Ciidmada Ammaanka ee Beledweyne oo gacanta ku dhigay walxaha qarxa
Published on June 20, 2012 by Mowliid · No Comments · 1,832 views
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa faahfaahhin ka bixiyay qaraxyo lagu diyaarinayay guri ku yaala magaalada Beledweyn ee xarunt agobolka Hiiraan, kuwaas oo la doonayay in lagu dhibaaateeyo shacabka Soomaaliyeed.
Ku xigeenka guddoomiyaha gobolka Hiiraan eee dhinaca Ammaanka Axmed Cisman Inji ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku soo dhigeen Qarax lagu diyaarinayay guri ku yaalla magaalada Beledweyn kadib markii ay ka warheleen.
“howlgal ay xalay sameeyeen ciidamada ammaanka ayaa lagu soo qabtay qarax lagu diyaarinayay guri ku yaalla Magaalada Beledweyn, kaas oo ka koobnaa gumacyada Hoobiyaha, baaruud iyo qalab kale oo loo adeegsado Qaraxyada lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed, sidoo kale waxaa la soo xiray ninkii lahaa guriga lagu diyaarinayay Qaraxa iyadoo ciidamadu ay haatan su’aalo weydiinayaan” ayuuu yiri Axmed Inji.
Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu intaa ku daray in ciidamadu ay haatan ku raadjoogaan nin kale oo ay heleen akhbaartiisa kaas oo ku lug leh qaraxyada dhagarta ah ee loo maleegayo shacabka Soomaaliyeed.
Magaalada Beledweyne ayaa wax aay ka mid tahay meelaha ugu daran ee malleeshiyaadkaasi ka geeysteen xasuuqa shacabka, iyadoo la xasuusto qaraxii lagu dilay in ka badan Todobaatan qofood oo ka mid ah qeybaha bulshada reer Beledweyne iyo wasiirkii amnniga qaranka Cumar Xaashhi Aadan.
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
R/waaaraha Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...