Daadad ka dhashay roobab lagu diirsaday oo burburiyay guryo ku yaallay degmooyinka Wanlaweyn iyo Bacaadweyn
Published on October 17, 2012 by Mowliid · 1 Comment · 1,068 views
In ka badan Boqol guri ayaa ku burburay Roobab xooggan oo saacado badan ka da’ayay degmada Bacaadweyn ee gobolka Mudug, iyadoo daadad ku soo rogmaday degmada Wanlaweynna ay sababeen barakaca dadkii degganaa Magaaladaasi.
iyadoo xilli roobaadka deyrta uu si wanaagsan uga da’yo gobollada dalka isla markaana ay ku diirsadeen dadka iyo duunyadaba ayaa haddana roobab xooggan oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ayay deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ayaa waxaa ku burburay in ka badan Boqol guri oo ku yaallay degmada Bacaadweyn ee gobolka Mudug.
Sidoo kale roobkaasi ayaa lagu soo waramayaa in uu xareedda waray deegaanno aad u ballaaran oo ka tirsan gobolka Mudug oo ay ka jirtay abaar daran oo saameysay dadka iyo duunyadaba.
Dhinaca dadkii degganaa xaafado ka mid ah degmada Wanlaweyn ee G/Sh/Hoose ayaa lagu soo waramayaa in ay barakaceen kadib markii ay ku soo rogmadeen daadad xooggan oo ka dhashay roobab lagu diirsaday oo saacado badan ka da’yay deegaanno ka tirsan gobolka Sh/Hoose.
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
asc mashaa allaah alxamdulilaah illaahow adigaa mahadaas leh ilaahow naga dhig kuwa nimcadaada ku shukriya illaahow hanaga dhigin kuwo nimcadaada ku qooqo ama ku kibro amiin amiin asc