Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Fariisimmo Lagu Xaqiijinayo Ammaanka Ka Sameystay Wadada Isku Xirta Wanlaweyn Iyo Afgooye
Published on October 19, 2012 by Jayte · 1 Comment · 1,716 views
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fariisimmo lagu xaqiijinayo ammaanka ka sameystay wadada isku xirta degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye oo ka wada tirsan gobolka Shabeelada Hoose.
Fariisimadan ayey ciidammadu saacadihii lasoo dhaafay ka sameysteen ilaa Seddex barood oo wadadaasi ka tirsan waxaana ay saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed tilmaameen iney uga gol leeyihiin in ammaanka wadadaasi lagu xaqiijiyo si aanay kooxda Al-Shabaab iyo kuwo amni daro wada shacabka dhib ugu geysan.
Baraha ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed fariisimada ka sameysteen ayaa kala ah Warmaxan,Yaaq Dhuub iyo Tixsiile halkaasi oo ay Ciidammadu sidoo kale gaadiidka ku baarayaan.
Talaabadan ayaa qeyb ka ah istiraatiijiyad loo dejiyey in lagu sugo ammaanka wadooyinka dhowaan laga xoreeyey Maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ayadoo hadii ay Ciidammadan si joogto ah u shaqeeyaan ay ku guuleysanayaan sugidda ammaanka wadooyinka.
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
war duhur 17.06.2013
Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
Mas’uuliyiin ka titsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Waa arin fiican laakinse waa baro aad iskugu dhow ee waxa ay ku ficneyd in baraha laga dhigo mid dhanka beli doogle kuwa kalena ilaa iyo afgooyo connection fiican ay yeeshan si hadii meel waxka dhaco ay meesha kale usoo dhaqaaqdo.