Sunday, May 19th, 2013

Daawo Sawirada Xulka Kubbada Kolayda dalkeena oo ka badiyay xulka Kenya

Published on January 23, 2013 by   ·   32 Comments  ·   7,639 views

Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Sawirada ciyaartoyda Kubbada Koleyga dalkeena oo ka badiyay xulka Kenya iyagoo uga badiyay 81 Jesto halka xilka Kenyana ay keensadeen 78 Jesto, Xulka Qaranka dalkeena waxa ay kulanka xiga kaga hortagayaan xulka dalka Burundi.

Photo By: Maxamed Ibraahim Biibaaye

 

Readers Comments (32)

  1. gaheyr says:

    haa warkaas ayaa la rabaa kubadaa cagta fadlan wax halaga badalo sida loo xulo iyo tababarkodaba si qaran keenu heersare u gaaro kooxda kubadada cagtu ceeb ayay inoo soo hoyisaa markasta waxaana sabab u ah nin jecleysi iyo iyada oo aad la eegin lacibiinta ee e la eego xafaddaha xamar qaarkood o gobalada xarfaantu joogto an laga soo xulin sida kismaayo hargaysa sool bari gedo marka iwm

    • Cabdulkhaadir Jaceylka "reer xamar ja jab" says:

      Aawey Vedeogii ciyaarta aan fiirsanee? Mahadsanidiin.

    • AWAYS says:

      asc ani gabeyr ayan ku rayi ahay wax walbaa waa in korlooga kaca ee ma ahan hakii sanada badan la fadhiyay in ljoogo xiriirka kubada cagta hala jaan qadan caalamka musuq msuqa dhaxdina kajira hadan ladeen waad ku qasari doontaan ogaada

  2. Lee says:

    Congratulations to the team.. waa bilow cusub, inshalah koobkana waa qaadi doonaan..

  3. zamzam says:

    mashaa Allaaah waligena guul alajaa niga dhigo

  4. Zakarie Mohamud Omar Osoble says:

    Hambalyo Hamabalyo ayan ledahay ciyaartoda qaran soomaliyeey Ee Guusha Lama iLa wan ka ah inoo soo hooyay Hambalyo .Viva Somalia

  5. zamzam says:

    mashaa Allaaah waligena guul alaha nisiiyo

  6. mahad says:

    masha allah waa wax lagu farxo guusha xulkena kubata golayga ay ka gaaren ciyartoodi kowaad waxaana urajenenaa kulimada danbe sidan ogle wiliba inan ku guuleesano horyalnimada bariga iyo bartamaha afrika ee kobata golayga insha allah allow nawaafaji adaa awoode. waa mahadsanyihin dhaman ciyartoda xulkena e kubata golayga iyo macalinkoda ku dadaala sxbayaal kumlada soosocda inad guulo wanagsan ka kentaan wad ka wanaagsantihin xulka ku bata cagta kk maqan mesha laga hesto .guul wacan iyo kobka oo muqdisho ka sodajino.inshallah.

  7. xaaji says:

    hambalyo xulka kubadda kologa guul wacay ayaad soo hoyseen waanu idinka filaynay waxaan idiin rajaynaynaa in aad burundina laad ku dhufan doontaan

  8. Bilqeyr says:

    maasha’allah, guuleesta waligiin,ilaahow magaceena kor ukhaad.

    Aamiin.

  9. isbortiga waa hormar walibo dhanka dhalinta
    sidoo kale wuxuu kor u qaaday magaca wadankeena iyo calankeena
    soomaaliyey kaca oo ka hor mara wadama idinka hor mareen.

    Hana la isku shaan dheeyo dhalinta gobolada oo idil si aysan ugu imaan eedeymo .

    Salaama dhamaan

    ka timid : Yemen – Tacis

  10. jalteey says:

    asc mashaa allah waa bilaabatay guushii soomaali oo dhan hadii aan wadankeena daacad u noqono wax walbaa waa hagaagayaan ee soomaaliya hanoolaato wabilaahi towfiiq asc

  11. deeqo says:

    asc wlh aad ayaan ugu faraxsanahay geesiyaasheena soomaaliyeed ee xulkeeena kubada cagata waan ku faraxsanahay in keenya dhulka lagu jiido.weyna fiicantahay kenya iney durbaba aragto awoodeena oo aysan nadhayalsan,madama ay waayadan danbe oo ay madaxa kor usoo qaaday ay daandaansi nagu bilawday dhibmalahan,astaanta calankeenu haguuleysato,wxaana xusid mudan in waxwalboo wanaag ah lagu helo dowladnimo sida hadaba ka muuqata ciyaartaan

  12. miinow says:

    Congratulaion somali national team aad aad ayaan ugu farxay guusha ay gaareen wiilasha k/koleyga. Kuwa soccerkana wax halaga bedelo oo gobolada oo dhan halaga soo xusho xamar kalya ma aha

  13. wadani says:

    Guul wax walibo dulqaad ayeey u baahanyihiin insha allah waa la arki doonaa kubadda cagtane anagoo ka qeeyb galeeyno qaramada afrika

  14. Hassasn Bile says:

    This nice rite here dis tha kind of stuff we need for our country its goin look good nd i hope yall get far

  15. mustaf says:

    good news i lke every time

  16. ali suju says:

    Good Somalia for making us proud

  17. sacad says:

    hanbalko umada soomaaliyeed guud ahaan gaat ahaan xiriirka cusub ee olobikadada gudoomiyahooda iyoo dha maan bahda is boortiga macalin baarajab waxaan leeyahay hoowl aan 22/sano sugeeynay ayaad qabatay waadna ka dhaweeysay balantii aheey cayaar ayaan ka qeeyb galay way dhamaatay waxaa la ra baa natiijo wax ku ool ay waayna dhamaatay waqtigii calanka ayaan geeynay ee waa waqtigii calanka iyo shacabka ayan guul u soo hooyinay guul guul bahweeynta is boortiga soomaaliyeed meelkasto oo ay aduunka ka joogan

  18. Alicade says:

    Hmbalyo Hambalyo,wiilasheena Qaranka ee KUbada Kolayga,tan Cagtana sidaa si la mid ah,Rabi naka dhigo.

  19. Waw masha allh waaa ilahey mahadii wana ku farax sanahay waxAan rajeynaya inan gulo kafican garidono insh allah waxaa no dhiman horumarna in laga sameyo aan jeclan lahen kubada cagta waana sugeynaa insha allh baaay

  20. masha allaah somaliya guul

    sxb gaheyr waa runtaa laa cibiinta

    waxey joogaan gal mudug cml nooh

  21. kooke4u says:

    Asc marka hore waxaa mahata iskaleh. Alle kasakow xulkeena qaranka somaliya wana wax lagufarxu in lagaaru guul ish alah marwalbu waxan gaareyna guul asc

  22. Sade says:

    Shuush iyo xumaaneey bax.naga baydh balaayooy baydh.iyo waxaan banaanayneeeeey bax bax bax.

  23. sogale says:

    waa sida gahayr yiriye, fadlan cidkasta oo kushaqo leh soo diyarinta kooxda qaranka kubada cagta ee wadankeena xil ha iska saarto sidii wax looga badali lahaa fadeexoyinkii mudada soo jiitamayay ee aan kala kulmi jirnay fagarayasha kubada cagta calamka.

  24. yaaska says:

    halbayo warkaa saa i maraa aniga

  25. Ahmed says:

    WAW, I’ms so proud of you guy’s Maasha Allah . Saas baa la rabaa, Somalia kusoo celiya meesha ee taagneed waagi hore.

  26. abuukar says:

    ASC illaah ayaa mahada leh waxaan halkaan uga mahadcelinayaa intii ka qeeyb qaadatay diyaarinta iyo tababarka qaranka gaar ahaan macalin baarajab waa mahadsan tihiin intii ku taageertay dhaqaalaha iyo habeeynta halkaas ka sii wada dadaalkiina alle ha idiinla garab galo insha allaah

  27. wadani114 says:

    maashaa allaah sidaas oo kale ayaa loobaahan yahay in wax looga badelo kubadda cagta guushaan ilaah maa inoo sahlay midda labaad ciyaartooyda ciyaareeysay afar ka mid ah mareeykanka ayaa laga keenay afar kalena canada ayaa laga keenay iyo labo soomalia laga keenay dadka dibadaha kunool wax yaabo badan ayey heestaan oo aysan heesan kuwa gudaha ku nool sida qalabka lagu ciyaaro iyo garoomo caalami ah iyo waxyaabo badan oo aan lasoo koobi karin taas ayaan u sababeey nayaa guusha wadankeena uu gaaray sidaas oo kale ayaa loobahan yahay in kubadda cagtana wax laga badelo..

  28. Somalia Rabiyow Midee says:

    hambalyo baan leeyahay kun jeer walaalahayga qaliga oo guusha quruxda badan inoo soo hoyiyay insha alah dhawana waxan rajeynaa in kubada cagtana is badal fiican uu ka dhici doono,, tan kale tvga qaranka waxan ka codsanaynaa anagoo wada jirna una hadlaayo dhaman reer australia maadaama uu xulka qaranka captainkiis uu inaga soo tagay inaad isoo soo daysaan ciyaaraha xiliga ay liveka yihiin,, radiomuqdisho intaas iga geeya waana idin salaamaa dhamantin shaqo wacana wan idin leeyahay

  29. sanaag girl says:

    qaran waxaa lagu gaara waa dalka iyo dadku inay simaan insha allah waxaan rajaynaynaa guul iyo dalkii oo nabada ciyaartooydana loo sinaado insha allahn

  30. guul guul gul guul keep go




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

caabudwaaq

Maamulka degmada Caabudwaaq oo soo bandhigay qiimeyn lagu sameeyay daadad kusoo rogmaday degmadaasi.

Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo awaamiir kasoo saaray qaabka loo qaadayo imtixaanadka dugsiyada.

Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso warka subax ee Radiomuqdisho

Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Magaalada Baledweyne oo ay ka socdaan howlo lagu dariseynayo xaafadaheeda.

Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
astaanta-maamulka-gobolka-banaadir

Maamulka gobolka Banaadir oo ugu baaqay dadka reer Muqdisho inay ka faa’iideystaan mashaariicda laga hirgelinayo caasimada

Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
DSC00193

Madaxweynaha jamhuuriyadda oo sheegay in la joogo xiligii uu dalku ka bixi lahaa dib u dhaca.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
tiiceey

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo nasiib daro ku tilmaamay is qabqabsiga dhinaca maamulka ah ee ka taagan magaalada Kismaayo.

Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
ciyaartoy

Ciyaartooyda ciidanka XDS iyo ciyaartooy ka socotay ciidanka Burundi oo kuwada ciyaaray Muqdisho iyadoo ay guusha raacday ciyaartoyda ciidanka XDS

Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 18 05 2013
DSC00193

“Dowladdu barnaamij bey ka diyaarisay dhaqan gelinta Federaalka” War-saxaafadeed”

(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
DSC00217

DAAWO SAWIRRADA:- Madaxweynaha oo xariga ka jaray Iskuul cusub oo ay hirgalisay dowladda Turkiga

Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Duhur

war duhur 18.05.2013
DSC00193

Madaxweynaha oo ka hadlay arrimaha Jubbooyinka, Soomaaliland iyo hirgelinta Federaalka”Sawirro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
DSC09816

Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo xafiiskiisa ku qaabilay guddiga Gaadiidka ee Baarlamanka”Sawirro”

Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
DSC09819

Daawo Sawirrada Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacada Carabta oo booqday Baarlamanka Soomaaliya

Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
K-KOLEYGA_DEGMO-3

Xarunta maamulka degmada Xamar Jajab oo dib u dayactir lagu sameeyay

Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Saacid 11

R/wasare Saacid oo kulan la qaatay wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamanka Carabta oo booqanaya Muqdisho

Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (11)

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo booqday deegaanada Jawiil iyo Beergadiid ee g/Hiiraan.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
IGAD

Wafdi kasocda Igad oo lafilayo inay gaaraan magaalada Kismaayo kulamana la qaataan odayaasha deeganka.

Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subaxnimo ee RadioMuqdisho

Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
caabudwaaq

Ganacsatada gobolka Galguduud oo dowlada Soomaliya ku amaanay ciidamada xooga ee ay ka howlgelisay gobolkaasi.

Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
ciidan xds

Kulan lagu soo dhaweynayay Ciidamo katirsan xooga dalka Soomaaliyeed oo ka dhacay degmada Caabudwaaq .

Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
astaanta_qaranka13

Xukuumadda Soomaaliya oo beenisay warar been abuur ah oo lagu qoray Twitterka.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
safaarada_004

“Daawo Sawirrada”Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika oo ku howlan sidii ay dib ugu soo celin laheyd caruur lagala wareegay waalidiin Soomaaliyeed

Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
DSC09964

Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
DSC01287

Ururo iyo shaqsiyaad bulshada wax u qabtay oo maanta Cadaado abaalmarin lagu siiyay”SAWIRRO”

Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Astaatnta Imaqashii

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii Imadadaali Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
IMG_8739

Ra’iisul Wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socda urur goboleedka IGAD “SAWIRRO”

Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Astaanta kulanka-jimcaha

Dhageyso Barnaamijka Kulanka Jimcaha Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Muqdishada Cusub

Munaasabad Lagusoo Bandhigayey Iskaashi Ay Jaamacadda SIMAD La Yeelaneyso Jaamacad Ku taala Malaysia Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi  cusub ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 17.05.2013
DSC09876

Madaxweynaha oo Xafiiska Ku Qaabilay Wafdi ka socday IGAD “DAAWO SAWIRRADA”

Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Muuqaal kale oo Degmada Deyniile ah

Maamulka deegmada Deyniile oo ku boorriyay shacabka degmadaasi iney gacan ka geystaan nabadgelyada

Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*