cadoow gaada ilahay hajabiyo amiin waxii cadoowe kugu ilahaay hajibiyo amiin kuu wii wadanka cadoow ku eh aygane sidoo kale ilahay ha noo siyaadiyo nabada noo soo iftay anagane kuwii iswada qabsado gacamaha naga dhig ilahayoow amiin
masha allah waliga jir oo joog
ma sha allaha waa dawladnimo so iftintay madaxwayne na dadihi