Sunday, November 23rd, 2014

Daawo Sawiro Dhamaystiran Xafladii Soo dhaweynta Madaxweynaha ay u sameeyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Masar

Published on February 8, 2013 by   ·   11 Comments  ·   18,467 views

Akhristayaal waxa aan halkan idin kugu soo bandhigaynaa Sawirada Xaflad Ballaaran ay u sameeyeen Jaaliyadda iyo Ardayda Soomaaliyeed ee ku Nool Dalka Masar Gaar ahaan Magaalada Qaahira

Daawasho wacan kuna indha Doogsada Quruxda Sawirada.

 

S1110024

S1110027

S1110029

S1110032

S1110033

S1110034

S1110035

S1110036

S1110038

S1110039

S1110040

S1110041

S1110042

S1110051

S1110054

S1110057

S1110061

S1110070

S1110076

S1110078

S1110081

S1110082

S1110090

S1110098

S1110105

S1110106

S1110107

S1110112

S1110113

S1110114

S1110116

S1110117

S1110118

S1110123

S1110125

S1110126

S1110129

S1110132

S1110133

S1110134

S1110135

S1110137

S1110138

S1110139

S1110141

S1110151

S1110159

S1110162

S1110164

S1110169

S1110171

S1110174

S1110177

S1110199

S1110201

S1110206

S1110208

S1110217

S1110219

S1110221

S1110229

S1110233

S1110236

S1110238

S1110247

S1110250

S1110241

S1110251

S1110252

S1110253

S1110256

Photo py: Cabdi Salaan Aadan Cabdi

 

Readers Comments (11)

  1. Wan ku farax sanahay quruxda iyo qimaha lagu sow dhaweyay madax weynahena johuriyata somaliyed sharaf waxa inow ah inakow midowno xawadka isasaro xumanti shaleyto jahelnimada nnwgeysay gitiken ilowno farxada aan laqeb sano shacabkena is racay ow lulaya calankena qimaha badan.calankeyniyow guuleyso waliga.

  2. Mr balaki says:

    Masha alh Guul ayan Rajeyneynaaaa

  3. M.A.Mahamud says:

    waxaan sido kale ku farax sanahay in aan yelano madaxwayne qaran ah oo adunka itisa badan laga aqoonsaday, waxaan dhihi laha soomaali meel kasto ay jogto horumar iyo nabad. sidoo kale aad iyo aad aan ugu faraxsanahay in aan halkan ama websitka radio muqdisho in aan ka arko ehelkayga. Bedankt radio muqdisho

  4. Cali Maxamed Cabdi says:

    Ilaahow rajadda wanaagsan iyo ifaafaalaha cusub ee noo muuqda ka dhig mid waara oo Soomaali oo idil ku diirsadaan….Soomaaliya Soomaali baa leh.

    Guuleysta Guulesyta Dowladeenna Barakeysan…aamiin aamiin

  5. abdihakim mohamed jaamac amare says:

    aniga iyo jaliyada soomaliyeed ee qahira waxay noo aheyd habeen aad farxad badan oo xasuus nakguu rebidonta sida aan ugu soo dhaweeynay hooyadii adunka iyo arabta waftiga balaadhan ee uu hogaaminayey madaxweyna jamhuuriyada federaalka somaliya hasan shekh maxamud xafladaa oo soomalidi qahira joogtay aan loo kala hadhin laga bilaabo xuduuda loowya cado ilaa raskanbooni
    Ilaahow rajadda wanaagsan iyo ifaafaalaha cusub ee noo muuqda ka dhig mid waara oo Soomaali oo idil ku diirsadaan….Soomaaliya Soomaali baa leh.
    gitiken han iska ilowno dhibti ina soo kala dhexmartay farxada aan laqeb sano shacabkena is racay ow lulaya calankena qimaha badan.calankeyniyow guuleyso waliga viva somaliya

  6. Somalia Rabiyow Midee says:

    qiso waa la soo maray iyo qaxar ku leelee qeenuunka qaali waayee qaranimada ha waarteee ha waartee,
    waa hadal weyn qiimo badana ku fadhiyo xaadana way i istaagtay lkn somalidaan wax ma wada maqlaane inta wanaagsan allaha inoo badiyo qeyrkana allaha ina wada waafajiyo

  7. mishcal yare says:

    masha allah waa guul kamid ah guulaha la garaayo maalinba maalinta kasii danbeedo alloow noo siyaadi waan ognahee waxa inoo soo maree alloow ha nagu celin oo naga qabo qolo iyo qof walba qalalaaso doonaayo iyo foodo

  8. man sha alaah waxaa aad wax logu farxo ah somali oo isu soo jeysatay oo meel kawada dulayo hada ilahow somali mid ka yeel madaxweynaheyna jamuriyada somalaiya ilaah kii an faca dalkisa iyo dadkisa ka dhig aamin aamin w bahda idacadana ilahow ka dhig kuwi ka fogada qabyalad iyo wax kasto xun wan jacelahay walahi wab kan malaha malintii waxaan firsha 5 jeer marka sida wax u wada ilaah ayaa garabkina tagan somali yey tooos toso isku tirsanada aamin aamin

  9. Ummu Camaaar says:

    Mashaa allaah aad baan ugu faraxsanhay habeenkasi waxey i aheyd habeen farxad badan waa markii igu horesay aan ka qeyb qaato so dhaweynta madaxweyneheena sharafta leh allaw ku xifdi waan u jeedna somali iney cagaheeda ku isaaateyso Alxamdulillah sanada badan waxey nagu lumeeen wey so laaban insha allah somali waxey u baahantahay in lagarab qabto bas dadkeeda isku filan Allaw nabada aan hesyana no ziyaaaaaaaaaaaaaaadi yaa rabb cadawgana naga qabo

  10. s says:

    sc aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay sawiradan horumar iyo barwaaqo ha ku waarto soooomaaaliya isha allah yaa rabi

  11. Saciid BuBse says:

    Waa habeenkii igu horeysay oo aan goob joog u noqday madaxweyne Soomaaliyeed oo qudiisa aan live u dhageysto aad ayaan u qiireesna habeenkaas waxan ii aheyd habeen habeenada aan fiican aan marna ilaawi karin laakin sawiradan oo dhan kama muuqdo aniga waayo dadkii gadaal ka mid ayan ahaa oo meesha ka buuxsamtay laakin kuri gadaale ayaan fadhiyay




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-22.11.2014.mp3"][/audio]
DSC_2846

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay Munaasabad Lagu Furayey Dhismaha Cusub Ee Baarlamaanka Jabuuti “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay ...
210

Kooxda Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda xasuuq ka dhacay duleedka Mandheera

Maleeshiyaadka Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda xasuuq lagu laayay ...
10679_807721645952600_1793617226884276116_n

Muugaab “Nadaafadda iyo naleynta caasimadda waa mudnaanta Kooobaad”+Sawirro

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhawaan  dar dar galin ...
DSC_0149

Maalinta Macalinka Soomaaliya oo Kuwait laga xusay ”SAWIRO”

Xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed iyo 40 guuradeeda munaasabad ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-22.11.2014.mp3"][/audio]
Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Lars 147

Agab waxbarasho oo la gaarsiiyay Dugsiyo ku yaalla Gobolka Gedo “SAWIRRO”

Dr. Axmed Faarax Ducaale oo kamid ah aqoonyahanada ...
Howlgal-boolis-490x326

Maandooriye iyo rag ka ganacsanayay oo la soo qabtay. (DAAWO MUUQAAL)

Ciidamada Booliska degmada Dharkeenleey ayaa howlgallo ay ka ...
xuska macalinka

Xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho. (DAAWO MUUQAAL)

[caption id="attachment_217763" align="aligncenter" width="580"] xuska macalinka[/caption] Munaasabadan lagu xusayay ...
DSC00288

Howlgallo lagula dagaalamayo jidgooyooyinka oo laga sameeyay G/SH/Hoose “SAWIRRO+MUUQAAL”

Howgalladaan lagula dagaalamayo jidgooyooyinka sharci darrada ah ayaa ...
DSCF6075

Tartan isboorti oo ka furmay Degmada Shangaani “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Degmada Shangaani ee maamulka Gobolka Benaadir ayaa ...
Xasan-Sheekh-Maxamuud

Madaxweynaha “Horumarku wuu sii soconayaa, iyadoo mudnaantu tahay Hiigsiga 2016, tanoo ah danta Soomaaliya”

Mogadishu, November 22: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ...
mustaf

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay. (DAAWO MUUQAAL)

Mogadishu, 22 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
maxkamad2

Shirka Wasiirrada Garsoorka Carabta oo looga hadlay Garsoorka Soomaaliya

Shir sanadeedkii wasiirrada Caddaalada dalalka Carabta ay ku ...
South-Africa

Koonfur Afrika: Weerarrada burcaddu u geysanayaan Soomaalida oo badanaya

Weerarrada lagu beegsanayo ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koofur ...
Beledweyn

Beledweyne: Barakacayaasha oo ay Roobabku saameeyeen

Roobabkii labadii maalin ee la soo dhaafay ka ...
MUUNGAAB

MUUNGAAB: “Ciddii Xamar guri ama hanti looga heysto maamulka halla soo xiriirto”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed ...
DSC_2695

Guddoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay dhiggiisa Jabuuti

Guddoomiyaha Baarlamaanka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ...
DSC_2674

Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Jabuuti “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-HABEEN-21.11.2014.mp3"][/audio]
DSC01394

Kulan Looga hadlayay horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga oo Galkacyo lagu qabtay “Sawiro”

Kulankani lagu qabtay Hotelka Empasy ee magaalada Gaalkacyo ...
ilkacase

Majaajiliste Cabdi Maxamuud Ilkacase oo Muqdisho ku geeriyooday

Allaha u naxriistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-21.11.2014.mp3"][/audio]
Beledweyn

Garoonka diyaaradaha ee Beledweyn oo  howlihiisa istaageen

Kadib markii saacadihii la soo dhaafay si daba ...
DSC09077

Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ...
DSC00497

Maamulka Cadaado oo qalab Sports ugu deeqay kooxaha ka dhisan Cadaado”Sawiro”

Agabkan Sports oo ah kan ay ciyaartoydu ku ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay shirkii Copenhagen

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
dhuxuloow

Wasiirka warfaafinta oo saaka dalka dib ugu soo laabtay. (DAAWO MUUQAAL)

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha mudane Mustaf Sheekh ...
Jawaari

Gudoomiyaha Baarlamanka oo u ambabaxay dalka Jabuuti. (DAAWO MUUQAAL)

Gudoomiyaha baarlamanka ayaa saaka u ambabaxay dalka Jabuuti ...
Xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka dalka dib ugu soo laabtay.(DAAWO MUUQAAL)

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-21-11-2014.mp3"][/audio]
xasan sheekh

Madaxweynaha “Qurba joogta Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa ineey dalka dib ugu soo noqdaan”

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...

Tubta Toosan

Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Knowledge

SHEEKH MUUSE CAGAWEYNE: Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan-DHAGEYSO

Aqoon la’aani waa iftiin la’aan ayay tiraahdaa Soomaalida. ...
Walaalnimo

Xaqa uu muslimku ku leeyahay Muslimka kale       

  Dadka muslimiinta ahi waa walaalo, waxaana ka dhexeeyo ...