Friday, August 22nd, 2014

Daawo Sawiro. Ciyaartii Dhexmartay Xulka Kubadda Kolayga ee Qaranka Soomaaliya iyo Ruwanda, Soomaaliyana Wacdaro Soo bandhigtay.

Published on January 27, 2013 by   ·   25 Comments  ·   7,749 views

kulankii ugu adkaa ay isaga horyimaadeen Xulka Qaranka Kubadda Kolayga  ee Dalkeena Soomaaliya iyo Xulka ruwaanda ayaa waxaa  kasoo qayb galeen taageerayaashii ugu faraha badnaa ee soomaali ah.

waxa ayna eheed ciyaartii ugu adkeed ee Qaranka Soomaaliya uu ciyaaro waxaana ciyaartooyda Qaran Soomaaliya ay soobandhigeen ciyaar ay aad ujecleysteen Dad weynihii daawanayay ciyaartaasi.

waxaana ciyaartooyda Soomaaliya kajabay  xidigii ugu dheeraa ee lagumagacaabo Cusmaan Olal oo kamid ahaan Xidigihii laga keenay Dalka Canada waxaana ciyaartaasi ay kusoo dhamaatay  Soomaaliya oo latimid 83 halka Ruwaanda ay ayana layimaadeen 86

Inkastoo Ciyaartu ay tahay Caddaan iyo madow ayee hadana Ciyaartoyda Xulka Qarankeena ay muujiyeen Ciyaar aan Horay loogu baran Ciyaaryahanada Soomaaliyeed

Photo By: Maxamed Ibraahin Biibaaye

Readers Comments (25)

  1. Amaal Khaatumo says:

    AMAZING VIVA SOMALI

  2. maansha,allaah walaahi aad ayaan ugu faraxsanahay sida aan u tusnay waxa aa nahay iyo waxdarka aan leenahay run ahaantii anga oo hada lee wax yar nabad inoo soo iftiintay hadii sidaan aan ugu badneno wadamadaan 22 aan dhibaado ku jirnay ciyaraayi run ahaantii waxaan u arkaa aniga ahaan hadii aan soo safano ciyaaraha xiga alle hadoo naf naku gaarsiiyo anaba qadi dono goobka anga insha,allaah wana rajeynenaaa wana mahad santihiin dhamaan shaqalaha radiomuqdisho sida hoosha aad u wadiin waan ku qanacsanay horay u sii wada asc

  3. manpolyo says:

    MAANSHA’ALLAH MAANSHA’ALLAH WAA GUUUL WAANA FARXAD 22 SANO AYAAN DHIBAATO KU JIRNAY WAA FARXAD HADII AAN HEERKAAN SOOGARNAY WAAN GULEYSANDOONAA INSHA’ALLAH

  4. Cadde says:

    Maashaa Allah Hambalyo Macallin Baarajab iyo Saciid Faarax Ducaale iyo Dhamaan cayaartoyda Laga soo xulay Canada iyo Mareykanka Magaciin Ha jiro, Gobanimadayada Guulow Adkee
    Kooxda 3 pointga nooga badisay waa kooxda heysata Horyaalka Afrika, Waxaa hubaal ah hadii aan wada taageerno ineey guulo intaan kabadan soo hoynayaan Ilaah idinkiis.

  5. Khadar says:

    Magaca somalia kor

  6. maslax says:

    Asc wr

    Ciyaartoyda macallimiiintooda iyo dhammaan bahda sportiga waxaan leeyahay hambalyo waa talaaabo aan hore u qaaadnay insha allahna waan soo socon doonnaaa ee niyadda khayr u sheega.baarajab well done walaal. waa wakhtigii aan waddankeena kor u qaadi lahayn insha allah wsc wr wb

  7. osman says:

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
    waa oohin farxadeed
    ilaahooooow karaamadenii inoo soo celi

  8. deeqo says:

    dhib malaha walaalayaal kubadu waa cadaan iyo madoow,lkn waan ujeednay sida macaan oo ay ciyaartoydeennu uga kor shaxaayaeen afrikanka kale.wlh wxaa farxad waali udhaw igu abuurtay dadweynaha muwaadiniinta ah ee soomaaliyeed oo dagan tanzaniya sida ay calankeena quruxda leh ugu soo labisteen oo aadba umaleyso iney ciyaartooydiiba yihiin,soomaaliya hanoolaato

  9. A. Abanur says:

    ASCWW,

    Kooxda Wiilasha K.Kolayga ee ka qeyb galay Tartankii K.Kolayga FIBA Afrika (Zone V), waxaan leeyahay Hambalyo, waxaan u arkaa guul daradii ciyaartii Ruwanda Guul, waayo heerka ah Dhallinyarada ka muujiyeen ciyaarahan ayaa la oran karaa waa mid ay ammaan ku mudanyihiin, ayaga iyo Macalimiintoodaba.
    Isboortiga waa Guul iyo Guul Daro, macnaheedu ma ah haddii aad Guul dareeysato in gebi ahaanba lagaa guuleystay, sidaa darteed, ka dib markaan qiimeeyey heerka ciyaareed ee ay kooxdeena Wiilasha K.Kolayga ee ay muujiyeen waxaan oran kataa Guul ayey gaareen Wiilashaa ayaga ka qeyb galay Tartankan asaga ah.
    Haddaba, waxaan leeyahay Tababarayaasha K.Kolayga Soomaaliyeed halkaa ka sii wada dadaalkiina, wixii khaladaad ah ee laga soo kororsada Tartankan waa in la saxaa, waxaan ku rajo weynahay in K.Kolayga Soomaaliya uu horumar deg deg ah gaaro.

    Wabillaahi Towfiiq

  10. salaaadey says:

    hambalyo dhaam ciyaartooyda iyo maamulka
    iyo dadkii soo dhiirigaliyey ciyaaryahanadaan barbarkay ka baxdaa waa bakeelo qaleen

  11. wadani yare says:

    mansha alah guuuuuuuuuuuuuleesta waligiina sooomaalia

  12. Dirshe Ahmed says:

    Guul guul, wadadii cadaay cagta saarnoyo kuu carabinee cimrigii jiiriyoow jiiyoow jiiriyoow

  13. wooooooooow guuuuuuuuuuuul dalkeyga aaad ayaan ugu hanbalyeynaa macalimiinta iyo ciyaartoyda magaceena kor viva somalia

  14. cadnaan says:

    runti guul aan lafilaneen ayee keeneen qyaartoyda somalida masha alaaah guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  15. ibrahim says:

    dowlada somaliyed iyo madaxweynaha qaranka waxan ka codsana in uu dhiiro galin u sameyo ciyartoydan calankii iyo sharaftii somaliyed kor u qaday iyo in loo sameyo meelo ay ku tabo bartan iyo qalabka training sida GYM plz dowladena noo cawiya dhalinyarada very talented ah thanks viva somalia, wadankena ha nolado wa ka gudubnay qurunkii iyo qabilkii waxan u gudubnay wada jir iyo amaan

  16. abdibile says:

    maasha/alaah ayaan leeyahy wiilasheena kolayga somaliyed guul aya soo hooydiin insha/alaah samadka dhambo kaalinta ugu sareeso ayaan idiin rajeeyhaaaaa insha/alaah

  17. axmad says:

    maasha alaah wee mahadsanyihiin ciyaartooyda qaranka heerkaan soo gaarsiiye

  18. wadani114 says:

    maashaa allaah runtii weey dadaaleen hambalyo ayaan leeyahay waxyar ayaa looga adkaaday waana inaan la fasaxin ragaan guusha soomalia usoo hoyay meel fiican meey keeneen xulkeena qaranka.

  19. farxiyo says:

    maashaa alaah somaalia haguuleysato markasta aad ayaan ugu faraxsaahay horumarka aan gaarnay good job wiilasheyna

  20. Ali says:

    Hambalyo dhamaan cayartoyda qaranka kks iyo tababaryashooda.waxaad soo hoyseen magac weyn guule haydinla jiro.
    long live somali national basketball team.

  21. ismail says:

    maashaa alaah somaliwen guul ayaaa u rajinayaaa by by by

  22. Liban says:

    Tani waxey tusaale u tahay kartida dhalinyaradeennu leeyihiin marka ay wada jiraan inaka oo idil aan gadaal ka taaganahay inaka oo taageyreyna iyadoo aanan la fiirineyn heyb gaar ah.

  23. jamaal says:

    waa wax wanagsan inan aragno somali soo laabatay lakiin meeqa jeer ayaan is lahayn waad soo laabteen oo hadana hal nin dantiis oo aan u baaba,nay marka farxadan midaan murugo ka danbayn amiiiin.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

X1

Safiirka Imaaradka Carabta oo gaaray Kismaayo+SAWIRRO

Wafidii uu hogaminayo Safiirka dowlada imaaradka Carabta ee ...
dhadhaab

RA’ISULWASAARAHA SOOMAALIYA OO MAANTA BOOQDAY QAXOOTIGA SOOMAALIYEED EE DHADHAAB KU NOOL

Wefdi uu hogaaminaayo R’isulwasaaraha Soomaaliya mudane Cabduweli Sheekh ...
astaanta.qaranka-300x228

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SOO DHOWEYSAY HADALKII KA SOO BAXAY PUNTLAND

War qoraal ah ooo ka soo baxay xafiiska ...
IMG_9002

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO MAANTA QAABILAY NIN KATIRSAN KONGARESKA MAREYKANKA OO SOOMAALIYA YIMID+SAWIRO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DSC09585

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Lagu Falanqeeyay Qorshaha Dowladda Ee Ku Wajahan Doorashada 2016-ka (Sawirro+Dhageyso)

Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho ...
howlgal

Ciidamada Ammaanka Oo Saaka Howlgallo Ka Wada Xaafado Ka Mid Ah Degmada Heliwaa

Ciidamada nabadgelyada dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa saaka howlgallo ...
Cabdiweli sheekh axmed

R/wasaaraha Dalka Oo Lagu Wado Inu Maanta Kulan La Qaato Madaxda Dalka Kenya

Ra’isul wasaaraha  xukuumada   Federaalka Soomaaliya   oo  maalintii  Labaad ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-22-8-2014.mp3"][/audio]
ciidamada xds

Ciidanka XDS Iyo Kuwa AMISOM Oo Si Buuxda Ula Wareegay Degmada Tiyeeglow Ee G/Bakool

Maamulka gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidanka XDS ...
tacsi1

Guddoonka Baarlamaanka Oo Xoghayaha Guud Ee Golaha Shacabka Uga Tacsiyadeynaya Geerida Ku Timid Hooyadiis

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC09726

Wasiirada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka oo maanta soo xirtay Tababar u socday ilaa 100 Haween, ka socday 20 Urur haween “Sawirro”

Wasiirkada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Khadiijo Maxamed Diiriye ...
Gedo

Ciidamada Dowladda Ee Ku Sugan Gobolka Gedo Oo Si Habsami Leh Ugu Wada Howlgalo Gobolkaasi

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Ku sugan gobolka Gedo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Haneennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-HABEEN-21.8.2014.mp3"][/audio]
10552426_1488711598034261_7987933899266113924_n

Duqa Muqdisho Iyo Safiirka Mareykanka Ee Soomaaliya Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Kale Duwan “Sawirro”

Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ...
RIDWAAN

Soo Weydii Ku Simaha Ra’isul Wasaaraha Dalka Wixii Fikir,Talo, iyo Su’aal Ah “Barnaamijka Kulanka Todobaadka Bari”

Akhristayaal waxaan idiin ku wargalineynaa  barnaamijka kulanka todobaadka ...
20140821_150236

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali ayaa maanta kulan qado ah la qaatay xildhibaanda baarlamaanka ee ku sugan magaalda Nairobi:-War-Saxaafadeed+Sawirro

Nairobi, 21, August, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
od

Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta dood cilmiyeed loogu qabtay magaalada Muqdisho “Sawirro”

Dood cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Hey’adda Wada ...
xeer-ilaaliyaha-280x175

Caddeyn ku aadan falkii 15ka Agoosto 2014 ee lagu xiray Idaacadaha Shabelle & SKY FM

Mogadishu, 21 August 2014 – Xeer Illaaliyaha Guud ...
astaanta-warka

Dhageyso warka duhur ee Radiomuqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/Warka-Duhur-ee-Radiomuqdisho-21-08-2014.mp3"][/audio]
Baarlamaanka-galmudug

Munaasabad lagu xusayay Aas’aaskii maamul goboleedka Galmudug oo muqdisho lagu qabtay

Munaasabadan ayaa  loogu  xusayay sanadguuradda 8aad  ee  aas ...
pp

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya lana kulmay xildhibaano

Ra’isulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/weli Sheekh Axmed ...
1

Warbixin ku saabsan go’aamada kasoo baxay shirka golaha wasiirada ee maanta”Sawirro”

   Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiirka Diinta ...
unnamed (3)

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Gacanta oo Xaflad Sagootina u sameeyay Xulka Qaranka kubada gacanta Wiilasha iyo gabdhaha+Sawiro

Xafladan oo ahayd mid si heer sare loo ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-21-8-2014.mp3"][/audio]
unnamed (2)

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay kulan looga hadlay maamulidda deeqaha Japan siiso dalka (Sawirro)

Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ...
vlcsnap-2014-08-21-08h42m44s116

DAAWO VIDEO:- Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Lurkii 20ka Sano Iyo Ladnaanta 20ka August

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta.qaranka-300x228

Wargelin Jagooyin Shaqo oo ka bannaan Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya

Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa in Xafiiska ...
unnamed (1)

Ra’isul Wasaare C/weli Oo Khudbad Jeediyay Shirka Qaxootiga Looga Hadlayo Ee Adis Ababa “Sawirro”

Addis,Ababa, 20, August, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka  ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-HABEEN-20.8.2014.mp3"][/audio]
wasiirka warfaafinta

DAAWO VIDEO: Warbixin ka hadlaysa waxqabadka Wasiirka Warfaafinta 6dii bil ee la soo dhaafay

Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
SAWI

Guddiga dib u eegista xeerka saxaafadda oo soo gabo gabeeyay hindise sharciyeedka xeerka “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta iyo Hunuuninta Dadweynaha Mudane Mustaf Sheekh ...
Xeer ilaaliyaha Qaranka

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay dadka hay’adaha amniga gacantooda ku jira “War-saxaafadeed”

Muqdisho 20 Agoosto 2014: Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ...

Tubta Toosan

Dhallinnyaro

Maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada, Waa side xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed?

  Maanta oo ay taariikhdu tahay 12 August waa ...
Ammaan

Mas’uuliyadda Bulshada & Ammaanka Dalka Dhageyso

  Maalmihii u dambeeyay waxaa magaalada Muqdisho ku soo ...
Dumar

Alshabaab iyo Laynta haweenka

Maleeshiyada Alshabaab ee xag jirka ahi, waxay gabood ...