Ciidamo Booliis ah oo la geeyay degmada Wanlawaeyn ee G/Sh/Hoose
Published on February 23, 2013 by Mowliid · No Comments · 809 views
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa ciidamado Boolis ah geeyay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo ay ciidamada dowladdu ka saareen maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Gudoomiye ku xigeenka gobolka Shabeelaha Hoose ee dhinaca Siyaasada Maxamed Cabdi Mudane ayaa soo dhaweyay ciidamada Booliiska ah ee la geeyay degmada Wanlawaeyn, wuxuuna intaa ku daray in maamulka gobolku uu hore wasaarada arrimaha dibada uga codsaday in ciidamo Booliis ah la geeyo degmadaasi.
Sidoo kale gudoomiye ku xigeenka ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in ciidamada Booliiska ah ee la geeyay degmada Wanlaweyn ay wax la taabankaro ka qabandoonaan ammaanka degmada Wanlaweyn, isagoo ka codsaday dadweynaha ku nool degmadaasi in ay si wanaagsan ula shaqeeyaan ciidamada Booliiska si loo xaqiijiyo ammaanka guud ee degmadaasi.
Gudoomiye ku xigeenka ayaa dhinaca kale ka warbixiyay amaanka guud ee gobolka Shabeelaha Hoose, wuxuuna tilmaamay in ammaanka uu hagaagsanyahay, isla markaana ay taasi ku timid xiriirka wada shaqeeyneed ee u dhaxeeya maamulka hey’adaha ammaanka iyo dadweynaha ku nool gobolkaasi.
Waa markii ugu horeeysay oo ciidamo Booliis ah la geeyo degmada Wanlaweyn wixii ka dambeeyay markii laga saaray maleeshiyaadka Shabaab
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...