Ciidanka Amaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Katirsan Shabaab Oo Kulabisan Dharka Dumarka
Published on July 3, 2012 by Canab · 35 Comments · 8,214 views
Maamulka dagmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa soodhandhigay Sedex ka mid ah Maleeshiyaada Al-qaacidada Soomaaliya kuwaas oo labo ka mid ah ay wateen dharka dumarka xilli ay dhac ka geysaneyeen goob ganacsi oo kutaala dagmadaasi.
Shir jaraa’id oo ay maanta si wadajirta ah saxaafadda ugu qabteen Taliyaha saldhiga degmada Yaaqshiid Maxamed Maxamuud Yalaxoow iyo guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Muxudiin Xasan Jurus ayaa waxa ay kusoo dhandhigeen Sexed ka mid ah maleeshiyadda shabaab kuwaas oo labo ka mid ah ay wateen dharka dumarka.
Taliyaha saldhiga degamada Yaaqshiid Maxamed Muxudiin Yalaxoow oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in howlgal ay fuliyeen ciidanka amaanka ay gacanta ku soo dhigeen ragan ka tirsan maleeshiyada shabaab xili ay dhac ka geysaneyeen mid ka mid ah dukaamada ku yaala dagmadaasi.
Guddoomiyaha dagmada Yaaqshiid Muxudiin Xasan Jurus oo ka hadlay goobta ayaa xusay in raga lasoo qabtay ay ka tirsanyihiin kooxda shabaab, isagoona gacasatada ugu baaqay in ay ciidanka kala shaqeeyaan amaanka.
Sidoo kale mid ka mid aha Aabaha dhalay dhalinyarada maanta lasoobandhigay oo ku sugnaa goobta ayaa sheegay in uu aad uga xunyahay falka lagu soo qabtay wiilkiisa.
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
ceebey tacaal mase ceeb kartaa nimnkaa waaweyn ee sidi dumarki uso libistay waxy uun cadeyn u tahay cadowgeen in uu yahay mid aan ka xishoon kuna kaca fal kasto diintena suuban & dhaqankena wanaagsan kaso horjeeda waxaan ku sheego maqaan ee wa in sharciga la marsiiyaan
waa mahad sanyhin ciidan ka ciqaabtoda halamariyoyaan lasiiden ku waas umada dhibay oo labis naag qaatay ha laxiro yaan ladeynin ilaah mahadleh umada ay dhibaateyn lahayen
Hanbalyo CXDS argagixisada sidaan haloo soo qabqabto sharcigana hala hor keeno , muslim kii ayey dhibeene
K k k k k k k k k ma xishodayal ceb adun wa ta ragan aye hesata
aniga waxan dhihi laha nimankas inmaxkamad lasosaro dambigooda laguqado ooan ladilin
asc wrwb
waxaa qusul ah qaar islaamiyiin sheegtah haddana iyaga sameeynayah dambiyo rasuulkeena cs wasalaam ceebeeyay bal lacnaday, ragaan eega imisa dunuub isku darsaday xatooyo,naago isu ekeeynsiin.laakiin mahade alle haka gaarteeh soomaalida alxamdulilaah weey fahantay waxa socodoh marka reer muqdishaay sidaas u shaqeeyah tuug iyo qaran dumiyeh iyo diin islaam ceebeeyeh haunixina waan idiin tuugaayeh laga yaabo sidaan haddaan ku soconoh guusha ineey soo socotoh insha allah mida kalena amarada maamuladeena aan fulinoh inagey maslaxad duun iyo aaqiro noogi jirtaayeeh washukran lakum.
dadki hadi ayna alle ka baqin ceebtan ayaa u dambeysa duli dheh waaba nimane xaa dhar naged ugashay kuwaan ila tagto ayaa fican wayo kuwa kale oo badan oo sidan sameyn lahaa ayey cashir u noqonee
aniga waxaan layaabay qof dharnaag sita sida losoo qabtay run ahaantii cidanka aad ayeey u taba baran yihiin maadama aysooqabteen dad watay dharka haeenka
war ina ader waxan maxeey ahaay
Ceeeeeeeeeeeeeeebbb hadana dumarki ma dharki lagu caririnaaa Ceeeeeeeeeeeeeeebbb khawarijta wax walba ka filo wa dad an illah ka baqen k.k.k.k marshale sotey ku qali rapen filmkan o kale maxa ma la ficnatay ama intey wax dilan le rapen o marshale dhigisa ku banestan ayey rapen miya
war kuwaan hala asturo waa cadaw dhiiga caba kuwaan xabsi yaa la’gayn bismilaahi xijaab iyo idhashareer ku lahaa hala toogto si uu qof kasta uu ku cimri qaato dhar dumar.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa wareey waxaan maqli jiray dhimo o ceeb reeb iyo magac iyo musiibo maalin ayee baxaan bal eega aduumka xageeyka dhacday mise lagu arkay waxwalbo dhaco rag dumarka dharkoodaku libisanaayo axaadiis ayaa ah waxaad isku shabahdid ayaad tahay diin xumo tan ka ween miyaa jirto iyo waji xumo tan ka ween kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaahi waan fuuray sidaan u quslaayay markaan arkay khawaarijta eerka ayka marayaan aduumka
niimanka hal iqbo iqbat qabto sharciga islamka dagna dalkoda u diyada wa niman dare leh dalkoda gubayodawaladda waxn ka cotsan iqabtdo hala mariyo
maashaa allaah waxaa soo iftiimaya dowladnimo iyo qaran nimo taas waxaa kasii farxadbadan waxaa iisoo udgaya ubixii nabada iyo mustaqbalka umada soomaaliyeed ilaahow garabkeena
dowlada indho shareerka 1laa waqti kooban meey mam nuucaan
waa dad aan aqoon wanaaga una shaqeeyo dana shisheeye nink raga ah waa ka xaaran dharka dumarka in uu ku labisto wasaaqiin
walaahi waa sx waa niman tababar fiican qabaan o sifiican u wax u garanaayo madaama khawaarijtii dharka dumarka xitaa hadeey qataan hadeey garteen o aysoo qabteen coodamadaas waa in awaal marinla siiyo ona lagu dadaalo dhaqaalahooda mar walbo ileen ciidan haduusan jirin dal iyo dadba ma jirayaan ilaheey intii dhib wato dhulka hala jaro ciidamada kuwaansoo qabteen ayaganeh guul ilaah hasiiyo dhibkoodaneh dheef ilaah ha uga dhigo amiin
Allow dunidan arkayniyo Ada uumay uunkaan allahayow raxmankow Ada gacantadu wayntahay ilahow jaliilow adiga adonka markii uu dambaabe macsi u dabashe u yirah rabiyow allahayow udhafa dambige eebow rag iyo dumar intda dhibta nala duljogte nadhibaysa adiga xawla mariidkiyo uga dhaw inta ay arkayane rabiyow adigu qabo
waad mahadsantihiin ciidankeena xooga dalka waxaan leeyahay hala dilo waad mahadsantihiin radio mogadishu.
shiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiit waxaaan dadkodi dhiigoodi aya lacag ku qaadanaaya ilahey ayaab caradhiisa idinku dhacdey becouse adiga o nin 100 ah aya 50 wax xirto xirtey inalilaaaaaaaaaaaaaah ilahey ha idin cadaaaabo al sheydhaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan waxid
ceeb badanaa waxeey qalisinayaan dharka dumarka
Godane ayaa Dharka naagaha xirta oo waa qayb ka mida tababarkooda?…..
baraka beela, hadiiba dhacdadani dhabtahay wa cebeyen dumarka, mid suqa lagu toogto asi oo wax dilaya iyo mid labiska la gu qabto miyeey u dhamaadeen kkkk , ha idiin macaato !!!
Alx dadki kuwan qabte rag dheh lkn iyaga doqon dheh xijaab iyo indho sharer ninqate duli dheh suuqa haloo celsho rajastin halo gado kkkkkk iyo tin bug ah
K.K.K.K.K.K.K khawaarijtu hadba cashar haku haadaan waa waxaa ka tababar iyo cilmi badan XDS oo maantay ayagoo indho shareer wata gacanta ku soo dhigay marka sharciga hala mar siiyo 3 daan nin oo indho shareer ka wadata ee khawaarijta ah umada somaliyedna dhibka ku hayey waa duliye
shabaab hada ma bilaaban ineey qataan dharka dumarka
TALAAN IDIIN HAYAA EE AMAA LAYGA YEELAAYAA MOORYAAN DIIMEEDKA SIDA LOO CIRIB TIRO AYAAN HAYAA EE IGA QAATA RAGAAN INTA TAAYARKA GAARIGA LA DHEX GALIYO BADROOL HALAGU SHUBO EE MEEL FAGAARO AH HALAGU GUBO OO YAYSAN SOO NOOLAAN WASAQDAAN DIINTA KA BEEN SHEEGAY
sana maxay eheyd
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
niman iney dumar shabahan diinta waa xaraan soma dhihin
asc diinteena sharafta leh waxa cebeyay shabab iyo kuwa lamid ah wa munaafiqiin alow xaqa tus oo so hanuuni dhamaan muslimiinta amiin
kkkkkkk kkkkkk kkkklkkkkk ceeb fadeexo
waar arinta mawaxeey isku badashaay in dumarka labiskoda lagu qaraabto war nimankan hala ciqaabo
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk warkas aa imaraya awoodi alshbab herkamegartay in xijabki ;la isku soqariya viv yaqa hostisa cidamada qalabkasida ee somaliaya hambalyo
kkkkkkkkkkkk waxa aan islahaa maxuu dharku laqaaliyoobay illeen ragiibaa nalagashta waawax layaable waan samraynaa inta eey dooladeenu awoodeeda soo laabanayso
Fiq fiq fiq fiq fiq. ..nin dheer oo dhar naag waato hadana tuug ah oo lasoo qabtay qaab daranaa. …mashiixe waaxid. .
waxay mutaysteen hala mariyo oo ciqaab ah cadowga umada iyo dinnta
ASC armaa hadana lasiidaayaa sidii kuwii hore aniga fikirkayga waxaan qabaa in barta lagu qabto lagu toogto sababta waxay tahay way ku cadahay danbigii khawaarij caafimaad kooda waa dil hala dilo . shacabkana haku dilaan dhagax ninkii alshayaadiin ah oo ay qabtaan yaan lala sugin qofna .