Sunday, May 26th, 2013

DAAWO SAWIRADA. 21 Arday oo ka qalinjabisay Heerka Jaamacadeed ee Master-ka oo Khartoum Xaflad ku dhigatay

Published on February 9, 2013 by   ·   8 Comments  ·   9,447 views

 

21 arday oo ka qalinjabiyay heerka cilmiyeed ee Master-ta ayaa waxa ay isugu jiraan Arday soo baratay  Taqasusada  Kala duwan oo ay Jaamacadaha Bixiyaan .

Ardayda 21 ah oo dhigtay Xaflad ballaaran oo ay ku maamuusayeen Qalinjanintooda ayaa waxaa ka soo qayb galay Boqolaal Arday ah  oo Sudan wax ka barata, Aqoonyahano Soomaaliyeed oo Sudan ku sugan  iyo Madax ka socotay Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Sudan oo uu hor kacayay C/qaadir Maxamuud cali Guulane.

Hadalo Badan oo laga jeediyay Inta ay socotay Xafladaas  ayaa waxa lagu sheegay in Ay amaan u tahay Soomaaliya in tiro intaan la eg oo heerka jaamacadeed ee master-ta dhamaysay ay u qalin jabiyaan.

Xuseen Maxamed Ibraahin (Xusen qoobey)  oo ka mid ahaa Ardayda qalinjabisay ayaa Radio Muqdisho kula hadlay Goobta xafladda ka socotay waxa uuna sheegay in ay Farxad tahay in ay halmar Ardaydaas isla qalin jabiyaan, hasayeeshee  Ardayda Master-ka dhamaysay Sanadkan ay ka badan yihiin 21kan Arday.

sidoo kale Shaafici C/nuur Jaamac iyo Guuleed C/laahi Raage oo iyagana Radio Muqdisho la hadlayay ayaa Tilmaamay in dareenkooda aad u kacsan yihiin ayna Doonayaan in Aqoontooda ay Dalkeena Hooyo wax ugu qabtaan.

Qalinjanintaan ayaa waxa ay kusoo beegmaysaa xili sanadkii  lasoo dhaafay ay sidan oo kale u qalin jabiyeen tiro Arday ah oo gaaraysa 400 oo ka qalin jabiyay heerka 1-aad ee Jaamacada ee Bajulaarka.

waxaana mararka qaar jirta in Arday iyaguna barta Heerka Ph.D ay sudan ka qalin jabiyaan

 

 

DSC02296

DSC02297

DSC02298

DSC02299

DSC02300

DSC02302

DSC02303

DSC02304

DSC02306

DSC02307

DSC02308

DSC02310

DSC02311

DSC02312

DSC02316

DSC02320

DSC02324

DSC02334

DSC02329

DSC02330

DSC02337

DSC02338

DSC02340

DSC02342

DSC02343

DSC02345

DSC02346

DSC02347

DSC02351

DSC02352

DSC02353

DSC02354

DSC02355

DSC02357

DSC02359

DSC02361

DSC02362

DSC02366

DSC02368

DSC02369

DSC02370

DSC02371

DSC02372

DSC02373

DSC02374

DSC02375

DSC02376

DSC02378

DSC02379

DSC02381

DSC02382

DSC02383

DSC02384

DSC02385

DSC02386

DSC02389

DSC02392

DSC02393

DSC02394DSC02394

DSC02395

DSC02396

DSC02398

DSC02400

DSC02401

DSC02404

DSC02408

DSC02409

DSC02411

DSC02413

DSC02414

DSC02415

DSC02416

DSC02417

DSC02418

DSC02419

DSC02420

DSC02422

DSC02425

DSC02427

DSC02428

DSC02430

DSC02437

DSC02438

DSC02440

DSC02442

DSC02443

DSC02449

DSC02450

DSC02451

DSC02452

DSC02453

DSC02455

DSC02456

DSC02457

DSC02458

DSC02459

DSC02460

DSC02461

DSC02463

DSC02467

DSC02468

 

Fiidow Maxamuud Fiidow

Sudan Khartoum



Readers Comments (8)

  1. Ahmed says:

    Walaalahay aad baan ugu faraxsannahay heerka aad waxbarashaada ka gaarteen haddaan nahay shacabka soomaaliyeed, waxaan u arangaa inaad tihiin caqligeennii, cududdeennii, cilmigeenii iyo sharafteennii, waxaan u aragnaa inaad tihiin iftiin umadda u soo baxay insha allah. Waxaan idinka rajeynaynaa inaad wax ka baddashaan xaaladda dadkaneenu ku jiro, ood waxkasta u hurtaan walaalihiina ku dhibaateysan meelkasta oo dunida ka mid ah. Walaalayaal waxaan ilaahay idinkaga rajeynaynaa inuu idinla garabgalo oo idiin fududeeyo sidaa naftiina iyo ummaddiinaba ugu hoggaamin lahaydeen waddada khayrrka iyo wanaagga adduunka iyo aakhiraba, aamiin aamiin aamiin.

  2. cali sheekh says:

    masha alaha hambalyo aan leenahay ilaah ha idin kadhigo kuwii anfaca wadankooda

  3. k naan says:

    mashallah, aqoon la´aan waa iftiin la´aan, kuwii dadkooda, dalkooda iyo diintoodaba wax utara noqda aamiin inshallah..
    please and please, we are the hope of our future generation, we´ve hew out the mountains of despair with a stone of hope.
    Yes we can, yes we can, yes we can!!!

  4. Wadani says:

    Hambalyo dhamaanteeen

  5. MAASHAA ALLAAH YAA AHLA ALSUDAN.

  6. hanad says:

    aqooonyhanada soomaaliya ilaah ha idinkadhiga kuwa wadankooda wax uqabta

  7. garas says:

    VIVA REER SUDAN ALLAHU AKBAR

  8. wadani114 says:

    maashaa allaah dalkjiina iyo dadkiina wx u qabta




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01270

DAAWO SAWIRRADA:- Deeq Raashiin ah oo loo qeybiyay shacabka ku dhaqan degaano ka tirsan G/sh/hoose

Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 25 05 2013
DSC02530

DAAWO SAWIRRADA:- Xuska sanad guurada 50 ee aas-aaska midowga Africa

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Uhuru-kenyatta

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in dowladiisa ay taageeri doonto maamul u sameynta jubbooyinka.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
igad

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shirkii urur goboleedka IGAD ee lagu soo gaba-gabeeyay Addis

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya  mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Kismaayo

Odayaasha ku dhaqan Kismaayo oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii urur goboleedka IGAD

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
astaanta-warka1

Dhageeyso warka duhurnimo ee radio muqdisho

War Duhur 25-05-2013
Safiirka

Safaarada Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo Qabanqaabo ugu Jirta Xuska Maalinta Afrika ee African Day

Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
astaanta_qaranka13

Tababar maanta loo furay shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo aminga qaranka.

Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
janaale

Hay,adda maareeynta masiibooyinka qaranka oo deeq raashin ah maanta gaarsiisay janaale.

Hay,adda maaeaynta  musiibooyinka  qaranka  ayaa maanta deeq raashin ...
simad

Bandhig dhaqameed todobaad socon doono oo maanta ka furmay jaamacada SIMAD.

Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX I 25 05 13
Bilicda Magaalo Xeebeedka Boosaaso (45)

Magaalada Boosaaso oo xilligan ay dadku ka xagaa baxayaan

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
DSC01079

Deeq xoola ah oo loo qeybiyay dad ku xoola beelay abaartii ugu dambeeysay ee dalka ka dhacday.”sawirro”

Dadka xoolo dhaqatada ah ee  ku nool deegaanno ...
sweeden

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm oo xalay dhigay dibadbax

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
kenya-flag

Shir Looga Hadlayo Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya Oo Dhawan Ka Furmaya Kenya.

Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
haween

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinka soo wajaha haweenka uurka leh oo lagu qabtay dalka koonfur Africa.

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna  soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
IMG_3804

Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka. SAWIRO

Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
DSC00223

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho habeenkii oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha,Su’aallana Uga Jawaabay Shacabka Gudaha Iyo Dibadda “Dhageyso+Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*