Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee Ictisaam oo soo saartay baaqii Sadexaad oo ay uga hadlayaan dilkii Sh C/qaadir Nuur Faarax
Published on February 23, 2013 by Mowliid · 3 Comments · 1,449 views
Culumada Soomaaliyed ee Ictisaam ayaa soo saaray baaq Saddexaad oo ay uga hadlayaan dilkii ay maleeshiyaadka Al-Shabaab u geysteen Sheekh C/qaadir Gacameey oo ka mid ahaa culimada Soomaaliyeed
Kadib markii ay sii kordheen dhibaatadda kooxda maleeshiyada Shabaab ay ku hayaan culumaa’udiinka Soomaaliyeed iyo dadka wax galka u ah bulshada ayaa waxaa isa soo tararayay baaqyada ku aadan in laga hortago falalka guracan ee kooxdani ay ku heysato indhaha bulshada.
Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee Ictisaam ayaa baaqii Sedaxaad ka soo saartay dilalka joogtada ah ee kooxda argagaxisada ee Al shabaab ay ku hayaan culumada Soomaaliyeed gaar ahaan dilkii ugu dambeeyey ee Magaaladda Garowe ee xarunta gobolka Nugaal loogu geystay Allaha u naxriistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax
Sheekh Axmed Cabdi Samad oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee Ictisaam ayaa uga mahad celiyay maamulada Puntland iyo Somaliland sida ay uga qeyb qaateen sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa gacan ku dhiiglayaashii ka dambeeyay dilkii Shiikha.
Sheekh Axmed Cabdi Samad aya ugu baaqay culumada Soomaaliyeed in ay sameyaan wacgelin ku aadan sidii looga hor tagi lahaa dhibaatada Maleeshiyada Al shabaab ay ku damacsanyihiin in ay kaga hortagaan horumarka hada uu ku talaabsaday dadka iyo dalka soomaaliyeeed.
Dhinaca kale Sheekh Axmed Cabdi Samad ayaa ugu baaqay in ay badiyaan baryada Alle si looga hortago falalka guracan ee shabaabku ay geystaan waxaana uu ku baaqay in la sameeyo banaanbaxyo balaaran oo looga soo horjeedo kooxdan gabbalkeedu uu sii dhacayo.
Baaqan Sedaxaad ee culimada Soomaaliyeed ee Ictisaam ayaa imaanaya xilli uu weli sii kordhayo baaqyada ku aadan in la soo qabto arxan laabayaashii ka dambeeyey dilkii Allaha u naxriistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax.
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
ani waxaan kutalinayaa in banaanbaxa looga soo horjeedo khawarijta laga dhigo gobolkasta oo xoraysan lkn culamada mar hore ayaa laga rabay qaylada mar xeero iyo fandhaal kala dhecedn ayay qaylo bilaabeen nimankaan iskumeel halooga soo jeesto qofna madhaafayaane shariif iyo sheikba gacanna haloola tago sida suufiyada
assalaamu alaikum,
Dowlada soomaaliyeedna waa inay joojisaa ciyaalka kamid ah shabaabka ee markii lasoo qabtaba lasii daynayo, taas badalkeedana waa in meel fagaara ah lagu toogtaa iyadoo waliba sedex barri ee kahoreysa maalinta toogta lagusoo wareejinayo magaalada isagoo qoorta kaxiran oo lagu dul aqriyayo dambigii uu galey iyo cadeynta lagu hayo iyo waliba daliisha tilmaameysa in la dilo dadkuna ay marqaati kanoqdaan, waxaan qabaa in taasi ay cashar ugu filnaan lahayd xitaa kuwa kale ee qabiilada isku dilaya insha Allah,
Ilaahey towfiiqda hana waafajiyo
Asc marka hor anigu waxa soo jeedina lato fcn oo waxa ka tareso wadanka dhan talada waxa ka mida ah marka kowaad nimanka qawaarijta ah oo gacan ku dhiiglayash ah oo ayago ka canta kula jiro fal dil ah lasoo qabtay oo hada ku jiro gacanta dowlada marka hore si dag dag ah kuwaas loo togto markas aa aragno qof ka tirsan qawaarijta oo waxa ku dilayo meel dowlada gacanta ku heso wlh qof qawaarijta ka tirsan inuu ku dhiranene in qof dilo xitaa inuu qof rideenen qof kato wuu iska iloowi laha marku kamaqalo idaacadah dhan mantay waxa iskuul bulusiyo lugu toogtay toban ka tirsan kooxda qawaarijta alshababa marki maqalan ninik kato oo ayag ka tirsan marku isdhaho waxdil waxa maskaxdisa durbo ku soo dhaceeso iskool bulusiyo in lagenayo wlh qof aa kacabsanin sharciga majiro intaas kaliyah hal subiyo warki doontan inuu baaban qawaarijta