Saturday, October 25th, 2014

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Published on May 24, 2013 by   ·   11 Comments  ·   12,918 views

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo Sudan Booqasho rasmi ah ku joogay Magaalada khartoum ee Caasimada Dalka Sudan mudada u dhaxaysa 20 bishan ilaa 23 May.

Hadaba Sawiradan oo aan horay Idinkugu soo Bandhigin ayaan ayaan hada idiin Soo bandhigaynaa iyadoo Horay Qaybo ka mid ahna aan idiin Soo bandhignay.

Daawasho Wacan.

Sawiradan ugu Horeeya waxa ay ka Hadlayaan Kulyad lagu Tababaro Saraakhiisa Ciidanka Milatariga ah oo uu Wasiirka Booqday

DSC_0112

DSC_0113

DSC_0114

DSC_0115

DSC_0117

DSC_0118

DSC_0119

DSC_0122

DSC_0127

DSC_0131

DSC_0132

DSC_0136

DSC_0138

DSC_0139

DSC_0140

DSC_0142

DSC_0143

DSC_0148

DSC_0149

DSC_0152

DSC_0153

DSC_0154

DSC_0157

DSC_0158

DSC_0159

 

Qaybtan Hoose ka Daawo Booqasho uu Wasiirka Ku tagay Xarun lagu tababaro Ciidanka Milatariga Qaybtiisa loo Tababaro Hogaanga iyo Qorshaynta Siyaasadeed, Dhaqaala Ahaaneed, iyo Fulin ahaaneed.

DSC_0162

DSC_0164

DSC_0165

DSC_0166

DSC_0168

DSC_0169

DSC_0175

DSC_0181

DSC_0182

DSC_0185

DSC_0186

DSC_0192

DSC_0190

DSC_0193

DSC_0198

DSC_0201

DSC_0203

DSC_0206

DSC_0209

DSC_0210

 

Halkan Hoose Kala Soco Booqasho uu ku Tagay Jaamacadda Karari oo ah Jaamacad Soosaarta Saraakiil Ciidan Dhan walba Ah sida, Milaratiga, Nabadsugida, Booliska, IWM

DSC_0211

DSC_0213

 

DSC_0214

DSC_0216

DSC_0217

DSC_0218

DSC_0219

DSC_0223

DSC_0224

DSC_0226

DSC_0228

DSC_0234

DSC_0239

DSC_0242

DSC_0242

DSC_0248

DSC_0255

DSC_0256

DSC_0257

DSC_0259

DSC_0260

DSC_0267

DSC_0269

DSC_0282

DSC_0284

DSC_0287

DSC_0289

DSC_0291

DSC_0295

DSC_0297

DSC_0300

DSC_0301

DSC_0306

DSC_0308

DSC_0309

DSC_0310

DSC_0311

DSC_0313

DSC_0319

 DSC_0325

DSC_0326

DSC_0327

DSC_0328

DSC_0329

DSC_0333

Halkan Hoose ka Daawo Sawirada Wasiirka Gaashaandhiga oo Booqday Goobaha Lagu keediyo Taariikhda Halgamayaashii Dalka Sudan.

DSC_0338

DSC_0339

DSC_0340

DSC_0342

DSC_0343

DSC_0349

DSC_0353

DSC_0355

DSC_0356

 

Qaybtan Hoose ka Daawo Wasiir C/Xakiin Fiqi oo la Kulmay Madaxweynaha Dowladda Sudan Cumar Xasan Axmed AL-bashiir.

DSC_0358

DSC_0360

DSC_0362

DSC_0368

DSC_0369

DSC_0370

DSC_0371

DSC_0373

DSC_0379

DSC_0380

Doowo Sawiro Goobo Taariikhi ah uu Wasiirku Tagay intii uu Khartoum ku Sugnaa.

DSC_0385

DSC_0386

DSC_0387

DSC_0389

DSC_0390

DSC_0398

DSC_0399

DSC_0400

DSC_0403

DSC_0409

DSC_0411

DSC_0430

DSC_0431

DSC_0432

DSC_0437

DSC_0439

 

DSC_0447

DSC_0448

DSC_0449

DSC_0450

DSC_0452

DSC_0455

DSC_0457

 

DHAMAAD

Fidow Mahamud Fidow

Khartoum – Sudan

Readers Comments (11)

  1. Abdinasir Nur Hussein says:

    msha allah waan aragna walalaheyna sudan,
    Waxaana laga raba in’aan kudeysano,iyo wax kabadan.

  2. Abdi says:

    Mashallah sudan

  3. ahmed says:

    mashaa alaaaaaaaaaaah walaa laheeyna suudan alaha u sii kordhiyo shalafta iyo dad nimada eey gaareen ankane sidaas oo kale alaha nagaarsiiyo walaahi waxey i noo muujiyeen walla tinimada eey inoo qabaan dadaalkaasne waxaa gaaray dowlada federelka somalia dhamaan madaxda hogaanka mid sare iyo mid hosaba wey wada dadalaayeen .sidii laga filanaayay ayeey jidkooda ku socdaan lakiin aniga hal arin ayaan jecleystay in aan ku biiriyo dhamaan madaxdeeyna sharafta leh iyo waliba holwadeenada qiimaha iyo qaayahaba mudan ee radio mogdisho iyo talafashinka qaran ka somaliyed arinka aanrabo in aan idiin soo gudbiyo waxaa waaye ciidanka x.d.s waxaa jiro dhalin yaro badan oo meel walba oo aduunka ah ku dhibaateysay oo manta dalkooda iyo dadkoodaba rabo ha ahaadan ku wa qaxootiga ku jooga wadamada dariska ah ama ku wa ku xiran dhamaan xabsiyada wadamada africa ama xataa ku wa ku dhiban wadamada rer yurub ee aan sharciga ku heysan oo qaxootiga loo diiday dhamaan waxey noqdeen wadaniyeen maxaa yelay sharaf ku ma noola waxaa u dhaanto in eey wadankooda ku dhax noolaadaan oo dadkooda iyo dalkooda ka difacaan alqacidada ku soo duushay wadankeena hooyo intaas ayaan talo ahaan ku soo gaba gabeynayaa raali ha leyga ahaado hadii aan soo badshay waa dareemi kartaa xalka aan dalkeyga u rajeynaayo iyo dadkeeygaba inshaa laah guuuuuul asc wr wb

  4. Hilowle A .M'ud says:

    H.E.Fiqi Maashaa ALLAH waa taariikh sida laguu soo dhaweeyay adiga iyo wafdigaaga waxaan rajeeyheynaa in ow safarkaaga noqdo kii lagu najaxay quruxda idinka muuqata maashaaALLAH waa in cusbo leydinku firdhiyaa si aysan idiin qaban isha kuwa raba in dumiyaan Dowlada H.E. Shirdon ee caloosha ka buga ALLAHA soohanuunsho aamindha.

  5. cabdullah says:

    maansha allah.waa sidaaanu fileyno mustaqbal hadii alle inoo sahlo. soomaaliyana soomaalida wan wanaagsan iyo inta samaanta jecel allow sahal in ay samato baxshaan dalka.. amiin amiin/

  6. I love SOMALIA says:

    Allahu akbar waxaan marqaati ka ahay in walaalaha Sudan ay aad doonayaan xariir iyo wadashaqeyn iyo iskaashi ku dhisan walaaltinimo oo dhex mara 2da shacab iyo 2da dowladood!Allaha dhowro Somalia iyo Suudaan

  7. fanah flash says:

    mashaa alaah waa wax lagu farxo soo dhaweynta quruxda badan ee walaalaha reer suudaan waxaanse rejaynaayaa annaguna inaan sidaas iyo si ka dhaw isu jeclaano isunasoo dhaweyno dhexdeena hadii kale qofna nasoo dhaweysa meyso waayo dadkaas ama dalkaas aa na jecel waxaa dhaanta annagaa is jecel.

  8. yahya xabiib says:

    mashalaah solabatay manta soomaliwayn lkn wali waxaa jira nacaseen noolooga cadowgee kuna naaxa qabyalad iyo qurun marka waxaan leeyahay dugsimalaha qabyaaladi waxay dumisamoyane anaga ayaa isku ah abti iyo ader iyo awoowe marka dadka waa in uu ahaado kan kaayar waxaad utahay waalid kankaa wayna waxuu kuuyahay walid somali dhaqankeeda waa sas lkn manta dakii waxaa lagadhigay dad isnaceb mana isnecba ee waxaa kalagalay siyasad iyo qabiil war hoy aan kafaa iidno dhibkii nasoomaray somaliyay ayaan leeyahay wan jeclahay somali waan kufanaa in aan ahay walahi mashalaah ilovey ou somaliwayn waxaad doontii dhaha waan ogaynaa waxaan nahay rer qansax waxaa nahay rer gobal waxaas waa ladiiday waxan rabnaa somaliya oo mida iyo dadkiina oo sijecel oo leh hal calan iyo cudud iyo sharaf mida ayaa lagugaaraa taas mashaalh

  9. Nabadoon says:

    allaa ku mhdsan inoo soo celiyay dowladnimadeenii…aan dhuuqsano shacabow.
    walaalaha suudaana waa walalaha dhabta ah oo kaliya oo aan leenahay…turkiga kawarame dano dhaqaale & mid siyaasadeed amey u qarsan yihiin.

  10. [...] WASIIRKA GAASHAANDHIGGA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO BOOQDEY SUUDAAN [...]

  11. muxyadin says:

    waa farxad waana indha qabowsi ilaahbaana ku mahadinaynaa heerkaan na soo gaarsiiyay.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEENIMO-25.10.2014.mp3"][/audio]
xasan

Madaxweynaha oo war ka soo saaray isku shaandheynta Golaha Wasiiradda

WAR KA SOO BAXAY XAFIISKA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDRAALKA ...
IMG_7746

Madaxweyne Xasan oo waraaqaha safiirnimo ka guddoomay danjiraha Sudan ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Kulanka Baarlamaanka Maanta (38)

Xildhibaannada oo ansixiyay Hindise sharciyeedka kalluumeysiga dalka. (DAAWO VIDEO)

Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-25.10.2014.mp3"][/audio]
dagaal

Ciidamada oo la wareegay deegaanka Kudhaa iyo deegaanno kale

Ciidamada maamulka KMG ah ee Jubba iyo kuwa ...
Dibadbax-Muqdisho

Dibad bax nabadeed oo ka dhacay Beledweyne

Banaan bax lagaga soo horjeeday rabshado dhawaan ka ...
DSC07842

Qof ku dhintay gaari ku qarxay goob baabuurta la dhigto “SAWIRRO+VIDEO”

Hal qof ayaa dhintay midkale dhaawac ayaa ka ...
DSC00108

Cayaartooyda Degmooyinka C/waaq iyo Cadaado oo kulan adag dhexmaray “SAWIRRO”

Munaasabad lagu furayay goroonka kubadda cagta ee magaalada ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-5-10-20141.mp3"][/audio]
beyle 2

Wasaaradda arrimaha dibadda oo sheegtay in maalgashi lagu sameyn doono waddanka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga Soomaaliya ayaa ...
Mustaf-Dhuxulow

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.(DAAWO VIDEO)

Mogadishu, 25 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
baarlamaanka2_large

Baarlamaanka oo maanta shiraya

Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa saakay magaalada Muqdisho ...
wasirka boostada

Dawladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Codeynta shirka Isgaarsiinta Caalamka

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Aadan ...
golaha ammaanka

Golaha ammaanka oo oggolaaday in la baaro maraakiibta maraya biyaha Soomaaliya

Shan iyo tobanka dal oo ku jira golaha ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

DEG-DEG: Isku-shaandhayn lagu sameeyay golaha wasiirada-DHAGEYSO+AKHRISO

Isku-shaandhayn ayaa lagu sameeyay golaha xukuumadda ayadoo dhowr ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-HABEEN-24.10.2014.mp3"][/audio]
10557324_1511228629115891_5934649784209096446_n

“Muungaab” oo tababar u furay howlwadeennada mashruuca tirakoobka iyo deriseeynta G/Banaadir+Sawirro

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahana Duqa magaalada Muqdisho mudane ...
IMG_08431

Qaar kamid Ah Ardayda Soomaaliyeed ee Wax ka Barta Jaamacada Mount Kenya Ee Nairobi Oo Cabashooyin u soo Gudbiyey Danjire Cali Ameriko“SAWIRRO”

Qaar kamida ardayda soomaaliyeed ee waxka barata jaamacada ...
MENG9832

Agaasiamaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta oo Maanta Booqday Xarunta Wakaalada Wararka ee Shiinaha ee Xinhua ee Nairobi “SAWIRRO”

Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-24.10.2014-sax.mp3"][/audio]
EBOLA

Siminaar Ebola ku saabsan oo Muqdisho lagu qabtay. (DAAWO VIDEO)

Siminaarkaani oo bulshada looga wacyi gelinaayay y sida ...
DSCN1393

Dhallinyaro tababar Sports loogu furey Muqdisho”sawiro”

Akademiyadda kooxda Banaadir  Sports Club ayaa tababar ciyaarta  ...
20141023_122822

“Daawo Sawirrada”Qeybta Labaad booqashada madaxweynaha ee gobollada Galguduud iyo Hiiraan

             
download

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar.(DAAWO VIDEO)

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ...
DSC07790

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay mashruuca deriseynta (Dhageyso+Sawirro + DAAWO)

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
IMG_0385

Shaqaale ka tirsan SNTV UK oo tababar wariyenimo ka qeybgalay+Sawirro

Qaar ka mid ah shaqaalaha taleefishanka qaranka laantiisa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-24-10-2014.mp3"][/audio]
10347248_1473634609548763_3356529823124609855_n

Wasiir Beyle “waxaad arkeysaa dalal badan oo daneeynaya iney wadankan maalgashadaan” (DAWO VIDEO)

Wasiirka arrimaha dibadda iyo maalgashiga ee xukuumada federaalka ...
20141023_111411

“Sawirro + VIDEO”Madaxweynaha oo booqasho taariikhi ah ku tagey Ceelbuur iyo Beledweyne

Madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh ...
calanka qaramada midoobay1

FARRIIN KU AADAN MUNAASABADDA MAALINTA QARAMADA MIDOOBAY  24 Oktoobar 2014

Qaramada Midoobay ayaa loogu baahanyahay si ka badan ...
vlcsnap-2014-10-23-14h07m34s90

Ciidamada Amaanka Galmudug oo gacanta ku soo bandhigay  walxo qaraxyada loo adeegsado

Saraakiisha ciidamada Booliiska iyo Nabad Sugida Galmudug Maamulka ...

Ganacsatada Jubbooyinka oo beeniyay eedeynta ay u soo jeedisay Monitoring Group

Iyadoo dhowaan kooxda la socodka xayiraada hubka ee ...

Tubta Toosan

Qarac

Dilka Rayidka Diintu maxay ka qabtaa?

Maleeshiyada Alshabaab tan iyo markii la dilay hoggaamiyahoodii ...
Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...
Jihaad

Jihaadku ma dagaal oo kaliyaa? Dhageyso

Qur’aanka iyo Sunnaha waxaa ku soo arooray JIhaad, ...